Mzha allh Alleh ha kaa Ajar iyo Samaan siiyo wll sida hagardaamo la aanta ah ee aad ugu hawlantahy ka mugdi bixinta inta wali aan iftiinta iyo samaha Diinta dhugan
Aadan wll waxaa jira qolo firqa diimeed ah oo la baxday saadicuun bilxaq beryahan danbana dhalin yaro badan fikirkooda ka dhaadhiciyay walow ay badanaa is qariyaan oo ay aamin sanyihiin in ay dacwatu sirri waxay ugu yeedheen ay ku jiraan, fikirkooda diimeed saan ka arkay waxaa ku jira takfiirin oo tusaale ahaan waxay kuleeyihiin hadii aadan ku kufrin maamulada jira sida maamuladeena iyo dawladaha islaamkoo kale oo aadan ka berri noqon alle intaad u istaagto odhan allahayow beri baan ka ahay dawlada shirkiga ay wado lamid baad tahay oo muslim manoqon kartid soon iyo salaad iyo camalkaad samaynayso oo dhana waxba kama jiraan waxay. Waxay aaminsanyihiin dhamaan waxa dawlad iyo maamul islaami adduunka ka jira iyo nidaamada dawladaha islaamka u dajisan iyo dastuuraduba in wax lagu gaaloobayo yihiin dadka dawladaha u shaqeeyana gaalo yihiin. Inaad wll qoladaa baadho oo bal dadka fikirkooda u yar iftiimiso intii karaan kaaga ah baan kaa codsan lahaa. Allah haku barakeeyo.
Sahanka xogaha walige comment kama bixin wan dawan jiray un lkn cawa waxa khiraya marwalba video ad sodhigta waxba kafaida Erey ba ahade, Dadalkaga iyo Mandhisidena wadku mahadsan tahy Adan Sahan Alle dambiga hadhafe aamin
fidyaw yadada inyar ayanan dawan badanka wan dawaday like ayan ku zara ماشاءالله
Hadda ka horna su,aashay oo kale ayaan kusoo qoroy walal. Fadlan Dalka Talyaaniga macluumad nooga soo diyaari sbbtii uu Dagaalkii labaad ee aduunka uu ugu jabay iyo hagaamiyihii Mussolini . Waa haddaad awoodid walal . Mahadsanid walal. Hormar wacan
ilaaheyow iiman keena xooji
"Mufakarnimadu waa haybad lagaa dareemo ee maaha waxaad sheegato"
Mashaa allh abwaan illaahay hakudaayo caaqil dhalinyarada soomaalida muhiim,u,ah ayaad,tahay
ما شاء الله اخي آدم القيت النظر دام الله فكرك وأرشدك الله مافيه صواب وخير للأمة
Aadan Sahan waa yarka ugu aqoonta io caqliga badn dhalinyarada Somalida oo bilaa suaal aH wlee
Horay usoco wll qaali aH ♥️🙏🏽
Like saara inta quranka xifdisan
ماشاء الله تبارك يا أخي العزيز أشكرك على معلوماتك اليومية 🙏
Mashkuur ya ustadi adam khadar Ali❤️🙋♀️🙃
Ramadaan kariim all Muslims .
Waxaan aad usalaamya dhamaan dadka Ku xidhan kanaalka sahanka xogaha, waxaan kaloo salaan misaan iyo mug leh kana macaan malabka , kana udgoon cadarka udirayaa macalinka ama ifiyaha baraha bulshada Adam sahan .
Waa shaqsiya kaliya intaan Ku jirey baraha bulshada IGA yaabiyey.
Ilaahay hakuu libinlaabo dadaalka iyo daydayista xogaha .
Macalin ilahay hakaa abaal mariyo xogaha aad dadka usoo gudbiso aamiin.
Waxaad tahay shaqsiya kaliya ee markaa LAga imaado ilahay , nabi muxamed , waalidiinta aan kudaydo kana dhabeeyo xogaha uu soo gudbiyey mar uun insha allah.
Wassalaamu calykum
Mahadsanid boqortooyo
Mahadsanid walalkayow.
Barakow idam Alle inaadeer.
Ilahay ha ino naxaristo janatal fardawsana ilahay ha ina geeyo aamin yarabal calaamiin
Aadan wllkie alle haku sharfo alle aqoonta hakuu siyaadiyo
Mzha allh Alleh ha kaa Ajar iyo Samaan siiyo wll sida hagardaamo la aanta ah ee aad ugu hawlantahy ka mugdi bixinta inta wali aan iftiinta iyo samaha Diinta dhugan
Wcs
Dhagahii wax maqla unbaa waanag sanada walaal
جزاك الله خيرا يا اخي الكريم❤❤❤
Adan Sahan SxP Runti
Wax badan Baan kaa Bartay Allaha Ku Xafido
M.allah walal Aden wallahi sxb nin lagu Daydo ayad tahay wax badan ayad igu kordhisey thank you
Masha allah nio allana riyooyinkaaga kuu rumeeyo
Mnshallha kanaalka UGU mudan Somalida sahanka xogaha
Alle ha ku barakeeyo wll
Ramadaan kariim walaalkay Aadam illaahay ha ku barakeeyo
Waad salaamantay macalin aadan
Jasaakalllah khayra istaad Adam
Hore u soco wll
Aadan wll waxaa jira qolo firqa diimeed ah oo la baxday saadicuun bilxaq beryahan danbana dhalin yaro badan fikirkooda ka dhaadhiciyay walow ay badanaa is qariyaan oo ay aamin sanyihiin in ay dacwatu sirri waxay ugu yeedheen ay ku jiraan, fikirkooda diimeed saan ka arkay waxaa ku jira takfiirin oo tusaale ahaan waxay kuleeyihiin hadii aadan ku kufrin maamulada jira sida maamuladeena iyo dawladaha islaamkoo kale oo aadan ka berri noqon alle intaad u istaagto odhan allahayow beri baan ka ahay dawlada shirkiga ay wado lamid baad tahay oo muslim manoqon kartid soon iyo salaad iyo camalkaad samaynayso oo dhana waxba kama jiraan waxay. Waxay aaminsanyihiin dhamaan waxa dawlad iyo maamul islaami adduunka ka jira iyo nidaamada dawladaha islaamka u dajisan iyo dastuuraduba in wax lagu gaaloobayo yihiin dadka dawladaha u shaqeeyana gaalo yihiin. Inaad wll qoladaa baadho oo bal dadka fikirkooda u yar iftiimiso intii karaan kaaga ah baan kaa codsan lahaa. Allah haku barakeeyo.
Masha allah mawduucan waan ka helay zxp jasakallah
34 minute and 1,188 views MazhallaH we support you brother Adan sahan
Jasaakallaah Walal Aadan Sahan...❤
waxbadan ayanka fa idnay jasakalay
Wll markast nabi maxamd (csw )soqado ha ilawin in ad ku salido wad na ku mad san tahy kalinta ad bulshadena ugshay allaH (sw) ha ajar mariyo
Adan Nin Weyn 😁🇸🇴🙏❤
ALLE HA KA ABAALMARIYO
MAN SHA ALLAH
Waan ka helay muuqaalka hadaad ka heshay like ii saar
Asc wllo waxan ku leyahay Jazakallah Mida xigtaan waxan ka codsanaa Bugatagtii Aad Muhiim u aragto inaad nala wadaagto #Shukran🙏
ماشاء الله aadan zahan الله يباركفيك في علمك
وؤزؤؤزؤز
Masha Allah Akhii Rabbi cilmiga Haku ziyadiYo
Wlal, ilahay ha ku hormariyo sidaad quruxda badan ee aad waxa noogu sharaxaday
Fadlan barnaamij ka soo diyaari Sayid qudub iyo taariikhdiisa
WAAD KU MAHAD SAN THY SAHANKA XOGAHA WXN KA FAA IDAA WX WALBA MRKA MAHAD SANID WALALAKY👍👍👍👍👏👏👏👏 YOU ARE MY TEACHER
MashaAllh wll aadan Alle haku xifdiyo
Masha allah.Allaha u naxariisto
Mzh alalh pro tageradada aan ahy waliba aadban kugu xidhanhy pro
Hore usoco alle haka abaal Mariyo pro
Masha Allah wll qali jazaakumu allaahu kheyr hore u soco aankaa faaidno Wax badan wll ❣️❣️❣️ thanks
Mahadsanid wll Aadan KHadar
Mzha allh jazkallh khyr
Sahanka xogaha walige comment kama bixin wan dawan jiray un lkn cawa waxa khiraya marwalba video ad sodhigta waxba kafaida Erey ba ahade, Dadalkaga iyo Mandhisidena wadku mahadsan tahy Adan Sahan Alle dambiga hadhafe aamin
Ilahay ha ka abaaliyo wllo aamiin
Masha allh wllo alle haku barakeeyo horay usoco
Aadamaha ilaahay Maskax Wuu Wada Siiyay Ee Lkn Waxay Ku Kala Duwan Yihiin Sida Lookala isticmaalo 👑
Ilaahay habarakeeyo isaga iyo ehelkiisaba
Hore u soco wllo Aadan sahan
Alle haku sharfo zxb
horey usoco
Masha allaaah sxb
Horay u soco
حياك الله حياة طيبة وزوجك الله بحور عين يا آدم
✋
Buugaas halkeen ka helaa wll aadan adigoo mahadsan
Walal aadan Hore isoco😍
Masha Allah
Run ahaantii wy kaa go antahay inaad ka haqabtirtid umada somaalida waxaad ku dhaantid jazaka Allah
Wll qali Jazakallah 😍😍Ciid coming soon insha allah waxa noogu soo tala gashay malinka Ciida haduu alle nabad nagu gaarsiiyo?
Xqiiqatan wax waaqacad noosheegtay
Keep going
Mnsha allh wll alle haku barakeeyo
Hore usocod wngsn ustaad
MzhAllah Alle ha ku xafiDo
Mnsha allah mahadsanid adan
Keep going 👍 sxb like iisaara
Mnsha allah arin loo baahnaa baad keentay wakhtigii loo baahnaa
It's fact may allah bless you.
HORTA RUNTI AADAN HAWSHA AAD UMADADA UHAYSO WAA HAWL WEYN ALLAAH HKU LAGARAB GALO MIDEEDE KLEETO ANIGA RUNTI FIKIRO AAD IYO AAD UWANAAGSAN AYAAN KA FAAIDEY RUNTI ILAAHY AYAA MAHAD USUGNAATAY TAN XIGTANA QOYSKAAGA IYO FAMILKAAGA IN ILAAHH KU BARAKEEYO
Maasha Allah U r wise person bro😍😍😍
Masha allah wll adan
Rabi haku barakeeyo
Ramadanka Allaha Naga aqbaloo
Keep your mind🧠💖
Ustaad aadan xafidaallaah bilisaanika
Masha allahu
mahadsanid wll adam
Thnks wll aadnow
Qodobkii aha dilka iyo sinnada waxaan anigo oran kara
Dilku isagu waa qofka oo lagu xadgubay dhiigiisi wuuna tagay qofkii qof dilana laga rabo in loo helo labo markhati
Balse sinadu waa qof lagu xadgudbayo sharafkisa waxana la dhaha sharafku waa waxa uqalisan uu qof hysto sidas ayan oran kara ayu ilahy 4 markhati ooga dhigay maadama qofka sharafkisa waaya uu isago nool uu hadana dhintay taasna way ka darantahy dhimashadi saxda ahyd .
Kaliya waa fikirkayga ilahy ayase xikmada dhabta ah og .
Aadanow wll hada waxa soo baxay dhalin badan oo falsafada aaminsan aanan diintaba u,arkin wax micno leh kaliya u,arka wax la isku khasbayo aanan xikmad ku fadhiyin , balse kii ilahy diinta siiyey hadana fahmaa wuxu helay hanti qaaliya alx.
Masha llh walal Adan
M.a macalin mahadsanid🙏🙏🙏🙏🙏
Mahadsanid
Walal Waxan ka codsanaya inad hargayza ku qabato kulan ado mahadsan🙏🙏🙏
Buugaagta af carabiga ku qoran maad nooso macnaysid zxp sida dr mustafa maxmuud
Barnaamij muhiima sxp aan ku dayado keep going
Mzh allh ustaad❤
First view.
جزاك الله خير
masha allah walla allaha kudhowro
ما شاء الله
Masha allah
Masha allah walaal
Aadanow sxb waa kaaga mahad celinayaa wakhtigaaga qaaliga ah ee aad noo hurtay mawduucyadaaduna waa kuwo wax badan iftiiminaya saasoy tahay gorfayntu Meesha kama madhne aynu soo xidhiidhno su'aal baan qabaaye
Mashallah wllky shukran
M.allh keep going
Hore usoco pro
THANKS👍👍👍👍👍
waa aad mahadsan tahay saaxiib macallin aadan-sahan iyo xaruuntaada sahanka-xogaha bur'o,somaliland., waa aan ilaaway muuqaalkan aad soo (upload-garaysay maanta oo hada ayaa aan xasuustay) from khadar xasan berbera,somaliland
Mahad zanid wll
Noloshayda Qayb wayn ayu ka Dhisay Channelkan 💯❤️
Mashallah assalamu ailuku