“Shalay ayaa Laascaanood lagu waayay waa huwan imikana anoo reer Awdala layidhi waa cadaw “ Seed

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 มิ.ย. 2024
  • เพลง

ความคิดเห็น • 116

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 วันที่ผ่านมา +5

    HADAAN NOQONEYNAA CADOWGA GUDAHA HADAAN REER AWDAL NAHAY KAALAY WAX QAADA

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj วันที่ผ่านมา +2

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉 waa runtii waa nin caqli badan

  • @Moe_2023
    @Moe_2023 วันที่ผ่านมา +3

    Yaa yidhi yaa kaasaa gadabursi ah
    Waa ina koorihii boorame

  • @Janagale10
    @Janagale10 วันที่ผ่านมา +2

    Idemka alle Wuu i dhaafayaan qudhmiye somaliland weey qudhmiyeen ameen ameen ameen

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 วันที่ผ่านมา +3

    Asalamu Caleykum
    Ahmed Muuminsedow
    Fartiinii baad eedeen
    Muuse waa kala dire iyo isku dire,
    Maansha Allah Tabaraka Allah
    Hadii aad Celineysaan Abaalkii Dhab Libaax ❤👏🏽👏🏽👏🏽
    Allah heydinka Guuleey Fikirkaa
    Allah ha ku guuleeyo doorashaa dhaceysa Sannadkan
    Xisbiga wadani
    ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 วันที่ผ่านมา

      Cadawga gudaha ee kun keer ka xun ka dibada ee wadani
      1. Kuwii damiir xume muumin seed ku soo eryay reerkiinaa yar oo bilaa saamayna ee golihii dhexe caga boodhlay ka codaysa kaad gadh beena habeenkii u qaybiyay.
      2. Budhcadiii Cirro iyo maydkii ciidanka oo madaxa mulkiile Oofwareen iyo kii ilaalada Cirro kaga taagan yihiin baa hortaal yaa dooranaya dhabarjabintii ciidanka qaranka

    • @rashaabdallah7400
      @rashaabdallah7400 วันที่ผ่านมา

      Tuuv ilaahay ka goay laba xadhigle shay buu ooyauey maanta waa wadani waa kii shirka dhexdiisa aad sida naagah u oyday is xasuuso damiir laawe reer awdal dalkooda ayey ilaashaaan sidaad tuug maaaha ha ceebayn reer awdl tuugyohow marba meel u rooryaaa sida shinbirta waalan waxbaha ku soogoodan huwantii laascaanood soo gadhay tuug ilaa tiig ilaahay ka furtay wadani baaD dib ugu noqtay macal kabahaagii uruyey kaa soo daba tuuray adiga oo shaxan waxaad tahay bilaa damiir waat orod nolosha isku xBaal

    • @MohamedAhmed-bd4ug
      @MohamedAhmed-bd4ug วันที่ผ่านมา

      ​@@jamaadnuura10 Hadaad adigu tahay Axmaaro iyo Oromo dadkani waa Soomaali.

  • @djamamoumin23
    @djamamoumin23 วันที่ผ่านมา +2

    Kani dameerkaa ma awrkiraalnimadii ayaa kadhamatay sawkii shalay beerihii reer nuurka kadhigay hantida muuse biixi adigu haba hadlin inaadeer from reer dudub cismaan

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu 2 วันที่ผ่านมา +3

    Xisbiga kulmiye ee qoomuluudnimada ka ganacsadaa wàxii iyaga ka feker duwani waa xunyihiin ileen dhiigyacabyo weeyee

    • @Iphone20249
      @Iphone20249 วันที่ผ่านมา

      War hanacaayin mayaxaastadii koonfur baatay ee wabitada shabeele lise huwanta gudava mise huwanta bari eesadqalatooyinka ah istubidh

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 วันที่ผ่านมา +1

    NI KAN MARKII WASIIRKA LAGA QAADEY BUU DOMALILAND OO DHSN NACEY KOLKAA WAA NIN LIITA OO QADIYAD LAHEYN MUU XAMAR TAGO KUWAAS BAA LACAG BADAN OO XARAN AH

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 2 วันที่ผ่านมา +1

    waa wasirkii shalay marku ka dhaadhoco dhabada iyo kaladanbayntaa dhibaysa !!!!!!!!! from saylac

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 วันที่ผ่านมา +1

    Wararkan soo baxayaa waxay usii muddo dheeraynayaan Muuse Biixi, sidaa kusii wada

  • @user-mo2cl3xr7o
    @user-mo2cl3xr7o วันที่ผ่านมา +2

    SL ma nihin Ethiopia aye galen awdal state ayan nahay huwanti e nagu shegen wan nahay sas hano ahata

  • @MubYus
    @MubYus วันที่ผ่านมา +1

    Kulmiyena way soo eryeen, Wadani 2 jeer ayay Eryeen, waa bal xun oo jaahil oo Yuuusa uun.

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 วันที่ผ่านมา +1

    Muuse qof ka fiican hali masan mid kal abaalkino gacant idin sari la haa Guul Somaliland xalaash ah

  • @SanaagSomaliland
    @SanaagSomaliland วันที่ผ่านมา +1

    Hadii Biixi mar kale soo noqdo, walaahi meel ku qorta, Somaliland waa finish. Nin walba meeshiisi ayu madaxweyne ka noqonaya.

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg วันที่ผ่านมา +1

    Muse meelksta qori daba iyo galiyaaye cabudhiin iyo iska horkeen reeri

  • @MariamMohamed-gq9pg
    @MariamMohamed-gq9pg วันที่ผ่านมา +1

    You are HOUWAN adigoo koulba maar ou Carrara MR LACAG DOON

  • @hindaosman5856
    @hindaosman5856 วันที่ผ่านมา +2

    Tug danaysde ah

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg วันที่ผ่านมา +1

    Muse cidwalaba waaye nacadaye umadi wuu isku diraye oo jabuti iyo somali oo dhan cadaw ayu kaa dhigtaye kori daba iyo wata waa kuwa awdalna balayo donaya inu kaa shiito

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 วันที่ผ่านมา +1

    Adigu go aan ma qaadan kartid waayo waa lugu leeyahay iidoor baa kuleh ilaahay baa jira is xoree oo dagaalan oo dhimo

  • @FatumaAmina-ow4kj
    @FatumaAmina-ow4kj วันที่ผ่านมา

    Waa siyaasad xumada Kulmiye waxaasi ilaahay ha na dhaafiyo

  • @user-xl8cx9wt2k
    @user-xl8cx9wt2k วันที่ผ่านมา

    come muumin seed ku soco.

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 วันที่ผ่านมา +1

    KANI WAA DOQANIMADII OO QIF AH

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw 2 วันที่ผ่านมา +5

    Fikirka kala go'a waa ka qatarsan yahey fikirka argagixisada.... Reer AWDAL diyaar uma aha fikirka qaldan waxaan Ka Mid nahey SOMALIA ❤🇸🇴

    • @nadiamohammed5330
      @nadiamohammed5330 วันที่ผ่านมา +1

      Waaruntaa waxaana diyaar u nahay kalmada HUWAN FAQASH CADOWGA GUDAHA waan diidnay maamulka qabiileed

  • @user-vr7gl4bx9n
    @user-vr7gl4bx9n วันที่ผ่านมา +1

    Jilicsan tiibaaa waxaasaa laygu yidhi. 😂😂😂😂😂😂😂

  • @MubYus
    @MubYus วันที่ผ่านมา +1

    Wadani in Huwan yahay hadal kama taagnee wax kale ma wadaa sheekoow

  • @user-yi2dx6yv3n
    @user-yi2dx6yv3n วันที่ผ่านมา +1

    Markaad joogtey waxad shegi weydey marka lagu eryaad siyaasad u rogeysaa waar xishood intaad cuntey kugu filane

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 วันที่ผ่านมา +2

    Waa nahay HUWAN waana ka go'eeynaa isaaqlaan jabuuti baana ku raacsahay soo dhaweybta ururkayaga amadiida ama doona cirka soo leefa

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk วันที่ผ่านมา

      Isaaq uu kala tagay anagab huwan naa uu sheeg Kaz gusanay dhadiga isaaq ama habar awale or hj

    • @nadiamohammed5330
      @nadiamohammed5330 วันที่ผ่านมา

      @@hassan-mp1pk 😂😂markii horaba awoowe sheekh isxaaq caruurtiisii baa khaladka iska leh markaad soo dhaweeysateen ood diinta barteen iyo af soomaaliga ood dhulkiinii soo dajiseen ooy idin sheegteen waa reerka la baxay habar aawal asal ahaana waxeeg ka soo jeedeen falaashada itoobiya oo xoolaheey idiin dhaqijireen oo beeraheey idiin fali jireen markeey idin ku abtirsanayeen waxba umeeydaan arkeen maantase weey og yihiin in la fahan san yahay asal ahaan xitaa soomaali aheeyn👹👹 idinkaa Ilamaadeer saday ka xaabiya😂 ilma isaaq iyo ilma REER SHEEKH ISXAAQ baad marka horaba kala ahaaydeen sheekh isxaaq dhashiisa was u duceeyneeyna waanay ka guuleeysan doonaan isaaq biyamiin dhashiisa

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk วันที่ผ่านมา

      @@nadiamohammed5330 sax habar awale maha somali waa oromo

  • @MohamedQooje
    @MohamedQooje วันที่ผ่านมา

    Dhab libaax ilma aderayaal wanu idinka ahyna abalka ee doorta xisbiga rajada shacabka ee wadani dhab libaaax viva wallahayo samaroon

  • @WarsameAbdi-ii8gr
    @WarsameAbdi-ii8gr วันที่ผ่านมา +1

    W ninkii hungurigu qaday ee kursiga u cadhoday

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 วันที่ผ่านมา +1

    JABUUTI WAXEY SOO DHAWYSEY JABAHAD SAMROON AH OO XAMAR SOO DIRTEY KOLKAA TAA MADAXWEYNAHU KA DAGAALAMEY

  • @rashaabdallah7400
    @rashaabdallah7400 วันที่ผ่านมา +1

    Af qafhuufe dab kuu shidaa fataal kan uryaaa

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 วันที่ผ่านมา +1

    wardee fidnada lamasoo eariyo professionnal maaha umada u dan maaha beentu kicinaysa umada you have to be responsable waa in prove ad haysa hadaad damacdo inaad umada dhawacdo

  • @nancyjohn2609
    @nancyjohn2609 วันที่ผ่านมา +2

    Tuuug maanlaawe ah😏

    • @june6206
      @june6206 วันที่ผ่านมา

      Tuug labo maha tuug wa muuse nacas

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 วันที่ผ่านมา +1

    HEEDHE NINKANI NINKII CABDIRAXMAN CIRO DHIBI JIRAY MIYAANU AHAYN, MARKAAD MSE U HIILISAY MAXAAD ABAALKA U XASUUSANWAYDAY WAA BEENAALE DANAYSTA AH OO NECEB SOMALILAND

  • @Maaxchannel9792
    @Maaxchannel9792 วันที่ผ่านมา +2

    Bal inankayar ee faqashta ah eega

  • @MubYus
    @MubYus วันที่ผ่านมา +1

    Bal jaahilkan maqla, waar meesha Qaranimo marka laga hadlayo difaaceeda Fikir shaqsiah meesha ma yaalo., Jabuuti , danaheeda ayay wadataa, Somaliland teeda ayay wadataaa wax isugu jiraa ma jiraan.

  • @user-nq2nx3uh6l
    @user-nq2nx3uh6l วันที่ผ่านมา +1

    Tuug tuug dhalay

  • @xasanaliaxmed3722
    @xasanaliaxmed3722 วันที่ผ่านมา

    Masharicdii Awdal ayaa cunteye

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 วันที่ผ่านมา +1

    kani waaa xalad abuur waar markaad kursiga joogaty waxan maad sheegi jirine ma marka xilka layska qaado ayaaa wax lasheegaa waar ilaw anagaaa wax araganey dadkankuraasta joogaaa dhamaantoooddd waaa kudaaafaddddd waar wadaniyada iyo kursiga kala saaara

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk วันที่ผ่านมา

      Dhadiga isaaq laa nacay

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam วันที่ผ่านมา +1

    Waa 4 bilood ee x sheekh Abi i sug yidhi Inta wadani xukunka qabanayo taasi baa Huwan kugu cadaysay sorry

  • @user-fh6jf3rj2x
    @user-fh6jf3rj2x 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkkkk
    Awdal waa kulmiyeee

  • @user-qw8et8sw6d
    @user-qw8et8sw6d วันที่ผ่านมา +1

    faaysal fii fa tv waxaan leeyahay dhexdhex xaad noqo waayo adigu mathid xisbi mucaarad ah ee wariye ayaad tahay ee hnoqan tuke baal cad❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚💯✌

  • @user-ss4gq6bv9u
    @user-ss4gq6bv9u วันที่ผ่านมา +1

    Kani isbadal badanaa

  • @maweelIbrahim
    @maweelIbrahim วันที่ผ่านมา

    Wxaa naga da oo awdal state noo dhisa adeer

  • @housseinchinemohamed6990
    @housseinchinemohamed6990 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    kkkk waxaan rajeynayaa in maskaxda caafimaadka qabta oo nadiif ah ay shaqeyso rer cheick issaq qofkasta oo iyaga ka fikir duwan si nidaamsan ayuu cadow u noqdaa.

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 วันที่ผ่านมา

    hadii sidaa barawaqadu tahay allah hadinku wado kolay ilaahay lama shidarikaro runtuna isma qarisso gacantaada kugu marqaatifuri umadoo ku maqlaysa iilaahayna xaakumka yahay waa loo wada joogi sidu arinku isku badalo !!!!!!!!! from saylac

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 วันที่ผ่านมา

    ADDUNKA MABA DAAFI WAX AFRKA KA SOCDAA IDKA DHAAF SOMALILAND

  • @user-lw9ww5qu7l
    @user-lw9ww5qu7l วันที่ผ่านมา +1

    Warwaceebey.tacal.ninkolba.dhinc.ucarara

  • @abdifarah3633
    @abdifarah3633 วันที่ผ่านมา

    Waa kalmada aan aad ula yaabo cadowga gudaha waxa wada dad cadow ku ah slnd

  • @AdenMohamed-uw7xd
    @AdenMohamed-uw7xd 2 วันที่ผ่านมา +2

    Waxad tahay iyo waxad yeeli karto SL ma jirto,,jabuti u gur hadad dalkaga raaci weydo

    • @user-mo2cl3xr7o
      @user-mo2cl3xr7o วันที่ผ่านมา

      Awdal anaga leh somaliland wax la dhaha man naqana awdal state aya nala dhaha

    • @salahthefruad9174
      @salahthefruad9174 วันที่ผ่านมา

      @@user-mo2cl3xr7o Somalilandkkkk
      Isaaq kahadal.
      Somaliland. Isaaq kalidii. Ma wadikaro.
      Awdal haday. kaa ba do Isaaq ayaa soo hadhay.

  • @kaltunwarsame3072
    @kaltunwarsame3072 วันที่ผ่านมา +1

    Beenaley reer awadal waay ka sheesheeyaan awadal adigu masuu kama noqon karatiit baraaraqada meesha kala taag 🗣️🫏🫏🫏

  • @engab001
    @engab001 วันที่ผ่านมา

    Waad tahaye Awdal dhibatada Ka daa

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam วันที่ผ่านมา +2

    Faqashtii qaxday ee moodaysa siyaad bare inuu nool yahay weeye Qurbo joogta Awdal ee mucaaradka ah

  • @hindaosman5856
    @hindaosman5856 วันที่ผ่านมา

    Waad kufaraxsantahay ciiydanka oog joogto

  • @abdallaahmed5686
    @abdallaahmed5686 วันที่ผ่านมา +3

    Tuuuuug😂😂😂

    • @nyumbakumi5675
      @nyumbakumi5675 วันที่ผ่านมา

      Doqonka Hal cod ayuu leeyahay re taas haka hadlo.....ma reer awdal oo Dan ayuu matalaa?😂😂

    • @abdalemaxamed3675
      @abdalemaxamed3675 วันที่ผ่านมา

      Kuwii shaabada dadka ku dhufta ee doqmaha ah baad tahay.

    • @mohamedalimohamed5828
      @mohamedalimohamed5828 วันที่ผ่านมา

      Muse tuug war dulbante.ku kufsadey ma dowlada jabuti ba habar awal iska celin karta

    • @june6206
      @june6206 วันที่ผ่านมา

      @@nyumbakumi5675ha

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk วันที่ผ่านมา

      Hooydaa laa xadi jirtay

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz วันที่ผ่านมา

    Awdal muuse muugaran waa jibkoodii.
    Borame bari waxa looga yaqaanaa hooyadii somaliland.
    Reer awdal manta codkooda hakuciilbaxaan.

  • @user-ku3qt9yi3m
    @user-ku3qt9yi3m วันที่ผ่านมา +1

    Caaaac huwanta gudaha

    • @nadiamohammed5330
      @nadiamohammed5330 วันที่ผ่านมา

      Waanahay huwan kaalay wax qaad cuuceey

    • @user-mo2cl3xr7o
      @user-mo2cl3xr7o วันที่ผ่านมา +1

      Huwan wan nahay kalay wax Naga qaad

    • @nyumbakumi5675
      @nyumbakumi5675 วันที่ผ่านมา

      ​@@nadiamohammed5330oo adiga hadii aa iswashid magaladada iyo guryahada lee Ku burburaayo...😂😂😂

    • @nyumbakumi5675
      @nyumbakumi5675 วันที่ผ่านมา

      ​@@nadiamohammed5330siyasi iyo xamar iyo jabuti iyo qurba joog yuu Ku waalin oo walalada kugu dirin

    • @nyumbakumi5675
      @nyumbakumi5675 วันที่ผ่านมา

      Takale muqdisho aa Ku waalateen hadii Somaliland la burburiyo oo soomali latago xitaa isaaq lee wax kanoqonayo.....😂😂😂isaaqo nagu Soo biir lee lahaaya adiga jidkii loo maraaye Ayaa tahay

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 วันที่ผ่านมา

    Sidaaas weye wasiir

  • @IDIRIS_ROSIH
    @IDIRIS_ROSIH วันที่ผ่านมา

    Reer awdal maaha cadaw wadanka halaga xishoodo gobolka

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt วันที่ผ่านมา

    Maskaxdada hunguri raaca ah kahadal hadal Reer Awadal mamatashide.

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk วันที่ผ่านมา

      Dhadiga isaaq baroor

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 วันที่ผ่านมา

    War wax sii socda kola cadowga noosoo hogaminaya utag lajoog hanagu soo laban waxaad lasiiso cotaad qabtaaye cadowga gudahaad tahat anaga kuleh ismaaciil cirka latag

  • @fardawsamaxamed
    @fardawsamaxamed 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Doqon

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 วันที่ผ่านมา +1

    Beenaale ilaahay ka go’ay ina muumin seed dadka qolada beenta iyo ribada ku dul samaysa weeyaan. Cadawga gudahaad tagay baa lagu yidhi waana tahay adiga iyo gudaafad badan oo isaaq sheegta xisbi ahaan duuduub baad cadawga gudaha u tihiin reer wadani ee Samaroon lama odhan hadii adiyo ooyaaye la sheegay,

  • @sahradhoolchannel8657
    @sahradhoolchannel8657 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay inoo barya inuu ina dhafiyo muuse wuxu yaqan dadka dagaal geli kadibna kabaha 😂😂

  • @roodasaeed8596
    @roodasaeed8596 วันที่ผ่านมา

    Muse waa tuug,jahawareer buu ku jiraa

  • @KeyseAwadAliAbdi
    @KeyseAwadAliAbdi 2 วันที่ผ่านมา +1

    War Ninkani i muuse bixi waa ehlu Shar waaaa xaalad Abuur miiidhan

  • @faizam523
    @faizam523 วันที่ผ่านมา

    Adigaa hoos jooga muuse juudane marna haku caayaan sibjiradiisu marna u qaaqlwe, war reer Awdal ha ku xoqan kaadh beena awalba waxba ugumaad filneyne quus baad ka tihiin adiga iyo Zaylici iyo Saajin.

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 วันที่ผ่านมา +1

    kannnnn waaa doqonnnnnnnnnn liiiiita oo nacasa

  • @KadarIman-vj6jn
    @KadarIman-vj6jn วันที่ผ่านมา +1

    Xisbiga wadani xisbiga dadkiisa aan ukala abtirin kuna kula sheegin cadaw huwan iyo wixi la’hal maala dadku waa mucarid iyo muxafid ❤one love somaliland ❤

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 วันที่ผ่านมา

      Wadani waa huwan waa kuwa ukala abtirin intay dhaaftay
      Lahaa cay iyo naanayso laf jaba qabyaalad iyo af xumo ku la daba taagnaa reer
      Habar Awal waa dhadig isaaq
      Habar Awal waa ehelunaar
      Abaarso waa qoomaluud school
      Gabiley waa garbahaaray
      Jibriil abokor iyo cabdala abokor carmashoodaa codka lagu doobtaa oonu dhamaynay iyo qaar kaloo badan kuwaasi maxay ahaayeen

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 วันที่ผ่านมา

      Inuu xoolo iyo duul meel kale ku uuman u sheekhaynayo ma moodaa wax waliba waa duuban tahay adeer

  • @maxamedcabdi60
    @maxamedcabdi60 วันที่ผ่านมา +1

    Axmed iskayimid reer miii reer miii dhalay oolaangaaba adeer huwan huwan dhashey ayaad tahay waxanad tahay ey eydhalay oodadka kalafogeeya oocuqdadeysan
    Wadani aad shegeysaa miyaanu shalay duuduub kaagasaarin xaruntii shirka
    Waxan maqlijirey
    ILOWSHA DHAWAA MA.UMULBAA

  • @mukhtaarclaahixasan3493
    @mukhtaarclaahixasan3493 วันที่ผ่านมา

    dhagoole
    ayaa
    doorasho
    qabanayaba

  • @MariamMohamed-gq9pg
    @MariamMohamed-gq9pg วันที่ผ่านมา

    Waar tuug baa tahay amma did amma Doon adiga laayban SL adounkou woo qoushousanyahay
    SOMALILAND horomarkouda iyo siida aay siyasadoudou ou houfantahay waa digan abaaday aa noc kaala ou aakaday MR LACAG SHUT UP YOUARE CADAOW

  • @abdirashiiddahir6341
    @abdirashiiddahir6341 วันที่ผ่านมา

    Siyaasi Ahmed muumin seed maaah siyaasi aqoon leh whyo ninkan maanta kulmiye dhaleecaynayaa shalay muxuu uga hor iman wayay oo marka uu meesha joogtay mxd runta ugu sheegi wayday waxan huba inaad reer borama danteeda ka hadal ee dantaad kolba meel la adayso

  • @MohamedAhmeddiriye-zy8im
    @MohamedAhmeddiriye-zy8im 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Huwan waxaad sheegtay been

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j วันที่ผ่านมา

    waar waa bilaa habaryoonise miyeeyi idn qabeen habryoonis😊

  • @jamaalxuseen4518
    @jamaalxuseen4518 วันที่ผ่านมา

    Aay aay dhalay cuqdadii oo qof ah

  • @abasemohamed6827
    @abasemohamed6827 วันที่ผ่านมา

    Ooyaye Two,aqoon maadiya iyo Diini midna ma
    Laha,waxaa u dheer oohin labaad

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 วันที่ผ่านมา

    Warguuroo nadhadh cirkana soo taabo wanaga kaaga daray moobil lagu soo shubtay faqassh kamatalinkarto somaluland go

  • @saadoadan5009
    @saadoadan5009 วันที่ผ่านมา

    guul muuse geesi sonalilan

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j วันที่ผ่านมา

    wax ala wixii habr awl iyo isaaqba ciil uqabaa ha soo diyaar garoobaan muuse ha ku meeryisane

  • @HamzeMed-py6up
    @HamzeMed-py6up วันที่ผ่านมา

    Tuuuug tuuug dhalaye

  • @SaluuglaSiciid-qm3sy
    @SaluuglaSiciid-qm3sy วันที่ผ่านมา

    Madax dundunow balmeel uun ku ekow cadawga in aad lashaqayso waan ognahay

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 2 วันที่ผ่านมา

    kicin dadwayne waa fidnada danbiyada ugu wayn

  • @MurtidaTv
    @MurtidaTv 2 วันที่ผ่านมา +1

    Wuu dhacaayaa muuse ku bushaaraysanyaa

    • @Iphone20249
      @Iphone20249 วันที่ผ่านมา

      Atdaaba dhacaysa usheeg

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 วันที่ผ่านมา

    Maxaykusisa ka maqan yahuu xamar maxay ku siinjirtay halkanabad cidkutahee