Akhas walee somali wax ma garato qof ku leh wadankayga nooga bax inaad kula sii gorgortantaan yaan la soo celin dadkaasi wa ceeb dawlad somaliya ku tahay
Somaliyeey boycott ku same ya VOA Palestine waxuu ugu yeeray maxaabiis Israel waxuu ku sheegay la heyste waa luqada gumeeystahaha waxaa warka aay usoo gudbiyaaan somaaaali somaliduna mashruuca gumeystahaha kama gadi kartaaaan.
Soomaali Daan la yaabeey wadani wada ajnabi ah beey wada joogaan xoogaa wadanka Soomaaliya joogtaan waa la laraafaa Soomaalida Qurbaha joogtana hadii la raafoo calaacal oohin is Qabsanee ee Taas aan fahmi waayeey miskiin nagu hoos nool ma arki karnoo 😂 anagana Dadkaan la raafayoo wadamadooda inaan joogno ku xaragoono baan rabnaa micnahaas baan wali fahmin bal hala Ii sharaxooo ❤ Asxaabeey😂😂😂
Gaalki Quraanka Kariimka Qubay Haadi la diilay Allhamdulilah,
Allahu Akbar wa guul iyo talabo fican o u qaday ninki dilay galkan xun
Alx alx waa wax lagu farxo Dilkii Gaalkii Kitaabka Qur'aanka horay u gubay
Kitaabka Quraanka cadaalad ayuu helay. Ilaahay asagaa ilaalsanaayo diintiisa.
Mashalaah ninka dilay mujrimkii kitabka gubay
ALLAH AKBAR
JAHNAM BAA LOO DIRAY IS QAADQAAD IYO KIBIR GAALAADDII KAA HORSYSAA EEDAY OO KAA AWOODAA BADNAA
Allahu akbar
Qofka dilay gaalkas waa mujaahid caawa
Mnsha ALLAH
Marhadii la dilay kii gubay kitaabaka QU,RAANAKA KARIIMKA AH
Ilaahayba mahadle guuul wayn kuusugay faalaastin iyo gobanimo aharafle shahado xaq ah ayay qaten faalaastin iyo guuuul wayn insha alaaah
👋 Weriye Max,d Colaad Hassan.
Allahu akbar ninkiii togtay janada Allaha geeyo
Ilaahow dhame maraykan waa cadaw wayn musibo dag dag ah haa kudhacdo maraykan insha alaah
maamulka puntland waan ku bogaadinayaa raafka dadka ajnabiga ah.
Qasa ilaahayba quuwad iyo abodisa kuucawiyay ilaahayba dufaacaya qasa insha alaah guuuul wayn
Wa idin salamay aqyarta ❤❤❤
Scw scw
👋 Weriye Sandheere.
farxan ayay nootahay in ladilay gaalkii gubay kitaabka quranka ninka dilay alle hanadii hageeyo gaalkaasna naarta alle haku fogeeyo
Hadi la diilaay gaalki quranka gubay wa alle mahadi Ki ku xaadguudba diinta wa in la dilaa
Sas aala rabaa hiori u sosda ❤
Maraykan waa cusiri xun
Diyaarada military magaceeda waa
black hawk helicopter. Down-ta ka reeb.
Maraykan iyo israil waa cadaw ilaahay haabaabiyo jaab wayn kuurido musibo dag dag ah insha alaah
Tuuram laasodhacdo diyarad insha alaah
Guul putland ❤❤❤❤
Ma afhayeebka dowlada ayaa tahay madowlada wax cad sheegta ma kusiisaa waraysayi xor ah oo toos ah
9:29 ninka kamarada eegaya qabta isna waa ethopian😂😂😂
Xasan gurguurte wixii uu lacag ku helayo waa ogolaanayaa
Lama Dilin Balse
New face
New name
New Passport Waa Annigu
Sidaan Qabo.
O Wxd leedahay arinkan waa been abuur si loo badbaadiyo
Waa kugu raacsanahay waana wax dhici Kara
Asc 🎉🎉🎉❤❤❤
Allahu Akbar 💪 💪 💪
Allahu Akbar 💪 💪 💪
Mujrimki kutubka Qur'anka kubay hadi la dilay jahanama Illahay haku fogeeyo
Xazidabatahay ueriyeuraya wasaqdhihatay yahu
Itobiyan inaad dhahdiin baa fcnan lahed lkn oromada wa qolo itobiya Dagan weye lkn Landhernimadoda ayad mujisen marki hore ba dad jano ka tagey oo Azaab aade weyn
Dani Trump camal oo noqday kkkkkkk
Akhas walee somali wax ma garato qof ku leh wadankayga nooga bax inaad kula sii gorgortantaan yaan la soo celin dadkaasi wa ceeb dawlad somaliya ku tahay
Black hawk down kulahaa that was a movie jaahil 😅
down haduu ka reebo waa nooca helicopterka
Somaliyeey boycott ku same ya VOA Palestine waxuu ugu yeeray maxaabiis Israel waxuu ku sheegay la heyste waa luqada gumeeystahaha waxaa warka aay usoo gudbiyaaan somaaaali somaliduna mashruuca gumeystahaha kama gadi kartaaaan.
Adeer baqtigaga lacag canshuur ba laga raba😡😡😡 waligaba dhalo garaac caruur bu na mooday.

6 😮😮😊is 🎉😂😂f
Allahu akbar
Allahu akbar