DEGDEG:DAAWO GAROOWE OO HADA LAGU QABTAY GAADHI IYO NIMAN|AMAR CULUS OO HADA KASOO BAXAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 12

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 9 วันที่ผ่านมา +1

    Maashaaallaah guuuuul Puntland idankaallaah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @mulkimahamed-ht4gu
    @mulkimahamed-ht4gu 9 วันที่ผ่านมา

    Amiin yarabi

  • @Maxamuudali_12
    @Maxamuudali_12 9 วันที่ผ่านมา +4

    War soomaalidda waa loo tashaday ee ka kaca meesha

  • @Hagimumin
    @Hagimumin 9 วันที่ผ่านมา +1

    SOMALIDA AYAGAA MESHA IS DHIGEY, LAX KASTA MESHA AY IS DHIGTEY BAA LAGU QALAA, PUNTLAND WAA IN KA TASHATA MUQDISHO INTA AY SIDAAN TAHEY UMA BAHNA, HOREY AYAA LOGU SHEGEY IN BARARI DONTO HADII AY KA TASHATO MUQDISHO, MANTA WAA LAGU QASBAN TAHEY IN MUQDISHO LAGA TASHADO.

  • @AishaAli-p5v
    @AishaAli-p5v 9 วันที่ผ่านมา +2

    Siiro to hiirow

  • @dhulkaygahooyo3023
    @dhulkaygahooyo3023 9 วันที่ผ่านมา

    No foreigners in puntland unless visiting temporarily in the state 💪👍 or visitors must have a work permit to stay.

  • @AbdiasisAbdi-d5m
    @AbdiasisAbdi-d5m 8 วันที่ผ่านมา

    Reerpuntland shirkdaha telefoonada oodhan toos baaritaan haloogu sameeyo. Shirkad walba oo ajanabi kushaqaystana kuligood ita lootago dul meer halagu soosameeyo iyo kuwa lashaqeeya.

  • @mohamoudahmed6694
    @mohamoudahmed6694 8 วันที่ผ่านมา

    WAXA XAMAR DHAMEEYEY WAA WAXAAS.
    HARGEYSA LAGASO DIRAA.

  • @mohamoudahmed6694
    @mohamoudahmed6694 8 วันที่ผ่านมา

    Qofku Gaadhi waayeelankara iyo guryo isago tusbaxle ah.
    Lkn shaqadiisa Basaas nimo iyo howlihiisa kala dabagal3h.

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 9 วันที่ผ่านมา

    War madaxa ka gura ajaanibka dadkayaga u soo shaqategay ee qaraxa lasoo doontay

  • @FutoXar
    @FutoXar 8 วันที่ผ่านมา

    Nin aan naag iyo caruur wadan maxaastaada iyo inuu adiga kaa shaqaystuu kuugu yimi, waxa kaliyoo qofka ka celin kara ama ku ridi kara falalka noocaan ah qofka bina adamka inta badan waa ilmihiisa, naagtiisa iyo hooyadiis

  • @mohamoudahmed6694
    @mohamoudahmed6694 8 วันที่ผ่านมา

    NINKII DAMIIN HAYSTA KULAHAA. HHHHH
    CIDDOO DHAMBA DAMIIN NOQONASEE SEELAYEELA.
    WARHADDEE NINKANI GABADH BU REERKA KAQABA
    BA A. WARNINKANI MASJIDKABA KAMA BAXO.
    BULLSHET. WAAR WAXABA ISLA XAAQA KAGABADHA LAGAQABO KAN LALA GANACSADE SOMALIGA AH.
    IYO KAAN MASJISKA KABINBA.