Night routine keyga cawo Aniga iyo family isku duban 

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 224

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 3 หลายเดือนก่อน +8

    Quran ka ku qabooji Naftaada Heesaha faqri baa laga qaadaa ⁉️Allaah kaa hadeeyo Allaahu ma aamiin 🤲 yaarabalcaallamiin 🤲

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 4 หลายเดือนก่อน +53

    Mashalah Familiyada somalida inay sidan iskugu duubnaadaan ayaa fiican laakiin dad wada dhashay oo hoos iska neceb ayaa jira islana hadlin.
    Markad soo dhax gashidna iska dhiga walaalo dhab ah

  • @quruxleyqalanjo5485
    @quruxleyqalanjo5485 4 หลายเดือนก่อน +6

    Jecliyaa farxadada abayo mcn rasmiyey❤kii farxaankii halahaan a qac iyo shalaayto ugu filan alla kaas muxu ka shalayay ina noloshisa kabaxfay hadana aad kukor guuleysatay🥰🥰🥰🥰🥰

  • @hawoyare1587
    @hawoyare1587 3 หลายเดือนก่อน +6

    Rasmi Rays wllshei tageero ayan ku ahy 🥰

  • @suleeqosiman2164
    @suleeqosiman2164 4 หลายเดือนก่อน +5

    Masha Allah Allaha ku barakeyo rerkah abyo Anina add u jeclahay nolashas quruxda badan iyo awlad ab hooyo u ahay Allaha nagu intena anan haysan inta haysatanah Allaha u barakeyo awlad salixah oo matano u badan Allaha nagu arsaqo Aamiin ya Allah ❤❤❤❤

  • @farhiyobare6585
    @farhiyobare6585 4 หลายเดือนก่อน +10

    Family qurux badan ilaahay ha isku kiin barakeeyo

  • @Afrah-j9w
    @Afrah-j9w 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mash alah rasamay alle haku xafid famali Gabdha qalib wacan tahay xaajiga qof nasiib baday ❤❤❤❤

  • @asmamohamed749
    @asmamohamed749 4 หลายเดือนก่อน +4

    Maasha allah abaayo nolol qurux baden baad haysataa alle hakuu barakeeyo rasmi

  • @rawihassan8615
    @rawihassan8615 4 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah allaha kuu xafido aduun iyo aaqiro eedo fiican iney jirto ayaa u sheegtay dadka 😘👏👏👏👏👏❤️

  • @SagalBashir-kz2sk
    @SagalBashir-kz2sk 4 หลายเดือนก่อน +10

    Aniga walasheey mcney Rasmii❤❤❤

  • @hoodoqarandabaraani6555
    @hoodoqarandabaraani6555 4 หลายเดือนก่อน +10

    Masha allh Rasmi hooyo qiima badan

  • @HawaLiiN
    @HawaLiiN 4 หลายเดือนก่อน +14

    Wlhi rasmi gbdha klia social media katagrro😢 pyo alaha kubarakeyo famliga marwlpo wa kuduceyaa wlhi rasmiyey❤ ano adunka wllshy cml kujcl baa ina aderky kuguursadeh from dir from glkio wa gbdha hda comtiga uso galaysey pyo sharfnid ❤

  • @hodacabdi295
    @hodacabdi295 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha allah Alle Haydiin Barakeyo family isku duban wan ku xiisnay rasmiyey Tiktok iyo Qabiil aya ku Qaday😅 ee Noso Noqo Xgan an Qabilka aqon Mideda Kle Dumashi Dhaqankii Ethiopia ka sidedan u Kentay Jaah Bunka ii Dilay Dhoro wadigana sidedad u Kentay mcnto Well come back ❤🎉😊

  • @RaA-l6e
    @RaA-l6e 4 หลายเดือนก่อน +3

    Maashaallah macaan caafimaad ku cuna gacmaha allaha kuu barakeeyo

  • @yasmiinabdi1380
    @yasmiinabdi1380 4 หลายเดือนก่อน +3

    Masha allah waku xiisanay plz welcome back qali

  • @maxamedSaaxil
    @maxamedSaaxil 4 หลายเดือนก่อน +3

    mansha allh rasmi ilhay haku barakeyo adiga iyo rerkagaba

  • @queenofqueen3694
    @queenofqueen3694 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mnshalh wllo rasmi qruxey alh kuxifdiyo familkga qruxda bdan angana family qruxbdn hana siiyo❤

  • @rawanahmad560
    @rawanahmad560 3 หลายเดือนก่อน

    Byo music wa xaran, ciyalka musalsalt iyo qashinkas iyo isruxrux yesan kabaran ، gacmahaga iyo dhuntada asturo wa cowre ilaha ka cabso ❤ hesaska aa dhexgalinesid video ka music ba ku jira qofkasta oo dhagesta danbi bad ku ledagay

  • @HodanCayni
    @HodanCayni 4 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah tabarakallah Allahuma baarik fariid

  • @hapoonmohamed2566
    @hapoonmohamed2566 4 หลายเดือนก่อน +2

    Mnshalaah laaquwata illaa bilaah alla haydin barakeeyo jiroo jooga ilxun alla haydinka hayo❤❤

  • @sundusahmed22
    @sundusahmed22 3 หลายเดือนก่อน

    Rabi heerka haku barakeeyo insha allh

  • @habikhadar8410
    @habikhadar8410 3 หลายเดือนก่อน +4

    caafimaad ku cuna walaashay rasmi iyo famligeeda noloshu idinma xumaato sidaan usoo orday markaan arkay vedioga waayo baryahaa yuotube maan ku arkay

  • @nasromahdi467
    @nasromahdi467 4 หลายเดือนก่อน +1

    M.a rasmi reys wa hooyo qalbi wngsn ilahey haka barakeyo reerkaga

  • @caaishoxasan5974
    @caaishoxasan5974 3 หลายเดือนก่อน +1

    Meysa yar waa quruxleey masha allh tabarakallah😊❤

  • @ummyusufsadiiq7828
    @ummyusufsadiiq7828 3 หลายเดือนก่อน +1

    Qado caraf iyo macaan leh iyo Bon iyo daango Masha Allah Tabarakallah 😋

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf 4 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaa Allah. Allaha İdin Xafido Habo. Waan Kuu Xiisney.

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 4 หลายเดือนก่อน +24

    M.a hpo mcny illhy rerkga hku prakeyo wku xisne nso lpo ❤

  • @hamdaapdirahman9624
    @hamdaapdirahman9624 3 หลายเดือนก่อน

    Alle wllo haku daayo qoskaga fican❤❤

  • @HodancaliCilmi
    @HodancaliCilmi 4 หลายเดือนก่อน +4

    Masha allha abalone allha haku barkeyo

  • @fikramalldheere2519
    @fikramalldheere2519 3 หลายเดือนก่อน

    Guulaysta maaacha alh allé ha isku kiin barakeyo dhaqmo jira inader❤❤❤

  • @JamilaAbdilahi-v4q
    @JamilaAbdilahi-v4q 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah wan jeclahay family qurux badan e isjecalahay meel waxa ku wada cunaya

  • @qamarabdullahi3298
    @qamarabdullahi3298 3 หลายเดือนก่อน

    ManshaAllha familya qurux badan rasmiyay adiga iyo qoskada haku xifdiyo walashay💖💖💖

  • @hodanmaxamed8315
    @hodanmaxamed8315 3 หลายเดือนก่อน

    Rasmiyey ilahey dartiis ban ku jeclhy

  • @rahmaruuxee8242
    @rahmaruuxee8242 4 หลายเดือนก่อน +1

    Abayo chicken bacteria ayuu leyhy waliba saiid ee vinegar kudaq ee alabta kalana kailali maficno

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 4 หลายเดือนก่อน +7

    Abaayo saliida iska yareeya waa too much🤔

  • @Somalipoi8g-ze1xx
    @Somalipoi8g-ze1xx 4 หลายเดือนก่อน +1

    wlshy rasmi youtube ina ledhy maogeyn fbga kaso arkay

  • @Nihaal-bv4mh
    @Nihaal-bv4mh 4 หลายเดือนก่อน

    Culture ka Ethiopia waye odegaga ma Ethiopia Ah Rasmi Masha Allah only waa Culture ka Ethiopia

  • @HodancaliCilmi
    @HodancaliCilmi 4 หลายเดือนก่อน +3

    Masha allha allha haku barkeyo

  • @hindisac7758
    @hindisac7758 4 หลายเดือนก่อน +1

    In shea Allah 400k soon sweetheart 💕 💖 ❤️

  • @sameerasameer8126
    @sameerasameer8126 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allah abyo ale haynu xafido noso labo rasmi isku filaney

  • @BishaarCabdi-zr6bl
    @BishaarCabdi-zr6bl 3 หลายเดือนก่อน

    abayo moha iyo maido waan jeclahay walhi inkasto idin wada jelahay markale jigjiga kusoo labta ❤ midna ogow inaan gurigaga imaan

  • @nurtoalasow7862
    @nurtoalasow7862 4 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Alaha waa sax qaali ilaha ha ku xafido qaali

  • @umihamza7584
    @umihamza7584 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mashalh alh ku barkeyo❤ adiga familkag qurxda badan

  • @farhiyayuusuf6815
    @farhiyayuusuf6815 4 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah wllshey Alle haku barakeeyo familygada

  • @kawsardaahir2280
    @kawsardaahir2280 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allh habaryar allha ku barakeyo rerkaga buxa lkn musikada kadayso guriga e quranka ka dar

  • @maryannnnn942
    @maryannnnn942 3 หลายเดือนก่อน

    Maadhaa Allah suugadaada aad baan uga belay ❤❤❤❤❤ iyo sjamaan club ka Ada ka duubtay familkaada iguana no Oloow nol barwaaqo❤❤❤ rasmi🎉🎉🎉❤❤❤❤ I

  • @sharifaabdullahi2425
    @sharifaabdullahi2425 4 หลายเดือนก่อน +6

    Thank you abyoo❤❤❤❤

  • @jawaahiirindho
    @jawaahiirindho 3 หลายเดือนก่อน

    Wlshay dar alle ayaan ku jecelnahay alle haku xiftiyo adiyo familkaagaba waan kuu xiisnee anagana Soo bado qali

  • @NasraMahamoud-gw2fu
    @NasraMahamoud-gw2fu 4 หลายเดือนก่อน +4

    Alh ha kuu siyaadiyo wll

  • @engsihaamsaeed8089
    @engsihaamsaeed8089 3 หลายเดือนก่อน

    Mansh allah hortaa nolosha alle hidin barakeeyo lkn sodigii lahaa Marti baa no joogta guriga martida waa la xaqdhawra

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 3 หลายเดือนก่อน

    Maashaah allaah

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 4 หลายเดือนก่อน +3

    Manshaallah sadar muuqdo suaal ka dhan 😍🥰👌

  • @rayaandhaladofficial8745
    @rayaandhaladofficial8745 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah dumashi adiga iyo family alle ha idin barakeeya😍😍

  • @eblaabdiweli7611
    @eblaabdiweli7611 3 หลายเดือนก่อน

    Mashalalah ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️ Mashalalah ♥️♥️♥️♥️♥️ Mashalalah hooyomcn ♥️♥️♥️♥️♥️ Mashalalah hooyomcn

  • @DhowrsanHajii
    @DhowrsanHajii 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mnshaalh abayo familkaga allaha ku barakey

  • @aaminomaxamed6183
    @aaminomaxamed6183 3 หลายเดือนก่อน

    Ilaahy ha inaku xifidiyo Abaayo mcnto ❤ 🤲

  • @fatmahassan7241
    @fatmahassan7241 3 หลายเดือนก่อน

    Mansha alah tabarakalah ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz 3 หลายเดือนก่อน

    Mashaallah hooyo Rasmi Rays Horey usoco qalii ❤❤

  • @wardaali3529
    @wardaali3529 4 หลายเดือนก่อน

    Rasmi cadey mcnto Allah idin barakeeyo adiga iyo family kaaga waana ku jecelnahay noo soo laabo from Mombasa ❤ wanku salaamay

  • @ancaamcaaqil9328
    @ancaamcaaqil9328 3 หลายเดือนก่อน

    Manshallah ilahay haku barakeeeeyo❤❤❤❤❤❤

  • @hmahamed2905
    @hmahamed2905 4 หลายเดือนก่อน +5

    Maasha alaah 🎉

  • @zainabmoha1835
    @zainabmoha1835 3 หลายเดือนก่อน

    mantaa carurta maniguu fanee sister

  • @qaaliqurux1793
    @qaaliqurux1793 4 หลายเดือนก่อน

    Cuntada Ethiopian ka nooso badi rasmiyey ❤

  • @AyaanKampala
    @AyaanKampala 4 หลายเดือนก่อน +1

    Allah haku barakeeyo bayo

  • @MaryamaHassan-in6dy
    @MaryamaHassan-in6dy 4 หลายเดือนก่อน

    Rasmi ❤cadey ❤waa ku salaams familkaaka alle hakuu dhowro isku faraxsanaada abid mida kalle caawa shir baa ibartay abyo❤ bunka asago madow lee arki jiray macsaro kudhex darno dabka saara jirnay rer muqdisho waataqaan bunka ilèen waa cad yhy dabka laguna madoobeyaa abyo❤ bunka mabaxyaa❤jigjiga se muu kabaxaa jwb cadey

  • @NafisoxasanNafiso-gi9fr
    @NafisoxasanNafiso-gi9fr 3 หลายเดือนก่อน +1

    Bal arag Siduu Dabku u dhibayo Subxanallah War Is Cadeynta iska dayax Waxan aad ismarinesan

  • @MahamedAhmedBahdon
    @MahamedAhmedBahdon 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha ALLAH wlhi inad HOYO FICANTAHAY WAXAY KA MUQATAA WILKAGA WAYO MALINTI AAD SO QADATAY SIDU AHA IYO MANTA SIDU YAHAY WLL ALLAH hakubarakeyo Rerkaga .Dadkan ALLAH hoyo iyo abo hagaga dhigo wayo waxad thy qof nolol ahan rerkeda kafarxisa .keep going wll from Smsta DJABOUTI

  • @istaahilismail5117
    @istaahilismail5117 4 หลายเดือนก่อน

    Subxaanallaah ma adigoo Afrika jooga ayaad sidaan Afsoomaaligii u jejebineysaa? Haljaban iyo haljiis ah Afkii hooyo waad ku dheeshey ilmahaan qurbaha ku dhashay ayaaba idin dhaama. Kelmada aad dheheeyso (Sodogeyga) waa khalad waxaa sax ah (Sodohdeyda ) waa haday tahay odaygaaga hooyadiis. Haduu yahay aabihiisna waxaa la dhahaa (Sodog) markaas waa inaad dhahdid (Sodogeyga) hooyadane waa (Sodohdeyda). Soomaali siday u baaba,een ayuu Afkoodiina u sii baaba,ayaa illaahayow na badbaadi meel aan joogtaba. Aamiin

  • @MiskiAhmed-m3q
    @MiskiAhmed-m3q 3 หลายเดือนก่อน

    M.a abyo farxadiina allaha idiin siyadiyo

  • @AsalAsal-s4p
    @AsalAsal-s4p 3 หลายเดือนก่อน

    Allah ku siyaadsho farxadada

  • @halimaabdullahi9386
    @halimaabdullahi9386 4 หลายเดือนก่อน +2

    Naya cajiska iskadhaf shaqeyso TH-cam ka kaso muqo qali ❤

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 3 หลายเดือนก่อน

    M sha alla ❤❤👍

  • @FatimaAyan-ju7mg
    @FatimaAyan-ju7mg 3 หลายเดือนก่อน

    Allah ha idin barekeyoo❤🙏🇸🇴💙💯

  • @saadrazak8470
    @saadrazak8470 3 หลายเดือนก่อน

    Mash allh Ina adertey ❤

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342 3 หลายเดือนก่อน

    Ilaahey ha ku barkeeyo

  • @NafissasouleimanNafissasouleim
    @NafissasouleimanNafissasouleim 4 หลายเดือนก่อน +2

    Miss u rasmi ❤sister keep going❤

  • @shukri.Ali.Hassan
    @shukri.Ali.Hassan 4 หลายเดือนก่อน

    Maasha alla ❤ manta ayaan fahmay sida aa ukarisay abaayo waan jeclaay in aan karsha maraqa canjeero waan mahad santahay

  • @SalmaMohamed-s1k
    @SalmaMohamed-s1k 4 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah ilaahy hysukiin daayoh dhamaantiin famali qaliyaaah

  • @hanieman9318
    @hanieman9318 3 หลายเดือนก่อน

    jah abaayo hada inaan bun kariyo ayay iga haysaa diredawa ayan kaasoo salaamay

  • @farhiyahhassan6784
    @farhiyahhassan6784 3 หลายเดือนก่อน

    Mashalaah ilaahey hakuu barakeeyo ❤❤❤❤❤

  • @NAJAXAhmed-n6o
    @NAJAXAhmed-n6o 3 หลายเดือนก่อน

    M.a hooyo wacan ❤

  • @zeinabali7227
    @zeinabali7227 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah Rasmi 🎉🎉🎉
    Not hoomaag , waa homework

  • @bisharoharuun8609
    @bisharoharuun8609 4 หลายเดือนก่อน

    M.a walal rasmi waaku xiisney dhanka TH-cam ka horey usoco marwalpo😊

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 3 หลายเดือนก่อน

    Rasmiyay canjeelada itoboyaanka wax naga sii

  • @ajmalexsaas2927
    @ajmalexsaas2927 4 หลายเดือนก่อน

    Rasmiyeey waan kuuxisnay saaid wiliba waa nanacday somaha 😢😢😢😢❤

  • @fowsiyoibraahim8909
    @fowsiyoibraahim8909 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allah allaha ku siyaadiyo farxadada

  • @aragsanismael4912
    @aragsanismael4912 4 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah ❤❤❤

  • @sucdisiman2925
    @sucdisiman2925 4 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allha noo soo badi abaayo

  • @SamiiraxusenSamiiraxusencumar
    @SamiiraxusenSamiiraxusencumar 3 หลายเดือนก่อน

    Maashaallh❤❤

  • @siradm
    @siradm 4 หลายเดือนก่อน

    Doro wat waaye sax laakiin basasha markay kuu dhalaasho saliid ayaa ku xigt, than basbaas saas waaye. Qurur waaye laakiin maasha Allaah. Maasha Allaah Ilaahay swt ha kuu ziyaadiyo abayo alxamdulillaah.

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 4 หลายเดือนก่อน +1

      Asc mashaallaah abayo rasmi sharaf gacantada allaha kubarakeyo bunka meshal kakentay wa rer abtiga dadki wanagina ee culumada ah mashaallaah abayo rasmi sharaf horay usoco

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 4 หลายเดือนก่อน +1

      Mashaallaah abayo rasmi sharaf horay usoco abayo macan allaha kubarakeeyoaamiin yarabi

  • @sainabhamari3781
    @sainabhamari3781 4 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah beautiful ❤️❤❤

  • @rayaanfaisal7361
    @rayaanfaisal7361 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah wll alle ha ku daayo awlaada ❤❤❤❤❤❤

  • @munasudi3392
    @munasudi3392 3 หลายเดือนก่อน

    Caruurta alaha kuu xifdiyo❤❤❤❤

  • @ibrahimayan477
    @ibrahimayan477 4 หลายเดือนก่อน +1

    Machallah waw machallah

  • @hindaabdulahi8329
    @hindaabdulahi8329 4 หลายเดือนก่อน

    Sida noogu wad fidhiyoyada ❤

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allah tabaraka allah allaha ku barakeyo reeekaga abayo❤

  • @ifrahahmed5305
    @ifrahahmed5305 3 หลายเดือนก่อน

    Mash Allah Allahu mubarik

  • @Umonan
    @Umonan 4 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allh

  • @ImranAbdullahi-p7s
    @ImranAbdullahi-p7s 4 หลายเดือนก่อน

    Alaha kuu barakeero familkaaka macaanti❤❤❤

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 4 หลายเดือนก่อน

    (MASHA’LLAH TABARAKA”LLAH 👍💓✨👏🎊🎊🌷🌷🙌🙌🌹🌹💕Rasmi💕✨✨Rays♥️🎊💖💖💖💖💕🌺🎉♥️🌹🌺💕💞💞💞💞💞(RABBI) AWLAADA iyo ODAYGA hakuu Barakeeyo 👍(ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲🤲🎊✨♥️✨💕💖💖💕ISHA NACASTU KAA DEYRAN (AAMEEN YAA RABBI)🤲🤲🤲🤲🤲Bussines-ku hakuu barakoobo(ALLAHUM AAMEEN )🤲🤲🤲