Kuwa imtixaanka kuguuleysto ilaahay unaxaristo jannoyinkisana geeyo allaha naga mid yeelo kuwa inaga dhintay ilaahay ha unaxaristo qabrigooda alle ha u waasiciyo oo ha u nuuriyo allahumma aamiin yarabi rahmaan ina xifdi allow oo cadaabul qabri iyo naarta jahannama allow inaga badbaadi
سبحان الله العظيم سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم اليه استغفرالله العظيم واتوب اليه استغفرالله العظيم واتوب إليه راجعون محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله سبحان الله العظيم سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم اليه استغفرالله العظيم واتوب اليه استغفرالله العظيم واتوب إليه راجعون محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله
Ilaahow aduunka ha nagu fidneyn aakhiro nagadhig ku wii Nabigeena Mohamed ku wuu shifaaco qaado dadoow salaada waa furaha qabriga allaah Kacabsato
Cadowga shaydaana yuuna nafasahaadin waa cadawgeena iyo caasigii Allah
Ilahow cabsidaada nagu siyaadi
😢😢😢😱😱😱😱😱
للهم إني أعوذ بك من عذاب القبر ومن عذاب النار للهم إني ظلمت نفسي ظلما كثيرا ولا يغيفر الذنوب إلا أنت 😭
Ilaahayow aakhiradeena noo hagaaji Aniga iyo ehelkeyga iyo intii muslim ah Amiin yaa rabi
Allahuma amiin ☝🏾🤲🏾
scw scw 😢
ilahay hay na bad badiyo 😢 👆👆👐
Ilaahow qaatumo fcn inagu dil❤️🤲 Sheikh Mustafa ilaahow ku barakey aaqiro iyo aduunba 🖤
Amiin
Amiin yaa rabi
Illaaahow wxaaan ka magan galay cadaabu Qabri illaahow noo nuuuri qariyadena😭😭🤲
Aamiin abayo dhamanteyn allah qabriga hanonuuriyo 😢 amiin
Illaahow gurigeena aakhiro noo wanaaji, ilaahoow qabriga noo waasici oo noo iftiimi yaa Allaah.
Ilaahay nabdbaadi aduuun iyo aakhiro
Allow naga badbaadi cadaabul qabriga Yaa rabbi Alllahumma ameen!🤲shukran our beloved sheikh 👍👍👍
Maasha allaah
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Allahuma Ma inni acudu bika minal cadabul qabr ❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Scw allow cadaabul qabri banu kaa magan galnay😢😢
❤s❤c❤w❤allaahu❤❤akbar❤❤allaha inogargaro yrabbii aaqiro inogu gargaar yrabbii illahow kuwaad xawaalka inoo nuuri aamiin cadaabtana inaga badbadi yrabbii dhmnten intii muslimah yrbbii sheekh rabi jannadiisa fardowsa hoygaaga hakayeelo yrbbii aamiin diinkagana hakuugu shafeeco yrabbii aamiin aamiin yrbbii
Ilaahow noo naxariso amiin yarabi😭😭😭😭😭😫
Subhanalah fidyugan walahay ilmo ayaa iga timi Ilahayow cadaaabta Naga badbaadi yaa rabi yaa raxmaan amiin
illahaw cadabul qabriga nagabad gali adiga wayn owaxida khayr allaha hawdabi dhaafo sh/mustafe iyo inagaba allahuma aamiin
Man's Allah.shekh mustafe Allah .khyr kuso Allah Naga badbaadi naarta cadabul qabriga
Yaa Allaah Allahu akbar ilaahow nodanbi dhaaf oo cadaabul qbri inaga badbaadi
Yaa Allah inoo danbi dhaaf aniga iyo muslimiinta oo idil oo qabriga ha ku cadaabin qof walbo oo Muslim ah
Amiin wl
Ameen yaa Allah wll
Ilaahow cadaab naga badbaadi iyo camalka lagu galayaba yaa allaah yaa axyu yaa qayuum biraxmatika yaa rabbi yaa raxiim yaa Allah Dayna hanagu dilin oonaga kaafi
Salalahu calayhi wasalam
aaamiin amiin
Iyaaaaah haweendumar muminaaad mabadna lakiin waajiraan oo aan tantan ka ahay wanwanaagsan.
MashaaaaaaalahtabaarakalH.sacabbaden.
AMEEN YA RABI
Amiin Amiin amiin ya rabiil calamiin jazakalah khair sheekh
Allahuma inni acudhubika min cadhabul qabr
Ilahoow cadaabta naga badbaadii ilaahoow khatumo fiican nagu dil aamiin yaa rabi
Ilaahayow qabriga iyo cadaabkiisa naga badbaadi waarinayno oo aduunkaan waa laga tagayaa 🤲
ameen
Msha allh sh mustafe waxbadan waan ka faiday 😢wlhi ilahay cimrigisa allah u fududayo
Ilaahaow noonaxarso aqira iyo aduun🤲🤲🤲
Yaarabi☝️ allow noodambi dhaaf🤲🤲
Ilahayow noo naxariiso adun iyo akhiraba raxmadada wasaca yaa allah🙏🏿😌
Kuwa imtixaanka kuguuleysto ilaahay unaxaristo jannoyinkisana geeyo allaha naga mid yeelo kuwa inaga dhintay ilaahay ha unaxaristo qabrigooda alle ha u waasiciyo oo ha u nuuriyo allahumma aamiin yarabi rahmaan ina xifdi allow oo cadaabul qabri iyo naarta jahannama allow inaga badbaadi
Ilaahow cadaabta aakhiro naGa badbaadi yaa AllaH🤲😢
illaahow qabriga iyo cadaaabkiisa
naga badbaadi adigaa raxmaanee
Allow cadaabtada Naga badbaadi Iyo camal walpo aan ku gali karno cadabta Naga kori😥😥😢🤲🤲
Ilaahaw cadaabul qabriga naga badbaadi yaa😭😭😢😢
Ilahow kuu naxariso huno 🥺😭🤲
MashaAllah jazakaAllah kheyr sheekh
سبحان الله العظيم سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم اليه استغفرالله العظيم واتوب اليه استغفرالله العظيم واتوب إليه راجعون محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله سبحان الله العظيم سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم اليه استغفرالله العظيم واتوب اليه استغفرالله العظيم واتوب إليه راجعون محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله
Masha allah💚💛🧡❤🧡❤
❤❤❤
M a
صلي الله عليه و سلم ❤️
Ilahow noo danbi dhaaf 🤲💯😭😭😭
ولا تــــــخــزنــــــــي يـوم يـبـعـثــــون يـــــوم لا يـنـفـــــــع مــــــال ولابــــــــنــــــــون😭😭😭
Ilaahyoow inoodambi dhaaaf
Mashallah shiikh mustaf allaha ku barakeyo Aamiin adigan allaha ka badabadiyo
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🤲🤲🤲
farxad bay iinoqon hadad iso booqato. Rabi haku dhowro hadadan isobooqan Maalin bad isoo booqan i.a
ماشاء الله تبارك الله جزاكم الله خيرا
Subhan ALLAH
Subxaan Alaah ilaahay hanoo nimiceeyo qabariga yaa rabii 🤲🤲🤲🤲
Masha allh shekhana shekh mustafe xaji ismacil haruun
Allah hano kaa dhawro sheekh an jeclnhy aya thy wlhy 🥰🤲
Illaahey Ajir ha ka siiyo insha allaah
Ilahayow naga dhig kuwa qabriga lagu janeeyo
ALLAH dhintenaa hanuguhanuniyo😢
Amiiiiiiiiiin ya rabi insha allah 😭😭😭😥😥😥😥😥😥😥
Dozfpdofpdu is fine 😋
Amiin
Asc
Ilaahoow su'aal qabrigah noo fududee ilahoooow amiiiiiiiiiiiiin
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤💕💕
😊🎉❤❤❤
Rami
❤❤❤😊😂😅🎉❤❤
Masha allah ilahayo naga yel kuwi janada gala naga dhig
I soo duceeya salada igu Adag walayaal
Allaha ku fududeeyo abyo
Allaha ku fududeeyo abyo
Allahu ku fududeeuo
Imhy haku fududeeyo wllo
Jazaka Allahahu kheyr
ماشاءالله تبارك الله جزاكم الله خيرا يا شيخ مصطفى حاج اسما عيل هارون
Maasha allaah jazaakalaah sheikh mustafa
ILAHOW noo dembi dhaaf😢🤲🤲
Masha allah❤❤❤❤❤❤❤❤💙💙💙
Ydtx8z😭😭😭🦊🐺🦍🦧🐶🦮
Maa Shaa Alaah Show Mutafa Alaah ha ku barakeeyo
mashaa alah ale ha ina wada janeeyo aamina aamin
Masha Allah sheeq mustafa
Jazaka Allah 😊
Masha Allah Allah haku Baray sh
AAAAMIIIIIIIN YAA RAAABI😢😢😢😢😢😢😢😢
Masha Allah 😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔
Subaxan allah 😭 allow naga badbaadi yaa rabii yaaa allah
ما شاء الله بارك الله فيك
خزاك الله خير
Ilaahay cadaabul qabriga haynaga nabad geliyo dhammaanba islaamka
Ilaahaw nagu badbadi xabasha csw
Masha Allaah Tabarakallaah sheekh Allaah ku xafido 🤲🤲🤲🤲
,,, allahuma yaa rabbi faq firli maqfirtan min cindika war hamni inaka anttal qafuuru rahiim😢😢
Ilaahow cadaabul qabriga nagabadbaadi yaa alle
ILoohow qabriga Noo waasici🤲😪🤲🤲🤲
Ilaahayow Qabriga noo Hagaaji Qiyaamahana hanagu fadeexadayn
Aamin yaarabi illahaow nagayeel 🤲🤲🤲🤲🤲🤩🤩
Aamiin ilaahoow su aalaha qabriga noo fududee
Ameeen thuma Ameeen😭
Jazaka allah kheyran sheikh mustafa
Qᴀʟʙɪ ᴅʜᴀʏᴇ sʜ.ᴍᴜsᴛᴀғᴇ❣️🌍
allow cadaabtada iga xoreee aniga iyo inta muslimkaaaba allow npp naxariiiso 🤲🥺🥺💕💕💕💕
Allahuma Aamiin Sh Allah ahku xafido
اللهم اني اعوذ بك من عذاب القبر
😥😥😥🤲🤲🤲
ماشالله يحفظك الله يا شيخ 🤲♥️
Sheikh isoo ducee salaadaa igu adag 😭😭😭😭😭😭
Ilahay ha ku fadudeyo wll
Jazaakallashu kheyeyra sh Mustafa allow qubuuraha noo nuuri
Illahow kuwad Qabriga ku bad badiso naga yeel 😭😭
Jasakalaahu khayran sheekh
Jazaakallaahu kheyran Sh mustafa
Allah ha unaxariisto dhamaan Muslimiintiinta
Aamiin yaa Allaah rabiyow hanacadabin😭😭😭😭
Allahayow noo dambi dhaaf yaa rabi😰😰🤲
Illahayow nabad baadi🙏
mash allh ❤ qabrku waa madw😢 Allw noo naxriiso xilwalba😊
Yaa Allah no fudude🤲🤲🤲🤲😭😭
Allahayow qabriga noo waasici yaa allah illahow khatumada kher noogu khatum illahow akhiradena nohagaaji yaa allaaah aamiiin😢😢
scw scw scw scw scw ☝🏻❤️
❤❤
@Cabdicasiis🎉🎉😅😊❤❤Maxamed-br4sw
Maki
Illahay Qabriga ha iwaasiciyo
Masha Allah shikh mustafe
Illaahow naga kori Cadaabal qabtiga rabiyow raxmaanow
Dieu mon seigneur fais que ma tombe soit un petit jardin du paradis AMIN AMIN
ظ٧ظل في هذا
Inalelaah wa inarajucu. Ilahayo nagabadbaati cadabta qarbig Amin Amin
IllaHow Noo Dambi Dhaaf🤲😭
Alle Haa Naga Badbaadiyo Cadaab Qabriga iyo cadaabul akhira
Yaa ALLAH cadaabul qabriga naga badbaadi😭😭😭