Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo falastiin wey guuleyysanee ee Allah ha u soo dedejiyo xornimadooda iyo guushooda walaalaha falastiin aamiin Allah ayaga ha isku dhameeyo hana isku salido dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta daba dhilifka u ah cadowga aamiin
Waxaa lajoogaa walah waqtigii rasuulka caleyhi salam uu sheegay yahuud geeedkii ay galaanba sheegi doono maantay dhow dahay.... صدق رسول الله صلى الله عليه وسلم Meel walba wayka qurmeen
Nabi Mohamed scw. Aya Dhulka carabta furtay. Imikana Wa in dib lo furta. Carabtu Afar midh mooye dhamantood. Maha muslim sax ah. Wa daalimiin. Siiba ahaan Sucuudiga
سألتتك 💔بالله الجَليلُ الْجَبَّارَ ان تنقذَنَا قَبْلُ أَن نَفوَتْ مِّنْ شِدِتْ الجوع : قال عز وجل [[مَا أفَاءَ اللهُ عَلَى رَسُولِهِ مِنْ أَهْلِ الْقُرَىٰ فَلِلَّهِ وَلِلرَّسُول وَلِذِي الْقُرْبَى وَالْيَتُمَى وَالْمَسْكِينِ وَابْنِ السَّبِيلِ كَيْ لَا يَكُونَ دُولَةً بَيْنَ الْأَغْنِيَاءِ مِنكُمْ وَمَا عَاتَيْكُمُ الرَّسُولُ فَخُذُوهُ وَمَا نَهَنكُمْ عَنْهُ فَانتَهُوا وَاتَّقُوا اللَّهُ إِنَّ اللهَ شَدِيدُ الْعِقَابِ ]] انَيَ انْتُحْيَكِ اني ذخلَةٍ عَلَى الله ثمَّ عليكِ انَيَ فَيَ وَجهك اني اختكِ اني اتْرَجَاكِ اتْوَسِلُ الْيَكِ انَقَذَنَا لُوَجه الله. يَشِهِدِ اللهُ يَحْيَ انَ مَنْ الْصَبَاحُ حُثا الانَ يَحْرَمُ علينا الاكل غير الماء ) اخواني اني اقسم بالله العلي العظيم على كتاب الله انني بنت يتيمه من اليمن ومعي اخوان صغار اقسم بالله على كتاب الله ان اخوتي ماعاد يقدرو ينطقو بكلمة من شدت الجوع وصاحب البيت يريد الإجار او بيخرجنا إلى الشارع و اني اسالك بالله وانشدك بمحمد رسول الله يا اخي لوانت مسلم وتحب الخير واتساعدني ولو ب 500 ريال يمني ان تتواصل معي او تراسلني وتساب على هذا الرقم +967.717821239وتطلب اسم بطاقتي وترسلي ولا تتاخر وايعوضك الله بكل خير فيااخي انت رجال إذا شفت اسرتك جاوعين تعمل المستحيل من اجل تامن لهم الاكب ولكن انابنت عيني بصيره ويدي قصيره ليس لي اب مثلك يسمح دمعتي ويحميني من الذل والاهانة مع واخواني سغار شوف كيف حالتهم وساعدنا وانقذنا قبل أن يطردونا في الشارع نتبهدل او نموت من الجوع انا اقسم بالله الذي رفع سبع سموات بلا عمدوبسط الارض ومهداني لااكذب عليك بحرف من هذا الرساله واني ماطلبتك إلى من ضيق ومن قسوت الضروف والحال الذي احنافيه وانا واسرتي نسالك بالله لولك مقدره على مساعدتنا وجزاك الله خير الجزا ✓>{✓]
الله الرحمن الرحيم الملك القدوس السلام المومن المومن المهيمن العزيز الجبار المتكبر الخالق الباري المصور الشكور الحمد لله على كل ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Allow u gargaar ummatu Mohamed ❤❤❤ csw amiin
Allahu ❤Akbar ❤Allahu ❤Akbar ❤Allahu ❤Akbar ❤Allahu ❤Akbar ❤Allahu ❤Akbar ❤Allahu ❤Akbar ❤Allahu ❤Akbar ❤Allahu ❤Akbar ❤Allahu ❤Akbar ❤Allahu ❤Akbar ❤Allahu ❤Akbar ❤Allahu ❤Akbar ❤Allahu ❤Akbar ❤Allahu ❤Akbar ❤Allahu ❤Akbar ❤
Wadamada Islaamka Mid Awoodo In U Talaabo ka Qaado Gumaadkas Ma jiro Lkn Isbadel Ayaa iman Alle Haduu Qadaro Insha allah
Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo falastiin wey guuleyysanee ee Allah ha u soo dedejiyo xornimadooda iyo guushooda walaalaha falastiin aamiin Allah ayaga ha isku dhameeyo hana isku salido dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta daba dhilifka u ah cadowga aamiin
Amiin amiin amiin amiin
اللهم امين يارب العالمين
Amiin amiin
Falastiin waxaa dhibta ugu wacaan waa wadana carabta oo yahuuda la saaxiib ah😡😡😡😡😡
Oromo waalafahmey@@MoustaphaAdenelmi
ALLAHU AKBAR , yuhuud bakhtiyey kuwii dilay waa mujaahidiin ALLE aduun iyo aakhiro ha barakeeyo aamiin aamiin aamiin
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ واحفظ المسلمين أجمعين يا رب
Amen
اللهم امين يارب العالمين
اللهم امين يارب🤲🏻🤲🏻
Illaahoow hurdo ay waayaan oo argagax ku rid oo cabsi xagaagaa ku tuur illaahoow jabi oo halaag oo aduunka ka ciribtir yuhuud iyo inta la jirta Aamiin Yaa Rabbi AlCaalamiin
Aamiin yarabi
aamiin yaa Allah
Allaahu Akbbar! ragaas waynasharfeen. Ilaahay Aduun iyo aakhiraba wax dhiba ragaas matuso Amin
Imaaraadka waa sharr badan yihiin ee Allaha ku salido burbur iyo halaag.
Amiin INSHAALLAHA wall
Umad islaam wye hanuun ugu ducee hada muslim dhaba tahey diintu waa naseexo
Dad ku,waamuslimiin,madaxdana,uducee
Adiga ayaa ka daran,
Mujaahidiin ayaa ku cibaadaystay, Xaakhaankaas Mujrimka ah.
Waa ozbekestan
walh ragaa ku cibadeysatay alhamdulillah😅
Allaahu akbar
Allaahu akbar
Allaahu akbar
Guul yaa muslimiin
الله اكبر ولله الحمد
Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Alxamdulillah weyn ❤
Fadlan hadaa aragto comment keyga like isaar ❤❤
Mxey kuguso kordin like war wanagsan ayaa lagafafiyaa halkan walbo wax wanagsan so qor
Msha allh allhu akbar bilad bay mudan yahiin ragaas dilay ❤❤❤
Waxaa lajoogaa walah waqtigii rasuulka caleyhi salam uu sheegay yahuud geeedkii ay galaanba sheegi doono maantay dhow dahay....
صدق رسول الله صلى الله عليه وسلم
Meel walba wayka qurmeen
اللهم أنصر الإسلام والمسلمين 🤲
Waa Arin Cibaado eh Masha Allah ✊❤️🔥
Alhamdullilah wa mahad ilahey ❤❤
Guul weeye in ay dilaan mujrimka geesiyaal aya helay
Waaa dad dhalimin aaah oo arladha ilahey odan ika kaac leh Allah haburburiyo yuhud
Basaas buu ahaa, kuwa dilay waa mujahidiin☝️🇵🇸
Gac mahoda illahey ha ubarakeyo wey cibaadeystn ❤❤❤❤
Mashaa Allah alxamdulilaah ilaahay ha sharfo nimankaa khaarajiyey mujrimkan sahyoonigaa ahaa imaaratkuna meel xunbuu kusii hoobanayaa ilaahay sharkiina hanaqabto
Wallahi kuwa maxaakiimta carabta isku sheegaya waa masiibo subxaanallah illaahayow adigaa weyn oo waaxida ee nasriga islaamka inoo soo de definitely yaa rabi 😢
Hal qof uma qaban dilkii wallal falastiin ah 2010 kii imaraatka oo yuhuudi ku dishay hotelkiisa daalimiin waaye imiraatku muslimka allaha ka qabto
Wee carareen
Waan Ku salaamay walaal mahadsanid❤❤❤
Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar
Ilahey hasiyo umada muslimka hogaamiye runta ka gabanin munafaqey na aqoonin I,a
Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato
mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼.
Inshaa allah waxaa laguciqaabi donaa sahaayina gacmaha mulimiinta
Mash Alha guul guul guul guul guul guul guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
Masha Allah Allahu Akbar ☝🏻
يا لها من رجال . اللهم وحد شعوب المسلمين
Mashallah hawala ficna ayay qabteen
Wanka xunahay 😢in wadamadii muslimku saa samaynayaan 😢😢😢😢yaaa Allah Noohili wabad nohilisaye
War waa gaalo aan muslim aann shaqo kulahiin
Mujaahidiin geesiya ah ayaa abaalki mariyey cadowga alle.
alaah haka qabto umada Islaamka ah gaalada dhamaan noocyada cadawka ah aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin yaarabi Waad mahadsantahay
❤ sharaf ku nooloow Umstand Cumar.
Guul wye msh allh in lagubo aye eheed. Alxamdllh
ilaaheeyoow Ugargaar Walaaleheena F!l!sdh!!nta.
ilaaheeyoow Ugargaar Dhalinta Soomaaliyeed
Mowduucyadanoo kale maxaan jeclahay. Noo badi Ustaad Caamirow. Allaha kubrakeeyo.
Nio omar inshaaroow Anagga siyaasad kaagama Aan baran Ee mowduucaagii usoo laabo
Mawduucyada rabto adecada talabib ka so dhagayso adigu
الله اكبر الله اكبر الله اكبر
Allaha abkabar guulesta mujaahidiintii fulisay dilkaas
Mujaahidiin cibaadaystay Mansha allah.
Gaal weyn baa la dilay alxm waa mhd alle 🎉🎉
Omar inshar wll mawduuca sookhulaasee soona koob fadlan
Asc ustadh omar inshar
Mahadsanid yaa abaa feysal
Umada islaamka Allah ugargaaro meel waliba ay kusuganyihiin
Gulayso ustaad cumar 🎉❤
Wax badan ayaad noo iftiimisay thanks sxb
Asc cumar inshar maalmahan chanelki kle ee fandhaal podcast maxa ku dhacey mudo waxba maso galin run ahanti hada ogaansho waxan ka jeclahay fandhaal podcast .
Kulanti Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤
Qofkii iga danbeyoo 👍
Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar
Walaal Cumar Inshaar, waad kumahadsantahay faaladan. Balse waxan ka codsan laha inaad soo koobto (brief).
Wllkey inshaar waa ku salaamay ✋ mida xigta sxb mowduuca muhiimadiisa abaar waa uun sheekeyneysa sidaada kale ma xuma bandhigaaga lkn waxad so celisa mowduuci ahaa jimcaha 😮
Imaaraatku waa wadan Magac xumo ku Caan baxay
الله اكبر
Nabi Mohamed scw. Aya Dhulka carabta furtay. Imikana Wa in dib lo furta. Carabtu Afar midh mooye dhamantood. Maha muslim sax ah. Wa daalimiin. Siiba ahaan Sucuudiga
Kan somalia xitaa waa dabadhilif sheeg cumar inshaar
Illaah ha barakeeyo raga ku cibadeeystay baqtigaan yahudiga baqtiyay
Waa kusalame omar inshar fns kaga kamid ahay 2019 Ila hada 🎉❤
Alxamdulillaah. Way cibaadaysteen
2005 aa idaacad la dhagaysanayey ogaansho legend😂😂😂
Lacnatullahi caleyhim
Madaxay garbaha uga dejiyeen. Waa kala fujiyeen. Madaxaa ku cuslaaday, waxay ka caawiyeen in ay umadaxfududeeyaan. 😂😂😂
Maamulka imaaraadka hogaamiya
Muslim laguma tilmaami karo
سألتتك 💔بالله الجَليلُ الْجَبَّارَ ان تنقذَنَا قَبْلُ أَن نَفوَتْ مِّنْ شِدِتْ الجوع : قال عز وجل [[مَا أفَاءَ اللهُ عَلَى رَسُولِهِ مِنْ أَهْلِ الْقُرَىٰ فَلِلَّهِ وَلِلرَّسُول وَلِذِي الْقُرْبَى وَالْيَتُمَى وَالْمَسْكِينِ وَابْنِ السَّبِيلِ كَيْ لَا يَكُونَ دُولَةً بَيْنَ الْأَغْنِيَاءِ مِنكُمْ وَمَا عَاتَيْكُمُ الرَّسُولُ فَخُذُوهُ وَمَا نَهَنكُمْ عَنْهُ فَانتَهُوا وَاتَّقُوا اللَّهُ إِنَّ اللهَ شَدِيدُ الْعِقَابِ ]] انَيَ انْتُحْيَكِ اني ذخلَةٍ عَلَى الله ثمَّ عليكِ انَيَ فَيَ وَجهك اني اختكِ اني اتْرَجَاكِ اتْوَسِلُ الْيَكِ انَقَذَنَا لُوَجه الله. يَشِهِدِ اللهُ يَحْيَ انَ مَنْ الْصَبَاحُ حُثا الانَ يَحْرَمُ علينا الاكل غير الماء ) اخواني اني اقسم بالله العلي العظيم على كتاب الله انني بنت يتيمه من اليمن ومعي اخوان صغار اقسم بالله على كتاب الله ان اخوتي ماعاد يقدرو ينطقو بكلمة من شدت الجوع وصاحب البيت يريد الإجار او بيخرجنا إلى الشارع و اني اسالك بالله وانشدك بمحمد رسول الله يا اخي لوانت مسلم وتحب الخير واتساعدني ولو ب 500 ريال يمني ان تتواصل معي او تراسلني وتساب على هذا الرقم +967.717821239وتطلب اسم بطاقتي وترسلي ولا تتاخر وايعوضك الله بكل خير فيااخي انت رجال إذا شفت اسرتك جاوعين تعمل المستحيل من اجل تامن لهم الاكب ولكن انابنت عيني بصيره ويدي قصيره ليس لي اب مثلك يسمح دمعتي ويحميني من الذل والاهانة مع واخواني سغار شوف كيف حالتهم وساعدنا وانقذنا قبل أن يطردونا في الشارع نتبهدل او نموت من الجوع انا اقسم بالله الذي رفع سبع سموات بلا عمدوبسط الارض ومهداني لااكذب عليك بحرف من هذا الرساله واني ماطلبتك إلى من ضيق ومن قسوت الضروف والحال الذي احنافيه وانا واسرتي نسالك بالله لولك مقدره على مساعدتنا وجزاك الله خير الجزا ✓>{✓]
Inshaarow madaxda carabtu iney raaxojeceyl iyo xukun jaceyl kaqabaan diintoodii xoriyaddoodii raginimadoodii iyo sharaftoodiiba weykatanaasuleen gumeysi ayeyna qaateen
Aamin.
Emrat iyagaaa Yuhuud yar Yar ah Nijaastu
🥺.🥺 🥺🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
Ilaahay wlaleheen ree falstiin haugargaaro 😭🤲
ضربت عليهم الذلة والمسكنة
imaraat waa dabadhilif nacalad haku dhacdo
Masha Allah hawlfican bayqabten
❤
Allahu Akbar
Waa farxay runtii🎉🎉
Guull
Isreal iyo shisheeye imararka ma sheegan karan wayo dad yar oo kooban ayaa sharci la siiya lkn carabta sharciga ma bixiyan qofka marku shaqeyn kari waayo oo duqoobo dalkiisa ayeey utrxiilan
Allow carab jabtii 😢 dabo qabo amiin
Ilaahay baa u balan qaaday in duli ay ku noolaanayaan iyo gaajo.
Thanks 😂sida adnooga farxisay alle hajabiyo cadowga
AaMinn😂😂
Ay ay dhalay wan ku farxay ❤❤❤
الله الرحمن الرحيم الملك القدوس السلام المومن المومن المهيمن العزيز الجبار المتكبر الخالق الباري المصور الشكور الحمد لله على كل ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ustaad plz next xaqiiqooyin ku saabsan 5ta somaaliya
Shanta somali wax la dhaho ma jirto somalidu waa mid gaalka ayaa isticmaalo iyo haraageesa .somali hanoolato guul iyo gobonimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Carab waa is ka xayawaan
Xayawankaba ka sharaf badan
Omar inshaar waaxn kugu xirnaa ado marayo 10k mantana 1m baamarysa sawir ban kaqaay 10k
Asc mr omar inshaar, gudomiye hab soo gudbintada isbadal weyn ayaa ku dhhay saan filaayo waxaa la qabsatay hab gudbintii podcast-ga, waxaa rajeynaa qaabkii hore inaa kuso laban doonto
Ogaanshow wll adoo mahadsan marka hore qoraalada soo qoro hada ganacsiyada uu leeyahay waa idin sheegaya baad tiri maidan sheegin
Mr omar waayahn arimaha somaliya ama wadanka mailowday waadiga bariga dhexe le nagu haaye saxiixyada Ethiopianka wayahn waxybo badn sokordhay malasocotidmia
Hadal soo koob
Waa kufaraxsanahay
Waa Qaybiyoo xukunta ay adeeg sadaan wada mada Gumaystayaashu
Mucammaru alqaddaafi ayaa yidhi imaaraadka naclad haku dhacdo iyo khaliijba
Falastiin guul
Adigaba falasdiin ah aan kula kaftamee saxiib😂😂😂 falasdiinta somalida maahoo😂😂😂😂
@AbdulahiMahdi-g6c haa
ASC. Xukumada imaratka maxan ka ognahay inay asalkodii yuhud ahaayeen ya ka war haya???