BASHIIR JAWE ( MAXAA GODOB QABIIL IYO JACAYL KEENA KALA GALAY) AGAAH AGAAH 2021 4K

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 273

  • @HaramcadMedia123
    @HaramcadMedia123 3 ปีที่แล้ว +186

    Intaa qabyaled neceb oo somalinimada jecal like saaraa 🥰 🇸🇴 bal an aragno

    • @sareedogudoon9992
      @sareedogudoon9992 3 ปีที่แล้ว +1

      🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @hothoqueen3256
      @hothoqueen3256 3 ปีที่แล้ว

      4aww223is is is 2w1w÷229th on ripe ē

    • @ayaanlecabdikariin-yu1ww
      @ayaanlecabdikariin-yu1ww 3 วันที่ผ่านมา

      ✌🏿🇸🇴❤❤

  • @abwaancayn143
    @abwaancayn143 3 ปีที่แล้ว +15

    Msha Allah waa hees cajiba Sxbkay bashir jawe sidokle Sxbkay ali dhanto iyo abwaanka wen afmagaaxshd sharaf iyo karaamo mhdsanidiin hunoyaal

  • @bisharabdikadir6959
    @bisharabdikadir6959 3 ปีที่แล้ว +19

    Bashir jawe hesihisa iyo dhantadisa kama daalo keep going legend

  • @abdiwahabhassan7992
    @abdiwahabhassan7992 3 ปีที่แล้ว +7

    Walee Bashiir jawi iyo xariir ahmed labo legend wana tagera ❤️🤴guulaysta ali kuma ilawin 3 igu jirta wllka gulaysta tageero buxda Lkn sikhasa labada fanan utagera

  • @abdihafidgandi7727
    @abdihafidgandi7727 3 ปีที่แล้ว +11

    Masha Allah fanan an si gaar u tageeero waliga guuul wll qali❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @rabowrumeriyadayda2392
    @rabowrumeriyadayda2392 3 ปีที่แล้ว +23

    Legend bashir jawe ✌
    From Lascanod 🐎

  • @cabdirayfan1428
    @cabdirayfan1428 3 ปีที่แล้ว +34

    Hadaan nahay dhalinyarada somaliyeed ee adoonka daafaheda ku nool waxaa na xuryamiyay qabiil dhankasta noalsha labada qof ee is jecel kaliya xataa ma ahan waxbarashada shaqaalaynta meel walba waxaa ka jira afaara qabiil
    Illyow qabiilka naga dul qaad oo qaranimo noogu badal

  • @MarwoCiise-yr8fc
    @MarwoCiise-yr8fc ปีที่แล้ว +4

    Inta dawaty 2023 loveka hala dhafin

  • @sharmaakeshariif374
    @sharmaakeshariif374 3 ปีที่แล้ว +6

    Yeah caliyooow salaan gobeed kaaga timi Kampala Uganda 🇺🇬👍👍👍👍👍👍💪💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪

  • @zamzamhussein2544
    @zamzamhussein2544 3 ปีที่แล้ว +49

    Qisadan heestan waxaad modaa in aay ani iga hadlayso waayo ani ayaa jacaylkaygii layga fogeyaya qabiil dartiii
    Wii aay mudo isjeclayn 4 sano ah kadis wuxuu iga so dontay reerkayga runtii ani waxay ii ahayd farxad wayn oo aan mudo sugayay lkn reerkayga waxay la noqotay murugo aduun waayo
    Waxa jiray markaa colaado ka kala socda labada qabiil ee aan kala nahay ismana arkayn labada reer aan ahay runtii aabahay wuxuu go aan ku gadhay in uu iga fogayo wiilka aan jeclaa isna reerkisu way dayriyeen
    Runtii dagaalka ka socday labada qabiil ee aan kala nahay
    Sacad yonis iyo Biciiide wuxuu baabiiyaya hamigan ka lahayn nololsha
    Ani iyo wiilkii ilaa iminka wn is jecelnahay lkn awood uma lihin in aan nololsha ku midowno wayo ani wa layga fogeyaya magaladii aan ku WADA nolahaun isna ilaa iminka murugo ayuu ku nolyahay oo nololsha oo dhan ayuu ka dhacay
    Wlhi qabiil qax fcn ma ah
    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭way adag tahay markaad jacaylkaga iyo farxadad aad ku waydo qabiil aadan waxba ku qabanan
    Xataa ma jogin markaa magaladii dagaalku ka socday ee sanaag AMA ceelafwayn midna ma arag oo kuma nolayn markaa
    Hadana sabab ayuu u noqday nololshii burburtay qabiil darteed

    • @hamdimohamed7349
      @hamdimohamed7349 3 ปีที่แล้ว +5

      Wanka xumahay abayo macn aniga talo waxan kuku sinya jacelka ad u qabto hadu dhab yahay waa will somaliyed Dina lleh sax cid ku dideso malha sharciga wu kuku xirya e gurso wiilka waliba jacelka ad u qabto dartisa anigwa tano kale wey iso marty lkn aniga wan u daglamy o hada xaskisa ayan ahay abayo waxana xiri lahen mudo 10sano ah lkn cawa xaskisa ayan ahay tana alle aya i garab istgay sawbto ah jacelka an u qawo aya dacad aha alx dadal qali alle garbkaga ha galo

    • @aayuubhasan953
      @aayuubhasan953 3 ปีที่แล้ว +1

      Soyr zamzam

    • @zamzamhussein2544
      @zamzamhussein2544 3 ปีที่แล้ว +2

      @@hamdimohamed7349 huno qali waad mahadsan tahay.. huno iminka talo faraha ayay ka baxday
      Waxkasta wanaaga ayay ku qurux badan yihiin
      In badan wn u dagaalamay jacaylkayga
      Lkn tayda iminka tiisa ayaa ka drn waayo .reer kiisii ayaa dayrinaya walal waalidka waa qaali anaa inta badan ku dhaha naag waa la helaa lkn hooyo iyo aabo Lama helo waxan ka baqayaa in uu dartay reerkisa uga fogaado
      Anba ma jecli in reerkayga layga fogeeyo lkn inta badna waxan waalidka ku qancinaa in jacaylku aqoon qabiil iyo reero is laynaya
      Walal wlhi Somali waxa kala fogausay qabiil

    • @hamdimohamed7349
      @hamdimohamed7349 3 ปีที่แล้ว +1

      @@zamzamhussein2544 +254724924878 ilso xarir macnto wathsap

    • @zamzamhussein2544
      @zamzamhussein2544 3 ปีที่แล้ว +1

      @@hamdimohamed7349 haye xppti

  • @hamdimohamed7349
    @hamdimohamed7349 3 ปีที่แล้ว +7

    Bashirow ina abow markan ku arko ama hes ad letahy an maqlo wlh blh dhiga i kaca nolow I am 9Dab from buale jubalnad 🤣🤣🤣😘🤩😘😍

  • @ayanlecalinur2328
    @ayanlecalinur2328 3 ปีที่แล้ว +4

    maan shaa allaah bashiir c llaah Muxumed bashiir jaaweey waa walaalkay yaraankii eedaday Raaxo faarax cabdulaahi dey arag noolow walaal intay nalaljirto

  • @najmaabukar4381
    @najmaabukar4381 3 ปีที่แล้ว +4

    My favorite song 3/2/2021 daraawish baby 💕💞💓💯💯💯

  • @zagalaxmed2926
    @zagalaxmed2926 3 ปีที่แล้ว +3

    Ilahow umuraha sahal walahi qisadn camal aney iheysata wayo wiilkan dunida kajeclady hoyadeybaa ii diiday waxkalana kumeydiin qawiilkuyahay bey kudiiday ee wala yalow isoo duceye iney hoyadey mcn ay ii aqbasho jacelkeyga wlhi lawa denaba waxn nahy dhibana yaal jacel i love u xabii mcn ilahey calaf ha isku kaya daro

    • @farxaandaahircali5806
      @farxaandaahircali5806 3 ปีที่แล้ว

      Aaamiin abaya ilaah haku sahlo

    • @mfayz980
      @mfayz980 3 หลายเดือนก่อน

      Aamiin walashay ilahay ha isku kiin sahlo Insha’Allah

  • @abdullahimahatajaib9382
    @abdullahimahatajaib9382 3 ปีที่แล้ว +6

    Woooow give me like if this music touch you . legend keep moving.

  • @sadamhaaji110
    @sadamhaaji110 3 ปีที่แล้ว +8

    Legend godey gacalo. Bashiir jaaweey ❤

  • @shugrihassan8592
    @shugrihassan8592 3 ปีที่แล้ว +2

    Hees aduun walee bashiir jaawe fanaankayga waanku wataa anigu hore u soco

  • @feisalmohamud8481
    @feisalmohamud8481 3 ปีที่แล้ว +3

    Keep going bro bashiir jawi legend from Nairobi

    • @SalahInrahim
      @SalahInrahim 3 หลายเดือนก่อน

      Idl 3:40 e😢❤

  • @RiyaaqcaLi
    @RiyaaqcaLi ปีที่แล้ว +4

    Hees aan jeclahy runtiii cod iyo erayo mcn Leh❤❤Jcaylku ha waaro qabiilkana halaga daayo😢❤Bajaaj ay ka daaranthay baan soo raacay wey dhamaatay san ku iri ku celi wllo😂❤suu igu yiri ma jcayL baa ku haya?😂saan ku iri maya qalbiba Ma Lihi😂❤suu igu yiri hdaada qalbi Lahayn Ku celi ima dhahdeen😂😂❤2022 ahayd❤imikana waa 1/8/ 2023 From Garowe Hampalyo 1da Augst❤🇸🇱🩸❤

    • @MaryanMuhammed
      @MaryanMuhammed 4 หลายเดือนก่อน

      Aniga inbadan ayaan radinaye ayadoo dhamestiran ninkeyga ayaa gawar udiray qalbiga bash I ah😢😢😢

  • @tacabtv8452
    @tacabtv8452 3 ปีที่แล้ว +10

    Codka iyo muusigada waa la isla helay nabee ✌

  • @fatimacige
    @fatimacige 3 ปีที่แล้ว +5

    Runtii fanan aan tageero bishaar jaawe mar walbo waxaad soo qaadaa heeso taabasho leh keep going bro

  • @bartanabada2906
    @bartanabada2906 3 ปีที่แล้ว +10

    maxaa godob qabiil iyo jaceylkeena kala galay🥰🙏✌

  • @deeqmaxamedaxmed8488
    @deeqmaxamedaxmed8488 3 ปีที่แล้ว +36

    aagah aagah aagah wa hes an inaba cadii aheyn aagah ku goniiban ahe ya ila dhageysanaya 2020/10/29 inta iga danbeysaa leygata yeyna ila dhafiin

    • @fawzymohamed7784
      @fawzymohamed7784 3 ปีที่แล้ว

      walahay qisadan iyadoo tos bay isoo martay 2014kiii Somali qabiiil baaaa kala dilay

    • @kawsarmaxamed1205
      @kawsarmaxamed1205 3 ปีที่แล้ว

      😆😏😆😄😄😆

  • @suhaybCabdi-gc2gm
    @suhaybCabdi-gc2gm 9 หลายเดือนก่อน

    amasing song bashka

  • @engsubeeryuusufsf8996
    @engsubeeryuusufsf8996 3 ปีที่แล้ว +2

    legend badhiir jaawe keep going my brother

  • @abdihafidgandi7727
    @abdihafidgandi7727 3 ปีที่แล้ว +4

    Heestan abwanki sameeye magaciisa halaisho somaliyey wan u hambalyeeni rawwye🙏🙏🙏🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❣️❣️❣️❣️❣️

    • @maxameddabaare5658
      @maxameddabaare5658 3 ปีที่แล้ว +1

      Afmagaashe wllo la yidhah

    • @abdihafidgandi7727
      @abdihafidgandi7727 3 ปีที่แล้ว

      @@maxameddabaare5658 runtii hampalyo hampalyo wayo heestan aniga ayey iga hadleysaa ayn umaleeye wa arinta oo kale aya iheysataa runtii waxan lee yahay awaaro jclka ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Banaadirpoy
    @Banaadirpoy 3 ปีที่แล้ว +3

    Bashiir jaawi Fanan an tageero
    Inkasto hesaha uu qaado WADA macan yihiin tani si gooni ah ayey xiiso gaara u leedahay

  • @farxyocabdiqadir1288
    @farxyocabdiqadir1288 3 ปีที่แล้ว +11

    Wlhi aniga in la ii qaaday ayaanbo umoodaa sayigeygu qabiil keeyga ma ahan nin iifiican uu ahaa aadna ii jecel waa uu isbaday xaqiiqo waxan sameeyo ma aqaan xaqiiqo nin aad ufarxad badan ayuu ahaa wabo isbadalay farxadiii ma aqaan meeshey ka aday wlhi xaas huruu qabay miyaa la taabtay maan garan gocosho ayaan ku noolahay kamana tagi karo caruur ayaan u haayaa 3 raboow adaa og waxii ii rooon waxan go aan saday in aan aamuso mar walibo oo aanan qod qodin wayo is badal weeyn ayaan ka dareemay rabpw adaan xal ku wey diiis tay lkn wax walibo oo an xaq ugu leenahay waa na siiyaa wana tah midaan lu joogo oo kaliya oo an isleeyahay iska samir guulow sayigeyga soo celi farxadan ka bar tay adaa da inehe

    • @sucaddahir8090
      @sucaddahir8090 3 ปีที่แล้ว +1

      Sorry ilahay qalbigiisa hakuu soo jeedsho farxadisana ku soo celiyo

    • @farxiyaibrahim7112
      @farxiyaibrahim7112 3 ปีที่แล้ว +1

      Waan kaxumahay abaayo murugada kuhaysato waxaan kuu rajaynayaa inuu alle reerkaada kuu bad baadsho ninkaadane alle kaaga nigo mid kuu damqada kuna farxad galiya adi iyo caruurtaadaba nolol farxad leh ayaan kuu rajaynayaa abaayo

    • @raqad4642
      @raqad4642 3 ปีที่แล้ว

      Waydii walaal maxa farxada ka qaaday dheh naceyb reerkiisa ah ha u muujin si fiican uso dhawee markasta isagana dheh Macaan aduunka wa labo cisho an farxad kuwada joogne maxad tabaneysa oo badala oo kudhibaya wada hadalka wa muhiim qaali la sheekeso allah haka qaado waxad ka wal walsan tahay oo dhan

    • @aweysduceysane2393
      @aweysduceysane2393 3 ปีที่แล้ว

      Kuu ogooni ban ahy ku dheh wll insha alah ❤❤❤

  • @ruwaydaabdirizakh8362
    @ruwaydaabdirizakh8362 3 ปีที่แล้ว +58

    Qisada heestan Waxay kusocota isla fananka qadaya🥺 Maxa Godab qabiiliyo jecelkena kala galay aNo adiga kuu go ay sidee layga kaa goon
    😥Gabadha ay is jeclayen fananka isla markana jigjiga ugu timid Bilawga sanadkan waxayna ku hashiyen guur inay yak leelan basle gabadhi hooyaded baa diiday inay guursato gabadheda nin fanan ah iyo abahed oo ushegay inaysan guursan karin ninkaz fananka ah usan sinaynin gabadhisa rer hebal wilkoda🥺Gabadhi hada way iska ilawday jecelki rafaad badan ay marto plze faannku wali muusan ilobin oo qaybta dambe heesta wuxu ku leyahay anigo gal galashada ladi wayay gucashada ano gubasho awga gogal iyo unacay jiif sided igu gaftayo Raxo ogu Gamadaa😭Qalpiga alaha u qaboojiyo fananka Alana haw dhib yareeyo😭legend of godey gacalo🇬🇲Bashiir jaawi🎙💉

    • @abdihafidgandi7727
      @abdihafidgandi7727 3 ปีที่แล้ว +1

      Nimcooy wll heeestan inaba caadi maahan mida kale mgca ruwayda yar ayn ka siii yaaaabe

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 3 ปีที่แล้ว

      Been badnida

    • @ruwaydaabdirizakh8362
      @ruwaydaabdirizakh8362 3 ปีที่แล้ว

      @@abdihafidgandi7727 nimco yala dhaha kk

    • @idirismaxamed6496
      @idirismaxamed6496 3 ปีที่แล้ว

      @@rock_diamond9475 l

    • @lilpoop4425
      @lilpoop4425 3 ปีที่แล้ว +3

      Aniga iwaydii walaal Bashiir iyo Abwaanka Heesta sameyay Abdishakuur Afmakaaxshe daris ban ahayn wll Qisadan waxeey ku dhacday Abwaanka Heesta sameyay Gabadh uu qabay ayaa lagafuray Qabiil dartiis

  • @nawaalmaxamuud7551
    @nawaalmaxamuud7551 3 ปีที่แล้ว +4

    Agah agah wan kahelay 😍🙄

  • @bluenight3007
    @bluenight3007 3 ปีที่แล้ว +15

    Best singer bashir jaawe go forward wllky

  • @farahmohamed1294
    @farahmohamed1294 3 ปีที่แล้ว +3

    Legends Abwaan Af-magaaxshe ✌✌✌🙏🙏🙏👍👍👍

  • @geeddimohammed6636
    @geeddimohammed6636 3 ปีที่แล้ว +13

    Qabiilkaygu waa Somali 🇸🇴🇸🇴

    • @kaltundegan224
      @kaltundegan224 3 ปีที่แล้ว +1

      Ilaahay somali qalbi yadooda burcad haysku mariyo qabyaaladu cudur

  • @mohamedG21
    @mohamedG21 3 ปีที่แล้ว +1

    Bashiir jaawi
    Ali dhaanto
    Abdiqahar ilkacase
    Iyo abwaan afmagaaxshe thanks

  • @farxaantuliguuleed992
    @farxaantuliguuleed992 3 ปีที่แล้ว +5

    Meelbay kusocotaa heesto 💕 💕 bashir jawi my bro thanks

  • @ifrahsiyara4558
    @ifrahsiyara4558 3 ปีที่แล้ว +2

    Abtigey macan Alle haku xifdiyo ❤

  • @arkaanshire4065
    @arkaanshire4065 3 ปีที่แล้ว +13

    Xanuun badan ayey ledahay marka weyso qofa jeceshahay allaah ha samir siiyo inti qalbi jaban 😢😢 😢

  • @abdihafidgandi7727
    @abdihafidgandi7727 3 ปีที่แล้ว +2

    Music Ayan ka siiiyabanahay 👌👌👌👌👌

  • @hamseabdi7764
    @hamseabdi7764 3 ปีที่แล้ว +6

    Ala jacaylku cadow badanaa maxaa qof iska dhigaya inuu yahay qalbi xab xab godob jacayl galay shit alle hakuu dhayo boogaha jacayl 😎

  • @xaliimogaarane4050
    @xaliimogaarane4050 3 ปีที่แล้ว +5

    Waa rune maxaa kagaley jaceel qabiil isku reer manihin iyo bari baa isleynay waa waxa jaceelka wax ka aqoon 🥰😍😍

    • @sacdiyajaamac4133
      @sacdiyajaamac4133 2 ปีที่แล้ว

      Aniga iyo zhpkay oo ijecel ana aan jeclahay labadayada reer ayaa xoga xurguf dhex taala waliba reeroho dhan maaha laba Jilib oo kamida baa is haya guur ayuu iisoo bandhigay Ana reerkayaga waa ka baqaya inan ninka qabilkasa ukeeno aabe lambarkisa isii marku idhahaba waan is calool xumeya🥺💔dhalinyarada reerkayga waxay dhahan wilkan lagu siin mayee wakhtiga maxa iskaga luminaysan maa kala danaysatan😩heestasu habayn iisoodiray intaan ku iri waan ku jeclahay lkn layma kaa siinayo😫

    • @mfayz980
      @mfayz980 3 หลายเดือนก่อน

      @@sacdiyajaamac4133Alle haku fududeyo walalo

  • @zalma1437
    @zalma1437 3 ปีที่แล้ว +1

    Dad bdn oo jcyladoodi qbl dartiii loogu diiday ayay anfacaysaaa heestan ax fanan🥰🥰🥰🥰❤❤❤

  • @fatumayussuf12
    @fatumayussuf12 3 ปีที่แล้ว +2

    Keep going walalal jawii

  • @hindamukhataar5946
    @hindamukhataar5946 3 ปีที่แล้ว

    waaaw waa karbasha waa noo iyo waa isoo sheeg walahi waa ereeyo wanagsaan miidniimo daadkaygow ilahay ha ina mideeyo dhuuni qadahan ilahay haa inaga qabtoo waad daadalaysan abwaniinta reer ogadeeniya iyo fanaaniintayda qaliga ha magabadayal hooray usocda in sha alllah garabkiin ayaan taganahay marwalba sidaad udadalaysan guuuuul in sha alllah marawalba waad guulaysan haysaan💚💙❤💚💙❤💚💙❤💚💙❤💚💙❤💚

  • @waxgaradnageeye5994
    @waxgaradnageeye5994 3 ปีที่แล้ว +4

    Maxmed yare new muisic " Arena"
    Af maxagashe sugaan Asal ah
    Bashir jawi laxan iyo cod danaka baqdan galiya

  • @wariirihangaralle1510
    @wariirihangaralle1510 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxbky bashal jaawe horay u soco libaax

  • @nimcoqalanjo7285
    @nimcoqalanjo7285 3 ปีที่แล้ว +1

    Esh caLa hees🤞❣💘

  • @roodaguhaad5297
    @roodaguhaad5297 ปีที่แล้ว

    Guri maan ahay

  • @fartuncdy769
    @fartuncdy769 3 ปีที่แล้ว +1

    Wooow nice music i like it

  • @maxameddabaare5658
    @maxameddabaare5658 3 ปีที่แล้ว +1

    Abwaan afmagaaxshe waa abwaan eryo nool well done wll salaam adiyo fanankaba

  • @cabdicasiissheekh9795
    @cabdicasiissheekh9795 3 ปีที่แล้ว

    Keep going bashiir runtii ku. Taageeraa

  • @calansidemoha4827
    @calansidemoha4827 3 ปีที่แล้ว

    Miraha heestaan ka kooban tahay waxaa curiyay abwaan murtidu dhexjiifto waana ka duwan tahay heesihii dhalinta yaryare qaadi jireen.
    Wonderfull

  • @Updirisak_Caano
    @Updirisak_Caano 3 ปีที่แล้ว +2

    Bashiir Jaawe Fanan an HuBo

  • @ninwayn7285
    @ninwayn7285 3 ปีที่แล้ว +1

    Legend bro bashka🙏❤

  • @shacniinamuuse1407
    @shacniinamuuse1407 3 ปีที่แล้ว +1

    Bashiir jaawe jinkeygaa iska jecel❤🔥

  • @mohamedhaibe9049
    @mohamedhaibe9049 3 ปีที่แล้ว +1

    Hibo faneed ayuu leeyahay Mr Bashir jawey

  • @jookarofficial4022
    @jookarofficial4022 ปีที่แล้ว

    Heestan..maalintii iigu.horaysay.eeaanmaqlay waanmirqaamayay .waanku kifaaxay.siwaalan..kuwa.igadambeeyoow.dhagaysi.wacan .like.ta.iisaara❤😊😊😊😊😊😊😮❤

  • @FadumaMohamedJeilani
    @FadumaMohamedJeilani หลายเดือนก่อน

    Waa iLmeynayaa manta jecelkeygii ayaan wayay wliba qabil dartiisa arooskenu kliya wxaa ka hadhsaneynd 18 malin wxaan ku heshiinay 20 August 2024 inaan ka dhabeyno balankenii ahaa inaan zayid marwo u noqdo lkn nasiib xumo waa dhici weysay xali ayuuna Ii sheegay aabaha isaga dhalay inuu diiday aniga qabilkeyga aniga Dir bn ahy isaga habargdir ano 10 sano ka hor dhacdy baa la isku kaya diiday manta hdii uu aabhey diidi lahaa sayid waan sugi lahaa ilaa waqtiga iyo nolosha is badasho lkn hda iyaga xagooda wye waana jeclahy lkn ma rabo abihiisa inuu ka hor imaado xalay waan is macsalameyn zayidow wlhi qof wngsn oo waqtiga I baray Baad ehee illhey wxaan kaaga baryayaa xaas wngsn ilmo bariyaal ahna inuu alle ku siiyo aabane gabdhii uu ku doono guurso ana nasiibkeygaa sugayaa I.a😭

  • @cabdiraxmaanbarre3297
    @cabdiraxmaanbarre3297 3 ปีที่แล้ว +1

    Bashir jawii saxb marna walal ikuqaliya 💗💓💞❤🧡💛💚💙💯💥💫🤎💜💔❣💖💝💘💟💋💋🤔🤔

  • @fartunhassan8343
    @fartunhassan8343 3 ปีที่แล้ว

    Wowow humor Ahmed jaawi ❤️❤️❤️❤️🌺🌺🌺🌺🌺❤️❤️❤️

  • @mohamoudsaid8036
    @mohamoudsaid8036 3 ปีที่แล้ว +1

    Reer banaadir Ininka cashaqay

  • @zuhursayid1
    @zuhursayid1 3 ปีที่แล้ว +8

    masha allah❤ hees iyo badh👌
    horay usuco bro💚💙❤

  • @abdulahimohamedaden7449
    @abdulahimohamedaden7449 3 ปีที่แล้ว

    Woow bashir jaawe libaax
    Ali dhaanto mahadsanid uwaas

  • @faadumoabdi3629
    @faadumoabdi3629 3 ปีที่แล้ว +1

    agaa agaa yaban kahelay 👏👏👏

  • @nalkahirsi8472
    @nalkahirsi8472 3 ปีที่แล้ว +1

    Shekada heestan waxan gartay inay tahay sarbeb ku socota team jijiga team Ali dhanto ayey ka sooctaa San grty

  • @sadiiqharett1791
    @sadiiqharett1791 ปีที่แล้ว

    Wllo qisada gabdha zamzama wllo iska samiir malayiin kula mida jira cudur ilahay umada somaliyeed tabtay adbay qisada gabdha zamzam itabatay iska samiir malinba hadafkaga gari samra sadkii gara

  • @abwaanafrica9826
    @abwaanafrica9826 3 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah hestan waxey kahadleysaa xaqiiqadha taagan wayo jecel iyo qabil maxaa iskagalay
    Jecel xuduud malaha qabiilna ma kalaxiro
    Miduu calafka kuugalo
    Guur lala wadhaagaa
    Talo lala gorfeeyaa
    Caashaqu gunweyoo
    Nacab yuunaan kala goyn
    Waligaa dantaa garo
    Nacab gooni kaohow
    Yuusan raarta kuu galin
    Guul iyo Gobonimo inshaallah

  • @abdullahiabdullahi4940
    @abdullahiabdullahi4940 3 ปีที่แล้ว +1

    Walalkay hore usoco inaba caadi ma aha

  • @VICTORDILE11
    @VICTORDILE11 ปีที่แล้ว

    Waaaw wlhy waa legend

  • @maryancb1351
    @maryancb1351 ปีที่แล้ว

    Heestan bbs ka dha gaystay saa awgeed wanba jecladey

  • @nouroabdi5146
    @nouroabdi5146 3 ปีที่แล้ว

    Waaw waaw caadi ma ahan heesta mashallah waa hees iyo bar.

  • @abdifarahsomali3007
    @abdifarahsomali3007 3 ปีที่แล้ว

    Wllhi indhawyd ma arag fanaan sidaan u cod macaan bashiir jaawi 🔥

  • @abdiazizosman723
    @abdiazizosman723 2 ปีที่แล้ว +2

    Runtii aad ayey ii taabaty heestaan gabadh aan mudo 6 sano wada soconay mrkaa isku daye inaa reerka ka doonto qabiilkaa ka dhashahy darteed laygu diiiday gabadha runti uur kutaalo iyo qalbi jab ween igu noqotay ilaa hdana waa ka kabsa la ahay 😭😭

  • @caskaali4951
    @caskaali4951 ปีที่แล้ว +2

    Aniga isaaq habarjeclo iyada darood dhulbahnte ♥️💍👰‍♀️🤵♥️🤌

  • @alisharif310
    @alisharif310 3 ปีที่แล้ว

    Cajjiib , Wallee waxbaa jira , Allow sahal Ammuuraha ,Aamiin .

  • @hodansuleman5993
    @hodansuleman5993 3 ปีที่แล้ว

    Dad aan guul inala rabin sided ugu garrooda

  • @daljireali4783
    @daljireali4783 3 ปีที่แล้ว

    Bashiir waan salaamayaa, waxuu ka soo dhaxbaxay dad iyo Gobol wadaadadu ku badanyihiin oo fanaaniintu ku yaryihiin.

  • @fardowsayaxyeabshir
    @fardowsayaxyeabshir ปีที่แล้ว

    Wxan hees waa dhaa
    Int iGu raacsan like 👍 👌 ii saaRa

  • @farhiamali4693
    @farhiamali4693 3 ปีที่แล้ว

    Yaaa salaaaaaaaaam ina aaboow bartedi bad dhigta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🖐

  • @c.jabaarabaadir2119
    @c.jabaarabaadir2119 2 ปีที่แล้ว

    Cabdi

  • @sharmakhaan
    @sharmakhaan ปีที่แล้ว

    Sidee guurtaa

  • @mancity2209
    @mancity2209 หลายเดือนก่อน

    Wow❤❤

  • @garaadloogechannel4294
    @garaadloogechannel4294 3 ปีที่แล้ว

    Bashiir inuu fanaan u qalmo waxaan ba ogaa markuu qaaday heestii Qaboobayeey.

  • @cabdirsaaqmuuse45
    @cabdirsaaqmuuse45 10 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤😊

  • @mohandizmohamett3239
    @mohandizmohamett3239 3 ปีที่แล้ว +13

    Legend Jaawe ❣Keep Going👏😍

  • @qurayshaaadan1956
    @qurayshaaadan1956 3 ปีที่แล้ว

    Bashiir jaawi waa garnaqsanayaa wax walba qadarka alle kudarso wax qerka kujiro allaa og

  • @cabdullahieenow9074
    @cabdullahieenow9074 ปีที่แล้ว

    2019 dhamadkeda bila muruga badan iyo ciil aan daremay 😢

  • @cabdixafiid-cx5wq
    @cabdixafiid-cx5wq ปีที่แล้ว

    waa heetii ugu wanagsaneed 😢waxeyna ka hadleysaa ani❤❤❤❤❤

  • @koreyeabdi333
    @koreyeabdi333 3 ปีที่แล้ว

    Nice song my bloody

  • @rock_diamond9475
    @rock_diamond9475 3 ปีที่แล้ว

    Woooow inaba caadi ma aha hees asal ah

  • @abdirisackadan9005
    @abdirisackadan9005 3 ปีที่แล้ว +1

    Hees iyo Bardh👌

  • @muhiimcdey4377
    @muhiimcdey4377 3 ปีที่แล้ว

    😭😭😭 walee qisadaan cml anaa utagnaa ilaahow soomali qabiilka kamadoobey 😭😭

  • @universalinternationalcollege
    @universalinternationalcollege 3 ปีที่แล้ว

    Waaw caadi ma ah walaahi heesta

  • @karanaden9741
    @karanaden9741 3 ปีที่แล้ว

    Alla jaceel ku cadaw badnaa
    / xasuus aan ilaawin wali /28/05/2020/
    allow intii is jecel isku daaa aaamin aamain

  • @avdullahiahmed8859
    @avdullahiahmed8859 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah mashalalh alxmudullallah habayer

  • @mudaneinaaxmed1120
    @mudaneinaaxmed1120 3 ปีที่แล้ว

    Cadi ma aha mr bashir jawi wad la heshay

  • @xuseingedi8380
    @xuseingedi8380 3 ปีที่แล้ว

    Wow waxakel hees iga dheh waa iga gadantahay

  • @mohamedshaabshaab9910
    @mohamedshaabshaab9910 2 ปีที่แล้ว

    Gowriir maxaa laga wadaa?

  • @bashiirxirsicali9366
    @bashiirxirsicali9366 3 ปีที่แล้ว

    Samigey fanaan jira

  • @Abshir65
    @Abshir65 3 ปีที่แล้ว +4

    Fuck godob Qabiil we just somali wyn 🇸🇴💪🏽❤️

  • @foosabdulahi2503
    @foosabdulahi2503 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlh Waxan Moodaa Heestan Ineey Aniga Iquseeyso Shit mxa Godob Qabiil io cashaqeena kla galay