Ceeb Wayn Xasan Sheekh Guryaha aan dhisanayo Hooyo kale shaqo kuma laha anay ii gaar ah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 43

  • @MaxamedcadiSalax
    @MaxamedcadiSalax 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Waa tug cad mana istshilin inu so labto balse waxa saciday tugo ku racday inay dalka iyo dadka dhacan dalkana god ku ridan weyna usuro gashay wadna aragta wariye sida xun ee uu udhaqmayo xasan xabale fagte

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Anigu isaga lama yaabsani waxaan la yaabanahay kuwa weli qabiil ku difaacaya qofkan dugaaga ah hadii dawlad soomaliyeed ee nadiifa la helo waa in lagu soo maxkamadeeyaa hantidaa qaranka ee uu u haysto dhaxal aabihii uga tegay xitaa maaha qof moral leh mana istaahilo in madaxweyne loogu yeedho

  • @Mko-u7g
    @Mko-u7g 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Is dhagayso dheh

  • @amatullahbintumuslimah7775
    @amatullahbintumuslimah7775 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa yaab iyo yaabiso

  • @laylabirjeeb9559
    @laylabirjeeb9559 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    80 JIR XASAN MAAFIIYO

  • @Mko-u7g
    @Mko-u7g 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    War madaxwayne ma aha xasan baahane

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xassan shiiq waa abaalkii soomali oo soo degdegay

  • @abdiazizali9573
    @abdiazizali9573 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😳😳

  • @CabdiGuudeey-ll8qg
    @CabdiGuudeey-ll8qg 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Okhoon yahanku saanmiyaa

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hassan sheekh weligiisaba nin hantiila ah buu ahaa.

  • @jamamahamutt9697
    @jamamahamutt9697 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xasan bililoqo xataa ma istaahilo inladhegeysto masuul iskama aha

  • @IlkacaseCabdi-p8l
    @IlkacaseCabdi-p8l 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waxan madaxweyne Uma aha umada soomaliyed

  • @bashiirgafaje868
    @bashiirgafaje868 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc

  • @alfagrtrading-tg9oc
    @alfagrtrading-tg9oc 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar anigu waan yaabay koley hadal madaxweyne ku hadla ma aheen

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mahadsant walaalkey xidigaha tuyub xasan garguurte umadda allaha kaqabto 😂😢

  • @HirsiFarah-h4k
    @HirsiFarah-h4k 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waalida Kala dereja ah qayb Waalida kamida ayuu qabaa lkn soomaalidu qofka dharka tuura keliya ayey waali uyaqaanaan yaahuu dheh

  • @altappomaktappo7060
    @altappomaktappo7060 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    sharci hadi la rabo, gacmaha ha laga jaro.

  • @CumarcaliCabdi-i1g
    @CumarcaliCabdi-i1g 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Kkkkkkkkkkkkk

  • @haliimogoodir5411
    @haliimogoodir5411 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kuwuu u faanayo xaqoodii ayuu caruurtiisa ku baray jaamacadaha iyagana gaajo iyo cudur ayaa laayey waxna ma bartaan wax la aan darteet adigaana cunay xaqoidii caruurtadiina wax ku barsy

  • @sayidjaamac1724
    @sayidjaamac1724 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Xasankii usujuuday abii dhunkanayey gacantii ee laga fujunwaayey ee abii yaa erdagan qoslayey miyaa habrihii somaliyeed ee uu dhacay u faanaya xukunka haaweydu waa kaa max siyaad khudbadahiisii maxay ahaayeen ku farmaajona maxay ahaayeen

  • @tariqabdulqadir8432
    @tariqabdulqadir8432 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Markii kursiga aa kaa tagtiid , kadiib disso gurigga balse xollaha shacabka iyo waqtigga madaxweynimmo

  • @Bare-z3l
    @Bare-z3l 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Killing badnaanta uu sheegaayo wuxuu ka wadaa abgaal badan oo munaafiqiin ah keliya Xasan in la ammaano jecel ayaad kilig badan ka heleysaa waaye mahadsanid

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kan waa xaaraan ku sookoray baahi aat u daran iinka alle kaaqaat

  • @HawaA-w9g
    @HawaA-w9g 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yaa Xassan Xaasib Qabla an Tuxaasab
    ha xanaaqin waxaa Laga Rabaa xisaab Celin.
    Madaxwaynaha mushaharkiisa waa intee bishii ?

  • @sahramohmed3409
    @sahramohmed3409 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan. Waa.tuug,mahana.madxaween

  • @haliimogoodir5411
    @haliimogoodir5411 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War odaygan waa waalan yahay xaarantii ayaa ka hadlineyso cuqubadii ayaa ka soo ifbaxday waa kan marna ilmahiisa faaninaaya marna guryaha ku faanayo xaqii dadkana dhacay

  • @YurupAbdirazaq
    @YurupAbdirazaq 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hy school xataa kama bixin

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hassan sheekh dowladda isagaa iska leh ciddii ku qabsato way khaldantahay, eeligii isaga madaxweyna ka ahaanay inta u noolyahay

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muxuu qabtay oo lagu amaanaa?
    Waali cas.

  • @Mko-u7g
    @Mko-u7g 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Farmajow soo bax kaliya ayaad taqaanan qaranimada qabyalad baad kajeceshihiin

  • @HassanAli-bf9um
    @HassanAli-bf9um 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxaad horamar sameysay fameer yahaw duleysan wixii ku soo doortay baa dadka iyo dalka dambi ka galay .

  • @adamabdi7353
    @adamabdi7353 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaan madaxweyne mashing
    Intii yareydna xaraanti iyo qayaanadii ayaa aqliga ayaa kaqaaday

  • @HassanAli-bf9um
    @HassanAli-bf9um 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qofka kan waa qof aan shaqo ku laheyn .
    Danaha dadka iyo dalka. Nasiindaro waa somaali. madaxweyneheedda .
    Alla ha idin dhaafsiiyo
    Qofkaan wuxu dhigay taariikhda maddow .😂😂😂😂😂

  • @MaslaxMaxamed-y8q
    @MaslaxMaxamed-y8q 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    hadal kiisa iyo isagu way isu eg hiin odayga

  • @SumayoQurux-t3o
    @SumayoQurux-t3o 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Madax weyna waa runtis,

  • @xuseenyaawaayo3129
    @xuseenyaawaayo3129 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xasan munaafuq

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Odaygan wuxuu ku hadlayo iyo wax kaleba magaranayo .Inuu masuul yahayna ma’oga.Xididka naxariista ayaad moodaa inlaga saaray. Mana caqli badna.

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War kan hanuu fanuni ma waalantahay adiga garguurte ma unaxaa xataa agoonta waxooda cunaa

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nabadeyn kuma jirin sida la sheegay wuxuu ahaa garabkii Cali Mahdi dagaaladii Muqdisho kasocday ee dadka ay kuxasuuqayeen. Iyaguna markii dambe birta iska asleen.

  • @User_19567
    @User_19567 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adigo wayel ah Madax weyne ka yar kana wadanisan been ka shegi jirtey ya wax ka shegey