ILHAAN CUMAR I FANAAN WEYN OLA OGAADAY QABIILKOODA SAXDA AHI DAHIR CALASOW O SIR BADA BANANKA KENAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 5

  • @abdiosmaan8059
    @abdiosmaan8059 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Daahir waa markii xabsiga la dhigi lahaa ilhaan cumar haduu fara gashado

  • @MaxamedDaahir-eo7lc
    @MaxamedDaahir-eo7lc 2 วันที่ผ่านมา

    Ilhaan cumar aabaheed waxuu baydhabo tagey isagoo korneel ah ciidamada aagaas buu taliye ka ahaa waxuuna kasoo jeedaa bandarbayla walaalahiisna dagan yahiin

  • @AhmeAhmed-s1b
    @AhmeAhmed-s1b 2 วันที่ผ่านมา

    Qof somali ah uu reerkiisu sugan yahay hadii la is weydiiyo, lafoole know la hubaa inuu inuu qabiili yahay una ka dhashay KARANLE HAWIYE , LAFOOLE MA AHA MURUSADE EE WAA UU LA DHASHAY

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 3 วันที่ผ่านมา

    ilhaan wa mj hooyadeed wa reer baraawe ninka fanaanka caanka waxay ila tahay wa lafoole wana geri koombe sax waaye hooyadii baa caruur murusade dhashay reer muqdishana wu ahaa mida kale aj musan oran wan dhumey ee waxu yiri bas ba waxa iga dhumay ano ilaa 14 jir ano ah boorso yar oo kar bank igu jirtey waxana ii heshay gabar reer putlaand ah ninkana dadka qabyalada ku shaqeysta ma aheyn somaali iskugu mid bey u akeyd madama u muqdisho ku dhashey iyo kuna korey qurbo iyo kenyo

    • @sucdisiad3316
      @sucdisiad3316 2 วันที่ผ่านมา

      Waqtigaas ma jirin bankkort iyo borsada lagu ritaba ee beentaah iska daah