DEGMOOYINKA PUNTLAND (Puntland Districts)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 35

  • @qadanqueen3478
    @qadanqueen3478 7 ปีที่แล้ว +6

    dhulka mj wacada waa wadan balaran oo somaliyeed cid lagaxigaa majiro ilaahoow barkee

    • @daariqahmed8297
      @daariqahmed8297 6 ปีที่แล้ว +1

      qadan queen : 😂😂😂 MJ de war adeer harti Darood dheh MJ harti darood bay ka mid tahay waxayna isla dhashen dhulbahante , warsangali , dashiishe iyo kaski-qabe

  • @goonfartankiixalay
    @goonfartankiixalay 13 ปีที่แล้ว +3

    mahsa alaah waa shaqo fiican aa wadiin nimanka soo duubay
    sii wada ilaahay ha idin caawiyo

  • @nabaddoon2955
    @nabaddoon2955 12 ปีที่แล้ว +4

    am ageinsta people who hate one onther
    puntland is not for one clan is for all somali
    viva somaliya people

  • @abdikable
    @abdikable 12 ปีที่แล้ว

    thanks for a great video. and thanks for taking me bak to memory lane

  • @abdiqadarhusseinabdihanshi2068
    @abdiqadarhusseinabdihanshi2068 8 ปีที่แล้ว +2

    mashaalah puntland cadi maaha sibo bosaaso

  • @Nurrfoundation
    @Nurrfoundation 12 ปีที่แล้ว +1

    am American Puntlander and love puntland as well. please any that lives in Puntland why are we wasting out time with the rest of Somalia, its a lost cost if anyone understands what am saying. Puntland should be a Country/expand the land. we are wasting our time and money to a people that care so little about what they did to Darod people. we were the victims of the civil war but we are the one trying to help/ friendly with this people. its like the Jew liking the Nazi really. Punt Nation love

  • @malmo4235
    @malmo4235 11 ปีที่แล้ว +4

    majeerteen waa niman balaaya ah walahi wuu tashtay wixii larabo maa la isku sheegaa... haba iska dhib badnadan oo ha iska xukun jeclaado lkn a dad karti iyo xadaarad iyo gal gal ilahy siiyeey.... hambalyo fom hargeisa

    • @mohamedabdikaafi6573
      @mohamedabdikaafi6573 7 ปีที่แล้ว

      thanka bwe yre lkn iga ilaali bahasha yaah bwe

    • @daariqahmed8297
      @daariqahmed8297 6 ปีที่แล้ว

      : adeer majeerten waa beel ka mida beelaha puntland , puntland waxa leh harti darood oo majeerten ka mid yahay ,

    • @sundusmohamed5956
      @sundusmohamed5956 5 ปีที่แล้ว

      Walal Puntland waxaa leh qabiilo badan xataa Darood bes mako’eko qabiilo badan ayaa degta

  • @MrFARUUQ
    @MrFARUUQ 12 ปีที่แล้ว

    trusst its the main city but respect for our brotha for making this video!!

  • @ismailmohamed1380
    @ismailmohamed1380 7 ปีที่แล้ว

    mashallaaah puntland wn u riyaaqnay guul

  • @ClassicOrfiTV
    @ClassicOrfiTV 11 ปีที่แล้ว +6

    DAROOD LAND WAYE SAXIIB

    • @sundusmohamed5956
      @sundusmohamed5956 5 ปีที่แล้ว

      Gucci Louie No , Puntland Somali baa leh

    • @mohamedjacelow8727
      @mohamedjacelow8727 3 ปีที่แล้ว

      @@sundusmohamed5956 somali ba leh xita asaga wa qaldanyahay darood oo idil kama dhaxeeso puntland majerteen Dadkii leyga beeray aya leh wa dhulkeena lkn somali oo idil xur ayey u tahay wey tagi karta

  • @nabaddoon2955
    @nabaddoon2955 12 ปีที่แล้ว +4

    hawiye darood isaq a same for puntland
    dhamaan somalida weey usimanyihiin puntland
    yaan lakala xigsanin fadlaan

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 6 ปีที่แล้ว

      Waa sax wlhi bosaso soomaali oo dhan baa dagan 5ta soomaaliba

  • @Muniid99
    @Muniid99 8 ปีที่แล้ว +2

    Hal qeyb baad sheegtay, aaway intii kale ? Where's the rest ??1. Garowe, 2. Galdogob, 3. Buhoodle 4. Laas-Caanood 5. Burtinle 6. Badhan 7. Qandala 8.Laas-Qoray 9. Ceerigaabo 10. iskushuban 11. Bender Bayla 12 Caluula 13 Raas-Caseyr. intaas waa degmooyinka hore oo ka maqan videoga. Waxaa kale oo Jira magaalooyin cusub oo gadaal ka dhismay oo tiro badan. Ama kuligood soo wada bandhig ama xaafada ciyaarta ka daa lol.

  • @shankaroonali751
    @shankaroonali751 10 ปีที่แล้ว

    maasha allaah dhul soomaaliyeed hadana puntland

  • @DJHooDsTaR11
    @DJHooDsTaR11 12 ปีที่แล้ว

    VIVA QARDHO MY CITY!!

  • @wanjey6438
    @wanjey6438 8 ปีที่แล้ว +1

    Meeye gurigaayagii garoowe war waa maxay foodada aa wada

  • @ghboy2914
    @ghboy2914 5 ปีที่แล้ว

    Tuulooyin? Mise degmoyin?

  • @muqdishah
    @muqdishah 11 ปีที่แล้ว +2

    xeebta waxaad ka abuurtiin narajiin ama qombe wax yarbuu kubaxaa biyan uma baahna waxii tusaale ama tusma ah igala soo xiriira facebooga somali chips

  • @patorenking988
    @patorenking988 6 ปีที่แล้ว

    2006 like

  • @mohamedaden1392
    @mohamedaden1392 9 ปีที่แล้ว +1

    aaway Burtinle

    • @qadanbisle8132
      @qadanbisle8132 9 ปีที่แล้ว

      mansha allah dhulka mj caadi mahan ilahoow usiyadi quruxda iyo xasiloonida

  • @asiyafarah2987
    @asiyafarah2987 8 ปีที่แล้ว +1

    kkkkkk waa caadiy qofwaliba waxaa uu rabo ayuu qoriy karaa kulahaaa las canood buhoodle cerigaabo iyo qaar kale oo badaan waah waah waxaasa faan la yidhahdaa (ma cruuf)

    • @daariqahmed8297
      @daariqahmed8297 6 ปีที่แล้ว +1

      Asiya Farah : haa aniga reer sool ah waliba xudun ah oo laandheraha dhulka ugu badan dega , puntland baanu ka mid nahay waayo Sidaa uu idoor isugu maranyahay si ka daran baanu isugu maranahay oo harti darood waa habar yoonis oo kale , oo laandhere noqdayo dhul baladhan , tariikh , geesinimo , badnan , cilmi , hanti iyo waliba khayrad isku darsaday marka in nala kala guro waa runta , waayo somali badan baan ogayn in dhulbahante iyo majeerten iyo warsangali isku Aabe yihiin , oo ay wllo laxmiya yihiin , kuwo yaqaan oo is yeelyelayo laangabayana way jiran sida idoorka oo ka baqaya in labada tuule galbeed KU yaala laga qaado iyagana la xasuuqo

  • @MrDaha45
    @MrDaha45 12 ปีที่แล้ว

    Garoowe?

  • @flognships
    @flognships 11 ปีที่แล้ว

    this is biased except bossaso we love bossaso city of all

  • @njeepzxzxxhuuhaa7262
    @njeepzxzxxhuuhaa7262 8 ปีที่แล้ว +1

    pig ♡ galkacyo

  • @qamaan37
    @qamaan37 12 ปีที่แล้ว

    adoo puntland iyo bilicdeeda natusahayo ayaad hadana waxaad saareysaa hees ah.Barri lamma dagaan ahoo,bidhaan xoolo nool iyo bar ugaar ah lagu arrag. sheeg macnahaaga waryaa,miyaad na amaanaysaa mise waad nacaayeysaa.