FILM KA LAAQIYA IYO LURKII JACAYLKA Q 23 AAD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ต.ค. 2024
  • FILM KA LAAQIYA IYO LURKII JACAYLKA Q 23 AAD

ความคิดเห็น • 105

  • @karanle44
    @karanle44 7 ปีที่แล้ว +6

    cawa wan idinka so hormareey like ku qabo hadad igu danbeysid aniiga deqsi ayan ahaye manta waax ii tusa

  • @laylamaxamed1309
    @laylamaxamed1309 7 ปีที่แล้ว +3

    Uf war waxaas caruurta ayaa daawanaysa oo wax fiican moodaya xagee lagu arkay naag hooyadeed cidla uga tagaysa oo dhahaysa ninka ayaan ka balan qaaday in anan agtada tagin bala kula haraaciday doqon naa nin meelkastuu buuxaa lkn hooyo lama helo

  • @AyanAhmed-ql8lb
    @AyanAhmed-ql8lb 7 ปีที่แล้ว +5

    Woooow waa la hagaajiyay wale laaqiya 😂😂😂😂😂

  • @hassanalihassan6673
    @hassanalihassan6673 7 ปีที่แล้ว +3

    Inan Fariido Gabadhayda qabaa Yarad iisiiyay GURIGA hhhhhhh LAAQIYAAA

  • @rumaanxasan2582
    @rumaanxasan2582 7 ปีที่แล้ว +3

    Yacko nana horey u soco

  • @fahadhamud2822
    @fahadhamud2822 7 ปีที่แล้ว +3

    Somalidan waad ka yabaysa waar filimka comment ka dhiibta like lahaanine ☺ likena ha la dhaafina

  • @xafsaabdullahi6988
    @xafsaabdullahi6988 7 ปีที่แล้ว +3

    Hhhhhhhh fariiiid dheh laqiya maamada waan tageeraaa

  • @amiirajama1208
    @amiirajama1208 7 ปีที่แล้ว +7

    Asxapta like isra inta ijecel 😘😍😍😍😍😍😍😍

    • @mohamedabdi7884
      @mohamedabdi7884 7 ปีที่แล้ว

      Amiira Jama
      waa lagu jecel yahay

  • @mohamedgabow2452
    @mohamedgabow2452 7 ปีที่แล้ว +13

    Wwwww like ku qabo wlaalayaal

  • @mahadbiif1556
    @mahadbiif1556 7 ปีที่แล้ว

    Yeeeeeeeeees
    Viva Yaqub
    Hada xerayadi so gashay
    Laqiyaaaay

  • @mustafeaxmed4296
    @mustafeaxmed4296 7 ปีที่แล้ว +8

    Laaqiya jabkeeda Jecliyaa 😂😂😂😂

    • @istaahilmaxamed37
      @istaahilmaxamed37 9 หลายเดือนก่อน

      LaaVJ TO SOOMALI BBIAB 😂😂😂😂

  • @sacdiyaandulahi1801
    @sacdiyaandulahi1801 หลายเดือนก่อน +1

    🎉🎉

  • @farahhussien738
    @farahhussien738 7 ปีที่แล้ว +3

    Hhhh laaqiya nin baa heley walee yackoo waa fariid wuu wanjalay oo gurigiiba wuu ka wareejiyay

  • @habibaabdalla8264
    @habibaabdalla8264 7 ปีที่แล้ว +2

    islaantii wey waalatay horay ayey dad uwaashay waa markeedii! !!!!!

  • @shukrimohamed6740
    @shukrimohamed6740 7 ปีที่แล้ว +2

    Walee nabsi waa kanoo kale xanuun badanaa.

  • @umucadiyah5914
    @umucadiyah5914 7 ปีที่แล้ว +3

    kkkkkkk yackoo nana meel saar Dee duqda

  • @naciimocabdi4491
    @naciimocabdi4491 7 ปีที่แล้ว +7

    riwayadan waxa laga wadaa sodohda ayaa guriga ilmaha dhisi karta dumina karta maxa yelay kuwa hoyadod kabeyso sidey isku jclyihiin arag kuwa kalana dhibka ey ku sugan yihiin

    • @hassanalihassan6673
      @hassanalihassan6673 7 ปีที่แล้ว

      Naciimo Cabdi Sax Muhiimadu waa intaas SODOH-da ayay ku xirantahay

    • @iidlesalaad7457
      @iidlesalaad7457 4 ปีที่แล้ว

      Sootuu xumaa axmad

  • @sadamsolteko8483
    @sadamsolteko8483 7 ปีที่แล้ว +1

    Caawa waa cawadaydii asxbta like ta ha IGA ilaawina

  • @fadumoabdi3091
    @fadumoabdi3091 7 ปีที่แล้ว +1

    I like it

  • @dagandarajo8982
    @dagandarajo8982 4 ปีที่แล้ว +1

    Lba sano kadib dawanayaa 2020

  • @fathiaahmed4388
    @fathiaahmed4388 7 ปีที่แล้ว +1

    Ala laaqiya zax waan kula rabay😂😂😂😂

  • @mohamadomar4591
    @mohamadomar4591 7 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkkk laqiya cawa godkeeda ayaa biyo ugu galeen

  • @sacdiyaolol8383
    @sacdiyaolol8383 7 ปีที่แล้ว +1

    Gabdhahayga maxaaa doqomo ka dhigi baaay ku leedahay kkkk hhh wwww

  • @fatxikhaliif2138
    @fatxikhaliif2138 3 ปีที่แล้ว

    Nabsi lamagalo abid

  • @fatimajama3125
    @fatimajama3125 7 ปีที่แล้ว

    Wwww waan larabay laaqiya sidaa mac bay ku tahay yacko maneena

  • @yaasiinibraahin5890
    @yaasiinibraahin5890 7 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkk laaqiya way is lurtay

  • @asmaabdalla1571
    @asmaabdalla1571 7 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😂😂😂 ala laaqiyo dhib badnaa ku teh miyoo naaxay 😂😂

  • @fadumoabdi3091
    @fadumoabdi3091 7 ปีที่แล้ว +1

    caawa ceebteedii baa lootagay laaqiya kkkkķkkk

  • @cawohassan3324
    @cawohassan3324 7 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkk wan ku furay adan ku nacaya

  • @qalanjadaburco5410
    @qalanjadaburco5410 7 ปีที่แล้ว +2

    Shaqadii banu ka habsaane ma inaan ta kalana ka habsamay rabtaa.alla garacooow yackooo.islaantii laaqiya baroorteeda is gaadhay woof warkasa I gala.hhhhhhhhhhh

  • @somaliqueen1553
    @somaliqueen1553 7 ปีที่แล้ว +1

    laaqiya nasigi axmad walee waa laga jaroya

  • @somaliqueen1553
    @somaliqueen1553 7 ปีที่แล้ว +1

    macsokor laaqiya jabkaaga jecliya😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @qalanjadaburco5410
    @qalanjadaburco5410 7 ปีที่แล้ว +2

    Axmed aa miyuu naaaxay alla beerka hhhhhhhhhhh

  • @11stars26
    @11stars26 7 ปีที่แล้ว +1

    yackoo naanaa 😂 😂😂😂😂😂

  • @DiikoAhmet
    @DiikoAhmet 7 ปีที่แล้ว +1

    Cawa wey is qasty laaqiya qase

  • @hamdamohamed3341
    @hamdamohamed3341 7 ปีที่แล้ว +2

    Hooooyo inay ka naxdo ahayd waxay say ula hdlayso nin bini aadam hoyadeeed u dhafaysaa 😭😭

    • @omwest8716
      @omwest8716 ปีที่แล้ว

      gufddfhdcugiguf88ttutuhtth😢😢😢😢😢😢😢😢😂😂😂😂😂😂😂😂😂😈😈😈😈😈😠😠😭😭😭

    • @omwest8716
      @omwest8716 ปีที่แล้ว

      😅😅😍😍😍😒😞😷😶😵😵😨😨😩😴😴😴gy8uuygffffyyyg

  • @najahabdirahmaan1439
    @najahabdirahmaan1439 7 ปีที่แล้ว +2

    Axmed sakaraad ayaa fariid noqday caawa😂😂😂😂😂😂

  • @iqlasmohammedaden2469
    @iqlasmohammedaden2469 7 ปีที่แล้ว +2

    Inan fariido aan sodoh u ahy kuye hhhhhhh

    • @abdiomar5358
      @abdiomar5358 7 ปีที่แล้ว

      Kķkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @hamseismail9981
    @hamseismail9981 7 ปีที่แล้ว +6

    laaqiya waxba helay dhe

    • @ayaanadan332
      @ayaanadan332 7 ปีที่แล้ว

      laaqiya waxbaa helay kkkkkkk

  • @mahamudmahamed1328
    @mahamudmahamed1328 7 ปีที่แล้ว +5

    Caadi ma ahan ruwaayadaan

    • @hassanalihassan6673
      @hassanalihassan6673 7 ปีที่แล้ว

      ASAL Yackoo Naana anigu qaylo marabo kulahaaa iidhaafa GURIGA hhhhhhhhhh

    • @elmi500
      @elmi500 4 ปีที่แล้ว

      @@hassanalihassan6673 jphybph

  • @sagalmuseharun4192
    @sagalmuseharun4192 7 ปีที่แล้ว +4

    asal walhy nabsigu maso daaho

    • @Marwodeeqa
      @Marwodeeqa ปีที่แล้ว

      Has ma soo daaho

  • @AmiraAhmed-lq5dz
    @AmiraAhmed-lq5dz 7 ปีที่แล้ว

    Wea shidantihiin. Waw

  • @wilomohamud8260
    @wilomohamud8260 7 ปีที่แล้ว +1

    Yackoo nana nin igadheh

  • @capi17bra53
    @capi17bra53 7 ปีที่แล้ว +1

    xiid qumay kulaha 😂😂😂😂😂

  • @ahmedmahad6787
    @ahmedmahad6787 7 ปีที่แล้ว +1

    Qofkii 519 noqdaay caawa dib u dhcy caawa

  • @ladanali2938
    @ladanali2938 7 ปีที่แล้ว +3

    San raby cawy dhacdy Laqiya laga qad gurigi

  • @mohamedabdi7884
    @mohamedabdi7884 7 ปีที่แล้ว +2

    Ahmedkaad ogayd ma aha
    miyuu naaxay?????
    hhhhhh

  • @suhaybaxmed4940
    @suhaybaxmed4940 7 ปีที่แล้ว +2

    Laqiya

  • @khalidmed1713
    @khalidmed1713 ปีที่แล้ว

    Laqiiya nadhaaf 😂😂😂

  • @jabaayeofficial1351
    @jabaayeofficial1351 7 ปีที่แล้ว

    Qeybtii 24 ayan u fadhinaa away

  • @mahamedabdi2917
    @mahamedabdi2917 7 ปีที่แล้ว +1

    Habiq layso laqiya hawaalato

  • @Nadiira123-m8n
    @Nadiira123-m8n หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @aminaabdalle291
    @aminaabdalle291 2 ปีที่แล้ว

    Maryan caasi

  • @mahamedabdi2917
    @mahamedabdi2917 7 ปีที่แล้ว +2

    Laqaaye waa jabkeediii dheh 👺👺👺👺

  • @kingpolar5284
    @kingpolar5284 2 ปีที่แล้ว

    Ahmad sakaraad ayaa fariid noqday

  • @nabdaqaali7915
    @nabdaqaali7915 7 ปีที่แล้ว +1

    Wlo daqiiqadaha xooga kadhiga

  • @abdikafiomarsheikh2046
    @abdikafiomarsheikh2046 7 ปีที่แล้ว

    aaway qeeebtiii 24

  • @ladanali2938
    @ladanali2938 7 ปีที่แล้ว +2

    Cawa dadki meye

    • @mohamedabdi7884
      @mohamedabdi7884 7 ปีที่แล้ว

      Najax cali
      waana kanaaa reer Laaqiya

    • @ladanali2938
      @ladanali2938 7 ปีที่แล้ว +1

      Mohamed Abdi hhh ma iskenten rer laqiya

  • @Missmushtaaq
    @Missmushtaaq 8 หลายเดือนก่อน

    Ax😢

  • @abdiliqee6926
    @abdiliqee6926 7 ปีที่แล้ว

    hooyo muu naaxay ninka dhacay wa firiid inay ka dhaqaaqdo ma ahayn lkn

  • @amruunmohed739
    @amruunmohed739 10 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohamedsheik7334
    @mohamedsheik7334 7 ปีที่แล้ว +7

    Dhoor haben sugenay hadana 24 daqiiqo 8 daqiiqo hees sidan naga daya ugu yaran 30 daqiiqo nogadhiga heestana naga yareya

    • @jamalali6104
      @jamalali6104 7 ปีที่แล้ว

      Wad saxan tahay

    • @missmohammed4400
      @missmohammed4400 7 ปีที่แล้ว

      Mohamed Sheik 17:30 heesta socota yaa qada asaxabey

    • @ridwaanabdulahi3398
      @ridwaanabdulahi3398 7 ปีที่แล้ว

      +Mandheeq Ina med heesta xariir ayaa qaday

  • @FaizaFunny-q7q
    @FaizaFunny-q7q 6 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkk😅

  • @naemazaet9909
    @naemazaet9909 7 ปีที่แล้ว +1

    Wooooooow

  • @hanicabdi9265
    @hanicabdi9265 4 ปีที่แล้ว

    😀😀😀😀😀😀😀

  • @kadraomardahiir4724
    @kadraomardahiir4724 7 ปีที่แล้ว +1

    Kkķkkkkkkkkk

  • @sadiqwaranle1227
    @sadiqwaranle1227 3 ปีที่แล้ว

    🤣😂

  • @Sayidali-id1lb
    @Sayidali-id1lb 7 ปีที่แล้ว

    Kkkk

  • @SalebanMaxamed-on6ko
    @SalebanMaxamed-on6ko ปีที่แล้ว

    j

  • @abdixaax9856
    @abdixaax9856 4 ปีที่แล้ว

    Hoyo muu naaxay

  • @somaliqueen1553
    @somaliqueen1553 7 ปีที่แล้ว +1

    macsokor laaqiya jabkaaga jecliya😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @kingpolar5284
    @kingpolar5284 2 ปีที่แล้ว

    Ahmad sakaraad ayaa fariid noqday