#Martisoor

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024
  • #Martisoor Q1aad & Siidow Macallin Siidow | Maanta waxaa marti noo ah Siidow waxana uuna faahfaahin ka bixin doonaa xaalka beesha Jareer Weyne, cadaadiska lagu hayo beesha, xarigga sharcidarada ee Janaraal Sheegow, safarka Siidoow ee Nairobi, filashada go'aanka maxkamadda iyo arrimo kale | Waxa uu u warramay JK Abdinasir Ibrahim Mohamed
    ★ ★ ★ Daljir TH-cam Channel | Subscribe | 💕 💕 💕 | Follow us on Twitter @radiodaljir ★★★

ความคิดเห็น • 7

  • @HabibaMahamud-ut4yf
    @HabibaMahamud-ut4yf 11 หลายเดือนก่อน +1

    Adiga waxaa ka qaladan in lagu soo baro waaye Dr xabeb halagu geeyo abgaal iyo habergidir

  • @foosm950
    @foosm950 11 หลายเดือนก่อน +1

    War aniga jareer ma ahi laakiin waa taageersanahay ee Alle xaqdaro ma jecla

  • @zaytum
    @zaytum 11 หลายเดือนก่อน +1

    Free free sheegow ❤❤❤❤❤❤

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381 11 หลายเดือนก่อน

    War sidow sifiican wax u sheeg Somali wey isdhacday wey isdishay adinka dhibka dadka kale isgaar siyeen waad maqashen waad aragten dhibkana geeskiina wuu idinka sogaaray adigon qabiil dulsarin waxad DOWLADA katabaneyso sheegta lkn hadaad tiraahdan qabiil Hebel Ayan ladagaleyna maxad haheleysan aan in cadow la isku noqdo mahane

  • @yareomar4564
    @yareomar4564 11 หลายเดือนก่อน

    Wr siyaasi xaal qaado cayda iyo magayada kataq lama soqaado mahad sanid

  • @alihmd9379
    @alihmd9379 11 หลายเดือนก่อน

    Kkk dhilo thank you killer thank you Siidoow 🔨 🛠️🪚🪮 Ugada please

  • @CaliCismaan-gp9cy
    @CaliCismaan-gp9cy 11 หลายเดือนก่อน

    Wariyahan iska hagaaji qaab fadhigaaga xoogaa isla wayni ah baa kugu jirta baan moodaa walaalkay si xayi ah oo ixtiraam leh ninka uwarayso