Mata kohor ma xaqisan inuu ciro madax wene inoo noqday mat kahor uma duceen adeerkay alle hakugu asturo allene hakul gacan qabto umadan alle bogod burcad ha isku mariyo yaa rabi ❤❤🎉🎉🎉
Lugeey kolba nin ku qabay gabadh laba nin oo fariido ahi iskaga danbeeyeen ayaa mid nacasi dumaalay markii danbe markaasay tidhi lugey kolba nin ku qabay ayaan daranaa kani
Rabbiyow kugu astuur xilka MashaAllah MashaAllah caleek aabo marka soo dhawoow oo na maamul ❤️❤️❤️❤️❤️
Masha allh somaliland guul iyo gobanimo
Madaxweyne alhakugu asturo xilka umada noqo
Mid barwaaqo nool horseda
Somaliland Guul iyo Gobonimo.
Mudane Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro, Xilka Alle Hakugu Garab Gallo.
🎉 🎉 🎉 🎉 🎉 🎉
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤mashaa Alahuu Alahuuakubari mashaa Alahuu Alahuuakubari mashaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mudane Madaxweyne soo dhawoow. Alle hakaa dhigo mid hoodo badan, hogaan toosan, oo noo horseeda barwaaqo iyo badhaadhe.
Alle xilka hakugu asturo. Insha Allaahu kariim.
Mashaa alllaah
Gulayso mdxwayne❤
Ma❤ somaliland guul alle hakugu asturo xilka madaxwayne😊
Ilaahay Mid khyr qaba hanioga kaa dhigo.
Mid Namideeya
Cadaalad noo horseeda
Horumar Nagaadhsiya
NABADA NOO ADKEEYA
ICTRAAF NOOKEENA
AAMIN
wow ciro waatahay ilahay xilka hakugu asturo walahay imika niyadaydu kuusamaatay mar hadii dadkaga aaad ushaqaynaso ciro madaxwayne qaran
Aaamin ilohow noo barkee cadawgana naga qabo
MOU ayuu ka kacsaday somaliland ❤M mbiixi geesi tolwaayay walee ❤❤❤❤❤😊❤❤❤❤😊❤❤❤❤❤😊
Mash allah
Guul madax wayne allah xilka hakugu asturo
Hambalyo nabada iyo bashbash barwaaqo hanan wacan
Khudbad madaxweyne.......saaka kahor khudbad sidaan qurux badan ma dhegaysan
Mata kohor ma xaqisan inuu ciro madax wene inoo noqday mat kahor uma duceen adeerkay alle hakugu asturo allene hakul gacan qabto umadan alle bogod burcad ha isku mariyo yaa rabi ❤❤🎉🎉🎉
Kalmada walaalayall goorma inoogu danbaysay ?
Mudane madaxweyne Allah xilka hakugu Asturo. Guulayso
Allah xilka ha kugu asturo madaxwayne
aqoonti oo hadlaysa ninkii dalka ubaahna madaxweyne cirro
Alle ha ku garab galo. Talo talaba allaa Leh.mudane ilaahey ha ku xafido .
Guul inshallah alle hakugu asturo
Illaahay xilka hakugu asturo.
Baabii ciidan beeleed oo dhan , nabadna u gunto
Soodhawoow madaxweyne cabdilahi cirro
Waa madaxweyne lobahna
So dhawoooow madaxwayne
Masham.alaah
Lugeey kolba nin ku qabay gabadh laba nin oo fariido ahi iskaga danbeeyeen ayaa mid nacasi dumaalay markii danbe markaasay tidhi lugey kolba nin ku qabay ayaan daranaa kani
Hambalyo madaxwane c, rahmaan ciro iyo xildhiban maxmed abiib yuusuf inuu mal sare siyo
❤🎉
Shekadii ina mooge nagu qalday
Waaaa in maxkamada lasoo taago Tuugtiii Garacyada ahaaa sida
1. Xininf
2. Ina kaaahin
3. Buuni
4. Faysal
5. Saleebaan Gaal
Haddii kale Mw Cabdirahman dawladiiisu 🎉sii shaqeyn kari mayso insha Allah🎉
Hooyada usheeg
Hana dhex boodin shuun dheeryahy meesha somaliland baa layidhahdaa nayaa
Kii ugu waynaa ee muuse bixi oromo ayaad illiwday
@@Maxamedaxmed-t9jsiwacan ayaad u siiyey cadowga ina soodhexgala
🎉
❤❤❤
Cirrro Iga adkeee walaltinimada iyo Mideynta dalka somalia 🇸🇴 insha Allah wadaniyow wadanimadii soo celi❤🎉
Koofiyada wayn naga daaya
Cirro an lakaftame riyaale iyo biixi ba warqad kamay akhrini iska maxaa hysta😅😅😅😅😅😮
sida caadigaa khudbada waa loo diyaariyaa madaxda caalamka
Xagad aduunka kaga noolayd meel kasta waa loo diyaariya khudbada iyo waxay dadkooda uu sheegayane
Waa qabqableyaal kuwaasi waana dagaal ooge yaal isna bal aan eegno
Hadii uu Gole ka fuul u hadlo sow lama talaabayo hadalku . Madaxda waxa laga raba mowduuc qoran oo qaabaysan . @@FadumoAbdi-b8i
❤❤❤❤