"Waan Iska Casilay Gudoomiyihii Baarlamaanka"C/risaaq Khaliif .

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 362

  • @nuurtocali6033
    @nuurtocali6033 ปีที่แล้ว

    Sanaag iyo cayn anaa daga soolna waan kaa sariir donaaaa

  • @laylaquen6416
    @laylaquen6416 ปีที่แล้ว +1

    Somali hadii ay xilka udhiibtaan kuwanoo kale xaafad xaafad ayaa loo qaybsami,dhalinyareey tashada ragani Somali meel uma wadaane😢😢

  • @aducaleali2545
    @aducaleali2545 ปีที่แล้ว

    Walaalayaal reer sheekh isixaaqaw kalatashaye yaynaan dhimanine waan tashanaye tashada adinkuna oo darisnimada ilaaliya

  • @SharifBroncel
    @SharifBroncel ปีที่แล้ว +7

    Tuug somalilan guul 😂😂😂

  • @FarhiyaMahammed-bp8hk
    @FarhiyaMahammed-bp8hk ปีที่แล้ว +1

    Mashallah guuleyso geesi geesi dhalay oo ina darwiish ah

  • @xamsexarago-k8i
    @xamsexarago-k8i ปีที่แล้ว +1

    🤠🤠🤠🤠🤠🤠aan iskaabaro magacayguwaa lama arkaan waan idiin wada xidhidoona inshaalah🤠🤠🤠🤠🤠🤠😈😈😈😈😈😈

  • @mukhtarwarsameyare3799
    @mukhtarwarsameyare3799 ปีที่แล้ว +6

    Hogaamiyaha ruuxiga ah cabdirisaaq khaliif axmed

  • @AdamYare-cw6lo
    @AdamYare-cw6lo ปีที่แล้ว +2

    Nin raga waa kii hadal cad. Laba labayn marhadaanu aqoon anigu waa ixtiraama cidii doono ha ahaadee.

  • @mokhtarosman6946
    @mokhtarosman6946 ปีที่แล้ว +1

    Iidoor daba cayuun way jabeen !! xaqii baa dilaacay!! iidoor waa gun, waa waslad xun oo ku taalla soomaalida waana in la gubaa !!

    • @ciiltirainacileeye9844
      @ciiltirainacileeye9844 ปีที่แล้ว

      Waa runta lafta xaranta umada ku jirta waa iidoor qudhun xaqiiqadoda dhulbahante ayaaa umada somaliyed tusey

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 ปีที่แล้ว

    Xisbiga wadani iny khymin yehin hada ma shagi ba ku jirta ninkas ku sheegyen shan bilod gudomiye barlaman waxa ku hadlaya subaxan allah

    • @mohamedomar2367
      @mohamedomar2367 ปีที่แล้ว

      Oo Dakol oo kulmiye kaso baxay oo hadana Laasacnod iyo SSC ku biiray muxu yahay isagu

    • @abyanfaraxamaxamed7900
      @abyanfaraxamaxamed7900 ปีที่แล้ว

      ​@@mohamedomar2367 kkkkkkkk Waad Ku Sugtay .

  • @Maxamadjanan-ux2nl
    @Maxamadjanan-ux2nl ปีที่แล้ว

    INAADEER ADAA MUDAN SIFIICAN BAAD SAMAYSAY .GEESI GEESI DHALAY .BAAD TAHAY DARWIISH 🐎🦁🇲🇵

  • @mubarikabdikariim4422
    @mubarikabdikariim4422 ปีที่แล้ว +3

    Rag badan oo duminta wadanka kula jirey ayuu fashilay in kastoo ay horena isaga cadayd

  • @saynabxiisxiis7248
    @saynabxiisxiis7248 ปีที่แล้ว

    Bilo wade qas wade alle ku soo qabay xukuumadu saw runbay sheegaysay wadanina maantuu warkiisii cadaaday

  • @sahromohamed1749
    @sahromohamed1749 ปีที่แล้ว +7

    Mahadsanid waad guleysatay somaliya ha noolato

  • @Barwaaqo2005
    @Barwaaqo2005 ปีที่แล้ว +3

    Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo cabdirsaaq illahay hakubarakeeyo illahay hakuxafido adiga iyo oowladada iyo harti oo dhan Allahuma aamiin yaa rabbi Allahuma aamiin yaa rabbi ❤❤❤❤❤

    • @karti-soor
      @karti-soor ปีที่แล้ว

      Reer Sheikh-Isaaq markasta guullaysta Ila keliy Taliye SHUUCI Siyaad#Barre Ila jabhadii SSDF oo dhaqaallee. Millions dollar Kornayl Qaddafi siin jiray SNM kala tuurtay. Gabaygii Guba taariikhda dib u raaca.

    • @CmonNowTellme
      @CmonNowTellme ปีที่แล้ว +3

      Yaa kula googaaleysanaya Adidas iska xiiqsane!. Halkee ku gubaneysa oo lagaa taabtay?. Ma ogeyn miyaa in Abdirizaq tolkii raacay mar hore? Sxb iska qayil

    • @karti-soor
      @karti-soor ปีที่แล้ว

      @@CmonNowTellme Meel fog ma tegin.. Sidii AHN Dr Ali Khallif Xagloo Toosiye wey soo geli noqon markaay Puntand iyo Mogadishu isa seegaan..

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 ปีที่แล้ว +1

    Kabtan ayuub balwaan cabaas madani shaqo fiican ayey qabteen

  • @abdirisakyusuf1750
    @abdirisakyusuf1750 ปีที่แล้ว

    M.a waa aftahan khudbadiisa warqad kama aqrin wax uuqalday oo ukategayna malaha runtii ama jeclaada ama nebcaada soomaaliyeey ninkaan ookale wuukuyaryahay inlagahelo soomaali dhexdeeda maashaa alaah ilaahay kartidiisa iyo akhlaaqdiisa iyo aqoontiisa iyo aragtidiisa hawsaayidiyo aamin

  • @nasirosmanali2576
    @nasirosmanali2576 ปีที่แล้ว +8

    Cabdirisaaq Khaliif si gun dheer buu u hadlay ninkii fahmayaa fahmaya . Congratulations.

  • @MohadIbraham
    @MohadIbraham ปีที่แล้ว +5

    *Cabdirisaaq Khaliif Guul Guul Guul*, Waa Halyey Qaran Uma Soomaliyeed Guul U horseed inshaa Allaah Guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul Guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul

  • @zainabguled7344
    @zainabguled7344 ปีที่แล้ว +9

    Masha allaah geesi geesi dhalay hadda laga bilaabo adiga ayaa ssc madaxweyne u ah caqligaaga ilaahay ha kuu siyaadiyo

  • @mahdibahdoon9742
    @mahdibahdoon9742 ปีที่แล้ว +6

    Guuleyso halgama SSC khaatumo state of Somalia 🇸🇴. Mudane Cabdirisaq Khaliif ✌. From Jigjiga

  • @mohamedyousuf-e1z
    @mohamedyousuf-e1z ปีที่แล้ว +2

    ANIGA OO KASOO JEEDA BEESHA ISAAQ EE MUUSE KALA QAYBINTA IYO XUMAANTA U HORSEEDAY WAXAN HAMBALYO IYO BOGAADIN U DIRAYAA GEESI CABDIRISAAQ KHALIIF OO MAANTA LAMID AH MAALINTII SNM BADAN KOODU KA GOOSTEEN DAWLADII SIYAAD BARE.
    HAMBALYO HAMBALYO MUJAHID.

  • @saynabxiisxiis7248
    @saynabxiisxiis7248 ปีที่แล้ว

    Haday kuwan isku sheegaya baarlamaanka casililahaayeen wuu asturlaanlahaa ilaahaybaa kashifay ka sakawna dacwada laga gudbiyay qoflkasaa qaran loo dhaariyay

  • @khadarindhojacayl6256
    @khadarindhojacayl6256 ปีที่แล้ว +4

    Cirrooy wakaas C/risaq khalif 😂😂😂

    • @cabdiazizosmanmudanesanka777mu
      @cabdiazizosmanmudanesanka777mu ปีที่แล้ว

      Cdirisaaq muxu sameyey bal sheeg

    • @june6206
      @june6206 ปีที่แล้ว

      Ciro wuu ogyahay inla maqlo waayey la diiday marka cadirasaq ay uu matali laga kkk war aqligii ha shaqeeyo ninkan ku soo baxay magacuna wa habarjeclow muuse wa ka muuse magaca u daya wuuna ku mahad san yahay muuse mideyta uu mideeyey ssc

    • @somaliboyofficial6735
      @somaliboyofficial6735 ปีที่แล้ว

      C/risaaq khaliif wuxuu ka tirsanaaa xisbiga kulmiye mudo dheer na uu ku jiray markii dambena wuu ka baxay wuxuna ku biiray waddani 2 SANNO OO KALIYA AYUU KU JIRAY EE KULMIYOW NINKIII AAD KHIYAANTEEN DEE INUU QARANKII KA TAGAY IDINKAA SABABAY😂😂

  • @ibadojama4506
    @ibadojama4506 ปีที่แล้ว +1

    Wali ba waxaan idin dhihi lahaa in aad gidaar aad dhistaan idiin dhexeeya aad ku qurtaan between SSC and isaaqland ❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴guul .

  • @abdirahmanesse5246
    @abdirahmanesse5246 ปีที่แล้ว +2

    Ball aqriyo komantiga.inteena isaaqa ah waa wadaa cay iyo habaar keliya. Dhulbahante ma caytamayo.maxaa inaka qaldan waxweyn.war caqli Keena l inaka adkaaye.

  • @laylaquen6416
    @laylaquen6416 ปีที่แล้ว

    Xisbiga wadani waa faqash, nimankaa magacyadooda uu xusay waa cadawga qaranimada somaalilad, siyaasadana halaga Saarinen

  • @yazeinnapaapkah77
    @yazeinnapaapkah77 ปีที่แล้ว

    Waxa taraysa yar ooo imiinkab halkaa madhan timiiye maxaaad markii hore baa Doonaysay war dadku waa dadkii waan jamuuuriyada barakaysan eee soomaaliland nio nin jileectahayee

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 ปีที่แล้ว +6

    warku waa cadyahay inuu waxanoo dhan k danbeeyay !!!!!!!!!!!!!!! from salac 👮🏼

  • @kareen5993
    @kareen5993 ปีที่แล้ว +8

    😂😂😂😂😂😂 ooyde

    • @SiraadCali-cm5rr
      @SiraadCali-cm5rr ปีที่แล้ว +2

      Ohiintu manta idoor ayee ku dambeysa no ictiraaf

    • @kareen5993
      @kareen5993 ปีที่แล้ว +1

      SOOL WAA SOMALILAND kana waxba kama badalikaro somalidu waxay ku mahmahada umuli ilowshiyo dhawa mad ii lowdey 18 mey somaliland farxadi iyo damashadki guudomiyaha cusub ee goolaha wakiilada JSL yaasiin khaji mahamuod faratoon succeed JSL 💚🤍❤️

    • @SiraadCali-cm5rr
      @SiraadCali-cm5rr ปีที่แล้ว

      @@kareen5993 waxad ka shekayneyso garan mayo ssc kama marantan 🏃 haday kaftan garty xita qof ssc ah ama magac ahan karadisan reerka 2023 benta ku fashilmay Allena wa ini haya darawishna wa idin fashilen max kle haysan saldhigi boranta ku ururteen

  • @MaxamedcaliMacalin-z2s
    @MaxamedcaliMacalin-z2s ปีที่แล้ว +1

  • @zainabahmed4198
    @zainabahmed4198 ปีที่แล้ว

    Kuwan uu leeyahay waan ka tegay miyaanay dadkisii ahayn iyaguba muxuu Aabo iyo hooyo u kala xigsaday hooyadii macaan ayaa ka soojeeda xaaskiisa ayaa ka soo jeeda kani waa Abdirilasaq khasaare

    • @am.b5688
      @am.b5688 ปีที่แล้ว

      Abti haduu shaqeynayo, SNM lamaba sameeyeen! Ibrahim Cigaal ma laayeen abtiyaashii Garxejis!

  • @MustafeMuuse-n5c
    @MustafeMuuse-n5c ปีที่แล้ว +10

    Waxad taraysa yara 😅😅😅😅

  • @ikraancawil1619
    @ikraancawil1619 ปีที่แล้ว +2

    Tagtaye horta yakutabay wamarkuu ogaday in bari laridayo 😂😂😂😂😂😂😂

    • @shukrijamaahmed2837
      @shukrijamaahmed2837 ปีที่แล้ว

      Adiga

    • @ahmedmuhumed5552
      @ahmedmuhumed5552 ปีที่แล้ว

      madaxwaynaha.ssc.somalia.guul.guul

    • @hafzahubby1346
      @hafzahubby1346 ปีที่แล้ว

      Idinkaa ku waashay oo tansy’s mase helay saan

    • @fjama4754
      @fjama4754 ปีที่แล้ว +1

      Inta ilaa hada barooranaysa ayaa tabtay idoor baroorta joojiya 😅😅😅😅😅

  • @prosl11
    @prosl11 ปีที่แล้ว +4

    Kabtain ayuub ayuu soo hadal qaaday kkkkkkkk

  • @umomar2743
    @umomar2743 ปีที่แล้ว

    war wakaa rageedii guuleso d,t c/ risaaq

  • @AbdoulhazizIbrahim
    @AbdoulhazizIbrahim ปีที่แล้ว +2

    Geesi geesi dhalay wa ka ragi

  • @karti-soor
    @karti-soor ปีที่แล้ว +3

    Waxaan qiyaasi karaa inuu M!/weyne SSC sheegaan doono sidaa u wada cadaada ah.

  • @habiburco6402
    @habiburco6402 ปีที่แล้ว +1

    Mara waxadii ducan waan kusii daranay baga uga tagtay waxaa kasii xuman.kehayid ina.khiyaamo kusii wado qaranka

  • @gedyhildid193
    @gedyhildid193 ปีที่แล้ว +2

    Guul somaliland

  • @abdikadirmohamed5166
    @abdikadirmohamed5166 ปีที่แล้ว

    Alla doqonsanaa damac waalanaa qoom ba ay dhulbahante haduu Kan siyaasigooda yahay gala dagaalkana garood u yahay

  • @libanbile9818
    @libanbile9818 ปีที่แล้ว +2

    Waligii ninkan wuxuu ahaa khaayin cuqdadeesan

  • @safacismaan2045
    @safacismaan2045 ปีที่แล้ว

    ADAA DABA SOCDEE GO GO KAA RAYSAN DOONEE DOQMAA AWALBA DAAHKAASAARAA TAAGEERAYAASHII KHAATUMO HATAGAAN. MAANGAABKA TALADIISU WAA MAQANE JOOGOO WUU MALAMALEEYAA AWLBA GAAJAA KUKENTEE DULUCA HAWEENKU KUWADIMAAYO

  • @nourianeima4636
    @nourianeima4636 ปีที่แล้ว +4

    Khaayin , Allah si xuun ku diil

    • @bilowhabiba1880
      @bilowhabiba1880 ปีที่แล้ว +1

      Adiga hortiisa dhimo ma xaqbad kuleedahay iidorlaan wadnagu walaten danesta anagu idinka tashanay ninwalbo dhulkii iyo dadkii ha utashado matasa habar noqotay qadhadh igadheh yaaaahuuu

    • @hafzahubby1346
      @hafzahubby1346 ปีที่แล้ว

      Jirtii lagu waa ku waasha waan u idin nacnac waana tashanay gala dagaalka

    • @Lascanod.
      @Lascanod. ปีที่แล้ว

      Kumayo adiku dhiimo oo sii xuun udhimo! Reer qowmulud.

  • @mowliidabdi6030
    @mowliidabdi6030 ปีที่แล้ว

    Ragaa 2021 ninkaa doortay dhamaantood cadowga somaliland ayey ahaayeen muxuu yidhi horayso iyo dabayso toona anigu somaliland kamaqanac sanayn

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 ปีที่แล้ว

    Xisaab qaldan bad isku dhuftay mamul aan jirin bad rabta inad somaliland ka dhex samyso

  • @zaki7231
    @zaki7231 ปีที่แล้ว

    Nacasyahow ma markii lagu yidhi 7 cisho jawaab ku soo bixi ayaad garwaaqsatay in reerkaadi u gurmatid iyagoo dawarsanaya hada Soomalidi kale markay daarood wax inii qaban waayeen 😂😂😂 ceeb calayk Dhulbahante wuu isceebeeyey🥲 Viva Somaliland 4 ever 💪👋 Goojacade 💪💪

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 ปีที่แล้ว +1

    Halgankii SNM ayaa loo baxsan jiray 80 maadkii hadana waxaa loo baxsanayaa halgank SSC waa bareejo ayaan u maleynayaa ciyaartu

  • @HassanAli-tu8qp
    @HassanAli-tu8qp ปีที่แล้ว

    💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @laylaquen6416
    @laylaquen6416 ปีที่แล้ว

    Xisbiga wadani waa faqash, nimankaa magacyadooda uu xusay waa cadawga qaranimada somaalilad, siyaasadana halaga saaro.

  • @nimoyusuf3627
    @nimoyusuf3627 ปีที่แล้ว

    Khaayin

  • @mychannel-bq1mq
    @mychannel-bq1mq ปีที่แล้ว

    Legacy fiican kamaad tagin Balse taariikhdu iyadaa is qoraysa intaad lacagtii lagu yidhi ku heshiisii dadka aad adigu dabka Ku shiday

    • @june6206
      @june6206 ปีที่แล้ว

      Lacagta dadka lagu he’s hoi aya maxay tahay Amat dawlad eed ba jirey wala maqlo waayey war Wester ka dadka ka daya maya buu muuse yidhi wala lay Aya marka siduu muuse ina kahin ba dad kooda u racen iyagoon wali a Cifo marka duqayn ku hayn buu u ta ay qof aqli le uu baba fahmi Kara muuse ayna ssc guushu u keenay manta

    • @mychannel-bq1mq
      @mychannel-bq1mq ปีที่แล้ว

      @@june6206 inta aadan ii jawabin waxaad ka jawaabayso Horta ogow legacy is not mean lacag

  • @saynabxiisxiis7248
    @saynabxiisxiis7248 ปีที่แล้ว

    Afkiisuu ku fashiliyay inuu isagu iyo cidii la mabda ahayd ay dagaalka ka danbaysay wax badan oo borobagaandho moodi jiray buu afkiisa ka qirtay subxan allaah ilaahay ummada hakaa qabto iyo somaliland iyo somali oo dhanba

  • @barkadabdi198
    @barkadabdi198 ปีที่แล้ว

    Walahi waxaa igaga daran xildhibanadan difacaaya niin tageray go-amadii ssc ee ahaa inay hoos tagaysoo somalia oo uu calanka somalia qatay ayuu dhabarkaa gajabiyaay shacabka somaliland

  • @abyanfaraxamaxamed7900
    @abyanfaraxamaxamed7900 ปีที่แล้ว

    Xataa Is Dhex Mar Waa Soo Af Jarmay.Qunbulad Iga Dheh

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 ปีที่แล้ว

    xilku inta u wax u tarayo qabiilkayga inaan sii hayo /????/ wow waa khiyaanadii ugu waynayd no marka qaran laga hadlayo !!!!!!!

  • @jamaalxuseen4518
    @jamaalxuseen4518 ปีที่แล้ว +3

    WAXAN AAMINSANAHAY NINKAN INAY QAARKAMIDA XILDHIBAANADA QAAR U SHEEGEEN IN XILKA LAGA QAADAYO MARKAA U ISCASILO

    • @kinsinuur3712
      @kinsinuur3712 ปีที่แล้ว

      Awalaba basaas bad ahayd doqanow narana tamarat narana tagta

  • @fadumoabdiweli3644
    @fadumoabdiweli3644 ปีที่แล้ว

    Socon wayday Somaliland laganaso yaac 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mahditahar8436
    @mahditahar8436 ปีที่แล้ว

    Waalaahi Waxaan kususi Adigoo baalashlaha Oromka kameeqaaliita

    • @sahradahir6959
      @sahradahir6959 ปีที่แล้ว +1

      Hooyada miyir kufsadey maku dhacdaa

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 ปีที่แล้ว +1

      IMISA KHANIIS BAA AYAAMAHAN KA SOO QALIN JABIYAY ABAARSO?

  • @mamoqaalimaxamuud4360
    @mamoqaalimaxamuud4360 ปีที่แล้ว +1

    Tuuugbaad ahayd naga dawarsada noo soo celi lacagtii xaday tuuug tuug dhalay daarood Anaga wasna horena uwasnay

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel ปีที่แล้ว

    Sidaa ay udhanyihiin waa in lawada eryaa oo baabuurta laga reebaa

  • @Rahimf1
    @Rahimf1 ปีที่แล้ว +3

    Noolow mundane from awdal

    • @halimjiomohamed2678
      @halimjiomohamed2678 ปีที่แล้ว +1

      Somalilan waxa ku hadhay laba beelood oo qudha samroon iyo rejiimka ka taliya viva khaatumo state

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 ปีที่แล้ว

    Kulahaa January Hargeisa markaa kasoo tagay ayaa goaansaday inaan dib ugu soo nqon oo reeekiina karary bal khiyaamada intaa leeg eega waa tii Qarniga oo waliba niman xildh iyo masuuliyiin Xisbiga Wadani difaacayeen oo lahaayeen Hawl qaran buu kumaqan yahay oo baarlamnka kahortaagnaayeen inay talaabo kaqaadaan ninkaasi bal maxay maanta odhan Somaliland allaw umaqan maxaa dabino loo dhigay Xildhnada iyo rag kale waa talaabo sharciya laga qaadaa difaacistaa ninkaa Khaayinimada kukacay ee title gudoomiyaha ku qadhaabanayay

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 ปีที่แล้ว

    Mar hore dawlada somaliland ku shegtay inad khaayin thy blse kuwa ku difacyay ba kugula socday khyaanda samysy

  • @said1498ify
    @said1498ify ปีที่แล้ว +2

    Markuu Ogaaday in xilka laga qaadayo ayuu is casilay muu horeba isku casilo. Waa in Golaha wakiilada laga nadiifiyaa kuwa khaainul wadanka ah.

    • @hafzahubby1346
      @hafzahubby1346 ปีที่แล้ว

      Xilli ina mid ka wacan buu helayaa

    • @said1498ify
      @said1498ify ปีที่แล้ว

      @@hafzahubby1346Xilka hadaanad rabin waa laga tagaa laakiin nin kaninlacag buu la baxsaday waa khaain.

  • @najahdarajo4689
    @najahdarajo4689 ปีที่แล้ว

    Xildhibanada Uu Tiriyey Aya Kula Taliyey Intaan Kursiga laga Tuurin Inu Iscasilo Balse Maaha Kuwo Kaa Danbayn Doona

  • @masuulsare9880
    @masuulsare9880 ปีที่แล้ว

    Horeybaloyidhi halxarani nirigcalslmadhsho barigiidoorashooyinka walasheegoijiray raggolahakujira ooushaqaynsya meelkale warlaqabay hadogow

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 ปีที่แล้ว

    wow waa ninkii 3aad somaliland waxaa ku dhawaaqaya isir safayn ???? incredible he is the president of parlement no ??? why he don't say nothing before ????

  • @sucaadabdilahi3375
    @sucaadabdilahi3375 ปีที่แล้ว

    Mzha Allah Alle ayna naga dhaafiyay khayra maad lahyn

  • @qodaal5098
    @qodaal5098 ปีที่แล้ว +1

    Waxaad ilawday waridaad tv

  • @ciiltirainacileeye9844
    @ciiltirainacileeye9844 ปีที่แล้ว

    Geesi weyan dadkiisa la dareena adeer dadkiisu haduu tashadey maxa loo daba socdaa ❤❤❤❤

  • @sabaahhersi1909
    @sabaahhersi1909 ปีที่แล้ว +1

    Hayada nacdalba kutaal tiii siyaad bare yaa kajawabay

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 ปีที่แล้ว +2

    Marka hore doqon ayaaaddddd ahayddddddddddddddddď caqli xunnnnn waakaassss wadani

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky ปีที่แล้ว +4

    Wuu hubsaday in aan cid difaaci kartaa jirin , waa quus, waa caalwaa. Maansha Allah. Bulsho caalam Laascaanood hakugu soo celiso

    • @nasragulled2811
      @nasragulled2811 ปีที่แล้ว +1

      ????????
      Cayda koobkeeda yaa qaaday
      SNM iyo kuway tarbiyeysay
      Lama barin In ay garnaqsadaan doodaan qanciyaan dadka
      Lakiin cay cay cay

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky ปีที่แล้ว

      @@nasragulled2811 maxaad dood ku haysaa, waan dagaalamayaa baad tidhi , bulshada caalamkaay naga soo gaadh baana ku xigtay

    • @ibraahimmahamud5148
      @ibraahimmahamud5148 ปีที่แล้ว

      @nasra gulled , iskadaa waa caruurtii dhalatay 90 kadib dhashay , reer wixii ay shalay somalinimada uga gadoodeen maanta ayaga sameynaya wixii ey dowlad kadiideen , baa lasoo taagan gardaradaa , somalia 🇸🇴 kaas uun baa deeqa calamadan wada qabyaaladeysan somalinimada hormar uma aha , hadii eynu nahay reer muqdisho xaqqa beynu lajirnaa weynu idiin soo duceyn guusha udanbeysaa ninkii deegaanka kudhashay baa leh , reerkan 33 sano bey bilaa aqoonsi ahaaayeen cidna Mey aqoonsan , markaa waxa ey doorbideyn in ay colaad kiciyaan , ictiraafkii lawaayey haleys laayo oo dhiiga dadkaa walaalaha ah hala qubo kuleey waa talo muuse biixi oo ah hogaamiye kooxeed bilaa xikmad ah , somalia walaalow uunbey Wax kuleedahay mooyee xoog baan kugu xakumayaa siyaad barre oo diyaarado deegiyo iyo ciidan tiro badan bey somalia kadiiday , siyaad barre isaaq kaliya meysan ladagaalin , qabiilo badan baa dhabarka jeediyey , hawiye , majeerteyn , markaa yaanan lagu sirin dhalinyaradaa Wax ey udhimanayaan garaneyn ee lagu soo dagaal gelinayo xadkaa iyo dhulkaa baa ingiriis nasiiyey , ingiriis dhulkaa dadka kadaafacay halgankaa gumeytaha la dagaalamay taariikhdana kuqoran waa halgamayaaashii daraawiish iyo seyed maxamed cabdulle xasan , reer shaikh isaaqow kibirka waa lagu jabaaye deegaanadiina nabad kujoogaa , aqoonsigii ceel baad kusii rideen, dhulbahante waxa uu ahaa reerka caalamka ama somalida kaliba ee aad u eeganayeen in lamidoobo ama in lakala go'aa ayaga uunbaa ahaa reerka ey ka Go'do, waxaa cad oo marag Madoonta ah xitaa dhanka diblimaasiyada in aad looga adkaaday ninkaa waalan ee dhiig Muslim daadintiisa u ciil qabaa , adeer irirsamaale Wax ladhahaa majiraan , reerkaa waa kuwii shaley ceydiid iyo cali mahadi intey madaxa iskugeliyeen , dabadeedna intey waqooyi isku aruursadeen kudhawaaaqay in ay koofur qasanthy oo ey go'ayeen markaa irirka majirin miyaa , sheeko

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky ปีที่แล้ว

      @@nasragulled2811 SNM marka la soo hadalqaadayo waa la soo weyseystaa. Nijaas baad tahaye.
      Ciil baa TH-cam idin soo geliyey reer Ciil-qabe. Ma dood baa taal, dagaal baad dalbataye maad wax iska celisid.

    • @am.b5688
      @am.b5688 ปีที่แล้ว

      @@Between-earth-and-sky Bulshada caalamkooy ogaada argagixisaa joogta Laascaanood sow taad tiraahdeen! Laascaanood buu ka soo hadlayaa! Maxaad ka hadleysaa meeshu waa xor!! Awalba niman Dhulbahante ah iyo Daahir Riyaale ayaa qabtay Laascaanood!

  • @barakabaraka7859
    @barakabaraka7859 ปีที่แล้ว

    The Republic of Somaliland is here to stay indefinitely; therefore, you and your project are doomed to fail. For your information, Sanaag and Sool is 90% Isaaq, and soon you will find out .

  • @siciidmaxamed9918
    @siciidmaxamed9918 ปีที่แล้ว +3

    Socon wayday SL lagana soo Yaac!!

  • @hiddowacan811
    @hiddowacan811 ปีที่แล้ว

    Xaarood dabajilicba waa dalad lkn isirmaaha waa la ogyahay taa

  • @gooxjunior8015
    @gooxjunior8015 ปีที่แล้ว

    Bal car muuse biixi sidaa Cabdirasaq ha uhadlo, oo hadalo toosan oo wax laga garanayo shacabka hala soo hor istaago...walee muuse duli wadankiina duli buu ka dhigay dadkii wada dhashayna wuu kala kexeeyey

  • @SufiHard
    @SufiHard ปีที่แล้ว

    Mudo dheer ood rajo qabtay inad soqonto manta ood ogatay inaad soconayso ayaad is casishay! Maxad malintad tagtay isu casili wayday? Kama jawabi kartid

  • @deeqaadan6941
    @deeqaadan6941 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤geesi hanbalyo hanbalyo hanbalyo Cabdirisaaq khaliif madax waynaha khaatumo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    Guulayso cadowgaa hajabo
    Waxad katimi cadow dadkaaga xasuuqay waxaad utimi dadkaaga oo aad madaxwayne utahay

  • @foziasalad1152
    @foziasalad1152 ปีที่แล้ว

    Ma wuxu ka wada weerer kii bahal nimada aha ee Huwantu so qaaday

  • @Bashaar4
    @Bashaar4 ปีที่แล้ว +1

    Ma moodaa nin libin gaadhaadhY ama Goojacde inay gaadhen 😂

  • @mohamoudsaid471
    @mohamoudsaid471 ปีที่แล้ว

    waar lahaya xiiso male balse waxa ilahay gobonimo dushooda ku galaday dadka reer somaliland ee intaa ku eegayey waxana ay qasaare ku tahay dhibaanadii ku codeyey lakiin nasiib wanaag warkagu wuxu yaalay sanduuqa sirta imikana insha allah waxanu arki doona adiga oo mayd ah oo si xun udhintay

  • @DiiniDiini-q1u
    @DiiniDiini-q1u ปีที่แล้ว +3

    Ssc guul

  • @hassanomar8696
    @hassanomar8696 ปีที่แล้ว +1

    Waa Gala Dagaslka 3.

    • @am.b5688
      @am.b5688 ปีที่แล้ว

      Mujaahiddintii SNM walaahi dagaalkii ay ku faani jireen, way neceen, Dhulbahantihii ayay ka wacdinayaan dagaalka, " Gala dagaalka!" kkkkkk

  • @adoontialle4681
    @adoontialle4681 ปีที่แล้ว

    Lilaahi iyo ladqabo meel mawada gasho way fiicantahy mar hadaad ladqabadaadii latagtay

  • @biremaxamed5294
    @biremaxamed5294 ปีที่แล้ว

    Maanshalh

  • @daahirjimcaale-mz9xo
    @daahirjimcaale-mz9xo ปีที่แล้ว

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Mudane Dawdar waxa laguugu bixiyey dawdar waa doqoniimada lafta kaaga jirta. 2.0. Dawdar dawdar dhalay waa doqon aan dad iyo xoolo midnaba aan ahayn.
    3.0. Aqoontadu dawdarow waxay ku ekayd nursing weliba aad u liita.
    4.0. Nusing aan daweyn karin nabar yarxoo qof ku dhacay. 5.0. Waana waxa laguugu bixiyey dawdar dawdar dhalay. 6.0. Taasi oo micnaheedu yahay doqon dhareere ah oo doqon dhalay.
    7.0. Adiga ma dhihin miyaa gala dagaalka.
    8.0. Waxa lagaa rabaa inaad soo celiso 1.0. Million dollars ood sheegtey inaad nabad ku raadineyso.
    9.0. Haddii aad soo celin weydo lagaaga hadhi maayo waana lagu soo qabanayaa. 10.0. Waxa lagugu maxkamadayn doonaa xabsi daaiman ah oon sanaxaad lahayn.
    11.0. Waxad sheegtey hiil harti oo daaroodku sameeyeen. 12.0. Haddaba maxaad ku diiday Beesha Dir-Irrirrsamaale.
    13.0. Dawdar dawdar dhalay baad tahay.waxba lagaa dhegeysan maayo.
    14.0. Waxa habboon inaad iska aamusto.
    15.0. Lacagtaasina soo celi. Haddii kale adigaa yaqaanna.
    16.0. Dadkaad tirineysaa waa CBB dii farmaajo.
    17.0. Waana lawada yaqaannaa waa shaqaalihii farmaajo eed ka tirsanayd adiguba.

    • @abdifatahhassan168
      @abdifatahhassan168 ปีที่แล้ว

      Iidoor magac abgaal wata viva darwiish afka kalaada mujrimiinta

  • @daahirjimcaale-mz9xo
    @daahirjimcaale-mz9xo ปีที่แล้ว

    Daahirvjimcaale dhegataag.
    1.0. Waxad sheegtey hiil harti iyo daaroodismka aan jirrin. 2.0. Waxa jirta Dir-Irrirrsamaale waana quwad weyne oo lagula dagaalamayo daaroodismka iyo hartiga aad dabada ku wadato.
    3.0. Waxad ogaataa Dir-Irrirrsamaale wuxuu leeyahay saddex dawladood.
    a). Dawladda somalia.
    b). Dawladda somaliland.
    c). Dawladda Djibouti
    4.0. Haddaba harti iyo daaroodismka aad dabada ku wadataa maxay hayaan.
    5.0. Horeba waxba kumaa tareynin dhulbahante. Haddana waxba ku tarrimeysid.
    6.0. Waayo waxad tahay dawdar dawdar dhalay oon caqli iyo garasho aan lahayn.

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r ปีที่แล้ว

    Aar meeshan waxa ku ceeboobay Cirro iyo Xirsi oo ilaa shalay ninkan difaacayay

    • @am.b5688
      @am.b5688 ปีที่แล้ว

      Waa runtaa way noo qariyeen ileen Dhulbahante ayuu ahaa, Isaaq baan moodayay!

  • @sahalorhaye5407
    @sahalorhaye5407 ปีที่แล้ว

    Wadane maalinkii loobaah naa dadkiisa u adesgey

  • @FarhiyaMahammed-bp8hk
    @FarhiyaMahammed-bp8hk ปีที่แล้ว

    Maxaa lala cabaadaayaa c/saaq qaliif haduu dadkiisa laduubtay waa qof walbo oo damiir leh waxa uu samayn lahaa guul dhulbahante cadawgoodu hajabo

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 ปีที่แล้ว

    Ninkani wuxu inoo sheegay dagaalkaba inu isagu riday oo uu aha waraabaha Aamusan Mr Gala dagaal kana uu ahaa Waraabaha Ciya ..

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 ปีที่แล้ว

    Cirkatag ma guuxagad ka dheerayn nin shirkaduday sigayara

  • @zahrabulale375
    @zahrabulale375 ปีที่แล้ว

    Guusha Guushana waxaa iskaleeyaha ilaahay idikiisa guul guul iyo gobanimo dadka daacada ah oo somaliland waxay ku caano maashaya waa wanaaga iyo nabda jacalka

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed2837 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah rabi Haka xafido balo dhamanted aamiin

  • @hashim4226
    @hashim4226 ปีที่แล้ว

    Sun ha kugu noqoto ceeshkii
    aad ka cuntay Somaliland.
    Khaain qaawan ayaad tahay
    oo weligaa calaamad kugu
    noqon doonta ceebna ku ah
    dadka Sool. Qof khaain ah cid aaminaysa ma jirto.
    Waxaad ogataa inaysan Somaliland weligeed ka baxayn
    SOOL.Sharciga Somaliland
    aad jebisay wuu ku daba joogidoonaa si ciqaabta haboon
    lagula tiigsado.

  • @hiddowacan811
    @hiddowacan811 ปีที่แล้ว

    Adiga iyo garaadlaawe ayaa qaba wixii dhacay daalinyoow daaliku dhalay

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 ปีที่แล้ว

    Laamaha sirdonka somaliland way kula socdin kulaha reerkyga raray inad khyin tahy dawldu way ku ogyd

  • @mawliidhussein6927
    @mawliidhussein6927 ปีที่แล้ว

    Dadkii la laaayay 88kii hargysa wali cid looma soo xidhin mark moorgan iyo maxkamad la saaro yaa tan laga xisaabtimi

    • @abdifatahhassan168
      @abdifatahhassan168 ปีที่แล้ว

      Adeer kaa muusa handaraab yaa kadanbibadan boorama iyo laascaanood kii maatada ku xasuuqay soowmaaha