Mashruuca ugu wayn Hargeisa somaliland 2022 | xaafada masalaha guryo iib ah Appartments | Ak vlogs

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 186

  • @Magmalyawa
    @Magmalyawa 2 ปีที่แล้ว +50

    This country is future. Wallahi i want to invent there and even live there in future. But than i am not somali hehe. Love from irak. I love somali ppl with all my heart. Really good muslim ppl. ❤💝❤💝❤ may Allah bring your country alot of baraka and peace. Amin yarabb🤲

    • @loveisanopendoor3532
      @loveisanopendoor3532 2 ปีที่แล้ว +1

      Ameen thank you for the Duaa may Allah grant you the goodness you wish upon others.

    • @dinisrealm3240
      @dinisrealm3240 2 ปีที่แล้ว +1

      This province of Somali republic is a beautiful and relatively peaceful region of the said country

    • @aliMohamed-ev3wr
      @aliMohamed-ev3wr 2 ปีที่แล้ว +3

      Somaliland belongs to All Muslims including neighboring Somalia

    • @mohamedothman7519
      @mohamedothman7519 2 ปีที่แล้ว +3

      @Adam, First of all, thank you very much for your sincere and good comments on this beautiful land and its people, then what I say is this is your land while you take and keep its rules and regulations, you can invest, and trade, and live in a way that is free from fear or hindrance, welcome with an open hands and hearts. May Allah (SWT) bless on the Republic of Somaliland and entire Muslim countries around the globe.

    • @Magmalyawa
      @Magmalyawa 2 ปีที่แล้ว +1

      @@mohamedothman7519 brother my country is finish. It no longer in iraqi peoples hands. America and turky amd iran use irak as a war zone and steal all its oil and money. All we can do is to survive. But i dont live in iraq anymore. I am in europe. But i really wish to move and invest in somaliland and actually live there also.

  • @Jamhuuriyada-barakaysan_
    @Jamhuuriyada-barakaysan_ 2 ปีที่แล้ว +21

    Let’s modernise Somaliland…. Build please smart 🏡 ( autonomous solar system power, collect rain water, and connectivity to drainage network) affordable to any kind of wallet…

  • @waayoarag3251
    @waayoarag3251 2 ปีที่แล้ว +12

    Masha allah Beautiful city beertii xoriyad

  • @adamyounis4449
    @adamyounis4449 2 ปีที่แล้ว +4

    Hargaysa oo siraadan waan sugayee thanks bro sharing with this 👌

  • @jamilanor653
    @jamilanor653 2 ปีที่แล้ว +5

    Hiw sweet...hormar wcn hargeysa..hoygii nabada😘😘😘😘🤞

  • @u.j7332
    @u.j7332 2 ปีที่แล้ว +4

    Masalahu waa xaafada ugu qurux badan Hargaysa, uguna wadooyinka fiican

  • @kawsarxuseen2442
    @kawsarxuseen2442 2 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allaah wa insidas gurya lodhiso o dhulka anlaqasaarin elagafa’idaysto community ganalayskuso uruuriyo imakay systemka sofahmayan excellent I Love it 😍🟩⬜️🟥 thank you Ahmed 👌

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 2 ปีที่แล้ว

      Meel kasta niicdas ayad haysa bisadey

  • @munirkh
    @munirkh 2 ปีที่แล้ว +5

    Maanshalaah Alle ha u barakeeyo. Waa xaafad dhan oo cusub.

  • @mowlidibrahim8183
    @mowlidibrahim8183 2 ปีที่แล้ว +26

    Barnaamigkaagu wuu wanaagsanyee heesuhuun ka ilaali waxaa jira dad badan oo jecel in ay daawadaan barnaamijkan oo kale laakiin uga taga heeso lagu shiday awgeed waad mahadsantay

  • @zuhoercali3173
    @zuhoercali3173 2 ปีที่แล้ว +12

    I love it my beautiful City 🌆😍

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 2 ปีที่แล้ว +4

    Aad iyo aad baad u mahad santahay Adeer.
    Waana Qurux iyo Qiimo Badan bay Ledahay.

  • @abdiwali15_london
    @abdiwali15_london 2 ปีที่แล้ว +5

    Manshala dhulka halaga faaiidaysto oo guryaha 3 dabaq miidhan halaga dhigo, sidan oo kale
    Ala ha barakeeyo jamhuuriyada

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa mmasha allah laakiin jidadkii ayaa eber ah ee laami saara hee quruc doodii waxaa ku dheelay jidadkaas ciida iyo dhagaxdaa

  • @badelhirsi9562
    @badelhirsi9562 2 ปีที่แล้ว +4

    Maasha allah, hore usoco insha allah.

  • @ahmedosman3931
    @ahmedosman3931 2 ปีที่แล้ว +5

    Maansha alla waa wax Lagu farxo in Dalka hooyo Jawharaddii Somaliland iyo Caasimadda hargeysa laga Dhisaayo. Guryo Casriya ama the best Proparty moderan disign

  • @hibonour9657
    @hibonour9657 2 ปีที่แล้ว +6

    Mashallah tabaarakallah

  • @haboonadan
    @haboonadan 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allaah tabarakallaah. Allow noo siyaadi.

  • @mustafe68
    @mustafe68 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaw qurux weeyaan sxb thanks

  • @namiin3034
    @namiin3034 2 ปีที่แล้ว +9

    The new houses look like they have been built to close together look at 4:20 minute 🤔, MashaAllah still nice through

    • @acacius9903
      @acacius9903 2 ปีที่แล้ว +3

      That's actually good. In all other countries houses are even connected to eachtoher.

    • @namiin3034
      @namiin3034 2 ปีที่แล้ว +4

      @@acacius9903 yes I grew up in one, but can you imagine having somali neighbours on both sides, naa if I'm going to pay that much I would rather have my own dayr

    • @KINGZ44four
      @KINGZ44four 2 ปีที่แล้ว +2

      @@namiin3034 you prolly grew up in mid terrace house in the U.K. lol this will be much better because you will have high class neighbours who can actually afford these apartments.

    • @namiin3034
      @namiin3034 2 ปีที่แล้ว +5

      @@KINGZ44four you are right I did, but come on walaal you know what we are like🤣🤣🤣 I always say to my kids "our poor neighbours I feel sorry for them having Somalis next door " we are loud for no reason 😳🤣 best opition is the houses at the end of the block.

    • @KINGZ44four
      @KINGZ44four 2 ปีที่แล้ว +2

      @@namiin3034 lol I know what ur saying, we are loud for no reason. The crazy thing is these apartments cost $155k and you can build a massive 5 bedroom villa with that amount in Hargeisa. They are just selling the experience of feeling like ur abroad I guess.

  • @Hawd74.
    @Hawd74. 2 ปีที่แล้ว +2

    Somali oo dhan maxaa u diiday bilicda wadooyin and landscape guri $150.000 ma waxay u qudhi wayeen wadayar oo laysku dardaro jaarka

  • @gafoteyusuf5430
    @gafoteyusuf5430 2 ปีที่แล้ว +2

    Run aahnti qaan dhismeedka dambe wa amid aad u casri ah oo qurux bdn
    Mashallah

  • @suaadmohamed4316
    @suaadmohamed4316 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah beautiful houses 🏡

  • @acacius9903
    @acacius9903 2 ปีที่แล้ว +3

    MaashAllah

  • @abdipp595
    @abdipp595 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah jamuriyad barakeysan soomaaliland guul iyo gobanino

  • @shankaroonland7480
    @shankaroonland7480 2 ปีที่แล้ว +4

    Meansha Allah tabaarakalaah dadkaygii iyo DALKAYGII masalaha ku soo bood guul iyo horumar inagana laynoo soo dalxiis iyo shaqo tagi dhawaan

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 2 ปีที่แล้ว +5

    Maashaa Allaahuye mahadsanid mujaahid malyuun jeeer,,, for ever Somaliland rep,,

  • @istaahilismail5117
    @istaahilismail5117 2 ปีที่แล้ว

    ASC oo . Calankii puntland ayaa ka taagan guriga dhisan ee cawlan ee dabaqa ah. Waa xagee?

  • @mohamedothman7519
    @mohamedothman7519 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah, Alle wanaagga ha innoo siyaadiyo madax wanaagsanna ha inna siiyo, shacabku dalka way dhiseen iyagoo eber kasoo bilaabay halka kaalintii dawladdu weli gaabis iyo saluug ka jiro.

  • @choukrialihassan2861
    @choukrialihassan2861 2 ปีที่แล้ว +15

    Somaliland the best country. May Allah SWT bless my people and my land. Allahumma Ameen.

    • @mohamedmusa1598
      @mohamedmusa1598 2 ปีที่แล้ว

      Goormeey wadan noqotay😃

    • @siraadxasan2770
      @siraadxasan2770 2 ปีที่แล้ว

      @@mohamedmusa1598 àxmaqnimadaada waydii.

    • @abdiganiidris860
      @abdiganiidris860 2 ปีที่แล้ว

      @@mohamedmusa1598 1960 ayey noqotay

  • @melmidirshe9408
    @melmidirshe9408 2 ปีที่แล้ว +1

    Shaqo wacan sxb guuleyso

  • @smooth2477
    @smooth2477 2 ปีที่แล้ว +10

    The houses are beautiful but damn there are no roads there. Is it really that hard to make roads in hargeisa

    • @zahraahmed972
      @zahraahmed972 2 ปีที่แล้ว +4

      That's why all countries takes trillions ( loans & grants) from world bank to standardise their infustructures

    • @Internut1985
      @Internut1985 2 ปีที่แล้ว +2

      It is not hard it is just your mind telling you that . In 9’months the new Garxajis mayor has already done so much

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 2 ปีที่แล้ว

    Waa maxay riyaha weli magaalada dhex mishaaxeya? Soo kii Mayor Mogee digniinta bixiye in magaalada laga mamnuuco Riyaha iyo xoolaha kale ba?

  • @brbynulolilumu
    @brbynulolilumu 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Alaah wiil wadani ah walaalyaal subscribe ka siiya wiilkaan wax wanaagsan ayuu u hayaa dadkiisa

  • @maryanruunshnuur.4516
    @maryanruunshnuur.4516 2 ปีที่แล้ว +3

    Guul horumar wacan 💯👍

  • @mohameddheeg2558
    @mohameddheeg2558 2 ปีที่แล้ว +4

    Waa 150 se inaad gudaha gashay ahayd .
    Masalaha xaafadaydii.

  • @Africa569
    @Africa569 2 ปีที่แล้ว +1

    Wllo wad mahadsan tahay lakiin maad nosheegin guryaha qimahooda telsom ama numberkooda shirkada dhisayso aad ban ugu bahnahay Thanks from USA.

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansh Allah qaranka Somaliland ❤️❤️💯

  • @hibonour9657
    @hibonour9657 2 ปีที่แล้ว +2

    Laakiin guriyahani miyaanay dhaga lagu dhisin ma wada jaajuur baa?

  • @zahraahmed972
    @zahraahmed972 2 ปีที่แล้ว +1

    Ma Sha ALLAH

  • @abtimuumin3263
    @abtimuumin3263 2 ปีที่แล้ว +1

    sxp.adoo raliya drone isticmaal

  • @yasiryonis989
    @yasiryonis989 2 ปีที่แล้ว +1

    Ahmed numberkooda xageen ka helaa akhi telesom guryahan dhisaysa.

  • @abdirahmanhashiabdi2118
    @abdirahmanhashiabdi2118 2 ปีที่แล้ว +6

    Waxa igu maqaala ah in ay telesom iibinsyso, guryahaas ooay bishiiba qaadanayso 1000$ se dadkeenan masaakiin fuqoro ubadan waxay ubaahanyihiin, dad tijaar ah oo unaxariista bishiina ka qaata intii kirada laga qaadi jiray tusaale ahaan 100$ ilaa 150$ siay naxariista alle uhelaan

  • @Amen.ahmed1
    @Amen.ahmed1 2 ปีที่แล้ว +2

    Manshallah This is a townhouses

  • @Dayr12
    @Dayr12 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha.allah

  • @rasalkhaimah
    @rasalkhaimah 2 ปีที่แล้ว +5

    I walked past it the other day. All the houses are too close to each other. No privacy. For that price we could build a mansion in the same area.

    • @mohamedomar2367
      @mohamedomar2367 2 ปีที่แล้ว +1

      You are absolutely right. I've been telling ppl these houses have very limited space for living hence no privacy. Secondly they're over-priced. Imagine the least ranges from $185k to $285k. I do understand the location is excellent thus the high land value.
      You can have less amount with better and bigger mansion

  • @MuhammadAli-fl3iw
    @MuhammadAli-fl3iw 2 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allah xafadda arabku aad bay udhismeen
    Waliba degmada axmed dhagax ee masalaha galbeed

    • @mohamedomar2367
      @mohamedomar2367 2 ปีที่แล้ว

      Dee meesha arab kuma aragno. Dad kale aya deegan dhuulki way wala iibiyeen adheer ee bal reerka naga daaya dheeh iibkan badan

    • @MuhammadAli-fl3iw
      @MuhammadAli-fl3iw 2 ปีที่แล้ว

      @@mohamedomar2367 waar ma badnaa
      Dayrkii ina geele iibiyey moyane
      Kaasna guryaha cidkasta way iibsatay
      Wadaada baaburku marayo waa wadaadi balligubadle
      Masalaha galbeed waa arab 90%
      Lknse 10% reer kale guryo ka dhisteen intaasuna haddi afku xumado way iska qaxii karaan uun

    • @mohamedomar2367
      @mohamedomar2367 2 ปีที่แล้ว

      @@MuhammadAli-fl3iw war ninyow Muhammad aniga meesha wax ka dhistaye ee ii waydii. Walahi ila laga garayo Unicef agteeda guryaha waweyn halkas laga dhiisay reero kale aya leh indr. Laakin ma caleesh waa dad keeni uun. Wanu soo dhaweenayna. Jigjiga yar ba miyanad arag dadka uu dhashay iyo kuwa deegan dadka meelaha kale ka yimid aya badan. Masalaha qaybtan ciidagalaha tusaale ahan dee ila xad dhaaf ayey uu dhismatay wayna buuxsantay oo hada ila isha goobka ayey sii socdan dhismahooda. Xagan waxanu dhaafi kari laanahay hotel ka sheekh diriir. Mida kale guryahan waweyn galbeedka masalaha ku yaala odhan indr fara kutiris ayanu ku leenahay. Lkn taasi wax dhiib ah ay leedahay majiro

    • @alinasto5083
      @alinasto5083 2 ปีที่แล้ว

      Markaan oga masalaha waxaan filayaa iney wadada xaga galbeed kaga beegan iney kala Qaybin jirty laba reer oo xagaa degaan u ahaa.

    • @MuhammadAli-fl3iw
      @MuhammadAli-fl3iw 2 ปีที่แล้ว

      @@alinasto5083 indr ma qolooyinka dayrka Airport hargaysa soo xidhay baad tahay ?
      Masalaha qudha jira bari iyo galbeedbaa kaasna arabaa degan oo waligiina degana waana degaankiisa

  • @amiirnuur6854
    @amiirnuur6854 2 ปีที่แล้ว

    Guryo qurxoon ooo casriya nasiib xumo dariiiq male waaaaa cidhiidhi

  • @istar7698
    @istar7698 2 ปีที่แล้ว

    Waa imisa qol

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa mashruuc wanagsan oo kudayasho mudan

  • @Myhalimaworld
    @Myhalimaworld 2 ปีที่แล้ว +9

    The building s are very and corroded , I wish you tell us the price, number of rooms etc.

    • @Akvlogs_2023
      @Akvlogs_2023  2 ปีที่แล้ว +2

      $150,000 waan sheegay videoga maad wada dawan mala

  • @Halgame334
    @Halgame334 ปีที่แล้ว

    GURYAHSN MAXABIIS MAA LOOGU TALO GALAY. HADEGIN DABAQ DABAQ SARAN DABKA HALIS ADUUNKA CAYDHAA DEGTA NOOCAAAS

  • @munamohamed6709
    @munamohamed6709 2 ปีที่แล้ว +1

    Manshala manshala

  • @bigmancc271
    @bigmancc271 2 ปีที่แล้ว +4

    Jaarkiii. Mazha. Alh. My home

    • @khaalidclaahi2730
      @khaalidclaahi2730 2 ปีที่แล้ว

      wllo wa halkee meshu waxan arkayay calanki jabuti

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 2 ปีที่แล้ว

      @@khaalidclaahi2730 safaradi djbouti ayu sii ag marayey oo xafadaha ku taal wll

  • @suwaysfarah5317
    @suwaysfarah5317 2 ปีที่แล้ว

    Sidee wax u dhiseen wuxu qaabdaranaa maad turkish designers keentan iyagaa meelyar ka samaym guri kaalay arag ah

  • @mohamedraabi7494
    @mohamedraabi7494 2 ปีที่แล้ว +3

    Aadbad u mahadsan tahay

  • @ZM1233_
    @ZM1233_ 2 ปีที่แล้ว

    Mash Allah

  • @haberjeclo8036
    @haberjeclo8036 2 ปีที่แล้ว +8

    Build the roads first , you can't drive that rocky roads , only 4×4 cars

  • @hodanmohamed6749
    @hodanmohamed6749 2 ปีที่แล้ว +1

    Inadero guri 300 kuma yaako masalaha, apartment dreem in just behind ambassador is 1000 a month if you want rent a house is 3 grand trust me I go there every year

    • @mohamedomar2367
      @mohamedomar2367 2 ปีที่แล้ว

      Hhhhhh. You're absolutely right. This guy is new to this hood wll. Kama war hayo

  • @busharasaidu2030
    @busharasaidu2030 2 ปีที่แล้ว

    if there is a chance for tile work?

  • @salahyusuf5937
    @salahyusuf5937 2 ปีที่แล้ว +1

    Somaliland Allow daa amni iyo horumar ayaan aragnaa

  • @cabdicumar5891
    @cabdicumar5891 2 ปีที่แล้ว +1

    Kulahaa shaqalaha dhisayaa waa #Ajanib waar #Nacas yahow wxa ka #fikrad iyo #Waxqabad wanagsan #Shaqalaha muwadinintena ah #Guul #Somaliland

    • @mohamedomar2367
      @mohamedomar2367 2 ปีที่แล้ว

      Walee iskuma dhaawa. Ajaniibka aya mar walba ka gacan sareeya

  • @AA-ks5ip
    @AA-ks5ip 2 ปีที่แล้ว

    Shaqaale ajnabi ah?

  • @choukrialihassan2861
    @choukrialihassan2861 2 ปีที่แล้ว +2

    Edo ASC, can you show us the second control and how much is to buy a lot please. Thank you Edo. Keep up the good work. May Allah bless you and your family. Allahumma Ameen.

    • @Akvlogs_2023
      @Akvlogs_2023  2 ปีที่แล้ว

      Thanks insha allah i will try nextime

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 2 ปีที่แล้ว

    May kirayn rabaan?

  • @zamzamabokor7705
    @zamzamabokor7705 2 ปีที่แล้ว

    Guryaha dayr uma dhexeyo miyaa hadayna deyr lahayn waa haleys rifo

  • @generalabshir4702
    @generalabshir4702 2 ปีที่แล้ว

    Maanshaa alaH

  • @anisamohamed3211
    @anisamohamed3211 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan xasuustaa xaafadihii xamar ee la oran jiray African Village

    • @Africa569
      @Africa569 2 ปีที่แล้ว +1

      Ana kula aqaan huno masaajidka sh, cali suufi gadashiisa

    • @anisamohamed3211
      @anisamohamed3211 2 ปีที่แล้ว

      Haa wllo waa Runtaa thanku

  • @dicapriolyonjr3192
    @dicapriolyonjr3192 2 ปีที่แล้ว +1

    Is this Djibouti 🇩🇯?

  • @EconomicHooyo
    @EconomicHooyo ปีที่แล้ว

    Qof ii sheegi kara ma jira qiimaha dhulka ee xafadas.

  • @khaalidclaahi2730
    @khaalidclaahi2730 2 ปีที่แล้ว +2

    soobadi masuul

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg 2 ปีที่แล้ว

    Waa imisa gurahan

  • @aaminamaxamad1179
    @aaminamaxamad1179 2 ปีที่แล้ว

    Waaa masalaha koonfurta hargeysa

  • @yusufdhimbil7367
    @yusufdhimbil7367 ปีที่แล้ว

    Somaliland guul

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 2 ปีที่แล้ว +1

    no runing water
    no road.

    • @Hawa328
      @Hawa328 2 ปีที่แล้ว +1

      Finally someone else said ..and very expensive for no reason

  • @geeleckariim4362
    @geeleckariim4362 2 ปีที่แล้ว

    MASALAHA LA SHEEGHEEGAA WAABA BILAA LAAMI SHOW

    • @mohamedomar2367
      @mohamedomar2367 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa xaafada Hargeisa ugu laami badan. Inanka aya sifican uu duubin. Inkasto daalka odhan ay kala siman tahay wada xumida

  • @alinasto2221
    @alinasto2221 2 ปีที่แล้ว

    Nio inader iga jaahil bixi bal 2 masale miyaa jira Masalaha sare ayaan fahmi waaye

  • @mrnuux9930
    @mrnuux9930 2 ปีที่แล้ว

    Calanka dalka jabuuti kamuuqdo guryaha iskuawda ey ee dabaqyada ah

  • @jama253
    @jama253 2 ปีที่แล้ว

    waa muuse handaraab oo dhisanayo dhulkii dadka masaakiinta

  • @wardafarah8714
    @wardafarah8714 2 ปีที่แล้ว +1

    Masalaha iyo xafada Arab ka join faqrii baa dagan guryahoda kiiro fican kuma helesiid wale

    • @birtol7583
      @birtol7583 2 ปีที่แล้ว +1

      Sinay maaha halkani inaabti, wa madaarkii hargaysa dusheeda waxa laga hadlayaa. Masalaha layidhaahdaa.

    • @abdirisakmawlid6224
      @abdirisakmawlid6224 2 ปีที่แล้ว

      @@birtol7583 dayrkan ina geela iibiyay inyar marka la dhaafo waa wadadii baligubadle dayrka ka ka soo horjeeda maanu ina geele laahyn masalaha arabku wuu daga wadada baligubadle xagay martaa ma siinay

    • @birtol7583
      @birtol7583 2 ปีที่แล้ว +2

      @@abdirisakmawlid6224 Isdaji sxb, hargaysaba arab baa leh, haduu intaa qalbigu kuugu qaboobayo. ogow Nin waliba aqalkiisu leeyahay laba qof oo wax isugu jiraan ma jirtaane. qabiil wax lihina majiree.

  • @captainnazz3439
    @captainnazz3439 2 ปีที่แล้ว +2

    0:15 Is That Jabuti Flag ?! 🧐

  • @mohalphaofficial9422
    @mohalphaofficial9422 2 ปีที่แล้ว

    Muuqaalkii ugu qosolka badnaa Asbuucan✅
    Nala soo daawo ▶️😀
    th-cam.com/video/7fICZVma-3s/w-d-xo.html 🖥📱
    🚨 Subscribe Like and Share All Somali 🇸🇴
    TH-camrs and Tiktokers 🥰🖥👏🚘✅

  • @yasinosman1864
    @yasinosman1864 2 ปีที่แล้ว +1

    Salan gobeed sxb

  • @rashiid187
    @rashiid187 2 ปีที่แล้ว +1

    1 mans trash is another man's treasure

  • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
    @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 2 ปีที่แล้ว +2

    Guryo 200 kun la siinayo
    Maxaa lagu falayaAaaaa

    • @SomfilmsFHD
      @SomfilmsFHD 2 ปีที่แล้ว

      Adduunka oo dhan baa qaaliyoobay... Dadku 8 billion bay adduunka cagacagaynayaan

  • @abtimuumin3263
    @abtimuumin3263 2 ปีที่แล้ว +1

    caasimadii labaad ee somalia way dhismee mashllh

  • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
    @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 2 ปีที่แล้ว +1

    Ma.masale hoosaa jira

  • @jdus1422
    @jdus1422 2 ปีที่แล้ว +1

    Ka qariya arabkii Markay ciidagale maqlaan oyi jiray yay cawryine

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 2 ปีที่แล้ว +1

      Qabyaladu wa xanun iyo jahilnine iska dhaaf dadki wa wada walalo iyo wiil iyo abtigi

  • @radhas2411
    @radhas2411 2 ปีที่แล้ว +1

    Shaqaale ajnani ah qaaq.

  • @lodoonelmi6875
    @lodoonelmi6875 2 ปีที่แล้ว +4

    Marka ma iiba mise waa kiro
    Adoo mahadsan

  • @lincolnite1584
    @lincolnite1584 2 ปีที่แล้ว +5

    Hoora loscoonaya!!

  • @abdirahmanomar9221
    @abdirahmanomar9221 2 ปีที่แล้ว

    Meesha wee qurux badan tahay laakiin wadooyinka haiska dhisaan.

  • @Shamso697
    @Shamso697 2 ปีที่แล้ว +2

    Uff foolxumo badana 😂

  • @zamzamabokor7705
    @zamzamabokor7705 2 ปีที่แล้ว +1

    Imisaa lasiinayaa

  • @waaniye4164
    @waaniye4164 2 ปีที่แล้ว +2

    JEEL BAY U EGTAY KOLAY MAN DEGEEN DAD MAXAYSATAY KU FIICAN YIHIIN

    • @Masalaawi
      @Masalaawi 2 ปีที่แล้ว

      Maya waa kira Qof kasta oo ku noolaan Kara

    • @xaqudirir244
      @xaqudirir244 2 ปีที่แล้ว +3

      Jeelka sidaas u eeg halkuu ka dhisan yahay. Waa meesha ugu quruxbadan hargeisa mashallah

    • @zuhoercali3173
      @zuhoercali3173 2 ปีที่แล้ว +1

      Mashallah waa qurux markeeni horeba maxaysataynu Soo wadda ahayn kaftan

    • @xaqudirir244
      @xaqudirir244 2 ปีที่แล้ว +1

      @@zuhoercali3173 waa runtaa iminkana waynu nahay.

    • @se1059
      @se1059 2 ปีที่แล้ว +3

      Kibiroow kab iga xoor baa la yidhi oo maxaysatada guryaha iibsan karta somali halkay ka timi bal noo sheeg

  • @noohaliahmed3978
    @noohaliahmed3978 2 ปีที่แล้ว

    Wall gudaha inaad ugasho miyaanay suurto gal ahayn. Ileen iyagana Marketing bay u noqon lahyd adka sifican baad noola wadaagi lahayd.

  • @absjones2916
    @absjones2916 2 ปีที่แล้ว +1

    No roads, no running water… 😂

  • @ahmedburco75
    @ahmedburco75 2 ปีที่แล้ว

    Somaliland waxay dhimatay xaga wadooyinka. Jidku wss muhuum xitaa wiimo ayuu yeelaa meesha.

  • @rabitaloudaa32
    @rabitaloudaa32 2 ปีที่แล้ว

    Waxaan jirin nabad gelyo buuxda xaafadaasi waayo ma degi karo qof aan u dhalan xaafadaas loomana ogola qof aan degaankaas aheyn mashruuc aan soconeyn waaye

    • @CamelCorps
      @CamelCorps 2 ปีที่แล้ว +1

      Ma hooyada aya kuu sheegtay mid kale somaliland miyaa lagaga hadla ....waaaye? Aan soconeyn waaye? Hooyada iyo gudhuda aad tahay ba was ahahaha waaye ku yeh
      Somaliland people saying......weeyaan
      Not waaye

    • @SuperAbdul0000
      @SuperAbdul0000 2 ปีที่แล้ว +1

      Waxba kama jiran warkagu lakiin waxad tahay kuwa jecel sidaas

    • @abdis70
      @abdis70 2 ปีที่แล้ว

      Taasaa Run ah. Waxa dhab ah in xitaa dhulka lagu iibiyo Qabiil. Ma taasaa meel gaadhaysa !? Hargeisa waa la kharibay. 5 nin baanu dhul ku iibsanay, waa nalagu qabsaday. Lacagtii ayaa naloo celiyay.

    • @CamelCorps
      @CamelCorps 2 ปีที่แล้ว +1

      @@abdis70 in waliba lagu wasay ahayd lacagta aan lagu celin lol
      Nabada iyo wanaga ayaa kaaga dartay orodo muqdisho tag oo dhul laga qabsaday ka hadal walahi inta lagu waso lacagta laga qaado aya hooyada u sheeg waliba lagu odhan
      Kibir ka rag ila imanaysa dhulka ma hooyada ba leh sow rag malaha waxay doonan ayay samayn karaan hadi lacagta lagu celiyey alxamdulilaah dheh naag yahow

    • @CamelCorps
      @CamelCorps 2 ปีที่แล้ว +1

      @@SuperAbdul0000 haday jecel yihin maxay qaadayaan naagahan xinka iyo habaarka TH-cam la fadhiya lol dhalfo aya yaga iyo hooyadood ba lagaga garaacaya ahahah

  • @MrSheikh778
    @MrSheikh778 2 ปีที่แล้ว

    Maxaad beenta kuugu khasbay halakan waa Jabuti

  • @TheMohadam
    @TheMohadam 2 ปีที่แล้ว

    Wadooyinka mey dhistan