Subxaanallaah 12 sano waxa daawada kalaam ka allaah 47k halka xumaanta maalin kaliya ay daawadaan 100k janno waa dalaal, rabbi dariiqa toosan nagu hanuuni.
12 qof ayaa comments ka soo qoray, haddii shar loo sheego soomaali, ama gabar qaawan la soo dhigo, kumanaan ayaa xiiseeya subxaanallaah, soomaali waa sheegato islaam, ku dhaqanse ma jiro, 8 sano ayuu kujiraa clip kaan khayr ka ah.
Allaah ha u naxariisto Sheikh Cumar Faaruuq,
Alla ha u raxmadu sheekh cumar
Janatul fardowsa allah ha ugu bishaareeyo sheekheena dad uu ka tagayna allah ha u xifdiyo
Truely I love you sheikh umar for the sake of Allah and the love of the quran.may Allah grant u Jannah
Ilahahaw unaxariiso janatul firdawsa ilahay hoygiisa ka dhig
Ilahaay haa u naxristo sh cumar faruq
Subxaanallaah 12 sano waxa daawada kalaam ka allaah 47k halka xumaanta maalin kaliya ay daawadaan 100k janno waa dalaal, rabbi dariiqa toosan nagu hanuuni.
Alaah Yaa Raxma
اللهم أجعل قبره روضه من رياض الجنة يارب العالمين
Ax illaahow unaxariso isago adunka kamaqan ayuu hadana ii dhiga tafsiirka
Sheikh ka tafsir wacan ifka kuma maqal
Saasa looga taga camal ku socda allh godka unuri wabad unuurte sh.cumar faruq🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤
Raxiimullaah sheikh cumar faruuq labadeenii waalid iyo intii islaama ba oo dhimtay anagana allaah hanooga Saba naxariisto
Ameen Ameen Ameen Yaa RAABBI walaal
Ilaahow unaxariiso janatul fardowsa hooy uga dhig aamiin
اللهم اجعل قبره روضه من رياض الجنه
اللهم اغفرله ورحمه
Ilaahay ha u naxariisto sh faaruuuq
Manshallah Ilahay ha unaxaristo sh Cumar faaruq amin
RAXIIMU_LAAH Sheikh Cumar Faruuq
Raxiimu,LAAHU Sheikh Cumar faruuq
mansha allah yarabbi qabriga uwaasici
Amiin Amiin Ya Allaah
Fatumo Abdi
Ilahow Canada ku abalmari
amin amin bro
Abdi Ali jannatul firdoz allaha kawaraabiyo khekheena qaaliga ah qabriga allaha uwaasiciyo amiin
Waan jeclahay sheikh cumar faruuq raxiimulllah Allah qabriga hau wasiciyo
12 qof ayaa comments ka soo qoray, haddii shar loo sheego soomaali, ama gabar qaawan la soo dhigo, kumanaan ayaa xiiseeya subxaanallaah, soomaali waa sheegato islaam, ku dhaqanse ma jiro,
8 sano ayuu kujiraa clip kaan khayr ka ah.
Haaa abtiyow
Aad iyo aad waa layaab soomaalidu inay sheegato tahay.
asc mshllh
114