Full Arooskii Queen Mustalifa & Liban Arooskii Ugu Shidnaa Nairobi 2021

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • SOO BOOQO FILASHO STUDIO
    • Video
    Welcome To Aflaanta Studio
    Home of Somali Music Video
    * Update 24 Hours
    * Quality Videos
    * Reliable Ideas
    If you are Enjoyed | Subscribe Us Free
    And Check Alert Icon 🔔
    Contact Us What's Up
    +254722258310
    Contact Us Mobile
    +447724113129
    Instagram: @Abdijabar Ali Mohamud
    Facebook : @Abdijabar Ali Mohamud

ความคิดเห็น • 261

  • @Aaamina12
    @Aaamina12 3 ปีที่แล้ว +165

    Way qawantahay cawa hadi xanun yar qabtona way is asturaysa Somalay iso duceya ayey dhehaysa marka cafimadka qabto haku caasin Allah swt e ugu shukri cafimadka iyo nimcada xiliga dhiga bes ha xasusane

    • @bayruudsiciid3615
      @bayruudsiciid3615 3 ปีที่แล้ว +1

      Allh soohanuuniyo dhamantoda inshaallh

  • @scientistchannel3679
    @scientistchannel3679 3 ปีที่แล้ว +46

    Wxaa wxa laga xumaada ah meel faqsi lagu hayo in nabi yuusuf lagu soo dhex daro meelaha aan ilaahy lagu xuseenin halaga daayo in lagu soo daro nabiyada

  • @ilwadugas2403
    @ilwadugas2403 3 ปีที่แล้ว +70

    Meel ka muuqo ama ka maqnow rasmi ne sas waye mshllh waxa mesha jogo o dhan wey ka muqata 💕

  • @boqoradamarkocadey7279
    @boqoradamarkocadey7279 3 ปีที่แล้ว +52

    wiil walpo commentigan aqrinaayo waa walalkey mcn waan idin jeclahay wiilasheena soomaliyed alle ha idin wada xifdiyo🤴🤴💘❤😍

  • @samiiraaligurey9939
    @samiiraaligurey9939 3 ปีที่แล้ว +31

    Reerkii macaasi lagu dhisaaa Guurkoodo ma Waaro kuwo badan ayaan Aragnay .insh Allah Ani Bacdal Rabadam ayaan Aroosayaa waxaan Rajaynayaa Arooskayga in Malaa'igtu kasoo Qayb gasho insh Allah Bi'idmilaah

  • @kiimanshariif6991
    @kiimanshariif6991 3 ปีที่แล้ว +22

    Wan kugu farxay aroskaga walashey qali hambalyo hambalyo❤️❤️❤️👏👏💋👏👏👏👏👏👏👏

  • @hamduch2221
    @hamduch2221 3 ปีที่แล้ว +9

    Nairobi soomalida ku nool waa dadka ugu indha adag wlhi mid kasta waa fanaan codkodan inaad ku suuxdad ka baqaysa keep going 😂😂

  • @cawadbarre5918
    @cawadbarre5918 3 ปีที่แล้ว +6

    Waligay maanan arag aroos saan laysgugu tagay m.a aniga gacan aan ka taagay waa lamaano qurux badan 😘😘😘😘🙌🙌Cimaamada waanku tuuray m.a Allaha isku barakeeyo Aamiin 🤲

  • @nasteexomaxamedc.caraay2681
    @nasteexomaxamedc.caraay2681 3 ปีที่แล้ว +22

    😭😢😢😢🥺war in aduunka laga tagaaYo mala ilaawaY
    اتق الله☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️😭😢🥺
    maxey thy xishood darada rag iyo dumar lis dhax yaacaayo iyadoo la qaawanyhy
    🤲 ilaahoow nasoo hadeeY

  • @Amshayy1234
    @Amshayy1234 3 ปีที่แล้ว +39

    Queen hafso gabar kaqurxan walhi maarko mansha alah cunugtas walalkey wan sisan laha hadan awodo ❤️

    • @mahadmusa9820
      @mahadmusa9820 3 ปีที่แล้ว +8

      maxaa u dhaare gabdho ka qurux badan ayaa mesha buuxe quruxdaa kaa wareertay

    • @deqomohamudahmed2418
      @deqomohamudahmed2418 3 ปีที่แล้ว +11

      @@mahadmusa9820 ma arkty hhhhh qof saas u qawan wllkey yaaku darsan alle ha hanuuniyo qurux wa xijaabkee

    • @hawadahir8035
      @hawadahir8035 3 ปีที่แล้ว +1

      Horey wey ujogtay maxad ugu darsanweyday 🤔

    • @mahadmusa9820
      @mahadmusa9820 3 ปีที่แล้ว +2

      @@deqomohamudahmed2418 ilah ha ku sharfo waa runta qurux waa xijaaab

    • @deqomohamudahmed2418
      @deqomohamudahmed2418 3 ปีที่แล้ว +5

      @@mahadmusa9820 haaa sawbto ah qurux wee dhamaanee lkn aqlaaq edeb diin hadaa kuso doorato waligeeda wee kula jogeesaa waxaa celinayo diinta quruxda bdn iyo xijaabkeda mhdsanid wllo ilhy hana wada cafio

  • @hoodomahamud6939
    @hoodomahamud6939 3 ปีที่แล้ว +32

    Wale ragu kala duwan aniga odaygaga xita ima ogala sawir in aan mel so dhigayo iyana jidhkeda qayba qawan😊

    • @fadumiinafadumiina4591
      @fadumiinafadumiina4591 3 ปีที่แล้ว +6

      Acudbillah odaygada Waxaa Jeceshhyh Muxuu Kugu didayaaa ma isagaa ku dhalay naa ninka qamaan ha u noqan nin somalia faaido maleh

    • @ugaasobeauty9143
      @ugaasobeauty9143 3 ปีที่แล้ว +12

      @@fadumiinafadumiina4591 abaayo maxaa iskugu diree nin fican oo asturanaayo ee hesataa wlhi nasiib ayeey ledahay abaayo adna ninkaga ilaalsho

    • @lindaadam6139
      @lindaadam6139 3 ปีที่แล้ว +4

      hoodo manshallah allah ku barakeyo abaayo Nin waa kii xaaskisa Qarsado

    • @hoodomahamud6939
      @hoodomahamud6939 3 ปีที่แล้ว +11

      @@fadumiinafadumiina4591 wax kale wan ka diidi kara lkn qof xuman iga reebaya maxan u diidi aduunku waa afar cishe

    • @ayaanaden7978
      @ayaanaden7978 3 ปีที่แล้ว +6

      Odaygaaadaa waaa qof diin leh mcn wuunakusaxanyahay ilbaaa lagadhaxlaa sawirada iyo qaawananta hoodo ukusaxanyahay udagadaa

  • @adnaabdirahman2816
    @adnaabdirahman2816 3 ปีที่แล้ว +13

    Rasmi rays honesty lady weeye qalpi xabxab ♥️♥️♥️

  • @hamdabuluqbash1209
    @hamdabuluqbash1209 3 ปีที่แล้ว +6

    Rasmi rayz wlhi wa heego muuqdher wayka dhex muqata arooska ilhy haku dhowro wlshy burcon kaso salamaya

  • @abdihakinmysticaljoker4056
    @abdihakinmysticaljoker4056 3 ปีที่แล้ว +6

    Am sorry wll Mcn ma wanagsano in aad guriga Noloshaada munkar aad ku bilawda... wxd isweydiisa suaaalahaan1. Maxad u guursani haysaa? 2.guurku Macno ahaan maxu ka sameysanyahay xaga Diinta islaamka ?3.Sideen ku helnaa awlaad baariya oo Diinta iyo dadkiisa Anfaco?

  • @sahraisaaq5854
    @sahraisaaq5854 3 ปีที่แล้ว +11

    Subhanallah ninka xaaskiisa inuu asturo weeye

  • @mahirmohamed1911
    @mahirmohamed1911 3 ปีที่แล้ว +7

    Nairobi mrkan cmla uxisay aros 90ka wlhi, bin ali hotel, sir ali, pridon westy, wa melahan kanikin jiray😂😂😂
    Ano suit tabal ah wato, can't wait to be there wlhi,

  • @hawomohamed5760
    @hawomohamed5760 3 ปีที่แล้ว +2

    Horta ani waxan ka yaabay naagahan wax guursada inty wayen bay gbdha ku mshqulyan na islaamo uray ba thine meel friista 😍😍 mustalifo kunjeer hmblyo xbbt 🤩

    • @qureysh6434
      @qureysh6434 3 ปีที่แล้ว +1

      Aroska dambi lama qoraa layiri

  • @najmaabdi5095
    @najmaabdi5095 3 ปีที่แล้ว +6

    Qalanjo qoor dheer wataas muuq dheer dadkaa ka muuqato rasmi qurux maashaalaah waxaan kugu masaalo ma aqaan nolosha kuma xumayso abyo waan hubaa dhamays dumar inaa thy marwo

  • @amirkahiya7747
    @amirkahiya7747 3 ปีที่แล้ว +6

    Heestii Farxiya Fiska iyo Diini 😍😍😍😍Bibshe Kusoceliyay,Waan Helay Sad iyo calaf

  • @ayaanabdi1240
    @ayaanabdi1240 3 ปีที่แล้ว +3

    Subaha'Allah😭😭😭😭waxan idha xumo waye wlh...May Allah show them the right path

  • @Jaaburi
    @Jaaburi 3 ปีที่แล้ว +23

    Wax ka baro taariikhda islaamka | taariikhda dowladii cusmaaniyiinta
    👇
    th-cam.com/video/yOsL7ADQxjc/w-d-xo.html

  • @saadaomar7957
    @saadaomar7957 3 ปีที่แล้ว +16

    Mashaa Allah tabarakalah arooskiina, Allah idiin barakeeyo. walal timihiina waad asturtay laabtii dumarka ugu carawsnayad way banantahay oo waxaa loo jeedaa nasahaagii oo push- up lagu sameeyey. Oodaygaga markuu arkayna ma ku sheegin in aad is asturto(waa dayuus) Allah idin cafiyo, dhamaanteena Allah nacafiyo.

  • @farhiaahmed3621
    @farhiaahmed3621 3 ปีที่แล้ว +13

    Maxa lo guursada? Sow loma guursade in owlad bariya alle ku siye nolosha guurkadana noqote nolol qurux badan guri marki la as asaye alle laga xanajiye see ku hagaga ma la ii shegi kara yaab😏

  • @ubahmohamud1884
    @ubahmohamud1884 3 ปีที่แล้ว +9

    Abayo mustalifa maxaad iisku aasturii weeydee qorta iyo tiinta iyo Naaska

  • @jamahazadmoha4667
    @jamahazadmoha4667 3 ปีที่แล้ว +8

    waan kuqanacnay gabadhaas codkeedana waan maqalnay sida uu umacanyahy lkinse ninka waxa uu egyahya qof heestii in loo saaray lkinse waagood gabadhana mageceeda magaranayo lkinse codkeeda aad ayuu umacaanyahay heesta aysoocusbiinaysiisay mageceeda isoo qora asxaabay

  • @muniitamohamedofficall7343
    @muniitamohamedofficall7343 3 ปีที่แล้ว +45

    Sorry abaaye ina aad saah isku qaawiso maah waxa waa aduun

  • @miskoo1333
    @miskoo1333 3 ปีที่แล้ว +11

    Subxnllh arosada xubnheda banankay yalan mise ana modey😞😌alow so hadey

  • @rahhasan4535
    @rahhasan4535 3 ปีที่แล้ว +1

    SubhanaAllah way qawan tahay hadana masar xiran tahay xata nasahaga un mad asturtid SubhanaAllah Allah haku hadeyo 😥😥

  • @amirkahiya7747
    @amirkahiya7747 3 ปีที่แล้ว +32

    Hadalkaan Iga Haayo Somali Mohamed Gabdhaan Wa Gabdhi ugu Horeysati Nasaha Baneysati ,Biritole Gabdha Kle oo sidaan Subiyo iga Sugo

    • @hapiapdi4773
      @hapiapdi4773 3 ปีที่แล้ว

      Haa wllhi imkey kuwada dayan donan

    • @ninaheeg2361
      @ninaheeg2361 3 ปีที่แล้ว +1

      Ugumey horeen wlalow wax hubso

    • @xukuncisman4003
      @xukuncisman4003 2 ปีที่แล้ว

      😀😀😀

  • @princesslula6018
    @princesslula6018 3 ปีที่แล้ว +4

    Yu bensani MashAllah serious waya meshesa wuu kasobexe

  • @caraalecabdiraxmaan537
    @caraalecabdiraxmaan537 3 ปีที่แล้ว +4

    Subxanaallh
    Hal habeen qudhiya ayaad iskuqaawinaysaa
    ilaahayna waadkucaasiyaysaa

  • @manaalyarisey6404
    @manaalyarisey6404 3 ปีที่แล้ว

    Gabarta ugu horeysay ayaa ugu cod mac wlhi ee rer Nairobi haloo kaco gabartaas ee soo saara fankaa u bahan wlhi 🥰🥰🥰🥰😘

  • @amiiraahmed6445
    @amiiraahmed6445 3 ปีที่แล้ว +12

    Horta happy engagement wll qli insha allah dhismo dhaqma lkin wxoga sida rer miyinta ind uso labisato mey ahyn hhhh coz of marwad tahy at least ind isu yara xishotey ayd Always Asturnanta qurxon mrkad tashka xidhneyd dhulkad isla gashey Any how Adiga qurux mode congrats huno❤🙏

  • @sadaqalijamac4386
    @sadaqalijamac4386 3 ปีที่แล้ว +1

    Indha adag arooskeeday ka boodaa maqli jiray👋👋👋

  • @naciimoomar33
    @naciimoomar33 3 ปีที่แล้ว +8

    Subxaanalaah 😭😭😭ilaahy halaga baqo

  • @fartuunhappy8293
    @fartuunhappy8293 3 ปีที่แล้ว +5

    Ikraan ozil maxaa isku caateesay waba yaabay mankaan arkay🥱

  • @faizam523
    @faizam523 2 ปีที่แล้ว +1

    Cod ma hsysaane beenta nagsla fadhiista mixedka aad baa looga fahmayaa codkiina.

  • @nourcabdullahi
    @nourcabdullahi 3 ปีที่แล้ว +5

    Agah war wuxu maxay isu qawisay Istaaq furullah

  • @sadiqhersi5968
    @sadiqhersi5968 3 ปีที่แล้ว +2

    rasmi rays beautiful!

  • @sabrincabdiqadir1559
    @sabrincabdiqadir1559 3 ปีที่แล้ว +1

    Rasmi deyda inta ka salaamey

  • @kalsonomar3627
    @kalsonomar3627 3 ปีที่แล้ว +1

    Queen xafsa dheel mataqaan🥰hambalyo sis mustalifa nd her husband 🥀👏

  • @abdirizakmohamedshire1594
    @abdirizakmohamedshire1594 3 ปีที่แล้ว +1

    Waw nice wedding and beautiful family long life insha alah

  • @abdirahmanhazazi7677
    @abdirahmanhazazi7677 3 ปีที่แล้ว +2

    Hambaliyo mustalifa iyo libaan
    Aflaanta studio mahad sanidiin

  • @abdiazizhassan8997
    @abdiazizhassan8997 3 ปีที่แล้ว +9

    13:44 ilasoo eeg vaarta 😅😅😂😂🤣🤣

    • @idman1634
      @idman1634 3 ปีที่แล้ว

      Hhhhhh indho dherida suuxe

    • @sucdifunny7807
      @sucdifunny7807 3 ปีที่แล้ว

      Waxba oma jeedoo😂

    • @istaahiljama1479
      @istaahiljama1479 3 ปีที่แล้ว +1

      Miskiin wle ada itusy 😂

  • @siman30ahmed63
    @siman30ahmed63 3 ปีที่แล้ว +2

    Waaba nin dhago fudud hadaba dhayshey ciyartu kadaba fahmaya su sidii ula kenaya kkkkk funny man
    Iga walle 😁😁😆😆👌

  • @mstudio8094
    @mstudio8094 3 ปีที่แล้ว +1

    Yaa waayo dadka halkan u imaaday marka ay ceysay Darisle Abdi si ninkeeda ay u arkaan??????? Like ta Saar.

  • @halimomohamed6166
    @halimomohamed6166 3 ปีที่แล้ว +1

    Ma sha Allah rasmi cod baa ku dhamaaday

  • @Hitthesack94
    @Hitthesack94 3 ปีที่แล้ว

    War saxibkey walhi inaba caadi maha sxb aroos kala xiran ayaad dhigatey mashallah

  • @goldenzeii7421
    @goldenzeii7421 3 ปีที่แล้ว +1

    Biibshe mi fev singer♥️🥰🥰

  • @umuamiin4954
    @umuamiin4954 3 ปีที่แล้ว

    Mustalifo cabtoy ma thy xethy saa iska dhigty subxanallaah rabigaa u towbad keen xasbiyallaah

  • @nastehamohamed875
    @nastehamohamed875 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha hanoonsho mexeey san dhan iskugu qabeesay

  • @nasraabdalla7770
    @nasraabdalla7770 3 ปีที่แล้ว +1

    Qofta uhoreyso oo heseysa ma baraa mise anigaa mooda😅😅😂😂😂🙈

  • @zamzamabdullahi2168
    @zamzamabdullahi2168 3 ปีที่แล้ว +1

    Hadal wacan iyow asturnaaan kulahaaaa allah mxaa hesaha dadkah lgu walayaaa sidan ma asturnanbaaa😰😰😭😭

    • @Iskufilan_3
      @Iskufilan_3 3 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂 ma argty yaab argny

  • @sacdiyoxasan3265
    @sacdiyoxasan3265 3 ปีที่แล้ว +1

    Bisinkiyow san maxay ahyd naaso lo jedaa kan hada maxu gursadey asiga lagursadey qof la iska wad wada u egyhy nagto indha adkaa
    Furinka ma dhero bari lamaqla wa garoob ilhy haku so hanuunsho

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 3 ปีที่แล้ว +9

    subxanalaah aroosadu way qaawantahay

  • @bayanhaji5819
    @bayanhaji5819 3 ปีที่แล้ว +4

    Wlh sidaan qurux maaha ninkada waad ceebeysay

  • @abdisamadofficial3663
    @abdisamadofficial3663 3 ปีที่แล้ว +1

    igraan ozol mana waalee mar butac mar qaliir wah

  • @najmanashaaad6744
    @najmanashaaad6744 3 ปีที่แล้ว +1

    Asturnan ahaa istaqfurullh nayaaa

  • @nasraabdalla7770
    @nasraabdalla7770 3 ปีที่แล้ว +4

    Ozil marna caato marna butac yaa illa yaaban 😂😂😂😂😂🙈

  • @filsanxuseencabdi2958
    @filsanxuseencabdi2958 3 ปีที่แล้ว +9

    Rasmi rays ugu shidan mesha m.❤❤💋🥰👌

  • @sumayafaraxsumayafarax932
    @sumayafaraxsumayafarax932 3 ปีที่แล้ว

    Farxad badan ku waraaa mustaflifa 🎂👸🏻💜🧡🤲💋🥀💗💝💗

  • @fadnanoor5121
    @fadnanoor5121 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashacala

  • @qatromaxamed2531
    @qatromaxamed2531 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going my sister

  • @quenhellyshahkhan5710
    @quenhellyshahkhan5710 3 ปีที่แล้ว

    Hamlyo hamlyo wllshey queen mustalifo qurux 🌺🌺🌺❤❤❤🤲🏽🤲🏽🤲🏽🧡🧡🧡💋💋💋🙊👰👰👰👰👰👰👰👰👰👰👰

  • @Muwahib_khayre
    @Muwahib_khayre 3 ปีที่แล้ว

    Woooooooooooooow👏👏👏👏
    Masha Allah Isku waara

  • @UbahBaaruud
    @UbahBaaruud 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh mapruuk

  • @hanasomali6443
    @hanasomali6443 3 ปีที่แล้ว

    Msha alah habalyo habalyo isku ware amin amin yarabi ♥️♥️♥️🌹💕💕💕🌹♥️💕🌹🌹🎂🎂💫💫🎂🎂

  • @munamohamed8183
    @munamohamed8183 3 ปีที่แล้ว +2

    Xabadkaaba banaanka yaale tiinta haafkeeda danbe maxaa laga qariyay 🥵

  • @abubakar1065
    @abubakar1065 3 ปีที่แล้ว

    Wow my diiga mustalifa

  • @deqaosman4224
    @deqaosman4224 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxanalah maxa uqarson gabadhan waxaba kadaran ninka naagtisa oo caro banaan fiirsanaya

  • @umuismail3272
    @umuismail3272 3 ปีที่แล้ว

    Hadii Ay gabadha aroosada nafteeda unixiwaysay may wayday cid unaxda oo dhahda naasaha qarso

  • @user-he1uq4nj2m
    @user-he1uq4nj2m 10 หลายเดือนก่อน

    shale saas ahed maantana lismala joko xaaka xun😢

  • @hodankarshe9441
    @hodankarshe9441 3 ปีที่แล้ว +7

    Ikraan ozil xaadaare 🤣🤣🤣🤣soo tii cayilneed ayan hore

    • @ramlahusseinali7646
      @ramlahusseinali7646 3 ปีที่แล้ว +1

      Wllh commnt ka hdlaaya raadinaye mntoo dhan🤣🤣vaarka maila argtay

    • @caashocuud9105
      @caashocuud9105 3 ปีที่แล้ว +1

      Ayda miya surtgl mhn waxas ange mangu Ciyari gorme cato noqte tolow mexe kuctowde ana isticmle

    • @ramlahusseinali7646
      @ramlahusseinali7646 3 ปีที่แล้ว

      @@caashocuud9105 yaap! Jirjiroole😅

    • @asmushmoha4964
      @asmushmoha4964 3 ปีที่แล้ว

      3 bilooD ba dhmaady dee😂😂

  • @safiyaaden9433
    @safiyaaden9433 3 ปีที่แล้ว

    Congratulations sister

  • @abdifatahduchtholland5473
    @abdifatahduchtholland5473 3 ปีที่แล้ว

    hawia ik het echt waar

  • @abubakar1065
    @abubakar1065 3 ปีที่แล้ว

    Wow gabadena ❤❤❤❤👏👏

  • @abshirmaktal6791
    @abshirmaktal6791 2 ปีที่แล้ว

    xaqiiqdi mustalifo naasahago nita aan ka aragna aroskaga waa fi can yihiin laakiin siilkaga woo wanyahay marka afkaaga larko

  • @MaanQaboojeLyrics
    @MaanQaboojeLyrics 3 ปีที่แล้ว +1

    Rasmi rys oo shumisy besaani ya ila argty

  • @amalkaaba3178
    @amalkaaba3178 3 ปีที่แล้ว

    Congratulations sis mustalifa

  • @zamiirabdullah1932
    @zamiirabdullah1932 3 ปีที่แล้ว

    Apti keep going pan idin ledahay wax kala garanmaayee

  • @nasmacumar3406
    @nasmacumar3406 3 ปีที่แล้ว +1

    Ninku cod xuma heesta ciyarta ka da

  • @xamdimuqtaarmaxamed4208
    @xamdimuqtaarmaxamed4208 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah abayo isku wara

  • @adnajama3185
    @adnajama3185 3 ปีที่แล้ว

    Mustalifa farxad Ku nolow apayo ❤💑

  • @nasimasead2419
    @nasimasead2419 3 ปีที่แล้ว +4

    Ikraaan osli mxa ku dhcy

  • @haweyamohamud4803
    @haweyamohamud4803 3 ปีที่แล้ว

    Congratulations

  • @tuugtuugdhalay7744
    @tuugtuugdhalay7744 3 ปีที่แล้ว +4

    Kuma hambalyeeyno mustaliifaay waayo qalbigeyga ku raacay aad baan kugu waashay ma aqaan sidan kugu ilaawi doono arooskaga qalbi jab buu ii geeystay comment masii qori karo ilmadaan ceshan la,ahy
    Weli waan kaa samri la,ahy😭😭😭

    • @khadijahasan6776
      @khadijahasan6776 3 ปีที่แล้ว +1

      Waa sheko kalle 😂😂😂😉

    • @nonamenoface2957
      @nonamenoface2957 3 ปีที่แล้ว +2

      Nio laxan maku saraa musica ahmed furinle joga kuso hees kkkkkk

    • @bakeyleofficial6967
      @bakeyleofficial6967 3 ปีที่แล้ว +1

      Naag caawa lugaheeda lakala taagi rabo miyaa ka maarmi la'dahay😂
      agteeda ha isku tagin gus ayada lala soo gafay yuusan ku dakhrin😂😂😂

    • @khadijahasan6776
      @khadijahasan6776 3 ปีที่แล้ว

      @@bakeyleofficial6967 Astaqfurraalh war la xishow wilka 😂😂😂😂🙈🙈

    • @khadijahasan6776
      @khadijahasan6776 3 ปีที่แล้ว +1

      @@nonamenoface2957 😂😂😂😂😂

  • @nadiirayuusuf6887
    @nadiirayuusuf6887 3 ปีที่แล้ว +1

    Bisinka naagta caadi u qaawantay kaba darane kan qabaa xoolo miyaaa mise wuu cabsanyay sooti xaaskaaga kali kuu ahaan jirtay waxay naagtan dadkii oo dhan fasahaadisay 😭😭 waa la cabsanyaaa ila tay

    • @bintuissa9151
      @bintuissa9151 3 ปีที่แล้ว

      Adi yaa xaq ku siyay inad ka hadasho madama aad Diinta fahan santahay quruxeey😂😂😂 kuso caanbax bay katahay ee maha nastexo uurtoy

    • @nadiirayuusuf6887
      @nadiirayuusuf6887 3 ปีที่แล้ว

      @@bintuissa9151 ma ehelkaaga

  • @nasraabdidahir2497
    @nasraabdidahir2497 3 ปีที่แล้ว

    Hamplyo manshalh

  • @zaaanc7008
    @zaaanc7008 2 ปีที่แล้ว

    WAA LA FURAY MAQLAY RUN MIYAA??

  • @nimcocalixasan6103
    @nimcocalixasan6103 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanalah

  • @ayaansalaad7062
    @ayaansalaad7062 3 ปีที่แล้ว +2

    Hambalyo🥰👸

  • @umuabdirhmn5147
    @umuabdirhmn5147 3 ปีที่แล้ว

    Shumeey adoo tima qawan wali kuma arkin mxaa ku hely sistr dad.inta ku daysneysid mel xun yee maa ridin saan waka ronajirty

  • @ilhaanhussain5407
    @ilhaanhussain5407 3 ปีที่แล้ว

    SubxanaAllah Allow so hanoni gabdhahaa

  • @beelo2214
    @beelo2214 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah gawar waheshay hasi den geesiya caqli baden Mashallah

  • @fatimaidil1833
    @fatimaidil1833 3 ปีที่แล้ว

    Gabdhaha xiliyada arooska maxee isku qaawiyaan waa yaabe
    Ma dhib baa hadaan is asturo
    Mise waa reer baadiyanimo😀😀😀😀

  • @abdifatahduchtholland5473
    @abdifatahduchtholland5473 3 ปีที่แล้ว

    waaa dilo hawia hawia oo kher leh lama zhan ina Apow hhhhh

  • @hanideeqsan5860
    @hanideeqsan5860 3 ปีที่แล้ว +4

    Xageen kehela talow biibshe

  • @maryanahmed6356
    @maryanahmed6356 3 ปีที่แล้ว

    Mxy madaxa ka asturtay nasahedi ba qawane subxanalah

    • @basromuqtaar4825
      @basromuqtaar4825 3 ปีที่แล้ว

      ma ila arkty naska iny so duraty natusosa

  • @asadnuur6986
    @asadnuur6986 3 ปีที่แล้ว +1

    biibshe🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥💯

  • @pearlsiaa_99
    @pearlsiaa_99 3 ปีที่แล้ว

    Wllhi ninkeeda wuxuu kaqajilsanyahay qaawnideeda 😥 inta ila aragty