ความคิดเห็น •

  • @maqademaqade7361
    @maqademaqade7361 2 ปีที่แล้ว +22

    Barkhad keep going brother.life is hard but the winner is the person who has believed him self

  • @mehiden
    @mehiden 2 ปีที่แล้ว +27

    He cant not be guilty of all these allegations, becuase they are soo contradictory. He handled the interviewer well.

    • @abdifatahwarsame7968
      @abdifatahwarsame7968 2 ปีที่แล้ว +1

      The interviewer lacks substance and journalism ethics!

    • @Yusufhalig
      @Yusufhalig 2 ปีที่แล้ว

      You need to watch this. He is a con artist that went to prison for a murder.
      VICE News travels to Somaliland to investigate the frankincense supply chain, one of the world's oldest traded commodities, used in the growing market for essential oils and finds everything may not be as ethical as one company wants you to believe.

    • @barkhadhassan4378
      @barkhadhassan4378 ปีที่แล้ว

      @@Yusufhalig unfortunately nothing changed yusuf ibnu garac, waxaa sheegsaay 2 bilood ba ka soo wereegaay
      Welii suuqi wuu xidhanyhay, weli gacaan bir bu kujiraa ganacsiigi, weli raagnimo baa aduunka lagu maraa, baal adigu diraaca iyo googradaa iska bixi oo baal adigu si cadi ah banaanka uu so bax, mid reer ceelafwayne weli inu ku guursaan khaansiyahow

    • @Yusufhalig
      @Yusufhalig ปีที่แล้ว

      @@barkhadhassan4378
      Ma hubtaa in XALAAL lagugu dhalay.
      Waxaan badka soo dhigi doona lacagtii KHASNADA DOWLADA been abuurka laga dhigay inaad adeerkaa SIIRAANYO iyo casaabadi HABARJECLO aad deymisay.
      Adoo DIBJIR ahaa iyo DRUG DEALER KUfsina ku kacay aan A iyo B midna dhigan.
      Hadaab xiniinyo leedahay Somaliland kusoo noqo. Nimankii jeelasha INGIRIIS iyo MAREYKAN kugu faroxumeeyey ayaan magacaabi doonaa

  • @mahamoudbarre4613
    @mahamoudbarre4613 2 ปีที่แล้ว +14

    Truly I respect this Guy. He is true business man. Noolow sxb

    • @abdifatahwarsame7968
      @abdifatahwarsame7968 2 ปีที่แล้ว +1

      Indeed. Waa Rageeda

    • @hadafbeegsade
      @hadafbeegsade 2 ปีที่แล้ว +1

      Very smart and well articulated

    • @barkhadhassan4378
      @barkhadhassan4378 2 ปีที่แล้ว

      Thank u.

    • @skyshooter4009
      @skyshooter4009 2 ปีที่แล้ว

      Gutless puppets have taken over all the lands of Somalis. Idiots blindly support those in charge because they hail from their respective sub sub sub clans. We are doomed!

    • @Yusufhalig
      @Yusufhalig 2 ปีที่แล้ว

      Subxaana Allaah. Miyaadan ISLAAM ahayn

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 2 ปีที่แล้ว +28

    Somalida marabaan qofka horumar sameeya xaasidiin fooqal xaasidiin🎉

    • @skyshooter4009
      @skyshooter4009 2 ปีที่แล้ว

      Stop painting the whole tribe with one paint brush. Every one here commenting against any injustices are also Somalis.

  • @fadumogalib146
    @fadumogalib146 2 ปีที่แล้ว +22

    This man is absolutely fantastic a real entrepreneur, I love Somaliland and support our president however you can tell his speaking only facts. Viva barkhad horo u soco walaalo

    • @abdifatahwarsame7968
      @abdifatahwarsame7968 2 ปีที่แล้ว +2

      Barkhad, is authentic and stating facts! The interviewer is driven by emotions and lacks critical thinking skills! Barkhad waa Rageeda

    • @fadkabari8554
      @fadkabari8554 2 ปีที่แล้ว

      Madax weyne muuse shaani muuse tuug. Somaliland will collapse if things keep going as they are mark my words. No justice no peace

    • @skyshooter4009
      @skyshooter4009 2 ปีที่แล้ว

      Any reason why you love a gutless puppet that does tyrannical things? The youth are hopeless. Foreign forces were given the ports. Ethiopians are roaming freely and getting those jobs. Clueless idiots supporting him only because he hails from their respective sub sub sub clans.

    • @Yusufhalig
      @Yusufhalig 2 ปีที่แล้ว

      Avoiding to answer real questions that put him in prison in the first place.

  • @fdama
    @fdama 2 ปีที่แล้ว +12

    BBC Hardtalk. Somaliland version.

  • @aryanali6527
    @aryanali6527 2 ปีที่แล้ว +10

    This guy is very intelligent

  • @farahfariid1718
    @farahfariid1718 2 ปีที่แล้ว +18

    😂😂 marna jeelbaad kujirtay marna sirdoonka maraykana ayaad la shaqaysaa isma raacdo wlhi waa runtii

  • @xaalidheeman
    @xaalidheeman 2 ปีที่แล้ว +3

    Weriyuu waaaa bilaaa cilmi aqoon umalaha su.aalaa aanu xaqa u lahayn.
    Inuu waydiiyo alleylee. Kanaan aqoon lahayn

  • @dr.abdiweli3803
    @dr.abdiweli3803 2 ปีที่แล้ว +4

    First it’s first hambalyo sayidka cusub ee horyaltv

  • @hanalula2392
    @hanalula2392 2 ปีที่แล้ว +7

    "من كان يؤمن بالله واليوم الآخر فليقل خيرا او ليصمت"

  • @hassanroble998
    @hassanroble998 2 ปีที่แล้ว +6

    Ceeb ka weyn majirto nin weyn oo weriye ah oo leh gabadh makufsatey .
    Sayido saxafadu sidaa maha ee wax ka badal

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 2 ปีที่แล้ว +10

    Barkhad waa ganacsade wadanka lacag soo geliyey.
    Aduunyada ninkii wadankooda wax soo geliya oo maalgeliya kor baa loo qaadaa.
    Barkhad dad xaasidiin ah baa kadaba qaylinaya oo horumarka ka xun.

  • @ismailali4274
    @ismailali4274 2 ปีที่แล้ว +15

    Barkhad walal dad xaasid ah oon hormarkaga jeclayn baa jira lkn walal waxan talo kugu siin cabsida rabi iyo sadaqada badso taas baa liibaan aakhiro iyo mid aduunba ku gaaraysaa

  • @naturevideo1
    @naturevideo1 ปีที่แล้ว +2

    Lgend waa maqli jire hdaan dhab u arkay😊 allh h uraxmado wariyye sayidna😢❤

  • @warsamekaafimediaproductio8186
    @warsamekaafimediaproductio8186 2 ปีที่แล้ว +11

    Hadii quraxdu Kulaalaato Ma Barkhad Baa Kululeyey ayaa la Odhanayaa kkkk

  • @sophiaomar7875
    @sophiaomar7875 2 ปีที่แล้ว +8

    Barkhad qubuhu ku dhashey masha Allah waxaad umaleysa inuu waligii wadanka joogey

  • @Salaaxadiin8690
    @Salaaxadiin8690 2 ปีที่แล้ว +3

    War nin baa helay sayid maanta 😂😂😂😂 keep going Barkhad

  • @takulahhc7828
    @takulahhc7828 2 ปีที่แล้ว +8

    Waa in ganacsiga la dhiiri geliyaa, oo ninkanna apologyze la siiya!

  • @hanalula2392
    @hanalula2392 2 ปีที่แล้ว +8

    Wariye :Adigu markaa maxaad fahantay ?
    Barkhad: Dee intaas aan kuu sheegaan fahmay .

    • @aryanali6527
      @aryanali6527 2 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂

  • @ahmedaliwaqooyi6053
    @ahmedaliwaqooyi6053 2 ปีที่แล้ว +10

    War waxaan wlhi waa laandheere laandheere dhalay
    Rag baa Raba in ay is dhaafiyaa lkn Bilaa kaarta ah

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 2 ปีที่แล้ว +8

    Walaahi Barkhad waa libaax.
    Weriye isku xishood oo su,aalaha qaar waa kuwii ciyaala suuqa.

  • @Theking-hs6qu
    @Theking-hs6qu 2 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahay ha unaxristo wariye sayid😢

  • @saidomer1097
    @saidomer1097 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa halkii @barkhade wariyaha laftiisa ayey aqoondaro haysaa kkk

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 2 ปีที่แล้ว +1

    ILLAAHOW u naxariiso xaluu dhintay sayid

  • @ibrahinkahin35
    @ibrahinkahin35 2 ปีที่แล้ว +11

    WARIYE SAYID waxan kuguLa Talin lahaa in Aad Bedasho sidan Taag Taagan Ee Aad Dadka u waraysato

  • @muste123
    @muste123 2 ปีที่แล้ว +12

    habar jeclooy wiilkiina difaacda oo ilaashada.

  • @fadumoabdi8417
    @fadumoabdi8417 2 ปีที่แล้ว +8

    Gaar maahaa ee waa ammar Illaahay qof walba risiqiisa Iyo wax kasta aad qabanayso. Somalland cid la noolaan kartaa ma jirto ee Illaahay ka cabsadda.

    • @momiabdi8347
      @momiabdi8347 ปีที่แล้ว

      Soomaaliya Kenya woxooduba awood bay sheegtaan hadana waxay sugi Kari la,yihiin ammaankoodii Somaliland waa dawlada kaliya we ammaankeedu suganyahay

  • @yiiyaanmadadaal4457
    @yiiyaanmadadaal4457 ปีที่แล้ว +1

    Habar Dollar...love it

  • @hanalula2392
    @hanalula2392 2 ปีที่แล้ว +5

    Waaa aftahan isagoo afsomali fiican aqoon . Hadana war cad ayuu soomaali siiyay .

  • @aa.aftaag3272
    @aa.aftaag3272 2 ปีที่แล้ว +5

    Weriyuhu waa basaas maaha weriye sax ah waayo qaabka uu wax u waraysanayo waa nin cid kale u shaqaynaya ama ganacsato xog doonaysa ayaa soo maal gelisay ama dawlada

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 ปีที่แล้ว +8

    isku soo duuboo ninkan wa la xaisday xasidna ma aflaxo

  • @aminos7831
    @aminos7831 2 ปีที่แล้ว

    Subxaan'Allah this journalist is this really a one way guy...marna ba Cid kale ayuu warsan ninkan waa basaas number 1 ama nin soo qaatay mashruuc xukumadeed ..professionally wariyahan waa banaan...qof qurbojoog ahaa oo u sheegay taarikhdiis iyo runta ka sheegay ba aqbali la'a...waliba wanjalaaya waa nasiib daro weyn. fadlan iska ga bax saaxada shaqadan. Shukran

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 2 ปีที่แล้ว +1

    Nin adagggg barkhad

  • @hanalula2392
    @hanalula2392 2 ปีที่แล้ว +3

    Habar doolar barkhad hana qoro .

  • @sharmakeahmed8492
    @sharmakeahmed8492 2 ปีที่แล้ว +3

    Sayid baa naxay boqol million ayaaa soo galiya mandiqada markuu yiri

  • @alidayib2637
    @alidayib2637 2 ปีที่แล้ว +3

    ninkan wax waraysanayaa shaqo kale ayuu hayaa ee wariye maaha

    • @hadafbeegsade
      @hadafbeegsade 2 ปีที่แล้ว

      Sirdoon kama madhna, waryaha ayaan ujeeda

  • @hanalula2392
    @hanalula2392 2 ปีที่แล้ว +7

    "وإذا خاطبهم الجاهلون قالوا سلاما"

  • @khaalidbinuwaleed8103
    @khaalidbinuwaleed8103 2 ปีที่แล้ว +12

    Walahi markan ninkan arkay wxn xaqiiqsaday in ninkan somalida k horeeyo somalida wxn leyahay ninkan aynu gaadhno wuu inaga horeeyo

  • @QURXINTAGURYAHA
    @QURXINTAGURYAHA 2 ปีที่แล้ว +6

    NINKAN WAXA LAGU SAMEEYEY WAA WAXA WADANKA MAALIN WALBA KA DHACA
    QOFBAA KA XUMAADAY KADIBNA DOWLADA AYUU SOO ISTICMAALAY KADIBNA WAY FULISAY WAA SIDAAS WAAYO MAANU ARAGNO DHIBANAYAASHA QOF AMA LABA

  • @aidarousibrahim5550
    @aidarousibrahim5550 2 ปีที่แล้ว +6

    Ninkan waa la xasiday siday u egtahay dad ayaa ka xun horumarka uu sameeyay, nidam dawladeed oo ilaaliya xaqa maal-gashadahana muu helin.

  • @mahamoudbarre4613
    @mahamoudbarre4613 2 ปีที่แล้ว +3

    Somaliland. Shane on you this is Waa ceeb in aynu waxan oo kale ku sheegno wariye

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 2 ปีที่แล้ว +14

    MAANTA WAA JIMCE HA ILAAWIN INAAD KU SALIDO #NEBIGEENA_SUBAN_SSSS__CCCC__WWWW❤❤❤❤❤❤
    ان لله وملاكته يصلون علي نبي يا ايها لدين امنو
    صلو عليه وسلمو تسلما❤❤❤❤
    ILLAAHAY iyo MALAAIKTA ku saliyey XABIIBKA ee adna ku sali weloba waa maalin jimce ee uu xabiibka u daalacdo inta qofee ku saliday صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤💯%

  • @allamanaare1264
    @allamanaare1264 2 ปีที่แล้ว +6

    Waa ninka keliya ee waxa wadanka yaal dhoofiya dunidana ka iibiya isna waa laga ladlaada wuxunba inalosoo dhofshaa

  • @nouhismail9052
    @nouhismail9052 2 ปีที่แล้ว +4

    Barkhad go forward not backward

  • @zakkaaz6931
    @zakkaaz6931 2 ปีที่แล้ว +5

    Barkahd wa smart business man and they trying to destroy him and his business.. Wa musa biixi aya kadabaya

    • @somalien9447
      @somalien9447 2 ปีที่แล้ว +1

      Habar awal banu amxaaro baa rabtaa inay dhacan

  • @kbpost6947
    @kbpost6947 2 ปีที่แล้ว +6

    waar ninkan iga garbaxa ayuu ba leeyahay ee dadku maxay ka rabeen oo wado cad u soo mari la yihiin

  • @kopend8638
    @kopend8638 2 ปีที่แล้ว +5

    The guy is a legend

  • @sayedchannel8651
    @sayedchannel8651 2 ปีที่แล้ว +2

    He's intelligent person and Truely speaking as body languages states

    • @Yusufhalig
      @Yusufhalig 2 ปีที่แล้ว

      Avoidance can not make you innocent. Ask the victims of his crimes.

    • @barkhadhassan4378
      @barkhadhassan4378 ปีที่แล้ว

      @@Yusufhalig yusuf are you one of the victims or representing them. Can you please let my lawyers know wht t
      Your claims are? I dont hv time for your illiterate and ignorance just like your parents never had the patience to teach you logic and facts.. who was the victim?
      Dont name your parents, i think ur dad wishes he masturbated instead of wasting his weak semen n going on top of ur so called mother , if u wanna call her a mother

  • @xamdiyaxye7331
    @xamdiyaxye7331 2 หลายเดือนก่อน

    Allaha unaxariisto
    Wariye sayid

  • @gaaranegardaro3600
    @gaaranegardaro3600 2 ปีที่แล้ว +11

    Barkhad is a smart guy, he accepted the interview of a local media who hadn't a proof and a good background search.
    had he given the same time and chance with those who were from the international media, he wouldn't have escaped.
    Barkhad is a jack of all trade.
    indeed he is a smart guy.

    • @gaaranegardaro3600
      @gaaranegardaro3600 2 ปีที่แล้ว +4

      I believe that the journalist was attacking him personally and hadn't etiquette of journalism.

    • @gaaranegardaro3600
      @gaaranegardaro3600 2 ปีที่แล้ว +4

      Next time the journalist should conduct himself professionally

    • @abdifatahwarsame7968
      @abdifatahwarsame7968 2 ปีที่แล้ว +1

      Barkhad, handled himself with class! The interviewer lacks substance and journalism ethics! Dude is a street smart

    • @gaaranegardaro3600
      @gaaranegardaro3600 2 ปีที่แล้ว +1

      @@abdifatahwarsame7968
      Had the journalist table the date he had been arrested, the sentences that he completed in abroad prisons, the crime he committed, he (Barkhad) would have been in big trouble.
      It seems that Barkhad was aware the naive nature of that journalist about his 'crimes' and he used that to his advantage.

    • @abdifatahwarsame7968
      @abdifatahwarsame7968 2 ปีที่แล้ว +1

      @@gaaranegardaro3600 In fairness Barkhad's past history shouldn't determine who he is! He admitted being jailed 20 years ago when he was a young man! Whether he was convicted of a crime or not, has nothing to do with his current situation! The interviewer is throwing a lot of shade against him without shred of evidence bro!

  • @mahamoudbarre4613
    @mahamoudbarre4613 2 ปีที่แล้ว +5

    Viva Barkhad wuu iska celiyay walhi. Well done dude

  • @duranhassan6456
    @duranhassan6456 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa nin cajiib ah Barkhad.

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk 2 ปีที่แล้ว +5

    Caag ayaad ka dhigtey wariyihii barkhadow waxad ku eedeynayso hogaanka dalku waa run

  • @jamaabdullahi4736
    @jamaabdullahi4736 2 ปีที่แล้ว +6

    Is good jantalman ninkani waa nin adag shaqana u diyaara cadaaladna u baahan waana af tahan ee culayska iyo cadaadiska ha Laga daayo ayaan leeyey

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 ปีที่แล้ว +4

    bakhad wa laga masayray masayrka wa ki shaydnka nada ka saray iyo kibirka barkhad hore u soco guulayso cadowgana cagta hoosteeda

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 ปีที่แล้ว +9

    ka iibso please haday soo arakan oo ay wayeen meel kale dhanta ka iibso wa dalkeeniiye inta cadow shisheeye ka iibsnayso iyagana ha ku xaal mariyan rali gelin ha bixiyan danteena inoo wada umada kale kaa faiidaysanaysa dadkagi maha

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 2 ปีที่แล้ว

      Dan baan aqaanaa buu yidhi ninkani
      Habar dollar

    • @sidrasirad9475
      @sidrasirad9475 2 ปีที่แล้ว

      farhan qof wayn bad tahay habar maxad ka doonaysa adaba habar ka drane

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 2 ปีที่แล้ว

      @@sidrasirad9475 naa Dee anigu maan odhan ninkan barkhad baa yidhi
      Adigay maskaxdaada wax kale Ka guuxayaane

  • @abdiabdi2731
    @abdiabdi2731 2 ปีที่แล้ว +2

    😂 this boy is a gangster
    Brother barkhad don’t miss with the government they don’t joke at all 😅

  • @mohamedbeeyle4433
    @mohamedbeeyle4433 2 ปีที่แล้ว +2

    Cajiib! aad ayaan u dhuuxay wareysigan 100% Barkhad waa nin yaqaano waxa uu ka shaqeynayo waana uu ka adkaaday wariyaha 100% .

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 ปีที่แล้ว +6

    walahay wiil aan garnayo aaya ilahay wax siiyay markasu wax wayn samaytay dadki somalida waxay yidhahden wuu soo xaday war umadan somaliyeed dhaqatar ha loo geeyo ama quuran ha la saro waxa ilahay faqariga ugu saliday waxasidnimada ogaada qofka waaanagsan odhan aduunka wa ku mashquulan ama wa dilanba

    • @abdiahmed1733
      @abdiahmed1733 2 ปีที่แล้ว

      Wlhi waa runtaa masha alh la odhan mayo eewala xasidayaa

  • @SultanAhmed-et3vc
    @SultanAhmed-et3vc 2 ปีที่แล้ว +10

    WAXAAGU SAYIDOOW MAAHA MIHNAD SAXAAFADEED MAAHEE , EE AAN NIDHAAHNO WAA JAAFAAJIRIQ..

  • @mohamedomer6180
    @mohamedomer6180 2 ปีที่แล้ว +1

    Proud wan la shaqayey in badan barkhad waa nin dandiisa yaaqan

  • @fatuh4811
    @fatuh4811 2 ปีที่แล้ว +1

    Barkhad walalo you are smart, kuwan wadanka jooga in yar mooye waa bahalo, dhalinyaradii doonaysay wadanka investment inay ku samayaan wadanka waa loo diidan yahay, qabyalad baas ba maankooda ka buuxa, haw joojin keep going, qof walba wax bu ku fiican yahay haloo daayo.

  • @abdiazisabdilahi8174
    @abdiazisabdilahi8174 2 ปีที่แล้ว +1

    Zeyd madoooboow zuaalahaaga jawaabahooda haysku eryan ninkani hadii lagugushahay qabyaalad mayaqaan maxaad ugucelcelin qabaailka zxb sihufan oodagan ayuu kuuqanciyay gentle man barkhad waaan wataa 👍👍👍

  • @maclimdhanasaleebaan3219
    @maclimdhanasaleebaan3219 2 ปีที่แล้ว

    ugu danebyn Alle Hawnaxariisto Wariyihii maalintaa aan daawanayey

  • @jamalsalax5937
    @jamalsalax5937 2 ปีที่แล้ว +5

    Woof waa landhere landhere dhalay

  • @farahfariid1718
    @farahfariid1718 2 ปีที่แล้ว +7

    Ninkaa Barkhad anigu waan tageraaa. Waa nin fariida shaqayista. Xaasidku iyo cawaantu darbiyada hajiidhan😁

  • @hersimohamed50
    @hersimohamed50 2 ปีที่แล้ว +14

    body language says more than words, this brother is ruthless my first impression

    • @musajamal3779
      @musajamal3779 2 ปีที่แล้ว

      I agree and I know him vary good

    • @abdifatahwarsame7968
      @abdifatahwarsame7968 2 ปีที่แล้ว

      Do you realize that you're accusing him of being a ruthless without stating facts?
      FYI, body language doesn't make one guilty! The interviewer asked Barkhad, a lot of here said questions without substance and Barkhad defended himself well.

  • @khadraismaciil3604
    @khadraismaciil3604 2 ปีที่แล้ว +1

    Odaygan wariye isku sheega barkhad horumarisku ka xunyahy xasidnimo iga dheh

  • @NH-lb2tw
    @NH-lb2tw 2 ปีที่แล้ว +1

    Odayga wariyaha ah waxaa helay niin ka aftahansan oo waxa u ka hadlaayo garanaya masha Allah barkhad niin adag

    • @ahmedyasin6796
      @ahmedyasin6796 2 ปีที่แล้ว

      Caawaba wuu geeriyoodey wllo ale ahw naxaristo

  • @subeerkhalifjama8697
    @subeerkhalifjama8697 2 ปีที่แล้ว +5

    Inteligent

  • @farahabdi2205
    @farahabdi2205 2 ปีที่แล้ว +1

    Wariyahu inta kadhimanaysa ayuu ka mid yahay horomarkiisa

  • @Nuusdayr
    @Nuusdayr 2 ปีที่แล้ว +4

    Somalida Tvyada waxad badan ban eegay oo dhagaystay waxay isticmalaan hal kamaraad oo codka so gudbiisaa oo qofkay ku biigantahay ooba coda ssfii yahay.

  • @mariamdegan8961
    @mariamdegan8961 2 ปีที่แล้ว +3

    Horow mar wanagsan qofka soomali ah eesameeya ayay lahadheen

  • @apdirahmanahmet6082
    @apdirahmanahmet6082 2 ปีที่แล้ว

    Alle haw naxariisto marxuum sayid🤲🤲🤲

  • @BikeAndFish1
    @BikeAndFish1 2 ปีที่แล้ว

    Sayid wu arka in jawabaha Barkhad inta badan saxsanyihin.
    Mamulka ama elite-ka dalka siyasadisa, aqoontisa, dhaqankisa, qabiilka/qabyaladisa, taclintisa iyo noloshisaba khaladadkoodu farta saaray, Sayid marmar wuba fajacsanyahay.
    Wuxu sualaha ugu celcelinaya uun barmaamij dhereyn.

  • @anhaarcabdi3047
    @anhaarcabdi3047 2 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi waan ku qosalayi ninakan fariid

  • @abdimalikabdikhalaq9557
    @abdimalikabdikhalaq9557 2 ปีที่แล้ว +2

    Adke waan Nin jira barkhad beeyo runtii.

  • @ismailjama3411
    @ismailjama3411 2 ปีที่แล้ว +1

    Wariye sayid ha noolaado.
    Aad baan u xiiseeyaa waraysiyada sayid.

  • @wardasuldan5758
    @wardasuldan5758 2 ปีที่แล้ว +1

    Habar dollar good

  • @ifrahodawa3599
    @ifrahodawa3599 2 ปีที่แล้ว

    Fariid maashaa Alaah, waad iska celisay dham walba. Go ahead.

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 2 ปีที่แล้ว

    Is Dr. Juurille. Your technical advisor a dashiishe from BUURAHA CAL..

  • @maxamedibraahim7736
    @maxamedibraahim7736 2 ปีที่แล้ว +3

    horyaal tv wuxuu kuleyahay barkhadkii laradinayay oo miyuu waalna 🤣😂🤣🤣waa ninga adagge libaaxa ahee maasha Allah

  • @takulahhc7828
    @takulahhc7828 2 ปีที่แล้ว +4

    Sayid arrinkaagu waa too much

  • @mowliidabdi6030
    @mowliidabdi6030 2 ปีที่แล้ว +4

    Barkhad waa nin raga buufi xawayaanka aqoon la aantu kuu keenty

  • @khaalidbinuwaleed8103
    @khaalidbinuwaleed8103 2 ปีที่แล้ว +4

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Eed badanaa ma maxkmad ban joognaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @ffrgggghh8835
    @ffrgggghh8835 2 ปีที่แล้ว

    Keep going barkhad

  • @abdirisaqmohamud7286
    @abdirisaqmohamud7286 2 ปีที่แล้ว +10

    Hhhhh waxaan ku qoslay saga afsomaaligu muxuu utaray

  • @BikeAndFish1
    @BikeAndFish1 2 ปีที่แล้ว +1

    44:03 That was hard and needed.
    Kelmedas geel cascas ka qaalisan.
    Ma xishoonayan.

  • @ahmedaweys9202
    @ahmedaweys9202 2 ปีที่แล้ว +5

    Film iga sameeya ama buug iga qora

  • @somalishow5922
    @somalishow5922 2 ปีที่แล้ว +2

    Ninkan waa rijaaal caadi maha

  • @hamdi27889
    @hamdi27889 ปีที่แล้ว

    Waa foox waanq qaali aduunka ✅✅✅

  • @mohamedwali1793
    @mohamedwali1793 2 ปีที่แล้ว +1

    Waraysi 1:12:20 socday iyo only 5 questions horyaal TV waxaa u shegayaa fadlan wariyaha haloo qoro sualah uu waydinayo dadka si usan suashii uu waydiiyay yey Ku soo noqonin

  • @xagal707
    @xagal707 2 ปีที่แล้ว +6

    Wariyuhu wuxuu u baahanyay inuu sameeyo xog baadhis iyo xaqiiqo raadin la xidhiida dhacdada uu waraysanayo, way dadaalen Horyaal TV sidii ay waraysigan uga soo qaadi lahaayeen Barkhad, waxayse ka tageen inay u xog urursadaan wixii xog ah ee arinkaa ku taxnaa guddo iyo dibadba waraysiga ka hor

    • @ab.mohamedabdirahmaan3379
      @ab.mohamedabdirahmaan3379 2 ปีที่แล้ว

      Weriyuhu wuxu udhaqmayaa qaab anshax xumo ku ah saxaafada waxanad kagaranaysa su'aalaha waraysigiisa oo ah kuwo isburinaaya iyo isagoo uhadlaaya sidii qof aabihii ladilay hhhh

    • @toucanclose
      @toucanclose 2 ปีที่แล้ว

      Adeer well done 👏

  • @fihiimacabdirisaaq8387
    @fihiimacabdirisaaq8387 2 ปีที่แล้ว +4

    Yaa raadidayay

  • @kaltuunhamud136
    @kaltuunhamud136 2 ปีที่แล้ว

    illaahay Naxariistii Janno Hasiiyo Wariye Sayid
    Geeridu Waa Lama Huraan

  • @maxamedmaxamuud5563
    @maxamedmaxamuud5563 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa ninrageed isaaqa ALLAH Hawgargaaro

  • @rafiqrashad392
    @rafiqrashad392 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan lama dhihi karo wareysi waa naceyb xadkiisi dhaafay. Barkhadow odaygaan iyo xaasidiinta warkooda ka bax guuleyso wiil ku dayasho mudan baa tahay

  • @abdihalimismaan1948
    @abdihalimismaan1948 2 ปีที่แล้ว +3

    KKKKKKK WAlaahay waa runtiis waa lagjan barkhad dadga aqoonta gu yar waana jaahilin barkhad waa runtiis Libaax

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 ปีที่แล้ว +2

    weriyahan ma muuse la qolo yahay waba dilaaci gaadhay cadho sidu u tagerayo muuse ninkan kalena wa qosllaya wa aqoon jahilnimda watan weriyahan ka muuqata walahay weriye sayid waxad kii ugu jaahilsana weriyasheena wayba ka muuqata inad ninkaba ku booda kas muuqatee war dee muuse ku sheeg inta barkhad shegayso oo soo waydii ila isga la yidhi dhul buu xaday beero xaday boob buu wada orod waydii anagu maodhan waxa yidhi shacabka ka ooyay meelaha soo waydii muuse in waxasi run tahay marka ka dib difac kan baad ku moosaysan waxanu geline belayo ku qaday walana ninkan sowka ooyayba