WAXAY IGU DHAHDAY HADAL QALBIGAYGA TAABTAY RUNTII

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024
  • MA DOONEESAA QOSOL MAAD IYO MADADAALO KU SOO BIIR CHANNELKEYGAAN OO AAD KA HELI DOONTO WAX WALIBA OO FUNNY MOMENTS AND FUNNY VIDEOS AH THANKS
    HASSAN SOYA
    FILM DIRECTOR/ACTOR/FILM PRODUCER/SINGER/ SONG WRITTER AND TH-camR.
    FOLLOW ME
    / hassansoya
    / hassan.alish. .

ความคิดเห็น • 133

  • @Ladancidin1
    @Ladancidin1 7 หลายเดือนก่อน +41

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋😢❤🩷

    • @IqroCadey-yv2si
      @IqroCadey-yv2si 7 หลายเดือนก่อน +2

      scw

    • @calamincraxman6533
      @calamincraxman6533 7 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

    • @user-zg1qg3ee3j
      @user-zg1qg3ee3j 7 หลายเดือนก่อน

      Scw❤❤

    • @KhadiijoAadan-bs2hm
      @KhadiijoAadan-bs2hm 7 หลายเดือนก่อน

      Scw scw

    • @Queennimco-l5z
      @Queennimco-l5z 7 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 7 หลายเดือนก่อน +11

    Sabab tohay waxa tihin 2 qof qalbi wanagsan Masha allah ❤❤❤
    O iimaanle dhaha alxmdulilaah.

  • @hanisiyad1873
    @hanisiyad1873 7 หลายเดือนก่อน +10

    Alle ha ni xafido wad jiro wada joga bro an abyo

  • @kartibadan33
    @kartibadan33 7 หลายเดือนก่อน +6

    Masha allah masha allah vidio aaaad u qurux badan isu qalbi furnaaaan ah❤❤❤❤❤

  • @user-us2ud9es6b
    @user-us2ud9es6b 7 หลายเดือนก่อน +16

    Waad isku nuuraysaan ❤❤❤

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 6 หลายเดือนก่อน +2

    Mashallah xasan soya waa actor

  • @nimcoabdalla1775
    @nimcoabdalla1775 7 หลายเดือนก่อน +5

    Masha Allah walalaheyga Allah hadin dhowro ❤❤❤❤waxatihin dad kudeysi mudan ❤❤❤sababda aysan ugu fududen inaad jirkaada sobadhigti waxesan ufududen waxa tahay gabar iman leh imanka Allah haku siyadiyo umu ahzab ❤❤❤❤

  • @AyaanAhmedcabdi-qm1tw
    @AyaanAhmedcabdi-qm1tw 6 หลายเดือนก่อน +1

    Mashalha wlkey xasan walshey hamdi dadkaas waakuwa idinka maseersan ilhy cadowkiina ha jabiyo wllo

  • @KAABANUURA1MJ
    @KAABANUURA1MJ 7 หลายเดือนก่อน +2

    Walahi wanii jaclahay umu ahzab iyo hassan soya dadkaa wanaag saan anigaa waku fanaa ruunti horaay usoocdaa walalaheygaa alahaa ideen barakeyo

  • @calamincraxman6533
    @calamincraxman6533 7 หลายเดือนก่อน +4

    Manash allaah umu zashab io xasan soya guuleysta❤❤👏👏🎉🎉

  • @SkyAcademy2
    @SkyAcademy2 7 หลายเดือนก่อน +4

    Waxaa tihiin dad aqlaaq leh wlhi wanaagiina ayaan idinku jeclahy umu waxaa tahy gabar aqlaaq leh ilaahy haku dhowro anagana ilaahy hana dhowro xasan aboowe waxaa tahy wiil wanaagsan waxaan kaloo oghy wali iney jiraan wiilal wanaagsan jira oo jooga❤❤❤❤

  • @user-ov5bi1du4v
    @user-ov5bi1du4v 7 หลายเดือนก่อน +2

    Madahaweynaha mustaqabalka somaliya mudane Hassan cali shariif❤

    • @NasraArai-gp8nc
      @NasraArai-gp8nc 7 หลายเดือนก่อน

      Madahaweynahamustaqabalkasomaliyamudane❤❤😂Hassan calishariif❤❤❤❤MashAallah 2❤

  • @fatimaahmed900
    @fatimaahmed900 7 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahey ayaa isku kiin xuley alxm❤❤❤

  • @saidma1683
    @saidma1683 7 หลายเดือนก่อน +2

    baba...waa..waa.fiqi..xirsi..faarax..bowe..ama..abti..ama..ina.eedo..waanku..wa.taa..baba🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-ik2fh5vt4v
    @user-ik2fh5vt4v 7 หลายเดือนก่อน +3

    Wlhi wan qiiroday aniga suu.aalaha is way disèen adigaa iyo walashey wn iidinku farax sanahay aniga keep goin brother❤😢

  • @cabdullaahixasan1670
    @cabdullaahixasan1670 7 หลายเดือนก่อน +4

    Xasan soya 500K coming soon inshalah 🎉❤🎉❤

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan 7 หลายเดือนก่อน +2

    👏👏👏👏👏💯💯💯”follow the rule and club for her…. Queen” 💕👏👏

  • @qalanjoalihassan2537
    @qalanjoalihassan2537 7 หลายเดือนก่อน +1

    Manshala ♥️ walaahi dad isku fiican baa tahaiin hadan qlbi wanaagasan seeba xassan sooya meel walba aad joogte alaha negu xafido

  • @ExcitedDancers-tn9sw
    @ExcitedDancers-tn9sw 2 หลายเดือนก่อน

    Asc xasan &xammid fiqydt. Waan idiin soo duceeyee xald kkeya Kawakami Amiiyaarabii

  • @ExcitedDancers-tn9sw
    @ExcitedDancers-tn9sw 2 หลายเดือนก่อน

    Xaalk siduu yahey Nala socosiiy bitt

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waan idiin jecelanahay idiin dawada maanksata❤❤❤❤❤

  • @user-ov7yo7mo6w
    @user-ov7yo7mo6w 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaa tahiin laba qof qalbiwanaagsan❤❤

  • @usermariamanka234
    @usermariamanka234 7 หลายเดือนก่อน

    Waad saxanthy hassan qofkii dadka cebahoda astura asgna illhy kun ceebood uuu leyhy ayuu uasturaa runtii ad ayey uxunthy qof kuwanajiyey inaad adgna xumaantiisa raadiso wlky hassan soya iyo wlshy xamdi ilxun iyo cadawba alla hydinka haayo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤wan jeclhy mar wlbo wanaagiina❤❤❤❤❤❤❤

  • @saynabcumar6002
    @saynabcumar6002 7 หลายเดือนก่อน +1

    Midkalanaa wad kaga duwantihiin xasan o wataa kaliyeen idinku jecelay isma tatabatan ma fara ka ciyartiin mansha allh❤

  • @user-xo9yr4ur8w
    @user-xo9yr4ur8w 7 หลายเดือนก่อน +1

    Xasan sooya zxp allh ku daayo zxp

  • @Zoona777
    @Zoona777 7 หลายเดือนก่อน +2

    Oh my suuro kuweygi😂❤

  • @ZainabMussa-c3f
    @ZainabMussa-c3f 7 หลายเดือนก่อน

    Soya 3 shay aad kusheegtay XAMDI inay kuuqalanto lkn waxaad katagtay wixii ugu horeeyay
    Waa inay tahay gabar aad uqurux badan

  • @roododagsn-gr7xu
    @roododagsn-gr7xu 7 หลายเดือนก่อน

    Ilahay ha idin xafido dunidu wa malmo qure cimridher iyo cibado suban idin rajeen hassan iyo xamdi

  • @XafsaAbdiwali
    @XafsaAbdiwali 7 หลายเดือนก่อน

    M.a keep going hasan iyo hamdi dad qalbi wanagsan tihiin

  • @IkraanCqaadir-f8n
    @IkraanCqaadir-f8n 7 หลายเดือนก่อน

    Mashalah runti wadad naxarisbadan ilhay hidindhafo walalehey mcn cadàwka ilahay haidin kaqabto

  • @user-fb5kc1jl9e
    @user-fb5kc1jl9e 7 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah illahi hani sharfo waxa tihin lawo qof oo sharaftoda ilalinayo الله يحفظك

  • @filsan4363
    @filsan4363 7 หลายเดือนก่อน

    Manshallah abtiyow Hassan soyaa anga ango cashenayo ayan dawanayaaa because of chanal abtiyow ayan iskaled

  • @abdimalikahmed9709
    @abdimalikahmed9709 5 หลายเดือนก่อน

    Maa sha allah❤❤❤

  • @Kaluun253Mohamed
    @Kaluun253Mohamed 5 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allah ❤❤❤❤❤❤

  • @deqaabdi976
    @deqaabdi976 7 หลายเดือนก่อน

    Wlhi very interesting waye videogan m.a

  • @user-pm1im9kn6z
    @user-pm1im9kn6z 7 หลายเดือนก่อน

    Masha alhaaa waa dad wanagsan Ale xafdo isku baxasaaan is lakin jeclahay darAle

  • @aminamohamed6356
    @aminamohamed6356 7 หลายเดือนก่อน

    Waa nin kabahaaga tolaaya isna kafantaada tolaaya 🙏🙏🙏🙏🙏✅

  • @DeqoMoha-m2w
    @DeqoMoha-m2w 7 หลายเดือนก่อน +1

    mashalaah wll scw scw scw kùsali xabiibkeena scw scw scw scw ❤❤❤

  • @nastehoelmi-3764
    @nastehoelmi-3764 7 หลายเดือนก่อน

    Masha allah beautifull Hassan iyo hamdi

  • @fatimaahmed900
    @fatimaahmed900 7 หลายเดือนก่อน

    Waad isku qalantiin allah idiin barakeeyo❤❤

  • @user-cr5vv2mm9p
    @user-cr5vv2mm9p 7 หลายเดือนก่อน

    Hanbalyo hanbalyo xaasan sooya 500k🎉

  • @Ifka-nolosha78
    @Ifka-nolosha78 7 หลายเดือนก่อน

    Walahay waan la qiiroonay marnamijkan m.a haa noo so sameya qaybtiisa labaad❤❤

  • @Malabey-f9d
    @Malabey-f9d 7 หลายเดือนก่อน

    Awww 🥰 mashallah ma oynayii 😭 u guys r so cute together 🥺mashallah-lakin xarifkaan u watch too much Hindi 😂ur an actor

  • @cabdinaasirxuseen6620
    @cabdinaasirxuseen6620 7 หลายเดือนก่อน

    Another level aatihiin labadiinaba

  • @amiincabdalle5021
    @amiincabdalle5021 7 หลายเดือนก่อน

    bas naga dheh actor hassan soya 🤣

  • @user-nb8cp3qw5l
    @user-nb8cp3qw5l 7 หลายเดือนก่อน

    Xmdi cdy wlaashey samadeeda waan kaa qaadey slaanta boqorada ina cbdirxmn❤❤

  • @khadrosaciid8425
    @khadrosaciid8425 7 หลายเดือนก่อน

    Asc soya family habo Hassan horumar wacan aad iskugu habon tihiin Hamdi Shax Shax

  • @deeqaluula7646
    @deeqaluula7646 7 หลายเดือนก่อน

    Barnaamijkii sanadka huunayaal hore u socda❤❤❤

  • @ruqiyocrahmaanmaxamed6724
    @ruqiyocrahmaanmaxamed6724 7 หลายเดือนก่อน

    Masha allah cadow idinma halelo

  • @cusmaanmaxamuuddiiriye9635
    @cusmaanmaxamuuddiiriye9635 7 หลายเดือนก่อน

    Xasan waan ku tageeraa

  • @Queennimco-l5z
    @Queennimco-l5z 7 หลายเดือนก่อน

    Waad isku nuu raysaan❤❤❤🎉🎉

  • @AminoSheikhNuur-rf3cc
    @AminoSheikhNuur-rf3cc 7 หลายเดือนก่อน

    Masha alaah guleysta ❤❤❤❤❤❤❤

  • @NasraArai-gp8nc
    @NasraArai-gp8nc 7 หลายเดือนก่อน

    MashAallah ❤Hassan ❤❤❤

  • @housniaqurux..
    @housniaqurux.. 7 หลายเดือนก่อน +1

    Before hamdi , she Said don't leave youtube for anyone who knows her as youtube but why she accept that she leave youtube for you Hassan

    • @housniaqurux..
      @housniaqurux.. 7 หลายเดือนก่อน

      Thanks Hassan yeah l love you guys you and hamdi keep going ❤️

  • @user-kf4ye2qc8e
    @user-kf4ye2qc8e 7 หลายเดือนก่อน

    M.a horay usocda❤❤❤❤

  • @khadrosaciid8425
    @khadrosaciid8425 7 หลายเดือนก่อน

    500K 🎊🎉🎊🎉🎊🎉🎊🎉🎉soon insha alh

  • @asmamohamed907
    @asmamohamed907 7 หลายเดือนก่อน

    Wn idin jeclahay noolaada ❤❤❤❤❤

  • @ZakariaHassan-cu4xj
    @ZakariaHassan-cu4xj 7 หลายเดือนก่อน

    Xorey usoco walal

  • @radwanidleh8421
    @radwanidleh8421 7 หลายเดือนก่อน

    keep going

  • @XuseenAbuukar-w8s
    @XuseenAbuukar-w8s 7 หลายเดือนก่อน

    Soya waan night dydaa😊😊

  • @khadroabdi6526
    @khadroabdi6526 7 หลายเดือนก่อน

    Bls part 2 noso sameya hassan iyo hamdi❤

  • @aaminomaxamed6183
    @aaminomaxamed6183 7 หลายเดือนก่อน

    Jah❤

  • @user-qe8ez5lw8w
    @user-qe8ez5lw8w 7 หลายเดือนก่อน

    Waligaa waxahore lamasoo xasoosto ❤❤😊

  • @FaadumoShariif-cq1gd
    @FaadumoShariif-cq1gd 7 หลายเดือนก่อน

    Asc xasan soya iyo um ahzam ruwaayadii awaya❤❤

  • @user-ov9ci6rv7d
    @user-ov9ci6rv7d 7 หลายเดือนก่อน +2

    Anigaa ka how ka ah oo habeen dawanyo

    • @hanankhadar3166
      @hanankhadar3166 7 หลายเดือนก่อน

      Sidoo kale.habeen ana 😂😂😂😂

  • @aaminoismaciil7843
    @aaminoismaciil7843 7 หลายเดือนก่อน

    Sobadiye sxibayaal😊

  • @Abdifatah3
    @Abdifatah3 7 หลายเดือนก่อน

    9:17 qof iimaan leh ayaa tahay quruxey

  • @mohamedmohamed-kr7uj
    @mohamedmohamed-kr7uj 7 หลายเดือนก่อน

    Sababta aad isku ra'yi u tihiin waa القلوب مع بعض oo micnihiisu yahay qalbiyadiina ayaa isla joogo mar walba

  • @MarsoSaid
    @MarsoSaid 7 หลายเดือนก่อน

    Manshlh Wll

  • @user-os7bu9um4h
    @user-os7bu9um4h 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @qalanjoalihassan2537
    @qalanjoalihassan2537 7 หลายเดือนก่อน

    Walaahi daka cadowa wey u badanyahiin hore u soco hassan and xamdi ❤

  • @Beec-gn6ll
    @Beec-gn6ll หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @zakibinabdalla3183
    @zakibinabdalla3183 7 หลายเดือนก่อน

    Waryaa waa is rabtaane is raad sada oo. reerkiina iska doonta😅😅

  • @user-os7bu9um4h
    @user-os7bu9um4h 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 7 หลายเดือนก่อน +1

    Haa sualo?

  • @farxiyoxassankarisfarxx439
    @farxiyoxassankarisfarxx439 7 หลายเดือนก่อน

    Pls labadaas qof hasheeginlee

  • @FathaAbdimoh
    @FathaAbdimoh 7 หลายเดือนก่อน

    Wxaan idinku jeclyhy isma taataabataan 😊

  • @SuhuurMaxamud-m3m
    @SuhuurMaxamud-m3m 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @bashiircumar7309
    @bashiircumar7309 7 หลายเดือนก่อน

    xafisa kaa dawanya

  • @munocismaan496
    @munocismaan496 7 หลายเดือนก่อน

    parti 2 sosameyy

  • @SkyAcademy2
    @SkyAcademy2 7 หลายเดือนก่อน

    part 2soo same aboowe

  • @khadarhigaad3357
    @khadarhigaad3357 7 หลายเดือนก่อน +1

    Scw scw scw

  • @user-rr8ut2dr1d
    @user-rr8ut2dr1d 7 หลายเดือนก่อน

    HazaNow wAx walbo dhaca aduunyo baynu jognaa way iska wajiyo badantaHe umuu marna booskad ugu jirto ha banayn plz sad ugarab jogto ugarab taagnow wllkyow❤🥹

  • @user-dc4dw8qo6p
    @user-dc4dw8qo6p 7 หลายเดือนก่อน

    M.a❤❤❤

  • @MaryanMaryan-hb7vn
    @MaryanMaryan-hb7vn หลายเดือนก่อน

    ❤️❤️❤️❤️🫡👌

  • @nafisladan2225
    @nafisladan2225 7 หลายเดือนก่อน

    Noo soobadiya

  • @Saciid_Fashion
    @Saciid_Fashion 7 หลายเดือนก่อน

    Sooya wll halmar bis isamey share auto ilaahey dartiisa igu samey ee waxkaweyn majiro ilaahey dartiisa i.a🎉

  • @NasteexaIimaan
    @NasteexaIimaan 7 หลายเดือนก่อน

    Suaal qof walbo oo dacad ah mxaa mar walbo xumaato looga raadiyee maxuu cadaw badan u yeesha 😢

  • @yoonisabdi223
    @yoonisabdi223 7 หลายเดือนก่อน

    caano ninaa caboowkisa aqoonin beey agyaalan

  • @iqraaxmedsalaad-cb7cf
    @iqraaxmedsalaad-cb7cf 7 หลายเดือนก่อน

    Xasnow apowe sevta no fur

  • @yoonisabdi223
    @yoonisabdi223 7 หลายเดือนก่อน

    xasanoow qoftaan waqtiga haka dhumin sawab too ah waa dumar ama iskaga tak ama nolosha kula midoow 36age beey sii mareeysa

    • @Ifka-nolosha78
      @Ifka-nolosha78 7 หลายเดือนก่อน

      Waa kuwii hada ay ka shekaynayen oo ruufiyaaninta ahaa buu ka mid yayay kana adiga maxa ka galay waxas😂😂

    • @muno7213
      @muno7213 7 หลายเดือนก่อน

      Naag fiican iska dhigaysaa nin naag uur u leh iyo ilmo so dacay hoosta ku haysataa ii dheh Bay meesha ku hayaan uff naa 20 caag oo aad jirka so gashanayso iska dhaaf inta dhex yar iska raadi isleedhay cudur ha isku ridin aqas

    • @Nathanabdi-rv2rq
      @Nathanabdi-rv2rq 7 หลายเดือนก่อน

      Inta udambaysaaa kuciyaadhay😂😂😂

    • @Ifka-nolosha78
      @Ifka-nolosha78 7 หลายเดือนก่อน

      Caac naag naag ka masayrsan kuma xumid xamdina illahay baa qurux siiyay naagta uurka leh aad sheegayso yaa dhigo yiri geedkeda iyada may ka adkaado hoosteeda😂😂

  • @user-cu6re6bh1i
    @user-cu6re6bh1i 7 หลายเดือนก่อน

    ❤😂😢😮😅😊

  • @user-rj2zu1nq6h
    @user-rj2zu1nq6h 7 หลายเดือนก่อน

    M a

  • @xamdixarago1912
    @xamdixarago1912 7 หลายเดือนก่อน

    Haddii an ku dhihi laha sorry wa afar xarfod iga ralinoqon wa sided xarfod dadko dhana way isticmalan lkn adiga dadka waxaa uga duwan tahy inan ka qaldamo maba aminsaniba lkn hal mid ha I laawin taaso inan ahay bila adan wan huba inay cafintaydu ku sahlantahy maxaa yelay qaymaha an agtada ku leyahay aya ka badan ka agtayda ku ledahay rali ahow man ku dhaha mise qalbigayga aya ka aqrisan karta inan dareemayo qaladkayga haddii aad fahansan tahy qayma aad qalbigayga ku ledaahy way sahlanan donta inad si sahlan igu fahanto

  • @yoonisabdi223
    @yoonisabdi223 7 หลายเดือนก่อน +1

    maanta meesha joogtan hadii aan idinla joogi lahaa garaacid baan idinkala daali lahaa 😡

    • @Ifka-nolosha78
      @Ifka-nolosha78 7 หลายเดือนก่อน

      Xasan soya nimanka sheegayso kanaa kamida waa kaa hantaatacaya😂😂

    • @muno7213
      @muno7213 7 หลายเดือนก่อน

      Naag fiican iska dhigaysaa nin naag uur u leh iyo ilmo so dacay hoosta ku haysataa ii dheh Bay meesha ku hayaan uff naa 20 caag oo aad jirka so gashanayso iska dhaaf inta dhex yar iska raadi isleedhay cudur ha isku ridin aqas

  • @yoonisabdi223
    @yoonisabdi223 7 หลายเดือนก่อน

    ninkaan waxaan kala yaabay ama raga ubaneey meesha ama adiga kubax qoftaan mataatac ayaa meesha ku heeysan 2 diinabo

    • @Ifka-nolosha78
      @Ifka-nolosha78 7 หลายเดือนก่อน

      Caacle dadka ha ku wareegine ka bax afaarahoda😂😂

    • @muno7213
      @muno7213 7 หลายเดือนก่อน

      Naag fiican iska dhigaysaa nin naag uur u leh iyo ilmo so dacay hoosta ku haysataa ii dheh Bay meesha ku hayaan uff naa 20 caag oo aad jirka so gashanayso iska dhaaf inta dhex yar iska raadi isleedhay cudur ha isku ridin aqas

  • @zeynamohamed4899
    @zeynamohamed4899 7 หลายเดือนก่อน

    Away jecelow?

  • @AminoSheikhNuur-rf3cc
    @AminoSheikhNuur-rf3cc 7 หลายเดือนก่อน

    Masha alaah guleysta ❤❤❤❤❤❤❤

  • @fatimahassan6872
    @fatimahassan6872 7 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤

  • @SuhuurMaxamud-m3m
    @SuhuurMaxamud-m3m 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤