CEEBEY TACAAL :DDNAJI & GABAR WAX BARATAY DNA HALA BAARO MAXKAMADA DAAH..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 11

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 6 วันที่ผ่านมา +2

    Soysoy se loo hela nabarkeda lacag ma rabo wax ii uririya udin dhihi maayo qof iga maqan walalay nabarkag siden u helaa ninka hg ceer ah xola ku leyahay i cawiya

  • @NimoAbdi-il4um
    @NimoAbdi-il4um 10 วันที่ผ่านมา +5

    Waa khalaad inaa gabaadha wajiigeda meeshan lasosaaro, somalidu manaxaan miya

  • @TheSomaliPride
    @TheSomaliPride 9 วันที่ผ่านมา +1

    Habadha wajigeda meshan lakeeno maaha😢 ilmaha ama hala inkino amahalaqato

  • @almasahmedali3967
    @almasahmedali3967 6 วันที่ผ่านมา +2

    Love 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯💯🤴🏻✍️🤝👌👍🏽🫵👈

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 9 วันที่ผ่านมา +1

    Odaygan cajuuska ah ee rifrifan ma fabafha yar ayuu inkiray,,akhan nooc kasta waxba looma dhalo

  • @XasanmaxamedSabriye-t9p
    @XasanmaxamedSabriye-t9p 10 วันที่ผ่านมา +2

    DDN A halaga qaado

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 10 วันที่ผ่านมา +2

    SUBXAANA LAAH NINKAAN TIMAHA LA BAXAY YAAAAAAAB

  • @dhuux143cilmi7
    @dhuux143cilmi7 10 วันที่ผ่านมา +3

    Gabdhihi way rafadeen raagi macnaha laha way dhamaden

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 8 วันที่ผ่านมา +1

    Somalida aqoon lanaanbaa dhigtrey bal eeg 18 bay gaartey lama raadinkaro maxay tahay Qof waa Qof la waaye nolol iyo geeri kidnapping ama dhimataya xaq bay familka ukeeyihuin in Ay hubiyaan qofkooda pol iska waa iadult af maaha. Qof aan nolol iyo gere la ogeen ee un taxi qaatey
    Ilaahow jaahilnimo baa halkaa nadhigtey nation dhan ee jaahil dayacan aqas bal eeg waxay kusheekeenayan

  • @smile2567
    @smile2567 3 วันที่ผ่านมา

    Been badana kan day beento meesha kuqoray war gabdha habahdilin nacas yahow view raadis ka ah akhas

  • @Aminaaa55
    @Aminaaa55 10 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂