War salama yacquub caawa waad oga qoslisay warkaaga aad igugu socdo darteed caana geel i ag yaalay o aan ilaaway baad i so xasuusisay 😂😂😂 sharaf iyo karamo waxaa tahay youtubers ka somalida specially D5 adigaa kula socdaa ee sidaa runta waligaa u sheeg dowladnimada daafac MJ na ku qanci o u sheeg in Mudulood uu ku wareeray sayaasadooda waqtigaana OG uu janis helay 1960 aan la joogis o 2025 na la marooyo ee D5 colada hadaayo uu ku baaqaayo si gaar ah MJ dorasho aan aadno No more 4.5 iyo teenage dambe dalka horay ayuu u soconaayaa 😊😮
War xamse waa nin wanaagsan ee reer daarod illahay ha ka cabsadaano.soomaaliya dagaal iyo dib u dhac dambe uma baahna ee qofka khaldan ha layska qabto.
Yacquub siyaad aad iyo aad geesi geesi dhalay baa tahay noloow waligaa goor iyo ayaan 👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💯💯💯💯💯
Axmed Madoowe waa mujrim ilaah haa dhaafiyo umada soomaaliyeed
Libaax wadani ah guul soomaaliya
DALXOREYE GUUUL 🇸🇴 👏 🇸🇴 👏
Geesi bad tahay yacquub❤
Laan dheere yacquub siyaad
Ahmed madobe masibo haku dhacdo dheh inshaallah
Amin Yaarabi
Adkaatay wlh yaaquub af wuukudifaacay dowlada soomaali guul
JYacquub Siyaad Goboladaa Udhalatey Xumaanta Aad La Rabto Allaha Adiga Kugu Celiyo
Sayid Axmed Guuleyso
Saciid Dani Guuleyso
Cadawgiina Ha Jabbo
Daarood Ismaciil guuleysta
Nive give up yacquub
Kkkkkk wa runta garaad saxiix
Guul xamsow.cade.wadguleysandonta.
Alla run badanaa yacqub siyad
Habaar xaajo rag ma aha. Habaar iyo dagaal wax looga qaadi waa...
❤❤❤❤❤❤
taageera dowlada waxaan ahay reer butlan dowladnimo taageera
Karbaasha xalaal ah
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Landhere ugaas Yacquub Siyaad
,axmaad soomaali wasixray isaaga iyo imaaraad soomaaliyey quuran aqrista
Xassanba adeer wuu xanuunsanyahay hantidii doowlada oo uu iibiyana waa tan marna caabudwaaq lagu qabsanayo marna raaskaambooni eey ku qasaareeyso runta rabbi baa nagu jecel cidna dulmi kuma taageereeyno
❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Ninkii aandaacad aheyn ee aan dowlad nino iyo soomaali nimo rabin xanuun aandaawo laheyn alaha kurido
#Ahmedmadoowe wadadii Bishaar Asad oo maraa
Geeesi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Laandheere Laandheere dhalay aatahay
Yacquub waa Libaax aan gabanin...
libaax laba maha e wahal wa mahad san tahay ķķķkkk
Yacquuboow hanadhaafaan mase waan raafnaa
Ximaar Beenalee
Ikkkkkk
Ya qurbaha,shaaha si edaable u cab.Yaan la maqlin inaad shaah cabayso.
Furuuuruuurug kkkķk
Xoogaa lacag baa dadkiisu ku iibsanayaa khamri ku cab allkuliste
War daarood iyo hawiye ummada haka hor-wareegaan lixdan sano ka badan beey hor-taaganyihiine ummada soomaaliyeed fersad ha'siiyeen barakada alle haka qaadee markii uu mid is'yirahdaba doowlad socodsii mid kale baa kasoi hor-jeesta iyagana is'diideen ummadiina diideene ummada soomaaliyeed haka hor-leexdaan
Baac baac 🐄 🐄 dhalay 🤫
Dhuuusoo
Ahmed.wuxu.mari.meshu.maray.bisharalasad.xamsena.gul.buhantiyi.
Candhomaydle Yal Hub ah Ayaa itobiya laga raranayaa kadibna waxa laleeyahay cuna qabataynti halasoceliyo 😁😁😁😁😁😁
Ma habaar bay kaagasoo ururtay
Yaaquub siyaad iyo munaafaqnimo leesma tuso laakiin aniga waxaan layaabanahay umadaan masuuliyada sheeganaayo hadana aan meel aadi karin haduuyahay reysalwasaare wasiir xildhibaan intaba nin amar la'aan deegaankooda tagi karo kuma jiro waa iska magac uyaal
❤ 👍
waxa umada dhiba kasar gogoya oo dabad kagalo alaha kurida oo waliba dhaqsa ha u dhimanina oo kusilca
Yacquub ragaas baaldi mahee fuustooyin baa uyaalo 🤣🤣🤣
Kkkkk
maantay ayaa isha ka toortay ina adeer.
Axmed madoobe waxuu marayaa xiligii 2000 ee Muuse iyo Bashiir rage .... ismana oga
Garaad salan sare
Istaqfurulah reerka wax u Kala Reeb xanuunka Allah baa keenay
waa sax waxay ujoogaan iney kashaqestan umashaqeyan doowlad soomaaliyed
WAA SAX
DOWLDAAN QOFKEEY KU DHEGTO.WEEY U DHAMTEY DACWADA ADUUNKA LEE
War salama yacquub caawa waad oga qoslisay warkaaga aad igugu socdo darteed caana geel i ag yaalay o aan ilaaway baad i so xasuusisay 😂😂😂 sharaf iyo karamo waxaa tahay youtubers ka somalida specially D5 adigaa kula socdaa ee sidaa runta waligaa u sheeg dowladnimada daafac MJ na ku qanci o u sheeg in Mudulood uu ku wareeray sayaasadooda waqtigaana OG uu janis helay 1960 aan la joogis o 2025 na la marooyo ee D5 colada hadaayo uu ku baaqaayo si gaar ah MJ dorasho aan aadno No more 4.5 iyo teenage dambe dalka horay ayuu u soconaayaa 😊😮
Hhhhhhhhh
War afweyna adiga hakugu dhaco kansarka afka galo
War xamse waa nin wanaagsan ee reer daarod illahay ha ka cabsadaano.soomaaliya dagaal iyo dib u dhac dambe uma baahna ee qofka khaldan ha layska qabto.
Yahuu
Cudur xun oo dhaman alaha ku salado daba dhilifka diidan doladnimada arxan laawayasha umadeena xasuuqay argagixisada luuqyada ku xirtay 😂