ماشاء الله تبارك الرحمن لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم yaarabi gurigeena guri aakhiro kayeel aduun macno malahan yaa qaniyo gafkeena iyo geerideena ha kulmin aamiin yaa Allah
Waxan la yaabaa waxad ina siisay information kala dhiman. Fadlan soo raaci qiimaha guryaha si ay qofka ugu fududaato inuu go’aan qaato. Hadii kale intaan daawano uun baan ka sii soconeynaa. I would definitely consider buying it if price is shown.
Do you have some in kithali or a less populated quite town that are safe and secure because Nairobi is a big city and too much crowd and good only for business I guess
Qofka camera da haya professional maaha adiga inuu kuduubo maaha codkaaga ayaa muhiim ah mar mar maahane waa inuu every corner of the house inuu dadka tuso tankale waa inuu sawir guud uu natuso sidaan ufahano guriga sawiro jar jaran unbaa aragnaa
ماشاء الله تبارك الرحمن لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم
yaarabi gurigeena guri aakhiro kayeel aduun macno malahan
yaa qaniyo gafkeena iyo geerideena ha kulmin aamiin yaa Allah
Allahuma aamiin
Aamiin yaa Allah
اللهم آمين يارب العالمين جزاك الله خيرا
Waxan la yaabaa waxad ina siisay information kala dhiman. Fadlan soo raaci qiimaha guryaha si ay qofka ugu fududaato inuu go’aan qaato. Hadii kale intaan daawano uun baan ka sii soconeynaa. I would definitely consider buying it if price is shown.
Mar hore ayaa looga daalay qimaha in ay sheegto
Were is this? How much is it? Beautiful apartment
@@ruqiasalah5744 qiimaha ma sheegayan qof walbo si ayaa looga kireynaya 😂❤
Asc walaalo where’s the price
Sax mida kle mesha guriga ku yaal ma somaliya mise kenya. Somali waxa
Dugsi iyo masjid iyo school maxaa u dhow
Kaamiraystuhu professional mahan😂 adiguu camerada kula daba ordayaa next time qiimaha soo raaciya
Do you have some in kithali or a less populated quite town that are safe and secure because Nairobi is a big city and too much crowd and good only for business I guess
Halku kuyalaa guriga wa imiisa qeymahiisa
Kijada ma waxaad kawada kitchen ama jiko
Waa wadankee horra
Intee nigala soo xiriiraa walal
Guriga kirada meeqa waaye xaguuse ku yaala telofoonka?
Mashaa alaah abaayo meeqo
Tell us the price please
Price please
From where xbbti and how much is amazing 😻 😊
Walal Nairobi kenya waye
Gurigu barxad dayra oo ubareefad ah ma leeyahay
Meel u kuyaalo lama yaqaano miyaa ?
Qliimah inoo Sheek huno
Play ground maleeyahay?
Balcony anteenada ku ag taalo caafimaad maaha koleey qurbojoog ma gadanaayan iyo zaxmadaas😅beeco maxaa u qarsisaan horta?
xabbti labarka nosoqor iyo qiimaha lacgta lagu kireenaayo
Inter KU yaal?
Walala xage lagaga so XARIIR kara
Contact ma lehee maxaa waaye laakin
Masha'allah guri qurux badan
Waa wadankee horta 😂
Maashaah allaah
Please design ka guriga ma soo diri kartaa
Qimah waa in aad shektoh plz
Number,a shaashadaan soodhigney baad tiriyee mee Soomaali iyo business maxaa kala haysto !
Waa meeqa qiimihiisa
Somalida dibada jooga way soo gurayaan sabab. Qomolud ayaa ku soo badanyo dhulalka reer galbeed iyo caruurta oo laga qaato somallida. Somalia ku laabo
Somalida waxa ku nacay incomplete information
Saas wax laguma gatee qiimaha wadarta lacagta sheeg cash ayaa wax ku gadanaa
You need a lawyer for peper works. Qof sharici yaqano oo wax kula ego si aan lage qiyamenin. cadens walal . Cash hadii aad bixiso cademo ayad rabtaa
Pay se maany ahyn
Kii horaa kashidan
Aaway numberku gabaray
Nambarku shashada kor ayoo saranyahay
how much
Woow
Waa xagee
QIiimaha inoo sheek
suliga ado cagacad hagalin aby yusan sheydanka jirkaga galine
Inte waye
Waaxagee
Please sometimes speak English maybe translator
♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😘😘😘😘😘🤲🤲🤲🤲
Qofka camera da haya professional maaha adiga inuu kuduubo maaha codkaaga ayaa muhiim ah mar mar maahane waa inuu every corner of the house inuu dadka tuso tankale waa inuu sawir guud uu natuso sidaan ufahano guriga sawiro jar jaran unbaa aragnaa
😂walal telkada isoqor
waxage halkani
Kenya Nairobi
😂❤🎉
Sax
Inte waye