DILKISA YAKA DANBEYAYO LO ADEGSADAY || QISADI NAADIR & SALMA || QISO CAJIIBA AH

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 22

  • @munezachannel14
    @munezachannel14  8 หลายเดือนก่อน +15

    Asc axbabi ina icafimad qabtana rajena dhamantin fadlan fadlan vedio adigo #like #share idhihina hakabixina hada nagu cusubtihin #subscribe nagu dhiiragiliya one love dhamantin 😘

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 8 หลายเดือนก่อน +3

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @lajeledarerka7507
    @lajeledarerka7507 8 หลายเดือนก่อน +3

    صلي الله عليه وسلم 🌹🌹🌹🌹🌹

  • @ayaanwarsame8100
    @ayaanwarsame8100 8 หลายเดือนก่อน +3

    عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم

  • @ugbad8236
    @ugbad8236 8 หลายเดือนก่อน +5

    Aniga uhoreya manta 💃 💃

  • @Queen_Badiya
    @Queen_Badiya 8 หลายเดือนก่อน +4

    اللهم صلي وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين ❤️💙💚

  • @ugbad8236
    @ugbad8236 8 หลายเดือนก่อน +9

    Somaliyay gabadhan walashen dhiiragilin ayay naga mudantahay shere an uwadadhahno xasidnimada intan iskadeeno

  • @dahabocabdichannel4575
    @dahabocabdichannel4575 8 หลายเดือนก่อน +5

    sir naageed lagama salgaaro ragiyo idil way isku babi,isay indha sheydan ilin kamadhamato nolasheda tii walalked caruurteda caruurti walalked ay agoomo kadhigtay asago nool cuqubo habar intaba ugu filin qiso cirbo qadasho mudan waye thanks abayo anigon like ta saarin kamaba baxo SCW

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 8 หลายเดือนก่อน +3

    Wcs my Queen abaayo muneza waan kusalaamay inbadan

  • @ugbad8236
    @ugbad8236 8 หลายเดือนก่อน +3

    أللهم صلي على نبينا محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم في العالمين انك حميد مجيد ♥️🩵💖💚💜

  • @Queen_Badiya
    @Queen_Badiya 8 หลายเดือนก่อน +3

    Qofki labad ban ahay muna qali wakusalamay bayo

  • @awkeismail7167
    @awkeismail7167 5 หลายเดือนก่อน +1

    Scw scw scw

  • @ayaanwarsame8100
    @ayaanwarsame8100 8 หลายเดือนก่อน +5

    Dag dag wa camal sheydan wiilka ilinta beenta walashis umuujisa kumutestay nolashisa iyo rerkisa caruurtisa inukuwayo qomomo maxay tare maru dhacay dilka 😢😢

  • @ugbad8236
    @ugbad8236 8 หลายเดือนก่อน +4

    Walasha iskumu hubtit sediga ha iska haleen bay ahed lakin qisadan wa walasha iskuma hubtit hadalkeda haku naar tagin maskiin ada ugu gubtay sida ay udhagartay walalked sheydamada

  • @Queen_Badiya
    @Queen_Badiya 8 หลายเดือนก่อน +4

    Salma walalked ban laxanunsaday hubsiimo la'an aya qaday ciil badana sheydanka wax ka wijiyo badan malaho mustaqbalkisa xaskisa caruurtisa intiba marbu kuqasaray

  • @makkadagan876
    @makkadagan876 8 หลายเดือนก่อน +3

    Manta aniga aya marti itihin so koora Diyarada dubai 🇦🇪

    • @munezachannel14
      @munezachannel14  8 หลายเดือนก่อน

      Waku farxay ina Marti kunahay qali 🥰

    • @makkadagan876
      @makkadagan876 8 หลายเดือนก่อน +1

      @@munezachannel14 ❤️😍

  • @hamze-mahamud2002
    @hamze-mahamud2002 8 หลายเดือนก่อน +3

    Walciyadu bilaah naag laqabo.sowtii.sharafta lahaan jirtey

  • @QueenShantaSomalia
    @QueenShantaSomalia 8 หลายเดือนก่อน +6

    naag nin qabo nin kale kulasi balameso inu guursado caraba laga hela go,an cad ayu kaqatay nag manoqoto hooyana manoqoto indha adeeg wa saxibaday kuteh ninka ay latumaneso halka walaka xabsi dain loga dhigay ayada inlagu balada kajecla nijisada CSW

  • @lajeledarerka7507
    @lajeledarerka7507 8 หลายเดือนก่อน +4

    Xasidnimo hadi Ay jirto gabdhan ban ah lugaheda wax aysan kuraadsan kumadhicin carabta diin islam isuma xukuman miya dhinac kasto dilbu aha xukunkeda wayo marwo guur somartay ayay ahed wiilkana qafiifin inlosameyo ahed loyaro wanagsana loqabto

  • @Salma-5i
    @Salma-5i 5 หลายเดือนก่อน +1

    Naag ninkeda khiyantay carurutedi iyo ninkedi nin xun ka racday way is tahisha in sida lo silciyo rikato la geliyo doqonta horta waxan ka yabay nagaha caqligodu xagu jira ninba reerkayga u burburinayan waxayna raban ninkasi inu gursado sidu ku amini