MAAME LAKI & MISS XIIS & ABDI ZAKI & IFRAX QALPI & KHADAR NIIKI Aroski Qarniga JIIHAD & Rahma 2024

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 65

  • @FarxiyoAhmed-rl3ed
    @FarxiyoAhmed-rl3ed 5 หลายเดือนก่อน +18

    Aros in lagu kala kiciyo hadad rabto jigjiga ka qabso oo miss xiis haku kala kiciso say m,a ♥️reerki lagu dago insha Allah 💞🌍

  • @BishaarcabdulaahiAadan
    @BishaarcabdulaahiAadan 3 หลายเดือนก่อน +4

    Ifraax qalbi ilaahoow unaxariiso😢

  • @Xamda-px4lk
    @Xamda-px4lk 2 หลายเดือนก่อน +2

    Hamplyo hamplyo hamplyo ❤❤❤❤❤❤❤

  • @IstahilsiyadOmar-ub6zp
    @IstahilsiyadOmar-ub6zp 2 หลายเดือนก่อน +2

    3:07 ax ax ifraax qalbi Allh ku naxaristo😢😢

  • @HodanApdiapdilahi
    @HodanApdiapdilahi 5 หลายเดือนก่อน +9

    WaaD shiDeeN fananita JigJiga❤ gaar aHaaN miss xiis aad ayay ugU faraxsanthy aroska❤

  • @ZakariehajiAbdullahi
    @ZakariehajiAbdullahi 5 หลายเดือนก่อน +4

    Hamplyo Hamplyo Hamplyo inaderkay qali iyo dumashi rahma ubaad khayr qaba kala heela

  • @NajmomohamuudNajmomohamuud
    @NajmomohamuudNajmomohamuud 5 หลายเดือนก่อน +2

    Hblyo hblyo hblyo hblyo❤❤❤❤❤hblyo hblyo hblyo❤❤❤m.a Al isku kiin daayo ubad khar bad dhal oo will iyo gabdhable ❤❤❤❤m.a ku wii lagu nastee lagu nagaado noqodah ❤❤❤❤❤❤❤m.a asxbth ama fananad ka soo qayb gal arooskah oo katumay alah idin sharfo dhamaantiin guulasth❤❤❤❤

  • @jiir368
    @jiir368 5 หลายเดือนก่อน +3

    Mss xiisay aroskagi heesta lagu qoaday unbaad noo badasheenw😅

    • @NASIR-CR
      @NASIR-CR 5 หลายเดือนก่อน +2

      MASHEGEE MARKA LKN TAN KAMAC WLHI😂😂

  • @nimcomaxamedcabdi7382
    @nimcomaxamedcabdi7382 5 หลายเดือนก่อน +2

    ❤ wallakay marna Inaderkay jihad iyo dumashiday Rahma isku Wara abidkin will iyo cano kala heela 🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CabdinasiirDhayne
    @CabdinasiirDhayne 5 หลายเดือนก่อน +2

    Hanpalyo Hanpalyo
    Ree jigjiga aroos wadareedka way iska hagajiyaan wlhi Hanpalyo wll❤😊

  • @fardowsamarwa6713
    @fardowsamarwa6713 5 หลายเดือนก่อน +2

    Mashalah 🎉🎉🎉🎉congratulations both of you inmder yaal raxma iyo jihaad

  • @kowsermohamed5891
    @kowsermohamed5891 2 หลายเดือนก่อน +1

    Manshaallah may abtiy&habo
    Hanbalyo hanbalyo hanbalyo 🎉❤🎉🎉🎉❤❤

  • @AminaAli-l9m
    @AminaAli-l9m 5 หลายเดือนก่อน +2

    M.ash Fananta jigjiga Hanpalyo walalhen waxan kaso salamaya jabuti gaar ahaan Ali sabih ❤❤❤❤

  • @fadhaayaan6336
    @fadhaayaan6336 5 หลายเดือนก่อน +3

    Wllshy mcn wan ku faraxsanhy arooskaga adi iyo dume jihad ❤❤❤🎉

  • @raxmamahamed3398
    @raxmamahamed3398 5 หลายเดือนก่อน +2

    Congratulations wllky🎉iyo gabadheena❤❤❤❤

  • @NadarMuxumed
    @NadarMuxumed 5 หลายเดือนก่อน +5

    My name Rahma❤

  • @khaalidkhadar6456
    @khaalidkhadar6456 5 หลายเดือนก่อน +1

    Hamblyo iyo Akishonimo wada socda ilamderyal umada somaliyedpa adpan idin salamaya ❤🎉🎉🎉🎉

  • @Daganhodanita
    @Daganhodanita 5 หลายเดือนก่อน +1

    Hampalyo geesigi ila dhashay abdifatah kuna magac dheer jihaad iyo dumashi rahma awlad qayr qabta kala hela🎉🎉😍😘

  • @Araga.dunida2023
    @Araga.dunida2023 3 หลายเดือนก่อน

    Wiilka caruuska ah miss xiis miyuu la dhashay aadbuu ugu eg yahay

  • @RayaanHappy-x5m
    @RayaanHappy-x5m 5 หลายเดือนก่อน +2

    isku wara ubad khayr qabana kala hela Ena adeer jihaad muxumed raage😊😊😊❤

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 5 หลายเดือนก่อน +1

    M,a hanbalyo congratulations hanbalyo lamaanaha cusub alle haysku kiindaayo noqda reerkii lagu nastee lgu nagaado 🎉🎉🎉🎉♥️♥️♥️🥳🥳🥳🥳🥳💞💞💞

  • @FunnyOctopus-sm2oo
    @FunnyOctopus-sm2oo 5 หลายเดือนก่อน +2

    Maame laki markan xariir axmed ayuu u cod eeg yahay❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FunnyOctopus-sm2oo
    @FunnyOctopus-sm2oo 5 หลายเดือนก่อน +1

    Hambalyo hambalyo arooskii qarrniga❤❤❤❤❤❤

  • @GouledFalah
    @GouledFalah 5 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤masha allha wllkay jihaad arooski ragu reeyo alow kayel

  • @KhadarBashir-w2o
    @KhadarBashir-w2o 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mazha allah alle hysku kiin daayo kuwygii bata oo barakopa idam alle jihaad iyo rahma dagan❤

  • @sharmakeabdikadirmohamed7617
    @sharmakeabdikadirmohamed7617 5 หลายเดือนก่อน +1

    Laab culatey laabteedaa
    Calmashadu mataanaysay!❤

  • @Nashadqurux-tz4bt
    @Nashadqurux-tz4bt 3 หลายเดือนก่อน

    Hanbayo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo ❤❤❤❤

  • @HamdiAliIbrahim-e8q
    @HamdiAliIbrahim-e8q 2 หลายเดือนก่อน

    Hambalyo

  • @SuldaanYoonis
    @SuldaanYoonis 4 หลายเดือนก่อน

    Insha Allah maalin un waan Guursan doonaa qofka aan Jaclahay rabiyoo iii rumee Nolasha wax kawanagsan Majirto inaad hesho qofka Aad in badan aad ku xaminayzay wll aamiiN ii dhaha

  • @raqiyamaxamed7623
    @raqiyamaxamed7623 5 หลายเดือนก่อน +1

    Jihad alfu mabruuk walal ❤❤

  • @HamdiAliIbrahim-e8q
    @HamdiAliIbrahim-e8q 2 หลายเดือนก่อน

    Hmmkk

  • @abdulahiseid8934
    @abdulahiseid8934 4 หลายเดือนก่อน

    Miss xiis aroos aykaheestay oon shidmin ma arag wlhy✌️

  • @SafaMukhtar-v9k
    @SafaMukhtar-v9k 5 หลายเดือนก่อน

    Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo

  • @BisharohaybeBisharohaybe
    @BisharohaybeBisharohaybe 4 หลายเดือนก่อน

    Lab cutaway labteda calmashadu matanaysay ❤❤❤❤

  • @abdirashidahmed7758
    @abdirashidahmed7758 5 หลายเดือนก่อน

    Hambalyo inaderkay abdifetah Jihaad iyo inadertay Rahma.

  • @AyrushDheeg
    @AyrushDheeg 3 หลายเดือนก่อน

    Mashaaa alll Aroos wacan 🎉🎉🎉🎉

  • @AbdirahmanGeedi-cz7rm
    @AbdirahmanGeedi-cz7rm 5 หลายเดือนก่อน +2

    Mnsha allah

  • @SafaMukhtar-v9k
    @SafaMukhtar-v9k 5 หลายเดือนก่อน

    Maashahlla Maashahlla Maashahlla habeen wanaagsan SXbQaali

  • @abdifatahcumar2767
    @abdifatahcumar2767 4 หลายเดือนก่อน

    Thanks wllshy rumaad ❤❤❤

  • @HOODOfaaraxFaaraxjamac
    @HOODOfaaraxFaaraxjamac 4 หลายเดือนก่อน

    Mashlhhh isku waara❤️

  • @AbdifatahAdan-ph4yh
    @AbdifatahAdan-ph4yh 4 หลายเดือนก่อน

    Masha alh❤❤ hambalyp

  • @abdinasirhassan303
    @abdinasirhassan303 5 หลายเดือนก่อน

    Ax yaa cod qalbi

  • @amranahurre6322
    @amranahurre6322 5 หลายเดือนก่อน

    Mashallah Allaha barakeeyo Jihad iyo raxma ❤

  • @NimoAbdirahman-e3h
    @NimoAbdirahman-e3h 5 หลายเดือนก่อน

    Hbnkii wllshy mcn❤❤💍

  • @luulagabadheena9596
    @luulagabadheena9596 3 หลายเดือนก่อน

    Legend maame

  • @maxamed9633
    @maxamed9633 5 หลายเดือนก่อน

    M.a hamplyo 🎉wllayaa

  • @wailmohammed4695
    @wailmohammed4695 4 หลายเดือนก่อน

    Aroos Lagu Goobtay Congratulations 🎊🎉

  • @HanaAbibmowlid
    @HanaAbibmowlid 5 หลายเดือนก่อน

    M.a isku wara wllyaal❤

  • @AbdirahmanTaliyaani
    @AbdirahmanTaliyaani 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤ Hambalyo wallkay 🎉🎉

  • @fadumoabdillahi9616
    @fadumoabdillahi9616 5 หลายเดือนก่อน

    Mabruug naagihii wada ordayay Bagdad iska fadhiisiseen

    • @Kadranura
      @Kadranura 5 หลายเดือนก่อน

      Hhhhh var taadu kululaaa fahmaay

  • @UmniyahAdem-qw3cx
    @UmniyahAdem-qw3cx 5 หลายเดือนก่อน

    Alpha mabruuk❤❤

  • @AbdifatahAdan-ph4yh
    @AbdifatahAdan-ph4yh 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @XamdaCumar-b5w
    @XamdaCumar-b5w 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @amranahurre6322
    @amranahurre6322 5 หลายเดือนก่อน

    🎉

  • @NuradinMahamed-oj3ry
    @NuradinMahamed-oj3ry 5 หลายเดือนก่อน

    My brother Abdifatah Ahmed Omar iyo marwadisa Gurigiinu guri nagi gulaw kayeel amin ❤❤❤

  • @NuradinMahamed-oj3ry
    @NuradinMahamed-oj3ry 5 หลายเดือนก่อน

    Congratulations