Hodan Rabi ha u naxariisto , camalkeedii waa go ay, dumarkan waaweyn oo dhali kara camalkiina hagaajista oo marxuumada u duceeya inta aydin ka danbeyn doontaan ma ogidine subxaanallaah.
😭😭😭😭Soical media sas uma daawado lakiin walashay hodan honest Facebook marka log in dhahay shalay ku argay geeridada Allaha unaxariisto jantul fardous ka waraabiyo allahuma amiiin
Wll wax hubso waa qadan qofka ka hoos hadlaya waxayna ledahay waxba noqonmayso yar ba meel yar galin ilahayna cadabi mayo war ilahay ha laga qabo wax xun may sheegin cadab ha lagu fogeeyo man maqlin Subxanallah 😢😢😢😢
Asc inalillaah waina ileyhi rajacuun ilahey hau naxariisto walashena hodan janadi fardowsa haka warabiyo amiin yarabi raxmaan 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Aamiin allaha u naxariisto Hodan. Iyo dhammaan intii dhimatay oo muslimiin ah.
Hodan Rabi ha u naxariisto , camalkeedii waa go ay, dumarkan waaweyn oo dhali kara camalkiina hagaajista oo marxuumada u duceeya inta aydin ka danbeyn doontaan ma ogidine subxaanallaah.
Yaasiin. Waa. Ku. Salaamey. Waa. Runtaada. Naagahaan. They so crazy Saxib. Yaasiin. I. Agree with you. Anigoo ah. Korneel Hussein Afgooye. Joogo. Canada 🇨🇦. Guuleeyso. Saxib
Masha Allaah wa runta Allaaha kouhifdiyo
Dad xun ma badna alaha unaxaristo 😢😢
Aallah ha u naxariisto Aamiin wllshe
Allaha u naxariisto
Amin..ya
.Rabi
Wcs walalkey xaaji yasin Haley Masha allhhh allxmduliilh allxmduliilh jimco Mubarak ❤ umadan Allah haso hanuniyo acdubilh subxanllh qofka dhinty xiita mala heysta
Ilaahay ha unaxariisto
Halyeeyga harti yaasiin ilahay haku sharfo insha Allah
Asc.Wlle mcn Yasinow wajigagi maxa Kudhacay HODAN rabi haunaxaristo raban haya naarta iyo Jannadaba ilahay Qabriga ha uwasiciyo😢
Illahaay ha u naxariisto hodon kalin walalo yasin somalida inta miyiir qabata iyo inata walan inata walan ba badan wllo ee lasoco
Aamiin yaa allaah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Ellahay ha u naxariisto
Hodan ilahey ha unaxaristo belts with out belts hodan sacadeda dhamatay
Allah uxariisto
Hodanyar Allaha unaxariisto.😢😢
Allaha u naxariisto janatul fardowsa allaha ka waraabiyo ku waana xaqa allaha tuso
Amiin i
Hodan Alle haunaxariisto
YAASIINOW WLLOW TAHRIIBTII PARTI 8kusoo dar
Plsssssssssssssssssssss❤❤
Dadkay iska qarinaysaa lkn Inuu ilaahay arkaayo way ilawsantahay
Subaxallah 😳😢
Alle hownaxariisdo hodan oo qabriga how wasiciyo
Allah u naxaristo ☝🏿 🤲
😢😢diin waala kala tagay damiir maba lahee afku nabsibu leyee aynu eegno
Hodan rabi raxariis waasic ah hawgu deeqo ehelu khayr ayy ahayd qof akhlaaq iyo astur naanleh oo af gaban laga nabad galay afkeda ayy ahayd wlhi qalbiga iga xanunay geerideda wn romaysan wayay
😊Somali markan kadhex baxay caqli baan lahaa waxaan uskag ahayn iyo qalbigay kaa wasaqeeyan mooyee majidho
Allaah janatul fardowsa ha ka waraabiyo
Alle ha unaxriisto
إنا لله وإنا إليه راجعون الله يرحمها ويغفر لها ويسكنها فسيح جناته ويلهم أهله الصبر والسلوان 😢😢😢Geeri xanuun badan
Allaha unaxariisto amiin😭
😢😢😢😢
Ameen ameen ameen I 😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲
Allaha unaxariisto yarabi 😭😭
Aamiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Asc dhamantin wlshy qali dumar ❤❤❤hodan sharaf ilahay ha unaxariisto Amiin Amiin Amiin Amiin yaa Allah yaa rabi yaa rahman ❤🎉🎉😢😢😢😢😢
😭😭😭😭Soical media sas uma daawado lakiin walashay hodan honest Facebook marka log in dhahay shalay ku argay geeridada Allaha unaxariisto jantul fardous ka waraabiyo allahuma amiiin
Qalbiyadooda ayey hadleen
balese maftoodi ayey dulmiyeen
Waxba kama qaadi karaan.
Alowunaxariiso wll hodan janada kucasuum😢🤲
Waa islaamo saqraamiin ah.
Wll wax hubso waa qadan qofka ka hoos hadlaya waxayna ledahay waxba noqonmayso yar ba meel yar galin ilahayna cadabi mayo war ilahay ha laga qabo wax xun may sheegin cadab ha lagu fogeeyo man maqlin Subxanallah 😢😢😢😢
😢😢😢🤲🏻🤲🏻
Xasbiyallah
Inadeer awalba dofar idoor ah ma ilahay ma yaqanin sida cajusada qadan gaxbo uuf
shikh mustafa shikh dirir cuqaal ahlu kheyr ayaa ka dhashay ee reera ha caayine shaqsigii qaldan ka dhex sooco
Kaliyabdoco bay 8naga rabtaa
Allaah hau naxariisto aaamiin yaaa allaah yaaa rabbbi
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
iskaa daah waar kii afkagaa kasobaha walagaa jarayaa akhiro baa daanbaysah
Damiir xumaa dadku😢
Dadka qaar waxad moda iney cabsida rabi ilawen ooy ilawen rabi 24 sac inu ujedo balse bini'adamka ayey ka cabsadan allow dhamantena xaqa nagu toosi hodan nh rabi naxristisa ha siyo
Yaasiinow !! Adna ba viyuu Baa kaa galay hdalkaa ha sii wad wadin may caayin qadan waxay tiri ilaahay ma cadaabaayo meel yar Baa la galinayaa
Ale ha u naxriisto eeday😢
Dadkan way waalan yihiin nolosha ayay ka dhaceen.
Taas mid mahaa runti Isaaq beeshas Islamnimadi waay katageen.
Mayd aad ucayaan
Nin quman ayuu iska dhigayaa waxaas ayuu views ku raadinayaa maxaa naago warkooda dhex geliyey waar taada u meel day naagaa ha ku mashquuline
Astaaqfurulaah wa atuubu allaah
Dumarku caqli maleh
qaniiis lagaroone ah ayaa tahaya wlhi
Horaa u sheegay inaan sii noqoneeno AQASU-NAASIIN 🥺🙄🤮
الله كشفها نلك المرأه السمينه جدآ قلبها اسود مثل الفحم
😢😢😢😢