M.a wlhie hooyo dar alle ujeclahay😢 amiira maamada dhibka noga da 😂 alle kuligen ha inaga dhigo kuwi janada ku kulma 😊 mommy mcn alle cimri dheer cafimad suuban haku siiyo love mami😭❤
Abaayo sundus dadkii ku dhihi jiray Amiira way ku bahdishaaye ka har sow hadaba ma joogan oo hadana gabdhaha iskuma diri doonan ileen dad xumaan maahane wanaag u jeedin waayiye markay dadkaas qaladkooda gartaan oo Alle ka baqan oo la arko iyagoo sundus ku dhahaaya Amiira heshiiya ayan anagana ku dhiiri galin doonan inay isku soo laabtan saas markan ku dhahaayo Amira iyo sundus waan isla jeclaa farxad iyo sxbtinibo aya ka dhaxaysay lkn hada isku soo laabta waxan u dhihi waaya ma rabo inaan arko dadkii isku diri jiray inaan arko hadana iyagoo xumaantii iyo rufyaanimadi soo qoraya hada mid walba meesheda Alle haku amaansado le dhahaynaa 😂
Haa asad qalad is kaleh waxa la dhaheya qofka hormare sameya inuu team kaas jacel laakin malin una xaqiiq la oogan waa sugan hadii neha team amiire walhi washamis qaadan😂@@Ruun00gggg
Waxa jira iska hadlaan oo cay iyo aflagaado le iska soo qora waana dad wax walba run mooda prank ga soo barta horta ileen maanta dhan hadaa qof la caayo wax ay ka badalayso malahane waxa kaaga fiican inaa wax hubsato waxan inuu prank yahayna aad aaminto saas hada samayso dambi aad cayda ku kasban lahayd baad ka badbaadaysaa Qalanjadaana iyada hooyadeed iyo waalidkeeda iyo Family keeda idinka jecel waxba ha is xiijinina 😂
Ramadan ba so dhaw wxa ilah kabarya ina hishiisan team 27 col ma ficno kole wxa isku dahashen maogi hishiiya o is cafiya qalbiga isku fura hada hishiis tihiin ne wx isla so duba 🫶🏻😭❤️
Mashallah amira sii fiicaan ayad yeeshay hooyo wa qaali qoofkay ka maqaantahay uun ba dareemikara walasha adna na u racii giiftiyada waayo ayadaba waa ti kutidhi gacanta aya ii gariiraysa ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Horta Amira gardaraley Maha intan social media ka arki waa gawar ad udagan team 27 zait iskugufecnayen balse qof aya iskudiri umaleyna marka Amira qof magasho wlh Amira walaga gardaryanhy wlh somaliyey gawadan ukaca
Really wllhi tasa Ben ahay garad badan wlhi waligay qof comments kuma Cayin waxanba is dhahaa Hadhow yaa kaa cafin dono sabto ah qof kan ad caynayso waxba kama samaynin wad iska caysay un malinko dhinto ama aad dhimato meel bay kuu taala illahy wuxu yiri iinabad galiya adoomadeeda intaas dadka ma fahmayaan wllhi😭🥺
@@adoontiallesiman262 Haa wllhi haday ogaan lahayen inay qof wuxu san ahayn ku cayaan ma ahnee wuxuu yahay xitaa ku maysan caayaane lkn way ka Mogan yihin qiyaamihi iyo ciqabtiisa💔🥺
Ku sali Nabigena the best person ever the most knowledgeable and the most shy person Prophet (صلى الله عليه وسلم)
SCW❤❤❤❤
Inta ku farxdey raali galinta hoyo mcn ismujiya ❤😂
Wn Ku farxay raali galinta hooyo calwiya ❤❤
🎉🎉🎉
Aniga wlhi
Malinta prank Wan ka naxay 😢❤
Kokooy sethy abayo
Masha alaah amiiro sida hooyo mcn u raali gelisay ilaah raali hakaaga noqdo hooyo mcn naga raali noqo ❤❤❤❤❤❤❤❤
Adunka Maso marin rux ka kheyr badan Nabi Mohamed scw ❤❤❤❤❤❤❤
Salalhu caleyhi wasalam salalhu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤
Scw
Sallallaahu callayhi wasallam
Amiira please abaayo sundus wax lasso dub 🙏 😢ibadan wanna ka codsaday asad 😢😢😢pleas asxaabta amiira ku xidhan sundus wasaaxibteed qaaliya ❤❤❤ please please
Pyo asad iyo sundus soo dheh amiiro.baas ha dhihinee
Haa hal qof lee madhahee ayaga n.h sodheh
Fiiri abyo horta hdlkaaga maxuma ee lkn dad kaa sheegeyso iyagana sidaan ookle ku dheh ok amiira kaliya ha usoo qorin
Wlhi wax qaldan amiro waa miskiim ayagaa fageeyen wliba asad saas oga saray teamka umalayna amiro asad way jeclayd lkn asga fogeeyey somali iska gadaya lkn camirada marky dansanthy cabsi cabsi waye
Naa bal eega heestan markay isla wada joogen bay daran jireeenbee dad wax isku qaba ma ahee ka dhafa hadalka
Aan kusaliino rasulkena Nabigena muxamed scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️ please ♥️❣️❤️❤️❤️
Ku saliya Nabigeena Muhammad Scw scw scw scw scw ❤❤❤
Ayyy raali gelinta Hooyo mcn ❤waan kaa qabnaa raali gelinta hooyo mcn🫶❤️love you mommy 🫶💋❤️hooyo mar danbe hooyo haka nixin abyo amiira 👍❤️
Waaaw amiiro qurux wllhi wad kafaexisay alle hakafarxiyo hoyo oo farxsan wllhi wj jeclahay inta iguracsan only like
Anaa kugu raacsan markasto waxaan jeclahy hooyo kasto oo soomaaaliyeed oo faraxsan in aan arko allah hooyooyinkeena ha xafido dhamaantood
Wow Amiira caawa style nagu garacade mashallah❤ wlh sida ugu raaligalise hooyo m.a mardambe haku sameeynin prank Hooyo❤
amiro caday wadka farxisay hoyo iyo fariido hoyo iyo fariido waxan filayaa in ad ralinoqoten ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa ku faraxday raali galinta hooyo mcn allhay 2walid haku daayo amiin amiin ❤❤❤
M.a wlhie hooyo dar alle ujeclahay😢 amiira maamada dhibka noga da 😂 alle kuligen ha inaga dhigo kuwi janada ku kulma 😊 mommy mcn alle cimri dheer cafimad suuban haku siiyo love mami😭❤
Mnsha allaah wllhi amiiro baari weeye hooyo waxy dhahdy boqordaydaa tahay hooyo shalyba waan ku cafiyay smiira duco❤❤❤❤
mansha Allah amiro caday warkan ayaa imarayo san aya lagaa rabaa marksto hoyo kaduceyso ducada melder ayay kugarsinayasaa quruxay ilahay haku dayo labada walid iyo dhaman familiga amin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
AMIIRO ADIGAIYO SUNDUS HISHIIYA RABI WAXUU JECEL YAHAY DADKA HISHIIYO❤
Abyo horta hdlkaaga maxuma lkn mid sameey amiira kaliya ha usoo qorinee gabdha kle iyadana uqor ku dheh sidaan oo kle mhdsnd abyo
Abaayo sundus dadkii ku dhihi jiray Amiira way ku bahdishaaye ka har sow hadaba ma joogan oo hadana gabdhaha iskuma diri doonan ileen dad xumaan maahane wanaag u jeedin waayiye markay dadkaas qaladkooda gartaan oo Alle ka baqan oo la arko iyagoo sundus ku dhahaaya Amiira heshiiya ayan anagana ku dhiiri galin doonan inay isku soo laabtan saas markan ku dhahaayo Amira iyo sundus waan isla jeclaa farxad iyo sxbtinibo aya ka dhaxaysay lkn hada isku soo laabta waxan u dhihi waaya ma rabo inaan arko dadkii isku diri jiray inaan arko hadana iyagoo xumaantii iyo rufyaanimadi soo qoraya hada mid walba meesheda Alle haku amaansado le dhahaynaa 😂
@@adoontiallesiman262 gbdha isma dagaal sano lkn wax isma duuban oo wax isla duubo dhaha teamka dhan ayaa waxaa mooda si inay amiiro ufogaynayaan asad qaladkas leh
Haa asad qalad is kaleh waxa la dhaheya qofka hormare sameya inuu team kaas jacel laakin malin una xaqiiq la oogan waa sugan hadii neha team amiire walhi washamis qaadan😂@@Ruun00gggg
Sonkii aaa so dhaw Edo iska suga ayaga isku so labanaye
Mansha Allah macanto waxan kuleyahay wanku farax sanahay sida aad iga farxisay hoyo macan iyo fariido❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ayy dharka kugu jiro qurux m.a amiira so celi style Kagi hore iyo labiskaada❤😍
Amiro wallaaha hooyo waan la oooynay shalay 😢 mar danbe haku noqon ok😢
Amiira waan ku jeclahay lakiin waan kuu imanayaa ee iirboodka igu soo dhawee abaayo
Gabar miyaa tahay
Wllh anoo ogaa baan oo yey Markey fariida iyo hooyo ilmeeyeen Wllh inan kujeclahy markaas ogaadey amiiradeena nololw wllshey qali😢❤
Adigana gift oo raali gilis eh ayaa lagu siinaa ☺
waw mansha Allah amiro bariyey illahay ha kudayo ❤❤❤❤❤❤
Masha Allah Amiiray wax fiicn ayad sameysay❤❤❤❤ labisna wad nagu garacdy❤❤❤
Macha allah amira thanks❤🎉
Waxa jira iska hadlaan oo cay iyo aflagaado le iska soo qora waana dad wax walba run mooda prank ga soo barta horta ileen maanta dhan hadaa qof la caayo wax ay ka badalayso malahane waxa kaaga fiican inaa wax hubsato waxan inuu prank yahayna aad aaminto saas hada samayso dambi aad cayda ku kasban lahayd baad ka badbaadaysaa Qalanjadaana iyada hooyadeed iyo waalidkeeda iyo Family keeda idinka jecel waxba ha is xiijinina 😂
Masha allah 🎉
#Mahadsanid wlhi waan ka #naxay aniga hadaanba markii kula joogi lahaa kaama yeelaan #muuqaal kle ayaan ku badali laheeyn #Hooyo 😢❤,
Video qurux bdn waye Thankz #Amira 👸.
Hooyo macaanto allaah ha ku barakeeyo Hooyo calwiyo waa baari masha allaah ❤❤❤❤ abaayo macaanto amiiro cadeey
Ramadan ba so dhaw wxa ilah kabarya ina hishiisan team 27 col ma ficno kole wxa isku dahashen maogi hishiiya o is cafiya qalbiga isku fura hada hishiis tihiin ne wx isla so duba 🫶🏻😭❤️
Masha allaah amiiro hooyo in ad ka farxiyo Mahe haka nixin wanaga on kula jogina waxan ka codsaneyna in ey rali gelinta ka wada gudomi donan
Hooyo Calwiyo Alle haku siiyo Cimri dheer Iyo Caafimaad aad ku Cibaadaysato amiin❤
Kusali nabigena muhammad scw❤❤❤
Fariido walahi waa daacad gabadhaas aad u ilaaliya masha Allah❤❤❤
naa hort miyey caawisa ishegbal
@@MaariyaApdi-iv4zenaa waa walashed ina habred yihiin🙄
@@MaariyaApdi-iv4zecaawis sideeya wlshood macaan waaye indho iska ridka jooji naaya😂
@@MaariyaApdi-iv4zewah maxa waye caawinaada naa hooyadood 2 aad baa u dhashay Fariida hooyaded iyo Amira hooyaded waa wllo
@@CawoXasan-e8p 😂😂😂😂
Inaad ka farxiso moye waligaa ha ka nixin hooyo iyo abo iyo walalaha wllhi waa xanuun 😢❤️
dadka kala qurxoon waxaa uqur xoon kuwa nabiga igula saliyo scw manta🥹😢🕋🤌
Scw scw scw scw
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw
Scw scw scw❤❤
Masha,alle fariido waan iska jeclahay❤
Masha allah amiira wadmahadsantahay abyo hooyo io farido io sumayo sad uraligalisay allah hakudhowro abyo mcnto hooyo mcn mardanbo barangi hakusamenina❤❤❤
Allahuma Sali wasalim Calaa nabiyina Muxammad ❤SCW ❤
Yaaa Rabii ubad baariyaaa isssii😢😢😢😢
Ayyy inta ku faraxday xiliga so dhigtay wa ku farxay sababto ah 0.7 ku shubtay qadka wu iga go rabaa alla ku jecliyaa miira
Masha'Allah Amira wa kaa qabanaa karbashkena wa qaadatay😃😍🥰
Masha'Allah mama Calwiyo we love you ❤hooyo naxariis bdn❤
Amiro bariyey walashay macanto wankusalaamaya quruxay setahay so imagicnid walashay qali❤❤❤❤❤❤❤❤
M.a mcny thnks sidad hooyo aga farxisay allaha kaga farxiyo ❤❤
Maanshaalaah Amiira qurux Hooyo Mardanbe Ha KAnixin❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂🎉
Amiiro qurux Ilaahay haku xafido❤
First comment omg like saar inta iga dambeeso 👍💔🤣
Mashallah amira sii fiicaan ayad yeeshay hooyo wa qaali qoofkay ka maqaantahay uun ba dareemikara walasha adna na u racii giiftiyada waayo ayadaba waa ti kutidhi gacanta aya ii gariiraysa ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Horta Amira gardaraley Maha intan social media ka arki waa gawar ad udagan team 27 zait iskugufecnayen balse qof aya iskudiri umaleyna marka Amira qof magasho wlh Amira walaga gardaryanhy wlh somaliyey gawadan ukaca
Caawa xaqiiqada maa ogaatay awal waad caytami jirtee😂 amiira maskiin daacada weeye
Tema 27 way kabaxan imiso bilood ba ku dan baysay uufiirso bal way ka baxan 😢😢😢
@@haboongoud6171 ma dukaanbaa macnaha midkle yaa idin yiri xisabiya meeshay rbaan bay marayaan
Oky salah jj ugu danbeyey sabab u isku dagaalen @@QueenHanuush-n3k
@@haboongoud6171 haaa gawadan hadawa larawin dadka myai udagdagi wa mya
Dhemanteydii yared sad uga farxisay hoyo iyo walalha ilahy hakaga farxiyo my family🫶
Wllhi been idinma sheegaye videoga caawa Amiira soo dhigayso inuu raali galin yahay waanba sii ogaa yacnii waan qiyaasayay mid kale inaanay soo dhigayn ❤😂
Wllhi seme nhy aniga hitaa wan is lahaa😂
@Faatima-r3q war way noo fadhisaa adni iyo adi 😂😂
@@adoontiallesiman262 sow ma ahn🫶😂
Masha Allah
Masha Allah mcnto ❤farxad ku nolaw abaayo ❤
Amira style kaaga xale m.a ahaa ino soheli❤
ilahay walidiinta haku dhaafo❤❤❤❤
Mnsha Allah family horey u socoda wllhyga ❤❤❤❤
Alle rali ha ka noqado hooyo ha ku saman mar dabe xbbti❤❤❤
Wllhi waan qirooday😢😢 abaayo hooyo mcn lama wada heesto hooyadaa ilaasho please sidaan markasto ooga farxi prank danbe hakusamayn😢
way dhaaratay Abaayo danbo kuma samaynaayi bay dhahday
M.a❤farhada hooyo Mar walbo katahadar abyoo🎉❤
Amiira qurux inolow sxp mcn 😅❤😊
Mashaalaha ilaheye haidinhafido inshalaha hoyo macan iyo abo iyo family kodhan wasalamaya Amira wasalamaya wamahadsanatahaye shalYewOnayr. Mantanawafaraxsanahaye ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Fanaaye thanki sxb hooyo aya ka qosol siisay🎉🎉🎉
Ax ilahey hoyoinkena dhimten inti anigo kale ah hooyo ka dhimatey iso ducey iso boqoda 😢
maash allaah amiiro qurux hooyo mar damba hooyo iyo fariida anaaba kanahay abaayo❤❤❤❤
Masha allaah saas aya lagaaraba miiraa qurux❤❤❤
MashaAllah walashy beautiful family Allahuma bariik ❤
Marsha Allah tabrkallah amiro❤❤❤
Shalay awood an comment kuso qoro wayay runtii ilintan ceshan wayay hooyade ilhy haunaxristo sanad kahor ayay geriyootay waxayna qabtay xanunka wadnah waxan so xasustay markay hooyo calwiya dhahday ala wadnah wan ooyay amiiro hooyo ciyaar magasho abaayo wax walbo waydhecen hada markale haku samenin😢😢
Abaayo hooyo Alle ha unaxariisto marwalbo u ducee sadaqad u bixi ❤😢
Mncha Allah allahuma barik amiira wad ka farxisey 🥰❤️❤️
Mashalh gifty qurux❤❤
Masha Allah Amiro ❤😊
M.a እንኳን ደስ አለህ❤ 🎉
HOOYO ❤Amiia Qurux❤4M🎉😢🎉❤❤
Dharkii kugu dhaganaa sidaan laqaatay surwaalka jooji laakiin kasto uunan kugu dhaganeen👍❤
Masha Allah Walashey Amira Thanks
Istelka nambar one amiro❤
Mansha allah tabrkallah❤❤❤
Masha Allah duceysaneyyy ❤🥰
Tim amiiro odhab hadatahay on like ❤❤❤🎉🎉🎉
Mansha alaah tabaarakalaah ❤ ilaahay haisgukindaayo wan kujeclahay hooyo calwiyo❤
Amiira ceydap rabnaa prank waaliya inad ku sameyso plz mid uu wareero 😂🫡
Allh kujeclado amiira diina❤
Amiira Qurux❤1M🎉2M🎉3M🎉4M🎉HOOYO❤🎉
Masha Allah hooyo bursada wey ku farax santahay ❤❤❤
Hoyoyo iyo fariida wey qalbi jilcan yihiin anabo naxay lkn amiiradena waka qabna aqwan teey❤❤❤
Mansha alah qali ilahay ha ku xifdiyo
Masha allha hooyo macn ❤❤❤❤
mansha Alah ilahay haku aqbalo ducada hoyo macan iyo abayo amiro bariyey wankujeclahay xabibti guul ayankuu rajaynaa quruxay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ayaanthn lamanaha xili hore soogalayan ❤🎉
Wallahi boqor thy marwabo coment Arkansas m.a wil firsado Ada's kaa arkay❤❤
❤❤❤❤hooyo mcn iyo walshay waa dina tagera
Manshaalah my quwan❤❤😊
Inaga raalinoqo hooyo calwiyo hadaanahay team amiira😢🙏🤝
Amiiro codla aantaan maxawaaye
Masha allah❤❤❤❤❤❤❤❤
Walaalayaal ilaahey ka cabso wax uu ilaahey kugu sameynin ha sassan
Mama cal wiyo igu salaan abayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊
Amiradena abayo macanto waxan ku rajaynayaa guul iyo gobanimi Alle haku aqbalo ducada hoyo macan Amin yarabi quruxay waxanku leyahay ii nolow intay nolaljiryo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Gabar yar oo Qalbi wanaagsan oo daacad ah ❤waad iska caynaysaan iyaduna iyadoo faraxsan o dhoola cadaynaysa bay idin dhahaysaa waxan idinka raali galinaa prankga❤ wllhi calool xumo baan dareemi lahaa dadka iska caytamayay hadaan ku jiri lahaay 😢war waxan inuu prank yahay fahma oo Aqli isku yeela dadku ma wada xumo qaar badan si caadi ah bay uga falceliyeen qaar talo ayay soo qorayeen lkn inta xun baan sheegayaa hadii kale hadhow cid idin cafisa heli maysaan ileen adinkoo saan eh hadaa ku dhimataan qof dadka cafis idiin waydiinaayo malahan oo dadkaad caayi jirteen Family yadiinu war uma hayaane
Xaqiiq taas walhi been ahaan😢😢😢😢
@Saaaba-q7l ❤😢
Really wllhi tasa Ben ahay garad badan wlhi waligay qof comments kuma Cayin waxanba is dhahaa Hadhow yaa kaa cafin dono sabto ah qof kan ad caynayso waxba kama samaynin wad iska caysay un malinko dhinto ama aad dhimato meel bay kuu taala illahy wuxu yiri iinabad galiya adoomadeeda intaas dadka ma fahmayaan wllhi😭🥺
@Faatima-r3q wllhi Abaayo dadkaan Aakhiro war baa u yaalo waayo qof ay shaashada un ka arkeen markay iska caynaayan oo wax aanu ahayn xitaa iskaga sheegayan damiirka inte ka aaday waayo waxa jira laba malag oo garbaheena saaran waxan anagu ku hadlayno shar iyo khayr inay qoraan waaye ba shaqadooda markaa hadaa iska caytano oo iska daldalano kadib aa dhimano sow meel inooma yaalan wixi aa ku hadli jirnay ehelkeena iyo asxaabteenu haday dadkaas cafis inoo waydiin lahaayen xitaa ma oga inta dadkaan caayi jirnay so waxa inaga horeeya sow mahan ciqaab iyo cadaabta Alle iyo in dadkaas Ajarkeena la siiyo waliba waxa la yihi hadii ajarkaagu dhamaado asoo wali dhamaan dadkii aad wax ka sheegtay oy safka soo tuban yihiin danbiyadooda inra lasoo qaado baa la inagu cadaabaya waxas dhan ma oga dadkaan
@@adoontiallesiman262 Haa wllhi haday ogaan lahayen inay qof wuxu san ahayn ku cayaan ma ahnee wuxuu yahay xitaa ku maysan caayaane lkn way ka Mogan yihin qiyaamihi iyo ciqabtiisa💔🥺
Mash Allh guuleso abayo AMIIRA Qurax 🎉🎉🎉🎉
Mamada wajecelnahe ❤😊🎉
❤masha allah hooyo mcn
Amiira hooyo haku Samyn mar dabe ❤