2 Qiso Oo Qosol Badan Sh Xassaan Ku Qabsatey Canada Iyo Nairobi

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 16

  • @faatihfaatih3398
    @faatihfaatih3398 ปีที่แล้ว +8

    Sheekh xasaan ilaahow kheer ku siii sharta iyo sheydaan ka hakaa qabto somali ma unbaay ku fahmi doontaa inshalaaho dadaalkaaga ilaahey dayici maayo munaafiq iyo gaalo waan ka gulesanen

  • @husein2277
    @husein2277 ปีที่แล้ว +1

    M..a sh xasaan illahay ha barakeyo

  • @cabdullaahiabdishakur2713
    @cabdullaahiabdishakur2713 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله

  • @samaancabdi3856
    @samaancabdi3856 ปีที่แล้ว

    sheekh kheyr allaha kusiiyo weysada haweenku ma hagoogbey kuweyseysan albaabkoo good kaxiran mise waa laweysaysan karaa

  • @xasan7351
    @xasan7351 ปีที่แล้ว +1

    Gabadhaha ushahalagadaayo reer macalinow

  • @sakaiyekhadar8191
    @sakaiyekhadar8191 ปีที่แล้ว +2

    Sheekhul islaam ninkan hadaan hadaan uduuli karo waan booqan lahaa

  • @maryanmaxamad4766
    @maryanmaxamad4766 ปีที่แล้ว +3

    dilka kadaaya dumarka oo daryeela

  • @qilmaawayetromso3116
    @qilmaawayetromso3116 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheikh xasaanow gabdhaha ogaadeen ayagaa usha jecel. Ninka inuu jecelyahay waxeey ku ogaadaa garaacista

    • @aaminocabdulahi8590
      @aaminocabdulahi8590 ปีที่แล้ว

      Waxas waxba kama jiro garac wa mamnuc midka jirka bararinayo

  • @saynab7503
    @saynab7503 ปีที่แล้ว

    Raga somaaliyed waxan gabdhaha dilin malahaogaadenkuna wax wax dila iyo waxn dilinba waa leeyihiin

  • @fatimaabdirizak2117
    @fatimaabdirizak2117 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkk allaah yaxfidu ka sheekh wd iga qoslisay😂😂😂😂

  • @xasan7351
    @xasan7351 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkk
    Watya shekha halatashanina hadiikake sirtiisa halaqariyo

  • @MISKIJAMA-86
    @MISKIJAMA-86 ปีที่แล้ว

    Ogaadeen Dumarka waagii hore wey gadan jireen oo xoolo waxa ey haayaan ayay ka bixin jireen saas darteed Qof aad iibsatay ma furi kartid saas darteed ayay hadey Qalad gasho loo garaaci jiray, si reerkaas uu u dhaqmo darteed laakiin maanta waxba ma garaacaan dumarkana maahan kuwii hore oo wax xoola ahlagama bixiyo booskii garaaca waxaa badalay FURIIN.

  • @bulxandahir734
    @bulxandahir734 ปีที่แล้ว

    Qolada bal noqarxiya anu ogane😂

  • @umuaisha6859
    @umuaisha6859 ปีที่แล้ว

    KKK kk kkk