Calaamadaha dadka nolosha ku guuleystay lagu garto 😎🥉 | baadidoon 🔍|

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 3

  • @roobleomar719
    @roobleomar719 ปีที่แล้ว +2

    Masha alah mahadsanid ustaad

  • @HashimShariif-k1h
    @HashimShariif-k1h ปีที่แล้ว +1

    Good brother keep going

  • @Aadane
    @Aadane  ปีที่แล้ว +2

    BAADIDOONKA dhabta ah waa kan aad naftaada ku hesho, noloshaadana ku hagaajiso. waa kan keliya eed waqti walba awood buuxda uleedahahay bilaabidiisa, noloshaada saro uqaadi kara.
    sirta noloshu waa naftaada si fiican ubaro. garowso waxay ku fiican tahay iyo halka ay ku xun tahay. meelaha aad ku hoosaysid dadaal iyo waqti gaar ah uyeel si aad kobac iyo koritaan fiican ugu horseedo. Meelaha aad ku fiican tahayna xirfad iyo xeelado waxtar leh ku biiri. barana sida waxaad haysatidna loogu qanco, loona siyaadsado xirfadaha fudud, mas'uul isku filana loo noqdo.
    garowso baahiyahaaga, kororso cilmigaaga, aqoonso boogahaaga, bogsiiso jiradaada.
    Balankeenu waa GUUL ↑ ❤