Minnesota Oo Somalidii Siyaasad Qabyaalad Isugu Qabsadeen😢

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 186

  • @Hooda36
    @Hooda36 ปีที่แล้ว +5

    Assalamu Alaikum farhiya cabsiiye quruxay walaalo waan kaxumahay wiilkaa somaliga ee sidaa loogalay illaahay hau hiiliyo ameen Insha'Allah jazak Allah khair farhiya for sharing your precious time with us 👍 ❤ 💐

  • @hodan8785
    @hodan8785 ปีที่แล้ว +12

    Intaan bartay isaaq walahi waa dad somalinimada jecel waxay ku dhahayaan waa soomali diid hadiiba ay jirto cid somali jecel waa isaaqa taasan ogaaday

  • @shukri218
    @shukri218 ปีที่แล้ว +5

    Thank you qaali kola xaqa ha ka weecan runta sidaa u sheeg
    Soomaalida munaafaqiin ayay u badan yihiin

  • @Dheemanluul903
    @Dheemanluul903 ปีที่แล้ว +6

    Somali wey xanuun sanayaan qabiil ayey ku waasheen subxanalaah 😢

  • @rahmaaalisalad594
    @rahmaaalisalad594 ปีที่แล้ว +11

    Aad baan uga xumahay inay Ilhan sidaas kusamaysay wiilka inay markeeda caawiso oo ay soosarto ayay ahayd maxaa hindiyad xun iga galay anoo qof kale oo soomaliya arkaya meeshu doono haka soojeedee

  • @fahima6186
    @fahima6186 ปีที่แล้ว +9

    Anigaa MJ ah kumana faraxsani in wiilkaas yarka ah eey kacodeeyaan😢 ceeb baa kadhacday waxaan moodaayey inaan sidaas dhamaan what a heart breaking 😭😡 waana caruurteeda wallkood
    In daahir calasoow loo qabto dadka islamka ah waa xaaraan❌

  • @dhubofarah6286
    @dhubofarah6286 ปีที่แล้ว +2

    Fiiri abaaye ilhaan waa qof kaligeed ah in ay caresantayah baa dhici kartee soomaaliyey hadaan nahay MJ hanooqabanina waa soomaalinimo jecelnahaye wiilkaana guul baan u rajeynayaa.❤❤MJ❤❤

  • @asilimohamed7322
    @asilimohamed7322 ปีที่แล้ว +7

    Inaa lillaahi wa inaa ilayhi raajicuun hindi aah doqon.

  • @fathiyamohamed6443
    @fathiyamohamed6443 ปีที่แล้ว +3

    Somaali qabyaalada waxay u tahay number one

  • @maryanwarsame8827
    @maryanwarsame8827 ปีที่แล้ว +5

    Ilaahow ceebta astur ilhaan waxay sameysay waa qalad 😭😭😭

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 ปีที่แล้ว +9

    Wiil Soomaaliyeed oo tartamaya waa dulinimo inay ka doortay Hindiyad.Anagu Ahmed iyo Faysal baa matala laboodana midnac gobol noo fadhiyo midna baarlamaanka maba aanan aqoon qabiilkooda markaan u codooynayay maxaa iga galay qabiilkooda Soomaali uu yahay baa igu filan.

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 ปีที่แล้ว +9

    Is very sad qabyaalad iyo qurbo islama socon karaan

  • @hana8824
    @hana8824 ปีที่แล้ว +16

    Odayga hereri waraystay oo baadiyaha degay inaad daawataan jeclaanlahaa wuxu yiri shiikhoodu waa tuug oo suldaankoodu waa tuug oo kuligood waa beenaale yaal😂😂😂😂 waan kuraaxaystay dhagaysigiisa siduu meesha nabugta utaabtay❤

    • @kimkyungsoo4370
      @kimkyungsoo4370 ปีที่แล้ว

      Yuu ka wada Marka ? Gacalo

    • @hana8824
      @hana8824 ปีที่แล้ว +2

      @@kimkyungsoo4370 dee soomaalida

    • @ayaanismail5516
      @ayaanismail5516 ปีที่แล้ว

      Waxa uu ka wadaa Galdagaalka GalaDagaalja

    • @amiira6653
      @amiira6653 ปีที่แล้ว

      ​@@ayaanismail5516 😂😂😂😂

    • @Salinakhader143
      @Salinakhader143 ปีที่แล้ว

      ​@@ayaanismail5516really😂

  • @ashao6383
    @ashao6383 ปีที่แล้ว +4

    Hindiya
    Anaa tagey waxay somaali kanecebyihin majirto

  • @_Khaalid
    @_Khaalid ปีที่แล้ว +6

    Fathiayaay wll Ilhaan anigaa adeer u ah sharafmale walaahay.
    Iney qof somaliya taageertana cay bay nagu tahay.
    Khaniis u tilmaan ilhaan.

  • @blueblue5427
    @blueblue5427 ปีที่แล้ว +8

    May Allah grant him success. Minnesota is predominantly Daroods and I am ashamed to say my people have this brother. I am not in his district but I have donated and made dua.

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 ปีที่แล้ว +1

    Allah Ha u Gargaaro Somalida Aamiin

  • @blueblue5427
    @blueblue5427 ปีที่แล้ว +7

    I would like to be clear most of us MJ don’t support Ilhan . May Allah grant this brihter voctory. Aad Aya uga xumahay

  • @aishahibo8796
    @aishahibo8796 ปีที่แล้ว +3

    Ilhan she is discussing mar ay shaadh qabiil huwato iyo mid khaniis naagtasi somali cadowbay ku tahay anuu labadaa reer midna ma ihi 😢

  • @blueblue5427
    @blueblue5427 ปีที่แล้ว +3

    Ilhan umaada ilahi haka qabto

  • @hamdabintuali-ey1eq
    @hamdabintuali-ey1eq ปีที่แล้ว +5

    Tarikhda qoraysa Somali India loga dortay cajiib

  • @marianmohammed67
    @marianmohammed67 ปีที่แล้ว +5

    Omg hindi meelkasta oo uu ka yimaado soomaali baan wataa cajiib

  • @kowsardagan
    @kowsardagan ปีที่แล้ว +2

    Ilahaan Omar caruurtetii be qabiil tartiis u nacday oo nin fb ah baa meel ku heesta ma taas baa rajo lag sugaaya waa Doqon guri qabil ku so kortay uf

  • @xakiimoshsiciid2870
    @xakiimoshsiciid2870 ปีที่แล้ว +6

    Waxay barayaa mushtamacayad aduunka qabyaalada ayeey baraayan iyo korobshan

  • @Gorsey121
    @Gorsey121 ปีที่แล้ว +5

    It doesn’t matter who’s behind , we are doomed

  • @iskoonaking8665
    @iskoonaking8665 ปีที่แล้ว +3

    Ilhaan shalay soomaaliyoo dhanba ucodeysay hadana markeey guuleeysatay dadqaas ah ayaa waxeey iska dhigaan in ayaga kaliya eey wax kadhigeen dhaqanka noocaas ah waa waxa soomaalida kala fogeeya ilhaan kawaas ayaa sumcada uga dheelaayo ayagoo sheeganaayo hayb qabiil wiilkaasna ma ahayn in eey umuujiyaan xaasadnimo

  • @achaaigal3722
    @achaaigal3722 ปีที่แล้ว +2

    He’s will be win

  • @furqanabidnoor6603
    @furqanabidnoor6603 ปีที่แล้ว +2

    Exactly I kind of know that as well

  • @umnalka7740
    @umnalka7740 ปีที่แล้ว +4

    Mashaalaah I agreed with you Soomaali waxa kala jebiyey waa qabiil look black Americans - ka aan wadankaan ugu nimid marka qof ayaga ka mid ah wax ku dhacaan sidey isugu hiiliyaan oo ay isu garabistaagaan Waxa taas udiidey Soomaalida waa qabiil

    • @bahsenhabib6385
      @bahsenhabib6385 ปีที่แล้ว +3

      We have to sport our brother when it’s come to this no qaniil we are Somali please sport him when it’s comes this I will sport 💯 0/0 shame on illhaan I am Ogaden 💯I sport him as Somali man when it’s comes that he is my brother! Please sop been childish forget about qabill this man is Somali. I hope everything goes well and he win give him chase

    • @dayuus1dayuus733
      @dayuus1dayuus733 ปีที่แล้ว

      @@bahsenhabib6385 ALLE HA KI XAFIDO BAHSAN,YOU ARE CLEVER,DIINTA IYO SOMALINADA AYA QABIIL KA WAYN.

  • @rodaismail8151
    @rodaismail8151 ปีที่แล้ว +4

    Hi Fathia, qabil will never leave Somalis.

  • @farhiyabulsho6581
    @farhiyabulsho6581 ปีที่แล้ว

    absolutely, you're right, thank you for you, so Malia, hello lotto so Molly❤

  • @a.k7513
    @a.k7513 ปีที่แล้ว +1

    Ma ila aragten somalida kuwa dibada jooga ba ka qabyaalad badan kuwa dalki jooga, dhamaan waxa neceybka iyo qabyaada laso fadhiya tiktok iyo clubhouse wa dad europe ama America jooga, naclad ilaahey haku dhacdo kuwa isku diraya o Sii kala fogeynaya somalida

  • @shwomp3368
    @shwomp3368 ปีที่แล้ว +4

    Uff hindi oo muslimka aneceebka uqabab iyo dadka African

  • @Fallandurduro82
    @Fallandurduro82 ปีที่แล้ว +2

    You are right✅✅.

  • @barlinhashi6752
    @barlinhashi6752 ปีที่แล้ว +3

    Waa doqonimo wiil somaliyeed in ay hindi uga hiiliyaan no way somali waa dad la isku saladay

  • @munaliya8886
    @munaliya8886 ปีที่แล้ว +3

    Walahi never agreed more 😢😢😢😢

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 ปีที่แล้ว +2

    Somali ma midobesa inta hestan sunta qabyaalad somalinimo wa muqadas lama taabtan marka ine isku duubanadan wa wax fiican marka hal yihiin we so saari karaan good leader

  • @hawashireafrah5862
    @hawashireafrah5862 ปีที่แล้ว +1

    Haddii uu qof cadaalad yahay In Sha Allaah Allaah baa maciisa ah.

  • @a.hakimwarsame5954
    @a.hakimwarsame5954 ปีที่แล้ว

    Walalshayo farhiya

  • @emanmussa191
    @emanmussa191 ปีที่แล้ว

    we are one

  • @blueblue5427
    @blueblue5427 ปีที่แล้ว +7

    Waxa qalad ah inn qoomiyaad dhan lacaayo. Dadka Hawiye wa dadka ugu wanagsan. Wan kaxumahay iin walalkeen lagu caayo taas.

  • @kabelfamous8173
    @kabelfamous8173 ปีที่แล้ว +5

    Qabyaladu waa 🚑 xanuun subxanallah 😏

  • @zahrahashim2870
    @zahrahashim2870 ปีที่แล้ว +2

    Fathia camal mahayaan kale waana dad aan lahayn afkaaro kaladuwan waxa kaliya ooy yaqanan wa qabiil waa dad ku nool qarniii 7aad aniga hadaan ka guuri karo soomalinimada waan sameen lahaa

  • @Nuurtoali129
    @Nuurtoali129 ปีที่แล้ว +3

    Somalida qurbaha lama yaabo waayo qabyaalad ii wadankii taalay oo soo dhoofty oo diyaarad raacday ayey isku haystaan

  • @rodaismail8151
    @rodaismail8151 ปีที่แล้ว +4

    We are not nice to each and that sad to me.

  • @qalanjadaqaranka6171
    @qalanjadaqaranka6171 ปีที่แล้ว +4

    Salam sis, you look gorgeous mashallah. Only Allah can cure Somali munafiqs' diseased hearts.

  • @queenbee9794
    @queenbee9794 ปีที่แล้ว +10

    True story I want everyday weather it be week, month, or yr. Nevertheless Happy Mother’s Day to all the selfless human mothers out in the world.

    • @degaghedi1738
      @degaghedi1738 ปีที่แล้ว

      Qof Muslim ah inuu kusoo baxo kuraas American wuu qasaaray oo nasti malaha maskiin ayuu leeyahay

  • @nabaadlove6019
    @nabaadlove6019 ปีที่แล้ว +2

    Soomaalida waa dad xanuun hayo, qabiilkuna ilaahay way ka jecel yohiin😅😅😅 Alxamdulilaah awoowayaashay xll quudad bay ahaayeen lkn kolba cuqubadu meel ma fadhiusato.ilaahay xaqa ha tuso😊😊😊

  • @حواء-ن4د
    @حواء-ن4د ปีที่แล้ว +2

    Carbtub geela wey kala qaadi jireen laakiin islaamkii baa dhegohooda galaey laakin kuwan soomaalida dhghoodu ma furna waxab ma maqlayaan walaahi fadxya waad ku dashey ilaahey umadan ha soo hadeeyo

  • @ashao6383
    @ashao6383 ปีที่แล้ว +2

    Waa wax dhintay ayaa nahey

  • @suubansaxan4865
    @suubansaxan4865 ปีที่แล้ว +3

    Meel kasta ay jogaan iyaga majaha isku dhagan somali mel kastay jogaan ad ban uga xumahay wiil ka yar waxa ku dhacay uma malaynayo in ay qabiil dhan isku raceen wiil kan yar ka ah

  • @blueblue5427
    @blueblue5427 ปีที่แล้ว +7

    As an MJ May Allah help our brother. I hope he wins biidhinillah

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  ปีที่แล้ว +3

      Gacalo, I know plenty of MJ’s including my ex who are supporting him and can’t stand Ilhan. People aren’t all the same.

    • @blueblue5427
      @blueblue5427 ปีที่แล้ว

      @@FatxiyaCabsiiyeChannel Walahi wan kaxumahay too be honest. May Allah protect him. I know Minnesota sick people Aya jooga

    • @MotherNature1886
      @MotherNature1886 ปีที่แล้ว

      @@FatxiyaCabsiiyeChannel Please next time you make commentary on something at least wait for the details. It was his supporters that made the chaos , so why are you blaming Ilhan? It his supporters and tribesmen that are restoring to qabyalad. Did you know that? Don’t jump to conclusions next time. The whole campaign is to say vote for him because his clan doesn’t have representatives in America.

    • @umimohamed2323
      @umimohamed2323 ปีที่แล้ว

      @@MotherNature1886 what are you talking about, he is somali and is representing all somali, people like you doesn’t belong in this day and age

    • @Johnniedallas214
      @Johnniedallas214 ปีที่แล้ว

      ​@@MotherNature1886Thank you ❤

  • @nasriyazaden3173
    @nasriyazaden3173 ปีที่แล้ว +2

    Hada kahor ayaa nin cadaana iweeydiiyey Somali qabiilkee katahay Waan layaabay waxaase igasii daraa markuu iyiri are you darood hawiye shiikhaal Waan naxay somali ayaa bartey wax wanaagsan maaha

  • @Najwadro915
    @Najwadro915 ปีที่แล้ว +2

    Yeah u look so gorgeous on that’s lipstick 💄 habo mcn gorgeous ❤

  • @hawashireafrah5862
    @hawashireafrah5862 ปีที่แล้ว

    Ma Sha Allaah. Ilaaha siiyo Guul.

  • @marianmohammed67
    @marianmohammed67 ปีที่แล้ว +4

    Waa qalad adoo ujeeda som in aad qof kale ku doorsato

  • @nabaadlove6019
    @nabaadlove6019 ปีที่แล้ว +1

    Sad wallahi 😊😊

  • @aliisse820
    @aliisse820 ปีที่แล้ว +1

    Qof Kasta oo kursi madaxnimo u tartamaya waa in aan la qabyaaladen. Isla marka qofka tartamayaa waa in aan qabiil ku saleen tartankiisa. Haddi la arko ninki tartamaya oo qabiil kiisu ku hareeresanyahay, dad badan ka shakiyey. 🎉🎉

    • @umimohamed2323
      @umimohamed2323 ปีที่แล้ว

      Ali Isse, qabyalada ayaa dhiga kaa gashay

  • @fahima6186
    @fahima6186 ปีที่แล้ว +1

    Happy Mother’s Day to all mothers 😘❤️

  • @Dekomohamed58
    @Dekomohamed58 ปีที่แล้ว +3

    Hadiid doorashadii 🇺🇸 noqotey qabil waa in sharciga la labto. Because every person has to have qualified knowledge of what he need to be elected .

  • @achaaigal3722
    @achaaigal3722 ปีที่แล้ว +6

    Somali people is the sick about qabil

  • @hawashireafrah5862
    @hawashireafrah5862 ปีที่แล้ว +1

    Wiil yar oo Soomaali, miyaa uga hiilinayaa qof soomaali ah..Tol beeliwaayey, ciil badan.

  • @hodanabdirahman8080
    @hodanabdirahman8080 ปีที่แล้ว

    Markad todhi xalay kaso hadl danbe ma jirto waan ku dalay dulayste iyo qoyan wax ydhahden gurub nimani waaka mashruci ay galada kaso qadatay aya dhamday daglkan ku galay xalay ayadan ogaynba

  • @hodanahmed6869
    @hodanahmed6869 ปีที่แล้ว +3

    Abaayo waxba kaqaadi mayan qof caqlixun waxba kaqaadimayan waysceebeyen ohio kadhacday wiilkii baana kuguulaystay habarcadaanay aheed

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 ปีที่แล้ว +5

    Fatxiyay ilhan isku reer baanu nahay lkin waxay uegtahay mid qumanyo qaadatay maray qoomu luud ladabaal degto maray hindi wiil smoaliya uga hiiliso ilaahow so hanuuni kusoco ina abti wan kahela dodada iyo qosolkaaga macaan

    • @blueblue5427
      @blueblue5427 ปีที่แล้ว +1

      Taas deen Iyo dhaqan malaha waxa wa naa inna adeerteen. Wa evil

  • @suadhussein1669
    @suadhussein1669 ปีที่แล้ว +7

    I agree wax soomaali la dhaho ma ,aamin sani inta daarood soomaali ayaan ahay leeyihiin and I am from Hawiye

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 ปีที่แล้ว +1

      Suad farxiyada ad u shegi bay dhalen xata aniga somali o dhan ba I dhalay wa caqlixumo umad dhan nac

    • @farhiaali3873
      @farhiaali3873 ปีที่แล้ว

      Been ma aad ku sheegin

    • @hamdiegal889
      @hamdiegal889 ปีที่แล้ว +1

      Hawye iyo Daarood ma ahan ee Nasri Cidkastaa u codaynaysa BUtuland iyo Galmud waa daris waana dad walaalo ah

    • @Naruto37877
      @Naruto37877 ปีที่แล้ว +1

      Idinka soomaliya dumiyay oo dhacay oo dilay marka ayaad dood si qabtaa Alle ka cabsada

    • @zahrahashim2870
      @zahrahashim2870 ปีที่แล้ว

      Please platform ka gabadha leh qabiil ma taqaan soomaalinimo ayey waqtigeeda noo siisaa marka walaalayal markaad doodaysan si ilbaxnimo iyo reer magaalnimo leh u dooda
      Qarnigii 21first century ayaan ku jirnaa qabiil jano lagumatagayo

  • @inaadam9250
    @inaadam9250 ปีที่แล้ว +1

    Waa horaan iri somaaliyeey toos aan qalbi kasoogo’in.

  • @ayannur9480
    @ayannur9480 ปีที่แล้ว

    Minnesota. Somalida wax badań ayey joogan Af somali ka dhumay Qabilkoda meeshas ajuus ku ek yahay sabab Af somali kuma hadli kartid African American ayey noqonayaa waxa meesha degan Minnesota

  • @farhiaali3873
    @farhiaali3873 ปีที่แล้ว +2

    Walee Waa runtaan 🇺🇸

  • @samirr546
    @samirr546 ปีที่แล้ว +1

    Mar hadii weli ay la socoto qabyaaladii wax lama baran horumarkuna iyaduu ku jiraa waayo horumarkeenu waa ciil iyo cadho xasad uur ku taalo aargoosi shar!!!!!!
    IN LAGA HADLO OO LA SOO HADALQAADABA MA MUDNA
    FARXIYA DHOOLEEY.

  • @madhaafantv6596
    @madhaafantv6596 ปีที่แล้ว

    Maraykan goormuuu daaroood yeeshay cajiib

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 ปีที่แล้ว +3

    Wa beenayaal fatxiyay wa qashin somaaliyay ku xiran yahin waxan sidan yela

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 ปีที่แล้ว +1

    Yaahuu qabyaalad Maa heerkaas maraysa

  • @almher8883
    @almher8883 ปีที่แล้ว +1

    For my sanity, I decided to stay away from the somalis 30 years ago when I traveled from Djibouti to Quebec, and even now that I live in usa, I think it was the best decision I made...
    Qabiil and that BS, it was never my cup of tea.

  • @user-ir4ui1gi7c
    @user-ir4ui1gi7c ปีที่แล้ว +3

    America waxey noqotay qashin aruuris

  • @abdirizakelmi8491
    @abdirizakelmi8491 ปีที่แล้ว

    Abti hadhex galin waxay isla dhexmarayaan ee qabyaalada

  • @Dekomohamed58
    @Dekomohamed58 ปีที่แล้ว +3

    Farhiyo waxad tahay gabar aqali badan somalida way nacabeyan tuugnimo iyo qabayalad 🚩 waa waxa dib no dhigay

  • @Salinakhader143
    @Salinakhader143 ปีที่แล้ว +1

    Baroorweyn sidey iskaga oohisaan layaaba
    Naa iska Aamus adigu maraanyey

  • @maryanjama6063
    @maryanjama6063 ปีที่แล้ว +1

    Waa runtaa

  • @rahmamohamed4096
    @rahmamohamed4096 ปีที่แล้ว

    Ceebadanaaa sow dadka aadlajoogtaa idi caayimaayaan?

  • @adanifrah8261
    @adanifrah8261 ปีที่แล้ว +2

    Daroodki xeeryaha qaxotiga 2000 laga sogura maraykan kabuxa 😂😂😂

  • @fartuunahmed6948
    @fartuunahmed6948 ปีที่แล้ว +1

    Cunuga qulihi iyo digirti u cuni jirey hau laabto qashinka madaxa kudhufta

  • @moammadahmad235
    @moammadahmad235 ปีที่แล้ว

    Siyaasiiinta soomalida ilmohooda dibada ey u joogtaan waxay ku shakhaysanayaan wax magarato iyo cawaan

  • @abdiboos2802
    @abdiboos2802 ปีที่แล้ว

    Naga daa Shahan aad nagu soo dhawaynayso

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 ปีที่แล้ว +1

    Habo habaarka kadaa awal bey wareersanayeene

  • @fartun9503
    @fartun9503 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @fawsiyohundur3075
    @fawsiyohundur3075 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤abaayo hooyadey waa. MJ WAXAA DULIYAD HAWIYE AAN KA DHASHAY MANA TAAGEERO HAWIYE SIYAASADU CIDAAD DOONTO RAA CEYESAA

  • @ayannur9480
    @ayannur9480 ปีที่แล้ว

    Cadanka Qabil way lee yihin ceeb na kama aha sida Irish, Scottish Walles and English . Qof walbana degan koda ayey degnaadan suma soo gur guran. laakin America waxaa u badan Irish

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 ปีที่แล้ว +1

    NAASIR WUXUU CAAYNI JIRAY DAAROOD SIDEEY U DOORANAYAAN QOF CAAYI JIRAY WAA INUU MARKA HORE DADKA RAALI GALIYO NAASIR NACAS

  • @fosiyamohamed1776
    @fosiyamohamed1776 ปีที่แล้ว +1

    Naagatu haday xataa muslin tahay hindiyau muslin tahay wiilka ayaa xaq u laeh in ay is garab taagto

  • @xaawaabdalla
    @xaawaabdalla ปีที่แล้ว +1

    Soomaalida wlhi mar marka waad la yaabi

  • @omerhassanmba1626
    @omerhassanmba1626 ปีที่แล้ว

    DUGSI MA LEH QABYAALADI WAX AY DUMISO MOOYAANE

  • @abdiazizmohamud-wv5xh
    @abdiazizmohamud-wv5xh ปีที่แล้ว

    Fatxiyaay aan kula taliyee silent killers ka iska ilaali waa sokorta iyo table saltiga they kill with out you knowing waa walaalkaa kaaweyn oo kusoo gaarsiiyay taladaa instead malab from the food marketka u baladalo cusbadana sea salttiga or Himalayan pink saltiga or black Hawaiian saltiga pkz be conscious of health sister nabaday.

  • @kifax1433
    @kifax1433 ปีที่แล้ว

    Ha la yaabin Arinan waa Caado horay u jirtay Reerkan waligood ayey Gaalada hoos ordijiren In ay Gaalada u rufiyaani jireen Ceebtood ma aha waa Canada doodi !!!!!

  • @hanamoha3252
    @hanamoha3252 ปีที่แล้ว +6

    Fatxiya sister, all the news channels are saying the Nasri guy party is behind the attack. But I agreee with you this fights amongst us is embarrassing.

    • @blueblue5427
      @blueblue5427 ปีที่แล้ว

      Please post which news channel.

  • @mariamsidi3263
    @mariamsidi3263 ปีที่แล้ว +1

    SOMALIYEY M.W ODAGAN U DUCEEYA KASA ABAAL NO GALEY

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 ปีที่แล้ว +1

    Happy mothers day walaalo 🎉

  • @bishiali1671
    @bishiali1671 ปีที่แล้ว

    Shaah iyo caffee cab badanidaa

  • @fosiyamohamed1776
    @fosiyamohamed1776 ปีที่แล้ว

    Ilhaan ma waxay u hiililsay wiil soomaali ah naag hindiyada timo qadhamuun maxaan difaacay way dhimatay way isku xaaratay

  • @fahima6186
    @fahima6186 ปีที่แล้ว +1

    Waan kugu raacsanahay fatxiyo Somali waa munaafiqiin.