HILBAHA DADKII QARAXA MUQDISHO (4140)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 35

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed4511 หลายเดือนก่อน +7

    Ilaahey naxariistii Janno haka waraabiyo shacabkeena Meesha lagu xasuuqay.

  • @siyadabdirahmanarte4810
    @siyadabdirahmanarte4810 หลายเดือนก่อน +3

    Inaalilah wainaa ilaahay raajacun allah unaxariisto dadkeena somaliyed e an waxbo galabsanin
    Xasan Sheikh wuxu tirtiray ciidankii elateria laguso tabobaray e la rabay inay dalka xoreeyan kuwa roobow wasiirka diinta ka dhigay e madaxa nafuran gaashaandhig ka dhigay wa arin yaableh

  • @khadraali9602
    @khadraali9602 หลายเดือนก่อน +5

    Dadku waa dugaag laxawla walaaquwati ilaa billaah subxaanalaah waa wax alla laga magangalo inlilaahi wa ina ilaahi rajucuun

    • @MohamedAli-nm8oe
      @MohamedAli-nm8oe หลายเดือนก่อน

      Hasan munaafaq may iska celiyaan mise waa madaxweyne hawiye ah farmaajo waxay ku saneyn jireen may sameeyaan. Sanbuluushe waa tuu lahaa dalkaan hawiye ayaa xukumayo markaasuu u dhiibay NISA. Muqtaar rooboow oo xasuuqay ardeydii hotel shaamoo ayaa wasiir ah . wasiir tiktok waa shabaab,axmed cabdulqadir waa shabaab oo waliba dhaqtar ah. dalxoreeye ku soco mid ha ka reebin..

  • @FaadumojeylaaniCusmaan-l5g
    @FaadumojeylaaniCusmaan-l5g หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahey ha u naxariisto umada soomaaliyeed aamiin aamiin

  • @YuusufnuuradiinAxmed
    @YuusufnuuradiinAxmed หลายเดือนก่อน +2

    Asalamucaleykum walal qaali wa sax wey jiiraan ❤❤❤❤❤

  • @user-cd1yu3vv7q
    @user-cd1yu3vv7q หลายเดือนก่อน +1

    Alle ha u naxariisto intii kharaxii lido Ku dhimatay dhawacana rabbi ha u bogga daayo aamin😢😢😢

  • @luqmanalxakiim4170
    @luqmanalxakiim4170 หลายเดือนก่อน +1

    Waa jira

  • @HamzaAbawiina
    @HamzaAbawiina หลายเดือนก่อน +2

    5 wajiira isbiital

  • @City-sr4iv
    @City-sr4iv หลายเดือนก่อน +2

    Xasan shekh kohdiisa shacabka soomaliyeed waxey uheystaan gaalo

  • @luqmanalxakiim4170
    @luqmanalxakiim4170 หลายเดือนก่อน +1

    Waa jiraa waxa u dhowyahy sigoska sanca

  • @sadiyagabow
    @sadiyagabow หลายเดือนก่อน +1

    Illahey ha uu naxatiisto,waxaba ma galabsaniine.

  • @City-sr4iv
    @City-sr4iv หลายเดือนก่อน +2

    Isbitaal soo tashtey weye dee
    War hagee loosocdaa dee

  • @hajiahajiali4188
    @hajiahajiali4188 หลายเดือนก่อน

    انا لله وانا اليه راجعون البقآء لله

  • @LeiloHassan
    @LeiloHassan หลายเดือนก่อน +2

    Asc

  • @City-sr4iv
    @City-sr4iv หลายเดือนก่อน +1

    Asc macalin adan

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 หลายเดือนก่อน

    Way jirraan macalin 5 Cisbital ba
    Laakiiin cisbitalka kalkaal iyo Shavi Hospital way ka madax banaan yihiiin Damuljadiiid Macalim Aadenow🎉

  • @hodanelmi9189
    @hodanelmi9189 หลายเดือนก่อน

    Asc maclinka Allah ku xafido adiga

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 หลายเดือนก่อน

    Gurguurte 100 Qofood isku jirra Somaali maahan malaha 😂
    Subxaaaan Alllah 😂

  • @yonisnuur3356
    @yonisnuur3356 หลายเดือนก่อน +1

    Haa waa uujiira

  • @ShukriEnow
    @ShukriEnow หลายเดือนก่อน

    Haa.weey.jiraan

  • @Roobleibraahin-p1s
    @Roobleibraahin-p1s หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢

  • @xasa2291
    @xasa2291 หลายเดือนก่อน +1

    Asc masuul

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t หลายเดือนก่อน

    WAR XASAN IYO KOOXDIISU MARKAY DHAMEEYEEN CIIDANKII DALKA, HADA WAXAA LOOSOO JEENSADAY SHACABKII😢

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t หลายเดือนก่อน

    SAX❤

  • @HamzaAbawiina
    @HamzaAbawiina หลายเดือนก่อน

    Runtadaweye walal

  • @User3405-t7n
    @User3405-t7n หลายเดือนก่อน +1

    Dowlada warkeda hadan la aamineynin kuwo aad lacag yer siisey oo been kugu shaqeyso miyan amineyna hadalkooda.

  • @mastergeed199
    @mastergeed199 หลายเดือนก่อน +1

    Sorry , dafkeemii ma wuxuu noqday , business , daawada lagaga ganacsado .
    Wllhi , waynu jabnay ! ! !

  • @user-iq9zr3xc8f
    @user-iq9zr3xc8f หลายเดือนก่อน

    ههع وعجر ههه وهجر وحشذتورعن

  • @HUSSEIN10764
    @HUSSEIN10764 หลายเดือนก่อน

    Maalinka aduunka wareega waad saad sheegtay marka hore soomalida ayada ha is toosiso waa run ribadii bay ku jiraan 2, waxay ku faraxsan yihin inay qabiil wax ku qaysadaan ayagoo og in nabigeena loo soo diray inuu aqlaaqda qureesh hagaajiyo oo qabiilka meesha ka saaro aayad na way ku soo degtay ilahay oranayo qabiilka isku garta lakiin anagu aayadii baan opposite u noqonay tan kaleway is xaqiraan QOLOYINKAA cad codka oo reer xamar la yiraahdo oo magaalada loogu yimid waxba looma ogola 70 sano ka hor beel ka mida abgaal ayaa degeneed daafaha xamar waxaa la oran jiray reer MATAAN waa xamar daye maanta waxay leeyihiin unukaa leh marka xagee nabada ooga iman dadka digil iyo mirifle ah biya maalka way ooga horeeyeen abgaal xamar maantana waxay leeyihiin EELAAY xun maa xamar ila sheegan kara