Prof Faisal Rooble oo ka Hadlay Axmaarada Jigjiga wacdaraha ka dhigtay Iyo Arimo kale

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 34

  • @halimomahmoud5612
    @halimomahmoud5612 2 ปีที่แล้ว +2

    Faisal illahay cimrigisa ha rajiyo

  • @WIILWAAL1
    @WIILWAAL1 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahayow Faysal Rooble kadhig madaxweynaha Somali state DDS Ogadenia... it will be the best...real man Wadani....... it's my dream

    • @saeedbuni2567
      @saeedbuni2567 2 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkkkk Ogaden sheeekooo qadhmuunee

    • @saeedbuni2567
      @saeedbuni2567 2 ปีที่แล้ว

      Nacas ogadeen faysal kkkkkkkkk xabaduuu markay dhacdooo waad cararataaaa

  • @WIILWAAL1
    @WIILWAAL1 2 ปีที่แล้ว +1

    Amxarada wayba nagu waasheenba.. this must stop...before we Loose our patience

  • @aseemaseem3752
    @aseemaseem3752 2 ปีที่แล้ว

    muruugo Somali omad see dhimanasy Qabiil iskadhaafy waayey

  • @MussyPlayz
    @MussyPlayz 2 ปีที่แล้ว

    Wacalaykum wasalaam maanshaa Allah, professor Faisal Rooble waxa uu ka hadlay runta laakiin Musdafe waa calooshii ushaqayta aan umada Soomaaliyeed aan dan kalahayn waayo wax gacan ugu jiro malah, marka waa in uu fuliyaa mabaadiieda Aby ama Anxaarada. Marka waxay umada soomaaliyeed ku hoos nooshahay gumaysi usgaqeeyo (collaborators) in uu sameeya wax ka xun wixi uu cabdi Ilay uu sameeyo ma ogiye wax umada faaida ulehay ma soo wada ee sidaa ula socda.

  • @WIILWAAL1
    @WIILWAAL1 2 ปีที่แล้ว

    Walahi waa naxdin IYO dhibato ...😭 aniga Jigjiga kunolahay... we are SICK of all these amhara taking over land 2012 .... waxa u fududeynayana waa mid Somali ah oo madaxweyne no ah... kii kuladhashay baa ba kadaran amxaro... so sad...😭

  • @WIILWAAL1
    @WIILWAAL1 2 ปีที่แล้ว +1

    Oromo IYO amxaro IYO waxas odhan..anaga waa iskumid.. anaga shacabka aan mideeyno.. shacabka waa maskin... hada xabashida meel aan saarno

  • @عبدالرحمنطاهرمحمدالصومالي

    Cajab

  • @WIILWAAL1
    @WIILWAAL1 2 ปีที่แล้ว

    Runta wagi ina ilay..... xabashida Jigjiga waxba ma aheyn...kuma arag waxan farabadan..... Iley ragedu ahaa dhinaca....

  • @muhiyadinhassen72
    @muhiyadinhassen72 2 ปีที่แล้ว +2

    Professor Faisal Roble full Respec my uncle 🙏🙏🙏🙏

    • @jawharaadan1717
      @jawharaadan1717 2 ปีที่แล้ว

      Dda ki dhulkan laha way hurdan

    • @axmedmahad8647
      @axmedmahad8647 2 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh baxaradaar iyo goondhar cagjar hakudabaaldego

  • @WIILWAAL1
    @WIILWAAL1 2 ปีที่แล้ว +1

    ETHIOPIA WAA GUMEYSI KAN OOGU XUN .... AND ITS 2012..... because anagan mideysneen..marka kan oogu liitaaa kuwasi...LAKIN shacabka waa mid madaxda madaxa oga istagan..been gumeysiga usheega shacabka

  • @ayubhaji631
    @ayubhaji631 2 ปีที่แล้ว

    Asc
    Nuur waa kusallaamay
    Dadkan manoqdaan mise meesha ayay degaan???

  • @cige3636
    @cige3636 2 ปีที่แล้ว

    IN LA IDIN ADOONSADO WAY FIICANTAHAY
    DADKA IDINLA DAGAN EE SOOMAALIDA WAAD LAYSAAN. ILAAHAY AYAA IDINKU IQAABAY

  • @moeawale4891
    @moeawale4891 2 ปีที่แล้ว

    So true. You ain't see anything. .I don't want to be the bearer of the all bad news but the worst has yet o come for Soomaali Galbeed community and Jigjiga.
    And main causes? Fist and for most chronic leadership failure . Second lack of unity and tribalism instead of Somalism. Third, lonngstanding colonialism legacy and design by Abyssinians whether Amharas or Tigrains in the form of Psychological, intellectual political, economic and administrative issues

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 4 หลายเดือนก่อน

    Naxdin iyo muraara dillaac weeye arintaani ee Somaliyeey kaca ,Baxardaar 1 qof oo Somali ah looma ogola.

  • @WIILWAAL1
    @WIILWAAL1 2 ปีที่แล้ว +1

    Amhara is disrespectful... they take our kindness for weakness

  • @WIILWAAL1
    @WIILWAAL1 2 ปีที่แล้ว

    Adeer ethiopia waliged wa sa Anaga kamid marnaba nomads egaan.. iskumid manihin isku dhaqan ma noqon karno we totally different people DNA.... xabashi waligeed hormar lagumagaari karo .. wa slow mind

  • @ZEKO_B
    @ZEKO_B 2 ปีที่แล้ว

    Asc walaal
    Fadlan yaan laga eegin waxa hadda socdaa waxa soo socdaa ka weyn waana qorsho mar hore la soo dejiyey N1 Ninkan Abiy Axmed markuu yimid socdaalkiisa ugu horeeyey waxuu ahaa Deegaanka Somaalida Jigjiga isagoo indha lndheynayo dersaayo xukumadii Abdi Iley muddo kama soo wareeganin waatu afgembiyey Abdiley iyo kuwii wax la wadey xiray waxu u dhiibey Mustafe si Eritrea uu ula hesheeyo si uu gacanta ugu soo dhigo Jabhadii Patrol ka laga qodan waayey oo Chinese kii qodi rabey ka leysay shaqaalihii ka shaqeynaayey berigaas uguna sheegay in wadanka dhib ka jirin oy doorasho iyo vote ba la qaban doono 10 sano la dib si aad xornimo u heshaan markey soo galeen gudahana la hubka dhiga ciidamadana ku biira ciidamada deegaanka Somaalida ka dibna waa laga warqabaa wixii dhacay ka dib maxaa bilowdey in Mooyaale dadkii Soomaalida deganaa weerar aan kala go' laheyn lagu qaado guryahoodana la gubo ilaa liyuuga police ka soo galaan la dib at joojiyeen sidoo kale waan ogeyn Canfarta wixii ka dhacaayey ilaa iyo maanta taagan walaalayaal waxaan leeyahay hurdada ka toosa hadji la idin madiideeyeyna is ka kiciya oo guba tokani aad bey ugu dheer yihiin faalka iyo sixirka dagaalama marka hore goba sixirada iyo sheydaanka ha joojijina ilaa aad toostaan, geedaha uu abiy Axmed uu keenay Deegaanka Somaalida waa kuwa habeysan la socda.

  • @alihaji653
    @alihaji653 2 ปีที่แล้ว +1

    War nin yahow Gaalkaan markaad waraysanaysid ma qof kale oo aad waraysatid miyaad wayday

  • @ZEKO_B
    @ZEKO_B 2 ปีที่แล้ว

    Asc walaalayaal
    Arrintani ma'aha arrin sahlan hadaanan ka hortagin wax ka haray ma jirto iney xukuumada toos ula wareegaan Mustafe iyo Abiy wey ku soo heshiiyeen in ONLF la Baabi'iyo Patrol kii lala wareego Canfar ay qaadato Gobolka Siti Mooyaale Oromo la wareegto dhinacan ay Axmaaro la wareegto sidey doontaan ugu damaashaado Fadlan dibadda iyo gudahaba waa in talaabo cad la qaado ,arka qowmiyadaha kale cidna ma ogola iney la wadaagaan ama hantidooda la dhaco. Marka yaan la aaminin isaga iyo xukuumadiisa.

  • @sayidmohamed3908
    @sayidmohamed3908 2 ปีที่แล้ว

    Aniga joogay shalay marka number kaaga iso dir an kuso dire wixikadhcy

  • @alimahad6717
    @alimahad6717 2 ปีที่แล้ว

    Markay fowdo dhacdo Ayaan gacan saaraynaa ha iska joogaan

  • @amrenam6333
    @amrenam6333 2 ปีที่แล้ว

    So sad

  • @samiiraxmed638
    @samiiraxmed638 2 ปีที่แล้ว +1

    Nin dooran doorta xow dhahdeen inana inoo dambaajiseen?
    waa tutuc ka mid ah suugaanta somaliyed.
    kol hadii lagu keeno mid maqaar sara waa hubaal
    inaad caloolyow iyo ciil aad la tiiici dooontid.

  • @amiinali2228
    @amiinali2228 2 ปีที่แล้ว

    😂😂😂noocaasoo miidhanbaa professor lagu sheegayaa ...somalidii cilmi iyo garaad yaale waxa uma waraysatee yaa maraykan iyo yurub qol kuyaal dhexfadhiyaa waxloo waraystaa

  • @qurayshaaadan1956
    @qurayshaaadan1956 2 ปีที่แล้ว

    Daalgayaan eysameynayaan bugooda in ey dagaan jieen waligood dhulaan ayey ubadalaan oo urebayaan faracyada ey ku dhadhayaan hada dhul iyo bad donaasha
    Oromada ayaa dhahdo hada dhukaan waacidlo anaaga wahore kagunay