Jamaal Cali Xuseen Oo Tiriyey Gabay Sarbeeb Ah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.พ. 2025
  • Jamaal Cali Xuseen Oo Gabay Sarbeebaysan U Tiriyay Faysal Cali Wareebe Iyo Rag Kale .

ความคิดเห็น • 203

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE 7 ปีที่แล้ว +11

    Daacad Iyo Hufnaan baa Lagu Soo
    Dabbaalaa Hanka lagu Durduriyaa..
    Beenaale Damac Badan *Waxba laguma Darsado..
    Doqonka Daamanka Weyn - Walle Xisaabaa Sugi ..
    #Wankii #Ucid Waraabaa Cunay...
    Waa Gabey Dhaxal Gal ah ...

  • @mubaarikbarkhad6355
    @mubaarikbarkhad6355 4 ปีที่แล้ว +7

    Madaxweynaha muztaqbalka
    Jamaal cali xuseen ❤❤❤

  • @abdulkadiral-hashim3134
    @abdulkadiral-hashim3134 5 ปีที่แล้ว +4

    Jamaal Cali xuseen gabaygan ina Cali waraaba oo kaliya maha ee ina biixi ayuu aad uga hadlayaa

  • @samaaleabdul3178
    @samaaleabdul3178 3 ปีที่แล้ว +3

    Jamaal Cali Xuseen wa legend wxn ku xasusan donaa hesihii macanaaa ee uu usamayn jiray Fanan Abdifatax Yare ❤️✌️

  • @Qaraamiyahan
    @Qaraamiyahan ปีที่แล้ว +1

    Ruuxii abaal daran dawadiisa lama helo

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 3 ปีที่แล้ว +1

    Gabayga marka dadka lagu caayayo waa dambiweyn waa xaaraam

  • @apdiraxiinahmed7764
    @apdiraxiinahmed7764 4 ปีที่แล้ว +5

    Jamaal cali xuseen
    Wan kugu faanaa runtii 🥰

  • @adnankafi4035
    @adnankafi4035 4 ปีที่แล้ว +5

    Adeerkay jamaal horay usoco💪💪💪💪✊

  • @cawaaledangarad1652
    @cawaaledangarad1652 5 ปีที่แล้ว +2

    Ninkaa uu ujeedaa maaha faysal waa muuse

  • @axmedcumar5630
    @axmedcumar5630 5 ปีที่แล้ว +1

    Jamaalaw inaa deer ilaahay reer sheekh isxaaq ha soo hanuuniyo waayo cudur qabyaalad la yidhaa ayaa helay iyaga oo jees ah

  • @Abdulqadirfarah
    @Abdulqadirfarah 8 หลายเดือนก่อน

    Gabayga 10:09 ereyo gef ah diimeed ayaa ku jira oo uu abwaanku sameeyey marka uu yidhi “In sujuuddu diin iyo iimaan dallo u tahay daacadi ku ladhantahay dadoow haw malaynina.” Odhaahdani waxay si cad oo toos ah uga hor imanaysaa sidii uu Allah u qeexay Mu’miniinta quraanka dhexdiisa oo ahayd in sujuuddu ay tahay sumadda lagu aqoonsado mu’miniinta. Akhriso aayadda u danbeysa suuratul Fatxi ee odhaynaysa “ Muxammad waa ergeygii Allah, kuwa maciisa ahina (mu’miniintu) waxay ku adadagyihiin gaalada dhexdoodana way isku naxariistaan…. Sumadda lagu gartaa waa wejigoodda oo ay ku taallo Sujuuddu…” Sidaa darteed abwaanku dhowr kaa tuduc ha inaga saxo! Thanks

  • @hamzadahir782
    @hamzadahir782 7 ปีที่แล้ว +7

    hhhhhh ma faysalbuu ujeeda
    buudi madhanbaa laga ibiyy jamalaw

  • @yonisali3879
    @yonisali3879 3 ปีที่แล้ว +1

    Faisal Cali warbe
    Really played a switch roo
    On Jamaal Cali Xuseen.
    The Cali xuseen name holds weight
    In the Berber area so I was scratching my head at the time
    thinking why is he lowering
    Himself to a way of doing things
    That is soon to be expired.
    Then it dawned on me Jamal
    Has all the book smarts for
    Economics minster
    But not the street smarts
    And trickery played by the old timers
    Around these parts.
    No matter Allah closed that door
    So he can walk in the front door
    And practice his trade undisturbed
    On a fresh new page and when
    the old timers retire to spend much
    Needed quality time with their grand children.
    Beacuse it is well known that by the time ones grand children are of school age all the old tricks are see throught and they carry
    Much risk especially in politics
    And state affairs.
    So I would say to Jamal
    Faisals lil old school trick might have being the best thing that happened to you.
    Beacuse book smarts has longevity
    Street smarts are old as good as you meet sombody who has played in many different streets and acquired much more efficient street
    Shit.

  • @SultanAhmed-et3vc
    @SultanAhmed-et3vc 3 ปีที่แล้ว

    INAADEERKII MUUSE BIIXU WUXUU U MAGACAABEY JAMAAL LA TALIYAHA WASAARADDA MAALIYADDA IYO U QAABILSANAHA BANGIGA ADDUUNKA SOMALILAND, ARDAAGA DAWLADDA AH

  • @nuur3272
    @nuur3272 7 ปีที่แล้ว +9

    waa gabay gar naqsi ah taariikhdana wuu galayaa...well done Jamal. You're the hope and the dream of this young nation.

  • @asiyacabdilahi2572
    @asiyacabdilahi2572 7 ปีที่แล้ว +11

    guuulayso jaml aqoon yahn guuuuul

  • @apdirashiidaliadamcali2473
    @apdirashiidaliadamcali2473 6 ปีที่แล้ว +1

    FayZal ayuu jeda cidii igu rcsn liketa

  • @Bashiir-d7f
    @Bashiir-d7f ปีที่แล้ว

    Caaqil pro. Aqoon yahay aad baan.kuu salaamayaa waxaan kugu salaamayaa aqoontaada iyo wax garadnimadaad inlasta oo aan ahaywax laga xoshoodo oo ah qabiil waxaan ahay reer mudu

  • @abdirahmancaydiid623
    @abdirahmancaydiid623 7 ปีที่แล้ว +1

    aqoonyahan waxa kuu baahan dadkan iyo dalkan in aad uga faa'idayso aqoontada hadaalin oo haka fadhiisan dalkan

  • @mohamedaadam9996
    @mohamedaadam9996 6 ปีที่แล้ว +1

    Jamaal cali xuseen waanu kaa xaalsiinaynaa ninka faysal aad iyo aad ayuu kaaga qaldamaY anaa inaaderkiya wanan ka xumahaY wanan ku taagersanahay ee Jamaal is a so sharax

  • @GareenMedia
    @GareenMedia 7 ปีที่แล้ว

    Aayaha danbeetiyo, halka doqon waqtigu dhigo, taariikhdaan u deynoo, diiwaanka wuu geli, maalmo weeye duniduye, Daa'imow Allhayow, samir iyo duqaad baan, naftaydii u door biday! Maasha Allah Jamaal Cali Xuseen. Waa maanso qiimo badan, dadkuna wada dareemayaan halka ay u socoto. Doqoney Dabkaa be'

  • @hassanhiir9969
    @hassanhiir9969 3 ปีที่แล้ว

    Raga lama ciilo wlahi ...jamal cali xusen ..wlahi uurka ayu ka gabyay..waa gabay ad u qiimo badan

  • @hoodo1429
    @hoodo1429 4 ปีที่แล้ว +1

    Walahi ninkas faysal iyo muse biixi si xunbay u galeen

  • @moktarmohair934
    @moktarmohair934 7 ปีที่แล้ว +7

    Jamaal waa rijal nolow rijal

  • @ilyascali7215
    @ilyascali7215 7 ปีที่แล้ว +5

    waxaan ogaaday in uu geelu iskugu kaayo jiro hadal aqoonyahan maahee wuuu maydhmay jamaalkaasi

  • @jamalwarsame7124
    @jamalwarsame7124 5 ปีที่แล้ว

    Jamal Cali Hussein waa saxiibkey, waa nin aad u sheeko badan taariiqo badan hayo. Waa reer Boston, Massachusetts.

  • @wiilkasomaliland3818
    @wiilkasomaliland3818 7 ปีที่แล้ว +4

    mnzha alh
    jamaal cali xuseen rijaal iga dheh

  • @kamalhirsi6221
    @kamalhirsi6221 10 หลายเดือนก่อน

    Waxan gabay lama dhaho waa iska sheeko xariir.

  • @sheekhasoomaaliyeed8614
    @sheekhasoomaaliyeed8614 5 ปีที่แล้ว

    Jamaal Cali Xuseenl Nin wanaagsan buu ahaaye Faysal Cali waraabe Ayaa Xadhiga Dhuftay😁

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel6653 3 ปีที่แล้ว

    Maanshallah EEsh calaah Gabay Noolow jamaal Cali Xuseen ❤️❤️❤️❤️❤️🦁🦁🦁👍👑👑👏👏🏆🏆🏆

  • @ZahraDiinIslam
    @ZahraDiinIslam 2 ปีที่แล้ว

    Thank you for your time today good

  • @saynabsalaan6407
    @saynabsalaan6407 3 ปีที่แล้ว

    MAANSHA ALLAAH ALLE HA KU XIFDIYO WAA KARBAASH XALAAL AH

  • @zakarieatom6601
    @zakarieatom6601 7 ปีที่แล้ว +2

    Aqoon yahan jamaal cali hussein
    Guul guuuul

    • @khadra-dhooljibril6410
      @khadra-dhooljibril6410 5 ปีที่แล้ว

      Jamaal cali xuseen munaafaq baa kuhelay Faisal cali filnkartoon

  • @shako7423
    @shako7423 7 ปีที่แล้ว +13

    Jamaal horta kumuuso baxaynba musharax waayo ciise muuse oo uukasoo jeedo ayaan raacsanaynba imika sheekadu habar habar ayay maraysaa

    • @DhurwaaFam
      @DhurwaaFam 6 ปีที่แล้ว

      Af Soomaali oo ma waxaad ku qarinaysaa in la dhacay oo Ina waraabe was ba u reebin. Ilmaadeerayaal runta runta runta

    • @abdullahsomali7457
      @abdullahsomali7457 5 ปีที่แล้ว

      Tolow waa aypo

  • @mohamedjama4017
    @mohamedjama4017 3 ปีที่แล้ว

    Jamal cali xusen
    👏👏👏✨✨✨✨👏
    Waan ku tager sanahay

  • @ahmedqanimuqdishawi3491
    @ahmedqanimuqdishawi3491 6 ปีที่แล้ว +1

    Madaxwayne waan Ku taageersanay

  • @kawsarxuseen2442
    @kawsarxuseen2442 4 ปีที่แล้ว

    Hayaay Faysalkama jawaabikaro tan inubudkalulo moye laakin jamalow hadal hadalkadanbeya ba’ay imakanu uqorayna wadgaranaysa cidukadhashay anoon raalika’ahayn waxakugudhacay si’ay wax’ujirana Alla og ilahow dadka noheshiisi khilaaf unkumajirikarne 🤲🤲

  • @XusenXasan-x5e
    @XusenXasan-x5e 16 วันที่ผ่านมา

    Jaamal waanu soo dhawoow

  • @americango-karts3016
    @americango-karts3016 7 ปีที่แล้ว +2

    HARDVARD NAGA SUBEER AWALOOWDAY ,, JAMAAL ALI HUSSEIN WAA SHAQSI QIIMO LAHAA OO LOO HAN WAYNAA BALSE SIDA LA MOODAYAY NOQON WAAYAY OO XITAA CAQLIGIISU KEENI WAAYAY WAXAAD IIBSANAYSO SHARCIYAYSO ,, MARKII DANBENA ISAGOO SOOMALILAND OO IDIL AY WADATO , INTUU KA BAYDHAY AYUU REER NOQDAY ,, WAXAAN ODHAN KARAA WALI AL AANAK JAMAAL WUU GARAN LA YAHAY CIDDA GODOBTIISA QABTA

  • @aitojuujuule7922
    @aitojuujuule7922 7 ปีที่แล้ว +2

    inshllh guul jamal madaxwaynaha mustaqbalka

  • @jirfe
    @jirfe 6 ปีที่แล้ว

    Laakiin markuu kulmiye iyo muuse biixi uu ka cabanayey uu raacay gabaygana faysal iyo muuse iyo kan kumushinka haaysta waan taageer sanaa waxaa u wanaagsanaa in aanu kulmiye ku biirin oo uu sugo marka xisbiyada la furayo laakiin isagiibaa doqomada ka mid noqday oo muusihii uu ka cabanayey yidhi qabyaalad baan ku raacay in kastoo 100.000 oo dollar la siiyey laakiin anigoo inder kii ah siyaasada inuu iskaga hadho baa loo qaatay

  • @daherismailtusse5235
    @daherismailtusse5235 5 ปีที่แล้ว

    markay Dani Ku haysaa dadka kala ogaataa
    waa hadal nin wayn mahadsanid mudane Jamaal Cali xuseen

  • @abdirahmansardheeye9890
    @abdirahmansardheeye9890 4 ปีที่แล้ว

    Odaygu ma madaxwayne ayuu u ooyayaa wlle faysal kama xishoonin ninkaazi isaga aha

  • @ZahraDiinIslam
    @ZahraDiinIslam 2 ปีที่แล้ว

    Wow wow that’s good now too thanks love

  • @cabdirisaaqdaahir7884
    @cabdirisaaqdaahir7884 7 ปีที่แล้ว

    aqonyahanka daaliminbaa heshay, waan fahanee haka daalin waligaa,waad guulaysan doontaa in sha all

    • @Yaxyebisle
      @Yaxyebisle 6 ปีที่แล้ว

      Relihfryktaxbpiiydfhb 😶😊😋😘

  • @maxamuudindho6899
    @maxamuudindho6899 ปีที่แล้ว

    Waxna.wu.arkaa.waxna.wa.ogyahaahay.waxna.adyarbu.kaildufyaa

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel6653 5 ปีที่แล้ว +1

    Waarun noolow Jamaal 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👍👍❤️🌹❤️🌹❤️🌹❤️🌹❤️🌹❤️🌹❤️🌹❤️🤝🤝🤝

  • @ayaansiciid7938
    @ayaansiciid7938 6 ปีที่แล้ว +1

    Jamak cali xuseen I Love you

  • @maguuraanmediatv2392
    @maguuraanmediatv2392 7 ปีที่แล้ว +2

    waa daahir yaa shamis gabaygani
    faysal buu dhulka jiiday.

  • @abdiwali2721
    @abdiwali2721 5 ปีที่แล้ว

    Mansha allah jaamal cali xuseen rijaal qaran waad ku nafistay gabay qiiimo runtiii🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @hindaali2822
    @hindaali2822 4 ปีที่แล้ว

    masha alah Jamaal cali xuusen qof igu qaaliya nolow

    • @hindaali2822
      @hindaali2822 4 ปีที่แล้ว

      💓💓💓💓💓💓

  • @abshirmohamedmohamud4068
    @abshirmohamedmohamud4068 6 ปีที่แล้ว +2

    walahi inu feysal ali warabe doqon yahay

  • @mamen789
    @mamen789 6 ปีที่แล้ว

    He will be president soon In-sha-Allah

  • @muzamilmah6930
    @muzamilmah6930 5 ปีที่แล้ว

    Hi I'm a little girl

  • @danahedkufilanedabsan4396
    @danahedkufilanedabsan4396 2 ปีที่แล้ว

    Allahayow wixi daran dunuubtoda Naga hay 👏🤲🤲🤲🤲🤲

  • @WEELEEMAHADHADA
    @WEELEEMAHADHADA 7 ปีที่แล้ว +1

    ISKA DHIMO JAMAALOW

    • @bushramohamed6056
      @bushramohamed6056 7 ปีที่แล้ว +1

      KK JAMA yaahu madaa ka dambayn hadyu dhinto yaapay aniguye bal gabayga qaybaad kaga jirtaye iska fiiri

    • @xayleofficial2599
      @xayleofficial2599 6 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhh hhhh habar xumidaa adero waa ku sidee

  • @zahraabdi9972
    @zahraabdi9972 4 ปีที่แล้ว

    Thanks yes good Allah 😇😘😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇

  • @hargeisafuntv8551
    @hargeisafuntv8551 7 ปีที่แล้ว +2

    aad ayaan ugu bogay maanso heersaraa weeyi

  • @chocdaimondoday8280
    @chocdaimondoday8280 7 ปีที่แล้ว +5

    FayzaL iyo muuse
    ayuu duraYaa

    • @nuraabdi206
      @nuraabdi206 5 ปีที่แล้ว

      jamaal nin weeyi wlhi 🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦

  • @mahamudsaid5899
    @mahamudsaid5899 6 ปีที่แล้ว

    Faysal cali waraabe ma isagaa damiir leh oo gabey xanuujinayaa
    Waa caade qaatee

  • @xamdixasan1284
    @xamdixasan1284 5 ปีที่แล้ว

    Jamaal cali xuseen libax

  • @daarultawba516
    @daarultawba516 7 ปีที่แล้ว

    Allah nahanuuyio

  • @cawaleindhayare4717
    @cawaleindhayare4717 7 ปีที่แล้ว +2

    hhhhhhhhhhhh odaygi maa waxa ku dabeyay enu noqdo gobyaaa

  • @laylahodan2652
    @laylahodan2652 4 ปีที่แล้ว

    Geeesi wale jamaal cali xuseen

  • @bushramohamed6056
    @bushramohamed6056 7 ปีที่แล้ว

    halkan ku xus siyasiyiinta uu jamaal mansada ku tabanayo anigu aan bilaabe
    doqonka 1baad faysal
    midklaa ka sii daran
    ali guray
    daba dhilif basaskii
    ina aw siciid SO
    aan soo dalilshee kii
    dabinka ii dhigay
    muse biixi

  • @sahraabdulle933
    @sahraabdulle933 7 ปีที่แล้ว +2

    gabey Somaliland iga dheh.doqon yahay, doqon yahow, doqon dirkiis, doqon dhaha, misa doqon. ma gabeybaa ma hadalbaa. BAL ADBA IS WEYDII.....

    • @cabdilaahisiciid7586
      @cabdilaahisiciid7586 7 ปีที่แล้ว

      Sahra Abdulle Malaha buraanburkaad maqli jirtay sahray. Gabay taam ah weeye anoon tageerayn nuxurkiisa. Somaliland waa hoyga af tahamada,raganimada,hal abuurnimada iyo nacasta oo buufiyo. 😂

    • @sahraabdulle933
      @sahraabdulle933 7 ปีที่แล้ว +2

      raali ka ahow hadey ku taabatey ina abti waa haasaawayey lkn wali in uu gabey aheyn ayaan aaminsanahay hhh cabdi good ha loo geeyo...

    • @ahmedmo9833
      @ahmedmo9833 7 ปีที่แล้ว +1

      Sahra Abdulle gabayna maaha hadalna maaha ee waa maanso

    • @mohamedabdi4108
      @mohamedabdi4108 7 ปีที่แล้ว

      Sahra Abdulle gabay maaha ee maansa la Dhaka

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 7 ปีที่แล้ว +1

    Maansha Allah

  • @dalalmaakhiri1060
    @dalalmaakhiri1060 7 ปีที่แล้ว +3

    Jamaalkani soo maaha kii taageeray muuse biixihii ku soo diray faysal ee isaga iyo cali guray caayi jireen soo qabyaalad uma geeyn muxuu ina waraabe uun u haysta

  • @nacimamohamed9229
    @nacimamohamed9229 7 ปีที่แล้ว

    wa gabay cajiba oo Jamal ku ciilbxay lkn faysalbu uwada
    dacadi mahungowdo

  • @apdihakinsalepan4569
    @apdihakinsalepan4569 5 ปีที่แล้ว

    Jamaal cali xuseen NiN jiraH Nollw apti

  • @abdiwaliosman9739
    @abdiwaliosman9739 5 ปีที่แล้ว

    Guri barwaaqo. Hablihiii uuw. Caayey weeye maansadu

  • @axmedali783
    @axmedali783 7 ปีที่แล้ว

    Dad badan baa halkan comments kabixinaya oo runtii buka oo dufan jecela dulmigana ku diirsada waxaan se ku leeyahay jamaaloow geesi ilaahay ma xilo ninkastaaba hadumaalee aduunbaa ku danbayn

  • @arabhassan5627
    @arabhassan5627 7 ปีที่แล้ว

    This guy took $750,000 to walk out off the politician of Somaliland, and he let down thousands of supporters of his party I said that's not a politician, that is a Carbage and I'm glad he's gone now.

  • @somaliland-geologicalconsu3612
    @somaliland-geologicalconsu3612 7 ปีที่แล้ว

    jamal nin wanagsan oo daacada weye lkn inuu kulmiye kuu biiro muu ahayn shacabkoo dhan baa niyada kala socday lkn markuu kii bur buriyey racay xagasa lagu nacay

  • @maxamedcasse7502
    @maxamedcasse7502 7 ปีที่แล้ว +1

    wuxuu soo qaadaya xasan Ganaay iyo c/ma

  • @haberjeclokid1991
    @haberjeclokid1991 4 ปีที่แล้ว

    Calaacal

  • @cabdalecawil7764
    @cabdalecawil7764 7 ปีที่แล้ว

    aqoonyahanku wadankiisii maaha soomaaliland
    waxaanu aragnay inaan wadankan aqoon Iyo ciLmi nin leh waxba ka noqonayn Indhahana waad noo jeexday anagoo wax baranay ayaanu kaniyad jabnay wadankan
    qabyaalad ayaa kursiga lagufuulaa markaa reeraha ayaan Iska baranaynaa clans learn

    • @yusurmariinxiga4277
      @yusurmariinxiga4277 6 ปีที่แล้ว

      siyaasada kuma fiicna jamaal sikale wax haw qabto

  • @soleimanjama9891
    @soleimanjama9891 7 ปีที่แล้ว

    jamaal gabay horta waa maroyaay waana mahadsanyahay waana dhaxalgal.........lkn odaygu isagko iska shaqaysta ayuu iswaalay waaana ku dhexwaasbay siyaasada s.land faysal ayaa faj ulaaqay

  • @hawayassin7044
    @hawayassin7044 6 ปีที่แล้ว

    aqoon yahan jamal Ali xusein wa geesi aqoon iyo maskax leh nasiib daro xisbigiisi ucud waxa hor istaagay faysal Ali waraabe.wbt

  • @axmedali783
    @axmedali783 7 ปีที่แล้ว

    Dad badan baa comments kabixinaya halkan oo buka oo dufan jecela dulmigana raba jamaaloow geesi ilaahay ma xilo ninkastaaba hadumaalee aduunbaa ku danbayn

  • @gaaxnuugmedia4727
    @gaaxnuugmedia4727 7 ปีที่แล้ว

    Muuse Biixi Maqaal Saar Ayay Madal ku keeneene?
    Maxaad Adigu maansadan dalagan Madal ukeenaysay?

  • @kalqoraydevelopmentorganiz8919
    @kalqoraydevelopmentorganiz8919 7 ปีที่แล้ว

    aqoon yahan jamaal cali xuseen kada odayiga dusha haka rarine

  • @mustaphedaahir2920
    @mustaphedaahir2920 6 ปีที่แล้ว +1

    Waa faysal kaas loo gabyay🤣🤣🤣

  • @mowliidmaxamuud4987
    @mowliidmaxamuud4987 7 ปีที่แล้ว +6

    aqoon yahanka waa ladulmiyay sory

    • @axmedali783
      @axmedali783 7 ปีที่แล้ว

      Qaar badan oo commetiyo bixinaya oo bukaa jamaal cali xuseenoow kasiidaran dufan jeceshaa geesi baatahay iilan matsid waligaa

  • @abdalaa.aligreen6251
    @abdalaa.aligreen6251 5 ปีที่แล้ว

    Ilay doqoni, heesta waxa laha Yusuf AADAN

  • @omaxamed7545
    @omaxamed7545 7 ปีที่แล้ว +2

    Amiiiiiiiiina

  • @dhladkasomaliland6858
    @dhladkasomaliland6858 7 ปีที่แล้ว

    ascjamaal ali xuseen waadmahadsantahay maashaa alaaH gudh

  • @nurdeanbil6497
    @nurdeanbil6497 7 ปีที่แล้ว

    Thanks for your time

  • @anshaxyare9867
    @anshaxyare9867 5 ปีที่แล้ว

    Wa cad yhy gabaygaasi jamal ali hussien

  • @yusurmariinxiga4277
    @yusurmariinxiga4277 6 ปีที่แล้ว

    kaba hii cigaal ayuu rabbaa inuu xidho way kaa weynaayeen abti

  • @moib6457
    @moib6457 7 ปีที่แล้ว +2

    waxba faysal ha ka hadlin dee jamaal ada ka daran

  • @lucky-mk3rc
    @lucky-mk3rc 7 ปีที่แล้ว +1

    Waaxay baroortu aqoonyahan waad ooyaysaaye

  • @aminabdilahi8259
    @aminabdilahi8259 7 ปีที่แล้ว

    wlee hdaan reer hargeisa nahay casimada S/land nahay wn la socona doqonaada aad shegaysid adna sabirka badi aduun wax walba wa lagu arkaye wliba doqonka weyn wlee akhira danbeysa

  • @mawliidyussuf4908
    @mawliidyussuf4908 7 ปีที่แล้ว

    Allah yaacisak wll jaamal wasida aad sheegtay wlee doqon lama gargaarsado oolama darernsado duli lama xambaarto ,,, Allah yaxfidak meelbaad kaga soohadhay ragaas

  • @ayaxfilms2897
    @ayaxfilms2897 3 ปีที่แล้ว

    Nice abwaaan

  • @suldaanfarah4263
    @suldaanfarah4263 7 ปีที่แล้ว +1

    hhhhh adduun yooy xaalkaabe jamaaloow adiga iyo faysal kiinee doqona horta waa su,aale faysal waxa lacag soo siiyey kulmiye oo Ku yidhi nin kaa habar awal musharax nimada kaqaad si aanu uwiiqin codka muuse biixi nin ragi wuu garanayey doqona looma sheegayn taa lalama yaabanayn lkn waxa lala yaabay markaad u hirgalisay doonistii kulmiye eed uwareegtay kulmiyihii sidii lawada ogaa kuu galay ee huteelada kaa mamnuucay bulshadu waxay iswaydiisay nin kani manacas baa mise waa calooshiisa ushaqayste sida faysal

  • @yaazufamiir3589
    @yaazufamiir3589 5 ปีที่แล้ว

    waa muuse waana gabey runa

  • @qawdhanyusuf6420
    @qawdhanyusuf6420 7 ปีที่แล้ว

    Talow kaasi ma faysal baa?

  • @abdikarinahmed6066
    @abdikarinahmed6066 5 ปีที่แล้ว

    Hhh gabaygan waxa lagu garaacay faysal iyo kuwa lamida

  • @princefarxanqarjap8920
    @princefarxanqarjap8920 6 ปีที่แล้ว +1

    waagaby fcn