Shacabka magaalada jigjiga ayaa sheeyay in ay hiil iyo hooba ku taagerayaan ciidanka difaaca qaranka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 11

  • @dhawaaqlaheeyn7137
    @dhawaaqlaheeyn7137 3 ปีที่แล้ว

    1:18.
    Qodabka Xasuuqa 400 boqol Iyo Maal books Somaliyeed.

  • @dhawaaqlaheeyn7137
    @dhawaaqlaheeyn7137 3 ปีที่แล้ว

    War Wafkeeyga Aan Dhiibto, Ilaa Amxaar baa Halkaa U fadhiyeen, Ina Aqri Warkaan dhihiye Haduun Amxaar Afka Yaqaana Ahee.
    Waxaan Dhihi lahaa Aniga Un baa Dagaankaaga Soo Weerarin, Awoow-Geey 1wood Ilaa Iyo Aabahay 77 baa Waligaa, Darigii kuu karaa, Soo Gor Istaagi jiray.
    Hilib Ceeyriinkaa ku Roontahay.
    Cawaantaa Miyaa Rag mooday, Rag Hal Xaniinyo Wata Baad 🎤 Iyo 🎥 U dhiibatay.
    Ma Wax Aan Aniga aheen baa, Wax Kuu Qoray, Ama Guul ku dhahay.
    Dadku Weey Yaaban yihiin, Warkaan Jigjiga.
    SAYIDKAA HALKAA KA TAAGAN WAANA DHILKIISA MARNA NA AMXAAR BAANU NAHAY IYO DHUL AMXAAR I SAARA MUUSAN DHIHIN.

  • @dhawaaqlaheeyn7137
    @dhawaaqlaheeyn7137 3 ปีที่แล้ว

    1:14 Cilmiga Dad Aqrinta Hadaa Leedahay, Ama Heebad Eebe ku hesay.
    Waa Arki kartaa👉Ilmu Xaaraan inuu Ninkaan yahay, Oo Qaluubtiisa Xinta Madoo Banaaka laga arko.
    Gadaajoow-Reeda Habeen dhan Baan Riyo Ku Buursanaayay, Asaga Iuo MW Jigjiga.
    Xaraan miyaa Xaraan ka duwan Kii Isku Sheegaana soo kama Sii Xuma.

  • @dhawaaqlaheeyn7137
    @dhawaaqlaheeyn7137 3 ปีที่แล้ว

    No Muujin Shacanka Somaliyeed, Xataa Wax-Yar.
    2:46 Canfarta U Sheegt aa.
    400 boqol Ee Somaliyeed Muusan dhihi Haloo Garab Istaago, Oo isku mid baa nahay.
    Lakii Wxuu dhahay Haloo wada Istaago Amxaar, Oo haloo dhinto, Ilaa Lagama Yaabee Dadkuu Isku Sheegayo Oo uu Wiliba Leeyahay Waa Dalkeeygii in Uu MW-Itobiyan ka noqdo.

  • @dhawaaqlaheeyn7137
    @dhawaaqlaheeyn7137 3 ปีที่แล้ว

    0:31✋🤔.
    1:04 🙈Daanyeer kaa Xishoo.
    Awoow-gaa la gub, Waa Amxaar Kuwaan. Hilib Ceeyriin ah Oo eey Cunaan Baa Ku faar nimadii kaga dhiman.
    Mxuu Ka dhahay Garbo-Ciise iyo Citi, Dadkii lagu Gumaaday Oo biyo iyo Fiifba La Iyo gargaar, Buu Lacag U aruurin, Si Dagaan Amxaar Iyo Shacab eey Nabad ku helaan.

  • @dhawaaqlaheeyn7137
    @dhawaaqlaheeyn7137 3 ปีที่แล้ว

    2:38.
    Ninkaan Muu Af Amxaar ku hadlo, Ilaa Qof Somali ah Oo Damiir iyo Garaad baba leh Dhiigna U dheeryahay👉. Hadalkiisa Dhag u dhigi Kara Anaa Ka jiree.
    Dalka iyo Afka hanaga ceebeen.
    Waryaa

  • @dhawaaqlaheeyn7137
    @dhawaaqlaheeyn7137 3 ปีที่แล้ว

    1:04 SIYAAD BARRE hadaan Ahaan la haa, Ninkaa DNA halaga Qaado Baan dhihi lahaa, Iyo wxii halkaa la Taagan ba Nasab uma Eka.
    Ameey Hooyo Duurka Amxaar ku gaaday, Eey Aabe U hoos galisay.
    Sade Oo saa Dhahay, Seen halaga days, ilaa Somali niimada Markaa ka baxdid, Xaalku Waa Daanyeer-nimee.
    Lakiin laga Waa.

  • @dhawaaqlaheeyn7137
    @dhawaaqlaheeyn7137 3 ปีที่แล้ว

    Dhalaan nasab iima Muuqdo.
    Dhalaan Hooyadii Duurka Lagu Kufsaday, Oo Somali nimo raba In uu Iigu waramo😷.
    Kor Somali ka ahoow Wadne Amxaarna Wado waaye kuli.
    DNA baan ka wada qaadi lahaa, Walaahi Wax baa meel ku jira, 100Sano ka hor xataa A ahaateen.
    Dackaa Somali ma aha.
    Jigjiga Uma so do, Hadaan Duulaan ku aheen Wxaan Somali Shegay.