Daawo Riwaayad Cusub Naag Xun Reer Ma Dhaqdo Part 7

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.ย. 2024
  • Qasaal TV waxaa kala Socon Kartaa Riwaayado Faa'iido u Leh Bulshada, Xikmad, wax ku farxad galiya iyo Madadaalo.
    ★ QASAAL TV★ ✔ Subscribe ✔ Comment ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks

ความคิดเห็น • 381

  • @yahyayunis580
    @yahyayunis580 3 ปีที่แล้ว +68

    ninyahow anigu dadkan maxay iiga soo hormaran marwalbo bal maanta like isaara 👍👍

    • @sacdiyacafifa2863
      @sacdiyacafifa2863 3 ปีที่แล้ว

      Walalkey fadlan subscribe iisar mahadsanid

  • @saamiyaabdi380
    @saamiyaabdi380 3 ปีที่แล้ว +22

    Gabdha hoyda matalysa way ku so baxdy tageero u ahy ♥️♥️♥️♥️

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 3 ปีที่แล้ว +1

      Subscribe isar please Walashey

    • @sacdiyacafifa2863
      @sacdiyacafifa2863 3 ปีที่แล้ว

      Saamiya abaayo fadlan subscribe iisar mahadsanid

  • @abdirahmansheikh1287
    @abdirahmansheikh1287 3 ปีที่แล้ว +2

    Gabadhaa qeybta hoooyada qabilsaan waa cajib .qaabka ey ujiliso is nice.

  • @sweetynimco8783
    @sweetynimco8783 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah inantan hooyada matalysa wa quruxley ❤

    • @sacdiyacafifa2863
      @sacdiyacafifa2863 3 ปีที่แล้ว

      Abaayo fadlan subscribe iisar mahadsanid qaali

  • @ahmedali-zt9ih
    @ahmedali-zt9ih 3 ปีที่แล้ว +2

    Oo see cml filmka laadaraddii bilowday mid ka daran baaba wadda horay u soco 👏👏👏👏👏👏👏

  • @abdirahmanali2450
    @abdirahmanali2450 3 ปีที่แล้ว +3

    run ahaanti aad ban idin tageera wa marki iigu horeyse riwayd qaybtan dawady qayb teeda kle aan sugo guul bn idiin rajaynaya jalayal ❤️

  • @deeqahasan5478
    @deeqahasan5478 3 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkkkkkk xabiibi iyo xayaati waata nalaka raacayba

  • @mqayska6256
    @mqayska6256 3 ปีที่แล้ว +19

    Qasaal TV Hodan mee deee Qofta ya Ruwayada dhanba ka xisayna ee Socelii 🙂 qof walba qofbu xiseyaa anii Hodan ugu imo 🇩🇯🇸🇴

  • @samiiraaligurey9939
    @samiiraaligurey9939 3 ปีที่แล้ว +113

    Ilaaaa Hodan la keeeno
    Ma daawanayo Team Hodan like

  • @sameerahajia4600
    @sameerahajia4600 3 ปีที่แล้ว +3

    Salaam kdb film ka manta ayaa kuso biray
    Hal Xabo aya so dawaday/hodan /C shugri .
    Iyo Dadka rabo in hodan la so celiyo iwm ah ! Hodan /gabdha kale Umulkhayr la dhaho way fican yhin lkn gadbahan magaceda ma garan wali lkn ad ayay jilinka ugu fican thy Waxana odhan laha Dadka waa la encourage gareya! gabdhan camera da ma egaysay siwanagsan ayy u jilaysa whether ad badashan /hadi ay jogtaba!! Team ka dhan way wansgsn yhin well done 👏🏽! Gabdha Somaliaed Mamoyinka tixgaliya ninka ad jecshahy hooyadis waa in ad tixgalisan oo jeclatan! Me I love you sodohdayda Wanku sugaya 😁😘

  • @faysalmadar7693
    @faysalmadar7693 3 ปีที่แล้ว +2

    Jilayaal top ah Maanshallah

  • @sheikhmohammed9964
    @sheikhmohammed9964 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha.allaah waa gabar atariisho ah

  • @sumayasiman315
    @sumayasiman315 3 ปีที่แล้ว +128

    Qeybtaan inteee ila sugeysay hodaan tiim hodan is mujiyaaaa

    • @sacdiyacafifa2863
      @sacdiyacafifa2863 3 ปีที่แล้ว

      Abaayo fadlan subscribe iisar wad mahadsantay

  • @nasraqaali7050
    @nasraqaali7050 3 ปีที่แล้ว +16

    Gabadhaan ba way fiicantahay ee hodan maxaad ugu qafiifteen.

    • @sacdiyacafifa2863
      @sacdiyacafifa2863 3 ปีที่แล้ว

      Abaayo fadlan subscribe iisar mahadsanid qaali

  • @MaryamMohamed-ru6fr
    @MaryamMohamed-ru6fr 3 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah baarakallahu waa dhaxdeena ka jira❤❤♥️🇸🇴🇸🇴

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 3 ปีที่แล้ว +1

      Subscribe isar please Walashey

  • @wargiigsan
    @wargiigsan 3 ปีที่แล้ว +2

    Maanshalaah waaa gabdho quruxbadan qaar igu soo qabta

  • @raagecali6726
    @raagecali6726 3 ปีที่แล้ว +2

    keep going qasaal tv

  • @gocasechannel1122
    @gocasechannel1122 3 ปีที่แล้ว +2

    Cabdishukri walal waxan ku mashqulney ayad noo sameysay thanks bro

  • @Walaalkaween
    @Walaalkaween 3 ปีที่แล้ว +4

    WoW caadi ma ahan riwayadaan waaba sugayaay part 7 good movie Qasaal Tv thanks

  • @zhamsa_nalka4388
    @zhamsa_nalka4388 3 ปีที่แล้ว +3

    Waaba qeeybtii ugu xiisaha badneed
    Waxeey katurjumee gabadhu ineey
    Sirsira karto ninkeeda

  • @ShugriMuuse-gu1kt
    @ShugriMuuse-gu1kt ปีที่แล้ว +1

    Wadmahad santhy wll qli sidad wax noo fahan siisay❤❤❤ team qasaal wan idiin salaamaya dhamaantiin ❤❤

  • @barlinyaasinjamac7508
    @barlinyaasinjamac7508 3 ปีที่แล้ว +4

    Hodon iyo gabadhu waa is ku mid ee gabadha haniyad jebinina waxaas mafiicno walaashiin qalbigeeda ilaaliya somali maryooley

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 3 ปีที่แล้ว

      Subscribe isar please Walashey

  • @daalacoofficial6369
    @daalacoofficial6369 3 ปีที่แล้ว +8

    Qofta Abdishakuri wallshi ku malataysaa yaa ila gartay inay reer bari thy like ii saara
    Thank you all team Qasaal

  • @moratajr3643
    @moratajr3643 3 ปีที่แล้ว +2

    wa dawaday flimkan from 1 to 7 wan kahelay
    lkn makala kasaayi jilaayasha
    lkn flimku wa super hit

  • @hodhanabdiaziz358
    @hodhanabdiaziz358 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah😍😍😘😘

  • @fathiaalihassan8966
    @fathiaalihassan8966 3 ปีที่แล้ว +6

    intaan aday utaqasn jiliinka msha allh waa iskumid iyda iyo hodan❤🌹

  • @gocasechannel1122
    @gocasechannel1122 3 ปีที่แล้ว +2

    Jilaa wacan ayaa tahay from hargeisa

  • @abshiromohamedmohamud2826
    @abshiromohamedmohamud2826 3 ปีที่แล้ว +2

    eee aaaway hee hodan aniga hodanaa sugaayay wlh naga dhaaaf cabdi shukri dheesha

  • @ashaluulchunellashaluul4551
    @ashaluulchunellashaluul4551 3 ปีที่แล้ว +1

    Waad mahadsan tihiin dhamantina bahda qasal tv aadban idin tageraa riwada inoso badiya waan kaheley actarka riwayada cabdi shukri salan sare iga gudoon keep going illahay dartiis baan idin jeclahay

    • @abdishukri5744
      @abdishukri5744 3 ปีที่แล้ว

      Qasaal tv mahad Sanid Buu kuleeyahay

  • @aqoonmediaproduction5930
    @aqoonmediaproduction5930 3 ปีที่แล้ว +4

    Dadka hodan ku xiraya daawashadooda waxaan leeyahay anigu riwaayadu maaha qof ee waxay gudbisaa farriin marka walaalayaal farriinta la baxa oo ku habsaanina waxaan lagu habsaamin.

  • @sidramoha1646
    @sidramoha1646 3 ปีที่แล้ว +3

    Somalidan waxey arkaan bey ku daba dhimanayan
    Hodan jilaa wangzn bey aheed hadi la wayeyna , gabadha kama liidato m.a
    Wlhi iyadab ku heesta .
    Qazaal Tv hor usocod wngzn aadban idin tagera wll cabdi shukri salan gobeed .

    • @sacdiyacafifa2863
      @sacdiyacafifa2863 3 ปีที่แล้ว

      Abaayo fadlan subscribe iisar mahadsanid qaali

  • @sucaadosman5116
    @sucaadosman5116 3 ปีที่แล้ว +2

    Nin Rag ah iga dheh

  • @Xaqiiqmedia143
    @Xaqiiqmedia143 3 ปีที่แล้ว +15

    Abwaan cabdishukri maxamed jaama qasaal (wadnahay dhagleh)
    Nin muxtarim ah

  • @qadrishmohamed9537
    @qadrishmohamed9537 3 ปีที่แล้ว +2

    Man shallah Horay U socda

  • @Dheemanluula2311
    @Dheemanluula2311 3 ปีที่แล้ว +2

    waar ama hodan keena ama waan iska baxaynaa

  • @shukriali3376
    @shukriali3376 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa ruwaayad qeyma lah

  • @zhamsa_nalka4388
    @zhamsa_nalka4388 3 ปีที่แล้ว +3

    1Abwaan 2 jilaa 3 macalim 4 nin murti looga haray wadnaha idhagle

  • @ayuuniadnaan1401
    @ayuuniadnaan1401 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa soo dhacden

  • @maryanducaalexusen3921
    @maryanducaalexusen3921 3 ปีที่แล้ว +3

    Waaaaaaaw keep going

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 3 ปีที่แล้ว +5

    Alaay naaa adna hooyadaa keen
    Gurigu ha buuqeeee

  • @fadumamingiste3270
    @fadumamingiste3270 3 ปีที่แล้ว +2

    Mshallaah Hodan way imaan ee suga inshallaah🙏🙏🙏🙏

  • @husnimubarakmubarak9345
    @husnimubarakmubarak9345 3 ปีที่แล้ว +4

    M.a keep going brother

  • @fahmom7564
    @fahmom7564 3 ปีที่แล้ว +3

    Hodan ma jirtee gabadhaan koob biyo ah ku liqa 😄

  • @HudeyfaASalad
    @HudeyfaASalad 3 ปีที่แล้ว +4

    Filimka waxa ka maqan ilmo yar oo xamaasadda si kordhiya oo u odygu dhalay

  • @quruxmeeltaagan1100
    @quruxmeeltaagan1100 3 ปีที่แล้ว +2

    Manahalah wllky Wally wad dadaashay riwaydaan caadimahan

  • @hindomaxamed9082
    @hindomaxamed9082 3 ปีที่แล้ว +14

    Hhhhhhhhhh hodan aa sugayay wlh

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 3 ปีที่แล้ว +1

      Subscribe isar please Walashey

    • @gfffdf4423
      @gfffdf4423 3 ปีที่แล้ว

      caajib naagaha kharkood ah yaartaa kabadalamaskaxda

  • @kaabulsaciid4238
    @kaabulsaciid4238 3 ปีที่แล้ว +24

    War sodoh guri wiilkeda joogtah la aragye seedi guri guri walaashiis jooga waa ku ceeb dhaqanka somalida

  • @hanihappy1087
    @hanihappy1087 3 ปีที่แล้ว +2

    Waaba sugayay shalay ilaa iyo maanta

  • @kowsarhaybe9735
    @kowsarhaybe9735 3 ปีที่แล้ว +2

    Abwaan qasaal

  • @Moh34582
    @Moh34582 3 ปีที่แล้ว +2

    Thanks no so baadiyaa laakin gaabdhaan iyada xiitaa was khaatar.

  • @anitadhisow4327
    @anitadhisow4327 3 ปีที่แล้ว +4

    Hahaha naag xun iyo sodah xun 😮

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 3 ปีที่แล้ว +6

    Saan u sugayay waan dallay lkn hada wakhti uma hyo caawo ayaan daawowan in sha allah ❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴

  • @bisharofreestyle
    @bisharofreestyle 3 ปีที่แล้ว +2

    Wooow guys you doing good jobs

  • @shamsabaari7371
    @shamsabaari7371 3 ปีที่แล้ว +4

    Hodan meday 🥲🥲🥲🥲🥲 ben nooshegtay abdishukran

  • @sacdiyodiyo3507
    @sacdiyodiyo3507 3 ปีที่แล้ว +1

    Nin waa nagtisa

  • @sabiriincayuuniofficial8226
    @sabiriincayuuniofficial8226 3 ปีที่แล้ว +3

    Inta ila aragtay wiilka yar in oow raaga cabdi meel ugu egyahay love dhac

  • @khadijaaaddan9925
    @khadijaaaddan9925 3 ปีที่แล้ว +4

    Inta hodan jecel l😘 ii sara

  • @muhumedaden3443
    @muhumedaden3443 3 ปีที่แล้ว +8

    Hodan, awuna sxb

  • @zaaanc7008
    @zaaanc7008 3 ปีที่แล้ว +1

    waa sugayay 7

  • @halimoeid1401
    @halimoeid1401 3 ปีที่แล้ว +28

    Nacas waakas hooyadi rara dawan mayo hadi hoyada lararo anigu😭😭😭😭😭😭yaaa igu racsan

  • @ladanibraahim1942
    @ladanibraahim1942 3 ปีที่แล้ว +5

    M.a qasal TV hore u soco

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 3 ปีที่แล้ว +1

      Subscribe isar please Walashey

  • @nagadsaleban
    @nagadsaleban 3 ปีที่แล้ว +3

    Meesha hodan ma joogto waa ka baxay nabad geeliyo 😯😯

  • @rahmaali248
    @rahmaali248 3 ปีที่แล้ว +3

    Waxaanse kasii quruxbadneyd iney hodan jogto miss u hodan xbbti

  • @calioumar2967
    @calioumar2967 3 ปีที่แล้ว

    WOW ruwayadi abahed wase taay jiilayaso wey kaala dharen

  • @user-zc7np8qr8w
    @user-zc7np8qr8w 3 ปีที่แล้ว +3

    Wow wow wallahay qosol

  • @caaqilyarechanel302
    @caaqilyarechanel302 3 ปีที่แล้ว +27

    Hooyo yaaan bannka loo sarin 😪😪
    Hadii kle dagaal weyaan
    Cabdishugri ha naga xanajin 🙃🙃

    • @farhiaali8967
      @farhiaali8967 3 ปีที่แล้ว +4

      🤣🤣 Waxaa layiri raga hadi losuurodo waxwlpa wey ilopayaan dhipka joojiya, 🤣

  • @abdirahmanmahamed504
    @abdirahmanmahamed504 3 ปีที่แล้ว +3

    masha Alaah walaahi waan idin xiiseeyaa lkn away hodantii.imaatay

  • @safiyoliisho7482
    @safiyoliisho7482 3 ปีที่แล้ว +1

    Hooyo mcn hasaarin

  • @warsanoffciall1130
    @warsanoffciall1130 3 ปีที่แล้ว +4

    Hodan dhex miyey kasoo galeysaa yolow👏👏👏🔥❤

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 3 ปีที่แล้ว +1

      Subscribe isar please Walashey

    • @warsanoffciall1130
      @warsanoffciall1130 3 ปีที่แล้ว

      @@hudachanel2495 waan ku saraye ii saar sis❤

  • @caziizocabas3522
    @caziizocabas3522 3 ปีที่แล้ว +5

    Ma.a inoo soo dhaqsada waad naga soo dahisan

  • @caraalecabdiraxmaan537
    @caraalecabdiraxmaan537 3 ปีที่แล้ว +4

    Cabdi shukri wllky

  • @iqlaasjamac3818
    @iqlaasjamac3818 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha alah

  • @cabdulahicali9077
    @cabdulahicali9077 3 ปีที่แล้ว +3

    thnx qasaal tv waa riwada qurux badan runtii ilaa inta ay ka dhamanayso xiisaheda managa dhamanayo

  • @abdifarahsomali3007
    @abdifarahsomali3007 3 ปีที่แล้ว +9

    Team Cabdishugri like-ta Saara ❤️

  • @hodhanabdiaziz358
    @hodhanabdiaziz358 3 ปีที่แล้ว +3

    Keep going bro😎🥰

  • @degganmohammad3256
    @degganmohammad3256 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid

  • @husnimubarakmubarak9345
    @husnimubarakmubarak9345 3 ปีที่แล้ว +2

    My team is back

  • @aminaxashxash5965
    @aminaxashxash5965 3 ปีที่แล้ว +2

    Sodohda wa hoooyo 🤙🏾

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 3 ปีที่แล้ว +1

      Subscribe isar please Walashey

  • @xasancabdilaahi3851
    @xasancabdilaahi3851 3 ปีที่แล้ว +5

    Aaway,hodan,soowtaad,balance,qaadeen,cabdi,shugriyoow

  • @xanadatktok4442
    @xanadatktok4442 3 ปีที่แล้ว +2

    Hodan ku fiican qeebatan

  • @ayaandhalabwaan502
    @ayaandhalabwaan502 3 ปีที่แล้ว +18

    Fast ahay like igu sln😂

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 3 ปีที่แล้ว +1

      Subscribe isar please Walashey

  • @amran2010
    @amran2010 3 ปีที่แล้ว +2

    Hodan soceli please 😍

  • @nimcoxariir8246
    @nimcoxariir8246 3 ปีที่แล้ว +4

    Yes wn kugu raacay wlhi hooyo mcn ha saarin iyada saar

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 3 ปีที่แล้ว

      Subscribe isar please Walashey

  • @fadumonour9482
    @fadumonour9482 3 ปีที่แล้ว +3

    aaway hodan !!!!

  • @qeyliyeofficial6704
    @qeyliyeofficial6704 3 ปีที่แล้ว +2

    Maqal muqal bahiyaha QASAL TV part 8 🙏🙏🙏🙏

  • @boqoradarerka723
    @boqoradarerka723 3 ปีที่แล้ว +7

    Wale riwayadan wankahelalay

  • @umoahmed4221
    @umoahmed4221 3 ปีที่แล้ว +5

    Guushu hana raacdo hooyo waa hadal wayn wlee😅

  • @aminaabdikadirali1635
    @aminaabdikadirali1635 3 ปีที่แล้ว +13

    Imagine anigoo hodan iyo abdishukri dawanayo ayuu ii soo dhacay

    • @Badraanahmed2173
      @Badraanahmed2173 3 ปีที่แล้ว +1

      Malaha mar hore duuben lkn qeybta xigta fila ine so gasho

    • @sahmiye9648
      @sahmiye9648 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Badraanahmed2173 walal subscribe igu cawi mhdsnd

    • @fardowsaqaman5845
      @fardowsaqaman5845 3 ปีที่แล้ว

      Ghg

  • @naimoabdisirad2321
    @naimoabdisirad2321 3 ปีที่แล้ว +10

    M.a wan sugaye xaqiqdi lkn part7 so anagi isku Ogeen in hodan lakeno xeytahay saan

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 3 ปีที่แล้ว +1

      Subscribe isar please Walashey

  • @marwomumtaascooking4295
    @marwomumtaascooking4295 3 ปีที่แล้ว +2

    Gabadhaan Nimco hapy bey aad ugu egtahay ma walaala tan la qabo baan sheegaya

  • @aminabashir5843
    @aminabashir5843 3 ปีที่แล้ว

    Shekadan waa run

  • @SahraSomali
    @SahraSomali 3 ปีที่แล้ว +4

    Best Team ever❤️❤️😍😍💪🏾💪🏾💪🏾

  • @falisabdulahi1736
    @falisabdulahi1736 3 ปีที่แล้ว +3

    Daqiiqadaha inoo soo badsha plz filinka waxaa ugu tahaxanahay saaid waliba anoo jooga uk london waa idin salamaa

    • @abukaradbullahimohamed161
      @abukaradbullahimohamed161 3 ปีที่แล้ว +1

      Gabadha mamada matalayso wlhi way jilaysaaa qaybteeda masha allah way kuso baxday

    • @abukaradbullahimohamed161
      @abukaradbullahimohamed161 3 ปีที่แล้ว +1

      Qasalow hooyo yaan guriga laga saarin hadii kale waaa dagaaal

  • @mireyare7857
    @mireyare7857 3 ปีที่แล้ว +1

    Filimkaan waaa iga gadan yahay

  • @dahirjama327
    @dahirjama327 3 ปีที่แล้ว +1

    horay usocda

  • @omarlove9644
    @omarlove9644 3 ปีที่แล้ว

    Run ahntii gabadhan xataa ma xuma lkn dadku waxay la qabsadeen gabadhii u ku bilowday filmku e hodan🙏

  • @anisokhalif6447
    @anisokhalif6447 3 ปีที่แล้ว +5

    ala saan usugaaye kaaga daran 😍

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 3 ปีที่แล้ว +1

      Subscribe isar please Walashey

  • @jamiilamaxamud9133
    @jamiilamaxamud9133 3 ปีที่แล้ว

    Riwaayad halisa♥️♥️

  • @Dheemanluula2311
    @Dheemanluula2311 3 ปีที่แล้ว +1

    qaybtaan hodan baan filaynay

  • @abdilahiahmed3689
    @abdilahiahmed3689 3 ปีที่แล้ว +1

    Cabdishugri iyo Caasho Fanax waa walaalo isku hooyo aabo ah baan filayaa