SIDA AAD ISKAGA DIWAAN GALINI KARTO FARIID ACADEMY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ก.ย. 2024
  • Muuqaalkani waxa aad ku baranaysa sida aad iskaga diwaan galini karto eed uga barani karto Video Editing fariidacademy....

ความคิดเห็น • 17

  • @hassanshiil520
    @hassanshiil520 3 หลายเดือนก่อน +2

    masha allah, aadban ugu bogay sida xeesha sareysa ee uu ustaadku uga shaqeeyey coursekan.

  • @claahixaylo1473
    @claahixaylo1473 3 หลายเดือนก่อน +1

    M.A thanks

  • @queennaaniita8738
    @queennaaniita8738 13 วันที่ผ่านมา

    Ustaad course sada hal mar maala iibsanaa mise bil walba Lacagta labixinaa ustaad 🙏

  • @sultanhuud8422
    @sultanhuud8422 14 วันที่ผ่านมา +1

    Salama ustaad abdirahman waa mahad santahay qabka quruxda badan aan noogu sharaxday information kaaga waana rajeyn bishan September inaa kusok biiri doono degelkaaga insha allah waana kulasoo xariiryaa after 3 days insha allah

  • @user-ex1lr1mw1s
    @user-ex1lr1mw1s 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sxp hada ethiopia jogaa markaa anigu sidee ku bixin karaaa lagacta la I sheega

    • @abdirahmanmahdi7008
      @abdirahmanmahdi7008  2 หลายเดือนก่อน

      La xiriir numberka whatsappka website ka ku jira

  • @khadarabshir1134
    @khadarabshir1134 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ethiopia qofka jooga siduu ku bixin karaa lacagta mudane

  • @NewsNowtv-mm3dr
    @NewsNowtv-mm3dr 3 หลายเดือนก่อน

    qayb caawin ah ma leeyahay course ka ustaad hadii wax igu adkaadaan? adigoo mahadsan

  • @abdihakimabdirahman2300
    @abdihakimabdirahman2300 3 หลายเดือนก่อน

    Asc ugass, Course ka mar hadad ibsato isma xiraayo so ma ahan waayo aayar ayaar ayan rabaa inan ubarto mhd sanid

  • @CabdisalaanMoha-eu5jl
    @CabdisalaanMoha-eu5jl 3 หลายเดือนก่อน

    Sida loo barto capcut

  • @abdirahmanmahdi7008
    @abdirahmanmahdi7008  3 หลายเดือนก่อน

    Mentorship ba walal la socda + exercise

  • @Mustafemouzeh24
    @Mustafemouzeh24 3 หลายเดือนก่อน

    App premeir pro qaab loola soo dega

    • @abdirahmanmahdi7008
      @abdirahmanmahdi7008  3 หลายเดือนก่อน

      Course kiisa website ka gado halkaasi ba lagu bartaa e

  • @Mustafecabdimaxamuud464
    @Mustafecabdimaxamuud464 3 หลายเดือนก่อน

    Zxip ma awoode qyb free mahelayaa