ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
You already know mar hadii sharafdiin uu mic qaato wax culus uu ka hadalayaa legend cinwaanadaan ma hayno somali ahaan qof kaaga haboona majiro isleeyahay .Nice, clear explanation
Finally Mr Sharafdin is hera! legend wuu is keenay Waa nimco kale inoo soo korortay team tech
Thanks wllka
Mahadsanid, Wax badan ayaan sugayey Muuqaaladan oo kale.sidee Anonymous loo noqdaa Muuqaalka xiga inooga dhig, Shukran Ustaad.
I am proud of you bro, keep going❤️
Sharafdin inuu youtube imaday waa mahad alle welcome legend 🙏🏿
Mash allah sxb degnanta sharaxadada wax lo dhiga jirin inkast rer IT eheyn midda kale cilmi wa heysa Welcm bro.
Ayyy Sharafdiin meeshii kugu habooneed baa timid Alle haku xafido Engineer
Ustaad welcome to you tube inaan wx badan kaa faaidi doonno ayan rajeynayaa i.a
mashaAllah bro waa wax an u rajeynayey mar uuun qof in uu sidan ukala dhigo Mr sharafdin aad ayat u mahadsanthy
Masha allah ✨ waxbadan kafaidey thanks ustaad noso badi I.a
Aan wada shqeyno quruxey 😂
Masha'Allah bro, waa content loo baahnaa runtii
Wow muuqaal dahabi ah Mahadsanid xogta iyo aqoonta aad Nala wadaagtay.
Waa content waxtar u leh inta caqliga usaaxiibka ah
Masha Allah, nice content 👌
Thanks ustaad legend tahay
Mr sharafudin hore u soco
Wareerka waxaa loo bartaa inaa lagu gu waararin ✊️👍
Adi ma taqaana😂😂
Waa muuqaaladayda sxb mahad sanid
Keep going pro
Thanks ❤
Keep going sxp
Mahadsanid
New zxp xumanta ha fafin por qaran caqli lahen is ku gala 😮😮
Bro waa conten wax barasho ah marka waa laga mamarmaan in la barto. Qofkii si xun u adeegsada waa asiga bro.
sxb waad mahadsan tahay laakiin waxaan ka codsanaya isku day step by step muuqaal soconaya never give up horey u soco sxb
Muuqaalka advanced ayaan ugu talagalay oo wax badan fahansan bro.
Thank you eng welcome
Soo badi
somalidu saas cilmigooda dhanka Technology-ga uma badnee darkweb haday iska galaan Randsomeware baa raaci kara
Waxaan galey maalin lkn maxaa iga raacey
Duruusahaan oo kale noo badi
Cashirada noo wad pro
Nosobadi sxp
kali sida loo set up gareeyo zxb video kasosamey omar
nio ha u dhawaanina wlhi ma sahlana
Cajaaib mobile ethical hacking course kso sameey
Muuqaalada wax tarka leh noosoo badi
Sxb bitcoin iyo dark web isku xerid video kaso samee ama ethereum
Laandheere qodob muhiim ah baad ka hadashay, waxaa kusoo dartaa si legal ah ma uga dhex ganacsan karnaa dark wep ka ?
Haa, laakiin maxaa dark web oga ganacsan hadii gamacsi fiican aad wado. Adigoo og inaysan dad badan oo macamiil dark web ka heleyn in aad ka ganacsato ma noqoneyso ganacsi legal ah.
Rdp ga ama vps ka vedio nogasosame sxb isago free ah anku barbarane hakerka
Kan xavee kahelaa tor66
@@SakariyemaxamedmuuseGoroyo description-ka ayaan dhigay bro.Ama sifudud waakan link-ga:tor66.org
Macalin mobile maka gali karaa
@@xaaji15 haa bro.
what is link of dark web
Card lacag ku jirto hda rabto ila so xiriir
War zhp.kubaan 60 kala baxay kwran
War maxaa khaldan zho
Dark web dad badan Dhibaato inay ku heystaan ku fakaraayo jiraan
Haye dark aa
Bro ethical hakingka videos ka so sameey 🫡
You already know mar hadii sharafdiin uu mic qaato wax culus uu ka hadalayaa legend cinwaanadaan ma hayno somali ahaan qof kaaga haboona majiro isleeyahay .
Nice, clear explanation
Finally Mr Sharafdin is hera! legend wuu is keenay Waa nimco kale inoo soo korortay team tech
Thanks wllka
Mahadsanid, Wax badan ayaan sugayey Muuqaaladan oo kale.
sidee Anonymous loo noqdaa Muuqaalka xiga inooga dhig, Shukran Ustaad.
I am proud of you bro, keep going❤️
Sharafdin inuu youtube imaday waa mahad alle welcome legend 🙏🏿
Mash allah sxb degnanta sharaxadada wax lo dhiga jirin inkast rer IT eheyn midda kale cilmi wa heysa Welcm bro.
Ayyy Sharafdiin meeshii kugu habooneed baa timid Alle haku xafido Engineer
Ustaad welcome to you tube inaan wx badan kaa faaidi doonno ayan rajeynayaa i.a
mashaAllah bro waa wax an u rajeynayey mar uuun qof in uu sidan ukala dhigo Mr sharafdin aad ayat u mahadsanthy
Masha allah ✨ waxbadan kafaidey thanks ustaad noso badi I.a
Aan wada shqeyno quruxey 😂
Masha'Allah bro, waa content loo baahnaa runtii
Wow muuqaal dahabi ah
Mahadsanid xogta iyo aqoonta aad Nala wadaagtay.
Waa content waxtar u leh inta caqliga usaaxiibka ah
Masha Allah, nice content 👌
Thanks ustaad legend tahay
Mr sharafudin hore u soco
Wareerka waxaa loo bartaa inaa lagu gu waararin ✊️👍
Adi ma taqaana😂😂
Waa muuqaaladayda sxb mahad sanid
Keep going pro
Thanks ❤
Keep going sxp
Mahadsanid
New zxp xumanta ha fafin por qaran caqli lahen is ku gala 😮😮
Bro waa conten wax barasho ah marka waa laga mamarmaan in la barto. Qofkii si xun u adeegsada waa asiga bro.
sxb waad mahadsan tahay laakiin waxaan ka codsanaya isku day step by step muuqaal soconaya never give up horey u soco sxb
Muuqaalka advanced ayaan ugu talagalay oo wax badan fahansan bro.
Thank you eng welcome
Soo badi
somalidu saas cilmigooda dhanka Technology-ga uma badnee darkweb haday iska galaan Randsomeware baa raaci kara
Waxaan galey maalin lkn maxaa iga raacey
Duruusahaan oo kale noo badi
Soo badi
Cashirada noo wad pro
Nosobadi sxp
kali sida loo set up gareeyo zxb video kasosamey omar
nio ha u dhawaanina wlhi ma sahlana
Cajaaib mobile ethical hacking course kso sameey
Muuqaalada wax tarka leh noosoo badi
Sxb bitcoin iyo dark web isku xerid video kaso samee ama ethereum
Laandheere qodob muhiim ah baad ka hadashay, waxaa kusoo dartaa si legal ah ma uga dhex ganacsan karnaa dark wep ka ?
Haa, laakiin maxaa dark web oga ganacsan hadii gamacsi fiican aad wado. Adigoo og inaysan dad badan oo macamiil dark web ka heleyn in aad ka ganacsato ma noqoneyso ganacsi legal ah.
Rdp ga ama vps ka vedio nogasosame sxb isago free ah anku barbarane hakerka
Kan xavee kahelaa tor66
@@SakariyemaxamedmuuseGoroyo description-ka ayaan dhigay bro.
Ama sifudud waakan link-ga:
tor66.org