ความคิดเห็น •

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 ปีที่แล้ว +1

    MaHadsanid.Abaayo

  • @Maxamuud-f5x
    @Maxamuud-f5x ปีที่แล้ว

    ASC walal waxaan rabaa cafimaadka sabiibta inaad xog badan iga siiso

  • @zuexsiman7009
    @zuexsiman7009 2 ปีที่แล้ว +1

    Mom thnks kasohadao hoyada uurka leh cunada ufiican iyo kuwa ufiicneen ee ilmaha kasootuurayo

  • @MahadDaahir-ni5uk
    @MahadDaahir-ni5uk ปีที่แล้ว

    Jazaakilllaaahu kheyraa.

  • @ummuayan8227
    @ummuayan8227 2 ปีที่แล้ว

    MASHALAH MASHALAH jzk qayeer walaal nacimo

  • @MahadDaahir-ni5uk
    @MahadDaahir-ni5uk ปีที่แล้ว

    Axsanallaahu ileyki.

  • @fadumomusaali676
    @fadumomusaali676 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc naciimo qofki sokorta qaba ma cuni karaa sbiibka

  • @aminaahmedmohammed1056
    @aminaahmedmohammed1056 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah😍

  • @sahrasaid140
    @sahrasaid140 2 ปีที่แล้ว +1

    ASC. Abaayo. Macaanto

  • @nuurmaxamud4239
    @nuurmaxamud4239 ปีที่แล้ว +1

    Hooyo uurleh macuni kartaa mar walbaa cuna isoo jawaaba🥺🤔

  • @hindiamustaf6302
    @hindiamustaf6302 2 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allah jazaakilaahu khayr

  • @nimamussa6667
    @nimamussa6667 2 ปีที่แล้ว +1

    Masahallh barakaalh

  • @igalsamiirahussain9508
    @igalsamiirahussain9508 ปีที่แล้ว

    Masha Allah sis❤

  • @nadarahmed9872
    @nadarahmed9872 ปีที่แล้ว

    Naag uur leh macuni kartaa waliba bilo yar ah plz isoo jwb

  • @siidiifashioncosmatics6155
    @siidiifashioncosmatics6155 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @mulkihussein9538
    @mulkihussein9538 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc shugran waan kaafa iidnay

  • @siidiifashioncosmatics6155
    @siidiifashioncosmatics6155 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sida aad nala soo xiriirtay
    Siidii Fashion Online Shop

  • @ugasomire5190
    @ugasomire5190 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @mohammedamin8624
    @mohammedamin8624 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc naciima jazaakallahu khayr abayo waxad ka so hadasha saffron ka ama loyaqan sacfaraan fa,idadisa iyo inay qaadan karto hooyo urleh 🌹🌹🌹👍👍❤️❤️❤️

  • @jamilaahmed7512
    @jamilaahmed7512 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc abaayo waan ku salaamay waxan raba talefankada waxa badan ayan ka faiday macanto iso qor waxan raba inan ku waaydiyo sualao❤❤❤❤

  • @faliswarsame213
    @faliswarsame213 2 ปีที่แล้ว

    Masha alaah shugran qaali💣💟💟💗💗

  • @mohamedabdalla2719
    @mohamedabdalla2719 2 ปีที่แล้ว

    Asc maa shaa Allah

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 ปีที่แล้ว +1

    A.S.C

  • @shukriahmed4563
    @shukriahmed4563 2 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo naciimo alaha kubarakeeyo sadaqo jaariyo alaha kaaga dhigo wax badan ayaan kaa faaii deysaney

  • @simankeynaan5579
    @simankeynaan5579 2 ปีที่แล้ว

    Jizaa ka Allah kheyr walaasheey

  • @shankaroonfarah9535
    @shankaroonfarah9535 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abayo

  • @ramlaomar8400
    @ramlaomar8400 2 ปีที่แล้ว

    sida aad wax ugu sheegayso hadii ay raacaan walaahi xanuunka macaanka ayaa ku dhici umada ha waalin ku dheh aniga wuu ii wanaagsan yahay qofka kale dhibayo ayaa jira Walee somali waa sunta hargaha

  • @fatumofalis114hussein2
    @fatumofalis114hussein2 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah ❤👍

  • @deikafarah4253
    @deikafarah4253 ปีที่แล้ว

  • @ambiyomuhumed3061
    @ambiyomuhumed3061 2 ปีที่แล้ว

    Asc Nacima Aniga telefonka ma gelikar Soo Sheeka gabdhah nujiya Carurta cntata fican

  • @naimaabdalla8504
    @naimaabdalla8504 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc Abayo Qof sonkor qaba ma cuni karaa

    • @kowsarsiciid4815
      @kowsarsiciid4815 2 ปีที่แล้ว

      😜

    • @rodaibrahim9078
      @rodaibrahim9078 2 ปีที่แล้ว

      Walashay nacima jazakilahu khayr ...waxad ishegta feerada ..macnaheda ma xadiidka .ama birta miya....qofka birtu ku badantahay .ma isticmali kara ..ado mahadsan iso jawab

    • @ramlaomar8400
      @ramlaomar8400 2 ปีที่แล้ว

      Yaanay kuwaalin sabiibka sokar taa ku badan caafimaadka uma fiicna dadka jirkooda feerada ku badantahay ha udhiwasnin gabadhani inay dadka waalayso waxaanay aqoon u lahayn ayay ka hadlaysaa

  • @kaaraa-mardha1977
    @kaaraa-mardha1977 2 ปีที่แล้ว

    ASA walaasheey waa dadaalaysaa maashalah. Fadlan noogasoo hadal Rooseetada ama lipsticks. ASA

  • @siidiifashioncosmatics6155
    @siidiifashioncosmatics6155 ปีที่แล้ว

    Shukran sida aad Bulshada Soomaliyeed ugu faaideysay

  • @mumtaazjama579
    @mumtaazjama579 2 ปีที่แล้ว

    Asc Naima qali waan ku salaamayaa from Hargeisa Green Tea 🍵 kasoo hadal xabibtii shukran

    • @ramlaomar8400
      @ramlaomar8400 2 ปีที่แล้ว

      Walaalo adiga iskaada wax u raadso internet ka runta ah ka doono oo wac aqri is bar waxa caafimaadka laga helo iyo waxa jirkaada u baahan iyo wac aanu u baaneyn sabiibka ay kuu sharxayso hadii aad in badan cuntid xanuun ka macaanka ayaa laga qaadaa sinkortiisa ayaa aad u badan iyo carbohydrate kiisa hadii aanad ahayn dadka howsha culus qabta ka fogow in aad cunto walaalo dadkan waxaanay aqoon u lahayn ayay ka hadllaan adigaa iskaada wac is bar

  • @shariifaden7799
    @shariifaden7799 2 ปีที่แล้ว

    Asc,ka warran waxa ragga caawiya ,waqtiga jamaca

  • @nuurkhadra557
    @nuurkhadra557 2 ปีที่แล้ว

    Asc wll masha Allah

  • @nadifomohamed4095
    @nadifomohamed4095 2 ปีที่แล้ว

    Asc walal guuleyso horay usoco viva

  • @raahojimale5288
    @raahojimale5288 2 ปีที่แล้ว

    Asc Naima liiska adeega aaway

  • @sahruuna1912
    @sahruuna1912 ปีที่แล้ว +1

    Hada fahmay waxa la caatobi lahay maalin walba Sabin iyo loos Timir isku gura 😂

  • @mohadayax1476
    @mohadayax1476 ปีที่แล้ว

    Hooyo naciima sabiibka sokortamu ufiicanyahay

  • @mohadayax1476
    @mohadayax1476 ปีที่แล้ว

    Hooyo igasoojabaab

  • @ceeblachannel4590
    @ceeblachannel4590 2 ปีที่แล้ว

    Weef jug hadan imid abayo

  • @MalyuniskaAli
    @MalyuniskaAli ปีที่แล้ว

    Nag uur leh macunikarta

  • @aaminasahra8480
    @aaminasahra8480 ปีที่แล้ว

    Wcs

  • @wiilwaalarawelo5795
    @wiilwaalarawelo5795 2 ปีที่แล้ว

    Mawduuc loo baahan yahay. Fadlan soo gaabi videog yada.

  • @ramlaomar8400
    @ramlaomar8400 2 ปีที่แล้ว

    Dadka beenta ka daa hadii adiga kuu fiican yahay dadka way kala duwan yihiin wac adiga kuu fiican qofkale uma wanaagsan dadka isku mid ma aha sabuubka sonkartiisa ayaa aad iyo aad u badan

  • @sacdiyasaafi3701
    @sacdiyasaafi3701 2 ปีที่แล้ว

    Sabiibka gaas ayukicinaya

  • @ramlaomar8400
    @ramlaomar8400 2 ปีที่แล้ว

    Sabiibka shaqo ikuma laha vitimin c aneemiga waxaa laga helaa hilibka qudaarta liinta war dadka beenta ka daa

    • @marwoasiim9574
      @marwoasiim9574 ปีที่แล้ว

      Iron baa ku jirta xbbti waa runted sabiibka waa dhawr nooc nooc ka mida buu ku badan yey vitamin c ogow sabiibku 3 nooc nooc macan mid dhanaan yar le iyo mid isku jira

  • @husseinmohamed6468
    @husseinmohamed6468 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah
    Jizakumullahu kheeyr
    Walaasheey hawl muhiim ah baad noo haysaa
    Abaalkaada waa jano