Q3AAD|| SU'AALO IYO JAWAABO CUSUB 2020|| SH UMAL

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • FADLAN HALKAN SUBSCRIBE KA DHEH:
    / @sheekhmaxamuudshibli
    THANKS FOR WATCHING! :) LIKE & SUBSCRIBE FOR MORE VIDEOS!
    -----------------------------------------------------------
    FOLLOW US ON:
    Facebook:www.facebook.c...
    Twitter: / sheekhshibli
    visit our website
    sh.shshibli.com...

ความคิดเห็น • 200

  • @xasanxudayfi7150
    @xasanxudayfi7150 4 ปีที่แล้ว +31

    Sheekhu waa sheekha ugu cilmi badan culumada soomaalida

    • @ismahanbiintufarah2067
      @ismahanbiintufarah2067 4 ปีที่แล้ว

      Maasha aallah allah xaftiiy waa sheiikh umal
      Allad daartee ayn ujeecelhyii

  • @rayaanmaxamed8689
    @rayaanmaxamed8689 4 ปีที่แล้ว +51

    mansha allah sheekh umal walhi culimada somaliyeed adiga ayaankuugu jeclahay alle hakubarakeeyo

  • @faizaabdulahi3423
    @faizaabdulahi3423 4 ปีที่แล้ว +11

    Mansha’allah, ilaahayoow noo barakee sheekkeene Sh Muxamad Cabdi Umal. ❤️❤️

  • @sahrogoogaa9051
    @sahrogoogaa9051 4 ปีที่แล้ว +3

    Alow yana ku nicin sheikh umul culumada ujeclahaaa ku jirtaaa alow janada nagu kulmi ❤❤❤🤲

  • @safiamohamedmohamed2991
    @safiamohamedmohamed2991 4 ปีที่แล้ว +5

    Aamiin 🤲 وصل اللهم وسلم علي نبينا محمد وعلي أله وصحبه وسلم تسليما كثيرا 🧡⁦♥️⁩⁦♥️⁩⁦❤️⁩⁦♥️⁩

  • @DARWIISHAD
    @DARWIISHAD 4 ปีที่แล้ว +13

    Mansha allah sheekh umal khayr alle haku siiyo sheikh waxad tahay aad udegan dadkana lama yaabtid, waxan anigoo holiday u imid Nairobi kugu arkay suuqa islii, odaygayga ayaana ikaa tusay isagoo ileh xbbt waa Kan sheekhaad jeclayd deedna waankuu yeedhay anigoo kuleh sheekh umal
    waa isoo fiirisay waxana kudhahay jano gale yaa sheekh waana kujeclahay waadna qososhay iskana siisocotay.

    • @omarsulaymanali7380
      @omarsulaymanali7380 4 ปีที่แล้ว +1

      dar allaad u jeclaatay sheekha allahaa ku jeclaado

    • @DARWIISHAD
      @DARWIISHAD 4 ปีที่แล้ว +2

      Omar suleyman haa walaal waa daacad sheekheena Allah ha saraysiiyee, aamiin yaarab wllkay adiguna sidoo kale

    • @ismahanbiintufarah2067
      @ismahanbiintufarah2067 4 ปีที่แล้ว +1

      Masha aallah wllo adig arki sheikh umal oo nasiib lah
      Angun allah darteed ayn ujecelhyii

    • @DARWIISHAD
      @DARWIISHAD 4 ปีที่แล้ว

      @@ismahanbiintufarah2067 insha Allah waad arki

  • @user-ol9lm4ri2x
    @user-ol9lm4ri2x ปีที่แล้ว

    ماشاءالله تبارك الرحمن
    هكذا أهل العلم ا
    الله أكبر كبيرا والحمد لله كثيرا وسبحان الله بكرة واصيلا

  • @user-ec3mm8zm4n
    @user-ec3mm8zm4n ปีที่แล้ว

    Bisiinka.waligy shekh manicin waaba dadki wanaga inoso gudbinaye madadla naca alle haidiin barakeyo shekhyadaa dhaman❤❤❤

  • @xaajixaraabo9402
    @xaajixaraabo9402 4 ปีที่แล้ว +8

    Alla haku barakeyo sheikh mohamed abdi umal wan ku jeclahy illahay dartii

  • @sumayomohamedkhaliif6933
    @sumayomohamedkhaliif6933 4 ปีที่แล้ว +4

    Mashaalllaha illllahey hakuucafiiyo sheeqeena qaaaliigabadan sheikh Mohammed umal 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @ayanmohamed8136
    @ayanmohamed8136 4 ปีที่แล้ว +7

    ربنا لا تزغ قلوبنا بعد ان هديتنا وهب لنا من لدنك رحمة إنك أنت الوهاب

  • @leylonuur9935
    @leylonuur9935 4 ปีที่แล้ว +29

    Alow aanu ku nicin sh umal ala dartii ayaan kuu jeclahay alaha ku xafido

  • @adoontiiallah6682
    @adoontiiallah6682 4 ปีที่แล้ว +3

    Shekh ilahay ha ku cafiyo sidad dadka u cafiday ilahay ha ku barakeeyo sheekh ilahay dartii Baan kuu jeclahay sheekh Mahamed cabdi umul

  • @aragsancadeyhassan9228
    @aragsancadeyhassan9228 4 ปีที่แล้ว +4

    Manshaa allah sheekh umal alle haku xifdiyo runtii alle dartii ayaan kuu jeclahay

  • @khalidmustafe3133
    @khalidmustafe3133 4 ปีที่แล้ว +4

    Mashalaaaaa ilhoow ha idilin intaan shekhan hor fadhiisanayo

  • @filsanmahamed7918
    @filsanmahamed7918 4 ปีที่แล้ว +10

    Masha allh jasaka allh sheekh umal xafidu llh 😘😘❤❤❤ Talow dad badan oo aan cayay ina ogayn halken u maraa aan cafis waydistee

    • @abdibarz5574
      @abdibarz5574 4 ปีที่แล้ว +2

      Filsan Mahamed walaal uduce wax qeyr nh kasheeg inshallah

    • @filsanmahamed7918
      @filsanmahamed7918 4 ปีที่แล้ว +1

      @@abdibarz5574 haye wllo mhdsnid

    • @barwakoahmet6039
      @barwakoahmet6039 4 ปีที่แล้ว

      Mnch AllaaH sheekh ❤

    • @maxamedshukri3700
      @maxamedshukri3700 4 ปีที่แล้ว

      Raadi wll oo cafis ka dalbo hadday suurtoobayna uducee oo ilaaahay u bari inshaa Allah ilaaahay waa kuu naxariisan markaa
      Lkn ku dadaal inaad heshid ood cafis waydiisatid

    • @filsanmahamed7918
      @filsanmahamed7918 4 ปีที่แล้ว

      @@maxamedshukri3700 qaar ka mid ah meel aan raadiyo ma garn karo lkn wan u ducyn mahdsnid wlo

  • @nasraabdimoha671
    @nasraabdimoha671 4 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah sheeq umal
    Hal suaal oo aan kulayabey
    Baajiro mar ka su aashaas
    Waxay ku saab santahay
    Lamaanaha is qabo
    Suaal aad iigayabisey
    Weeye

  • @mahadibrahim766
    @mahadibrahim766 4 ปีที่แล้ว +9

    Mashaa allah sheeq Alle haku baraleyo

  • @naymaaabdi3832
    @naymaaabdi3832 4 ปีที่แล้ว +3

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
    Shiikh Jazakumlh khyran

  • @hodanitanajmanita6664
    @hodanitanajmanita6664 2 ปีที่แล้ว +1

    ماشاءالله تبارك الرحمن عليكم علماؤنا الكرام 💝
    اللهم يعزاكم و يحفظكم ويسعدكم و يبارك لكم جميعاً عاجلاً غير آجلٱ 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
    شكراً جزيلاً لإجابة مفيدة عن الأسئلة و جزاكم الله الجنة الفردوس الأعلى 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
    اللهم أمين يارب العالمين و للجمعينا 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
    وصل الله و سلم و بارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب صلى الله عليه وسلم تسليماً كثيراً 💝💖💝💖💝

  • @abdiwalibile5744
    @abdiwalibile5744 4 ปีที่แล้ว +19

    ilaahy hakubarakeeyo wixii kunecebna ilaahay hakaaga gooyo sh Mohamed abdi umal

  • @bashirismael8809
    @bashirismael8809 4 ปีที่แล้ว +4

    Maasha Allah ilaahay cimrigaaga ha dheereyo sheikh Mohammed abdi Umal

  • @ayanyusuf1136
    @ayanyusuf1136 4 ปีที่แล้ว +6

    Maasha alaah ilaahayoow culimada no xifdu

  • @badriaosman9955
    @badriaosman9955 3 ปีที่แล้ว +2

    Aduun iyo Aakhiro
    Allaha ku Xafido Sheekh Umal
    Wax badan ayaan kaa faa'iday

  • @istaahildiriye3275
    @istaahildiriye3275 4 ปีที่แล้ว +9

    Mashaalaah tabarakalaah ilAHAY shiikh umuloow hanookaadayo waxaan layabaa qofka asagoo muslim sheganaya hadana Neceb shiikh umul ama wadadadena sharafta leh

    • @safiawarsame8598
      @safiawarsame8598 4 ปีที่แล้ว

      Say u egtahay wll waa dad aan aqoon ulahay oo beenlooga sheegay ama aan diinta waxbadan kafahansanayn dadkaas ayey ubadan yihiin dadka Sheekh umal iyo culumada ale nagu badbaashay kuxad gud baya ilaahay iyaga iyo ehelkoodaba janatul fardowsa hageeyo waxbadan baan kafaaiidnay

  • @raageguuled573
    @raageguuled573 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah rabi ha idin xiftiyo culimada muslimiinta dhamaan tood gar ahan ku somaliyeed

  • @caynimahamud2833
    @caynimahamud2833 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaha Hafidullah Sheikh Umal sidaa u cafisay umada Allaha kuu cafiya aamiin yaa rabi

  • @rayanmahamuud4880
    @rayanmahamuud4880 4 ปีที่แล้ว +3

    جزاك الله خيرا جزء يا شيخنا

  • @munamohammed579
    @munamohammed579 4 ปีที่แล้ว +4

    ‏جزاك الله خير يا شيخ محمد عبده أمل الله يجزاك بالخير

  • @fathiyaqorane8808
    @fathiyaqorane8808 4 ปีที่แล้ว +4

    Mashalh sheekh umal alyh ha xifdya

  • @ayaanmaxamed8725
    @ayaanmaxamed8725 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha alh wiil turjumaya alow ku xafid ajir ka sii

  • @safiamohamedmohamed2991
    @safiamohamedmohamed2991 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah ❤️
    Sheikha iyo dhaman intii muxadaran so sameysey Rabi ajar iyo xasanad Allaha idinka siiyo🤲❣️❤️

  • @jaamacmaxamed4204
    @jaamacmaxamed4204 4 ปีที่แล้ว +2

    Suaalaha kan shiikha waydiinaya waaa nin fican mashaaa allaah

  • @nasraosman2736
    @nasraosman2736 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah masha allah tabarakallah shekh umul ilahay ha ku barakeyo amiin amiin yaa raabi

  • @mqadar3966
    @mqadar3966 3 ปีที่แล้ว

    Waa qalad in sheikha laweydiyo su’asha marwalbo

  • @abdikariin7345
    @abdikariin7345 4 ปีที่แล้ว

    Sh umal alle haku barakeyo adi iyo mu.mininta dhaman inta dhunsana alle haso hanuniyo aaamiin ya rabbi

    • @safiafarah8349
      @safiafarah8349 2 ปีที่แล้ว

      Mash Allah 💝💝💝💝🌺🌺🌺🌺 💚💚💙🎁 sheekh umul Allah kuu xafido dar ilahay ban Ku jeclahay madmod tahay sheekh soomaliyed oo xadisyo macan

  • @amaalmustaf7013
    @amaalmustaf7013 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah sheikh umal allaah ku xifdiyo

  • @axmeddhanto4273
    @axmeddhanto4273 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah ilaahay haku cafiyosheekh umal waan ku taageeraa

  • @jamadeek5689
    @jamadeek5689 4 ปีที่แล้ว

    Maansha allaah alle haku xafido sheekh mxamed Cabdi umal hana kuxafido

  • @halimonoor1036
    @halimonoor1036 4 ปีที่แล้ว +2

    Mazha Allah ilaahay haku barakeeyo sheikh umal

  • @SacidAbdirashid
    @SacidAbdirashid หลายเดือนก่อน +1

    Allahu akbar

  • @drfadumaibrahim9402
    @drfadumaibrahim9402 4 ปีที่แล้ว +2

    Allah ha ku barakeeyo

  • @farxiyocumar6735
    @farxiyocumar6735 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah dhamatiin allah hanin xafiido

  • @nasiimoasad624
    @nasiimoasad624 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh shiiq ilhy waxan kaga baryaya ciimridheer iyo ciibdo suiban

  • @ashaabdi9259
    @ashaabdi9259 3 ปีที่แล้ว

    Baraka laah

  • @shiraazi6509
    @shiraazi6509 4 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله خيرا خير الجزاء

  • @somaliuncutstories4137
    @somaliuncutstories4137 2 ปีที่แล้ว

    Shekh allah haku barekeyo

  • @bashirshmohumed6349
    @bashirshmohumed6349 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله تبارك الله

  • @xaajixaraabo9402
    @xaajixaraabo9402 4 ปีที่แล้ว +41

    Dadkan muslinka ah ee somaliyed wan la yaapay war waxa xunba waad like garaysan share garaysan maxa idin diiday inad khyrka iyo wnga share garaysan oo like saartaan iminka videowgan 26K ba dawatay inta like saartyna 500 oo qof ma dhama why aad khyrka ujeclan la dihiin alla hyna soo hanuuniyo dhmntenba shiekhana waxan leyahy jasakallah khyr alla haku barakeyo

  • @nehaapnehaap3475
    @nehaapnehaap3475 4 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah Allah haku barakeyo

  • @fartunaden7072
    @fartunaden7072 4 ปีที่แล้ว +6

    Mansha Allah

    • @sahramohamud8035
      @sahramohamud8035 4 ปีที่แล้ว +1

      Masha Allah sheeq ilahay haku xifdiyo Insha Allah

  • @asmasacid6889
    @asmasacid6889 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay haku xifdiyo shiikh umal kaalin wanag san ayaad muslimiinta uga jirtaa shiikh su’aal ayaan rabay inaan ku weydiiyo halkan miyaa laguugu soo qori karaa mise meel ayaa lagaaga soo hadlaa sheekh جزاكمالله خيراً

  • @farhiyamohamud9444
    @farhiyamohamud9444 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah allah hakuxifdiyo adiga iyo culumad kaleba

  • @maryansh.hussein5848
    @maryansh.hussein5848 4 ปีที่แล้ว +2

    Sh umal alaha ku cafiyo hana kuu naxaaristo

  • @jayjay6673
    @jayjay6673 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah allaahu akbar

  • @faadimoanshax3070
    @faadimoanshax3070 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh sheiq allh allh ku xafido

  • @faraxabdurahman1859
    @faraxabdurahman1859 4 ปีที่แล้ว

    Mashaallah tabarakallah Sheikh jazakallahqeyr ilahay Haku xafido

  • @muumingadhle1897
    @muumingadhle1897 4 ปีที่แล้ว +4

    Mnsha Allah sh. Allah darti ayan I jeclhy

  • @abdimohamed1088
    @abdimohamed1088 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Jizaakumallaahu Qayr Sheikh Umul Iyo Intii Ka Qayb Qaadatay Barnaamijkan Shukran

    • @canabkhalif6979
      @canabkhalif6979 4 ปีที่แล้ว

      Sheekh waxaan kuu jeclahay allaah dartii inbadana waan ku daafacay qurbaha ayaan joogaa waxaan kaa codsanayaa illaahay dartii inaad iigu ducaysid oowlaadana iigu ducaysid

  • @ismahanbiintufarah2067
    @ismahanbiintufarah2067 4 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله جزاك الله خير شيخنا الفاضل محمد عبد امل بارك الله فيك احبك في الله يا شيخ امل ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fahiimaadoontiialle8116
    @fahiimaadoontiialle8116 4 ปีที่แล้ว +1

    jazakallah khyr sheikh

  • @hooyocusub4776
    @hooyocusub4776 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha alh shiikh

  • @sakariyecabdiraxmaan4614
    @sakariyecabdiraxmaan4614 4 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah sheikh jaskumallah qeyran

  • @safaalibare7445
    @safaalibare7445 4 ปีที่แล้ว +4

    8 qof aya dislike saray talow maxay kaa wadan subxanllah allow inoo xafida culimada dhamantod inaaguna kuwii ku waano qaato aduun iyo akhirab haa inaag dhigo intii muslima ahab

    • @ahlan5963
      @ahlan5963 4 ปีที่แล้ว

      wadadka kale inta badan ma'isticmalaya microphone, marka maqalka oo anan ficno.

    • @sadiyaadanibrahim8370
      @sadiyaadanibrahim8370 4 ปีที่แล้ว

      Waa dad ankalagareyn like iyo dislike

  • @abdiyare4860
    @abdiyare4860 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashalaa

  • @user-fl4fn8on6r
    @user-fl4fn8on6r 4 ปีที่แล้ว +8

    Asc aacuudu bilaah sheikh nin soo taagan waan rabaa lamdhihkaro waa çabsi

    • @rahmohuseinahmed2877
      @rahmohuseinahmed2877 3 ปีที่แล้ว

      😄 hablaha hada jooga sow ma oran karaan kuwii horaa aamus lagu meherin jiree

  • @sameraidriz9884
    @sameraidriz9884 4 ปีที่แล้ว +6

    Ilahay dartii ba ku jeclahay💓

  • @issackibrahim1856
    @issackibrahim1856 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh allhw barakey culmada

  • @shamsoabdul6185
    @shamsoabdul6185 4 ปีที่แล้ว +2

    Jàzzak allahu khara

  • @raxmomoh7631
    @raxmomoh7631 4 ปีที่แล้ว +3

    MASHAA ALAAHU ILAAHEEY HA KU CAFIYO SIDA AAD DADKA U CA FISEY

  • @cabdiraxiindaahir7740
    @cabdiraxiindaahir7740 2 ปีที่แล้ว

    Sheeq anoo wax iga haleen ayaan ku dhibsi jiray waxaan rabaa anaad i cafiso waan kaaa faidaday

  • @saynababdirahman5588
    @saynababdirahman5588 3 ปีที่แล้ว +1

    Amiin amiin 🤲🤲🤲🤲

  • @hassanarab4242
    @hassanarab4242 4 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa alaah soomaalidu diintooda ayeey jaahilkayihiin markaasay culumada xag xaganayaan

  • @hodanmaxamed9426
    @hodanmaxamed9426 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allha

  • @aamiinalihassan1675
    @aamiinalihassan1675 4 ปีที่แล้ว

    maasha allh alle hakuxiftiyo

  • @fadumohassan9033
    @fadumohassan9033 4 ปีที่แล้ว +4

    Maasha allaah

  • @hamunadan6978
    @hamunadan6978 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah Alx

    • @umumohamed6353
      @umumohamed6353 4 ปีที่แล้ว

      Masha allh alle haku xafido sh mahmed

  • @jiiniiiboqor9106
    @jiiniiiboqor9106 2 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Jazakalahaaa💖💖💖💖💖

  • @hansarebanleyahy3006
    @hansarebanleyahy3006 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah

  • @clxakiimorsashraf2884
    @clxakiimorsashraf2884 3 ปีที่แล้ว

    Mnshallah sheikh umal

  • @amalahmed319
    @amalahmed319 4 ปีที่แล้ว

    Amiiiiiiin yaaarabi🤲🤲🤲🤲

  • @cleansheet5693
    @cleansheet5693 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @yaxyemoha9747
    @yaxyemoha9747 4 ปีที่แล้ว

    Ilahay haku barakeey sh jazaka allah

  • @farhiyoelmi52
    @farhiyoelmi52 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah Sh umal

  •  4 ปีที่แล้ว +2

    Amiin Amiin yaa Allah

  • @hindahaji3299
    @hindahaji3299 4 ปีที่แล้ว

    Aakhiro iyo aduunba alle haku xafido

  • @axmednurcabditootole
    @axmednurcabditootole 4 ปีที่แล้ว +1

    Msha allaaaaaah sheekh umal

  • @fowziyahajjihassan1648
    @fowziyahajjihassan1648 4 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallahu qeyral jazaaah

  • @nawaalcllahi7200
    @nawaalcllahi7200 4 ปีที่แล้ว +1

    Yaa igu caawin karo meesha lagu diri karo suaalaha
    Waan idiin baryaya igu caawiya meesha aan sualaha ugu hagaajin karo

  • @rukiyasheikh6723
    @rukiyasheikh6723 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ❤💖❤💖❤❤👍💖👍👍

  • @samsamaxmed6756
    @samsamaxmed6756 4 ปีที่แล้ว

    Mnsh Allah ilahay haku xifdiyo shiikh

  • @xalimamohmud6979
    @xalimamohmud6979 4 ปีที่แล้ว +3

    Aamiin aamin

  • @faysaabdi5259
    @faysaabdi5259 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah mashallah allehakuxifitiyo sh

  • @abdukadirdahir171
    @abdukadirdahir171 4 ปีที่แล้ว +2

    Jasaklh qeer

  • @farhiyaahmed9131
    @farhiyaahmed9131 4 ปีที่แล้ว +1

    Masaha allha

  • @abdaadanwarsame7818
    @abdaadanwarsame7818 4 ปีที่แล้ว +1

    jazaa akalaahukhayr

  • @nuurcadeofficiall325
    @nuurcadeofficiall325 4 ปีที่แล้ว +2

    Mash allh

  • @khaalidmahamud3300
    @khaalidmahamud3300 4 ปีที่แล้ว +3

    Allow culimadeena noo xifdi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @muftiabdirahmannoor498
    @muftiabdirahmannoor498 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @fadumohassan9033
    @fadumohassan9033 4 ปีที่แล้ว +2

    Jazaaka allaah khayr