Tafsiirka Darsiga 272aad WAAQICA 17 ilaa...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024
  • FADLAN SUBSCRIBE SAAR CHANELKA RASMIGA AH EE SH DIRIR SI AY KUU SOO GAADHAAN VEDIO-YADA CUSUB
    SHARE GAREE VEDIO-GA SI KHAYRKU WALAALAHA KALE U GAADHO

ความคิดเห็น • 33

  • @Ss53426
    @Ss53426 2 ปีที่แล้ว +18

    Tafsiirka sh.Dirir:
    Waxyaabaha Guud ee سورة الواقعة ka hadlayso iyo faaoidooyinka suurada laga Qaadanayo:
    💥Wadyaabaha Guud ee suuradu ka hadlayso:
    🍃Waxay isku mawduuc yihiin suuratu الرحمن oo makala foga keliya waxay la dheertay waa inuu illaahay kaga waramay:
    🍃Marka hore illaahay wuxuu soo bandhigayaa qiyaamaha iyo isbadalkan wayn ee soo socda ee lama huraanka.
    🍃 Adoomaha ayuu ilaahay baraarujinaya.
    🍃Awoodihiisana ilaahay ummadda wuu u cadaynayaa.
    🍃 inay iyagu iska diyaar garoobaan kol hadi halkaasi tahay xaqa ehlu naarka iyo ehlu jananaha qola walba abaalmarintooda ayuu xusi doona.
    🍃Awoodihiisa iyo aayaadkiisa la yaabka badan ee cirka/dhulka/ xidigahaaynu ka arkayno nimcooyinka alle inoogu deeqay.
    🍃Qofku marku Aduunka kasii tagaayo aduunka iyo sida uu u Awood daran yahay Ee aan cidna wax ugu qaban karin ayuu alle inoogu soo bamdhigayaa .
    💥Faaiidooyinka suurada laga Qaadanayo:
    1: qiiyamaha taariikhdiisa lama sii sheegin ee waa kadiso.
    2: wax beenin karaa ma jiro Qiyaamaha oo wabay dhacday malintaa qofwaliba indhihiisa ayuu ku arkayaa rumayntaana cid ka aqbali mayso.
    3: Natiijooyinka ka dhalanaaya maalinta marka suurta la afuufowaxa ka mida:
    🌸Qofki Diin lahaa alle wuu sharfayaa maalintaa.
    🌸Qofka aan mabda' iyo caqiido toona lahayna wuu dulaynayaa maalinta.
    4: Dadku waa 3 qaybood maalinkaa Qiyaamaha:
    🌸Qolo Kitaabka looga dhiibay midigta .
    🌸Qolo Bidixda looga dhiibay
    🌸kuwo السابقون la dhaho oo ka horeeya kuwa midigta looga dhiibay kitaabka, Allena uuga dhow .
    5: meelaha alle kuso dhaweeyey waxa ka mida Beero nimcooyinkeedu aanay dhamaanayn.
    6: Erayga إذا waxaaloo isticmaalaa shayga mustaqbal xaqiiqada ee jiritaankiisu dhab yahay halka إذ loo isticmaalo wixii tegay.
    Erayga: إن waxa loo isticmaalaa wixi dhacay ama aan dhicin.
    7: Amaan waxa ugu filan dadka wanaagsan in la yiri waa qolada midigta halka kuwa bidixda laga siiyeyna intaa ay ceeb ugu filantay.
    8: inta qofku uu joogo daartan aduunyo waxa looga baahanyahay inu ismiisaamo iskuna miisamo sifaadka wanaagsan .
    9: Aduunku waa tartan qofka dheerayaana ilaahay uu u dhowaanayo qofka mu"minkaa keliya waxa qanciya udhowaansha ilaahay iyo raali ahaanshaha alle .
    10: Dadka saalixiinta ee tartankaa ku badiyey waxay inaga mudanyihiin :
    🌸inaynu amaano kuna dayano
    🌸 Inaynu caayno ama eedayno inagama istaahilaan.
    11:Janada laguma Gaboobo Rafaadna ma leh oo waxa ku diyaarsan shaqaale jajaban.
    12: nimcooyinka yaala janada waxa lagu gaadhaa rajo iyo camal ee yididiilo laguma helo.
    13; laguma maqlo hadal ku dhibaaya janada dhexdeeda.
    14: Nimcooyinkaa janada waxa helaaya qofka ku sabra tacabka aduunka.
    15: waxa ku kulmay xuurul caynta :
    🌼Muqaal wanaagsan
    🌼Dhaqan wanaagsan.
    16: Qof Gaboobay ma Gelaayo janada ee asagoo dhalinyaro laga dhigay ayuu janada gelayaa.
    🍃 17: Abaal marinta أصحاب الشمال:
    🌼Biyo kulul ayaa gudaha loo Geliyay سموم kuna Dubka iyo Diirka ayuu ka leefayaa.
    🌼Hadhkoodu waa midaan qabow iyo nasasho toona lahayn.
    🍃18: waxyaabaha ay ku mutaysteen cadaabta:
    🌸 Nimcooyinka alle siiyey ayey si xun u isticmaaleen.
    🌸 Dunuubta waawayn ay Daaimeen Sida gaalnimada .
    19:Erayga كان waxa loo isticmaalaa :qofku marku wax joogtayo.
    20: jees jees iyo Dafiraad ayay isku darsadeen.
    21: Dadkii hore iyo kuwooda Danbaba waa lasoo saaraya maalin alle uun garanaayo waana qiyaamada.
    22: Geedka الزقوم aan gaajo kaa bi'ineyn iyo biyo kulul oo layskaga dajinaayo gaajana ma biiyaan haraadna ma biiyaan ayaa naarta yaala.
    23: kelmada الهيم :
    🌼Mar waa Geela biyaha aan ka dharkinba ee caba uun.
    🌼Marna waa Dhulka buska ah ee biyaha liqa.
    24: Nimcada qudheedu waa imtixaan.
    25: Nimcada oo la badsado waa laysku dhex iloobaa hadhowna
    Kibir ayaa laga dhaxlaa Kibirka, nimcada Allena waxa lagu mutaystaa naarta.
    26: illaahay hadaad u tawbad keento wax kasto sameeyoo waxaad ka dhigantay inaanad danbi galinba .
    27: Ehlu naarku inay si walba u cadaabanyihiin ayuu alle inoo sheegay si aynu u cabsano.
    28: Alle wuxuu ina siiyey fursad wayn oo ah ina aynu aduunkan nimi si aynu Aakhiro ugu shaqaysano.
    29: Beeraha waa mid ka mida nimcooyinka alle ina siiyey.
    30: nimcooyinka ilaahay markaad Garato inaad ugu mahadnaqdaa ayay mudanyihiin.
    31: Qofna alle kama baxsan karaayo.
    32: kitaabka illahay ma Taabtaan kuwa aan la Daahirinin.
    33: waxa layidhaahdaa مقرب : waa qofka wajibaadka sameeya, sunayaasha sameeya,xaraamta ka fogaada, shubahaadka iyo karaahiyaadkana iska daaya.
    34:kelmada رَوْح :
    🌼waa Raxmad
    🌼 marna waa Raaxo.
    35: waxa laydhaahdaa أصحاب اليمين :waa ka wajibaadka Gutay xaraamtana ka fogaaday.
    Inanbaa qortay.

  • @maxamedsaki
    @maxamedsaki 3 ปีที่แล้ว +2

    Allaw cimriga iyo caafimaadka iyo caqliga iyo ubadka u barakee Shiikheena qaaliga ah Shiikh Maxamed Shiikh Cumar Diri

  • @Simiqurux
    @Simiqurux 28 วันที่ผ่านมา +1

    Jazakallahu kheir barakallahufiik ❤

  • @guledyatana7552
    @guledyatana7552 3 ปีที่แล้ว +2

    Sheekh muxamed sheekh cumar dirir jazakalaahul khayran

  • @macalincabdifataxonlinequr9753
    @macalincabdifataxonlinequr9753 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansh allaah alle ha inoobarakeeyo caalimkeena wayn sh maxamed sh cumar dirir waa sheekh sheekhsiidhalay

  • @mohamedaxmed9610
    @mohamedaxmed9610 3 ปีที่แล้ว +3

    7 suulka foorooriyey ILLAHA QALBIGOODA HAA FOROORIYO AMIIN AMIIIIN AMIIN

  • @kaltoumomar8024
    @kaltoumomar8024 5 หลายเดือนก่อน

    Allah camal kaaga khayr leh ha kaa abaal mariyo danbigaaga iyo kaayagana allaha inoo dhaafo aamiin

  • @fartuunmuhudiin8651
    @fartuunmuhudiin8651 3 ปีที่แล้ว +2

    Allah akbar alx

  • @abdelghaniahmed8704
    @abdelghaniahmed8704 3 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah shiikh maxamed cumar diriir Allah haku xafido aduun iyo akhiraba

  • @iidmohamed9618
    @iidmohamed9618 3 ปีที่แล้ว +2

    Jazaallahu khayra

  • @ayubmohamedhassan
    @ayubmohamedhassan 2 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah

  • @bile-25
    @bile-25 ปีที่แล้ว

    ALLAH Akbar

  • @abdiosman100
    @abdiosman100 2 ปีที่แล้ว

    Baarakallah shiekh Maxamed cumar dirir

  • @bashirabdullahi4374
    @bashirabdullahi4374 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazakalahu kheyran Sheikh Maxamed Cumar Dirir.

  • @Fihiimoahmedsheekh-bc5fn
    @Fihiimoahmedsheekh-bc5fn 9 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خير الجزاء يا شيخنا

  • @maxamedkhaliif1530
    @maxamedkhaliif1530 ปีที่แล้ว

    Mansha Allaah

  • @babd2176
    @babd2176 ปีที่แล้ว

    MashaAllah 😍

  • @sahroali1967
    @sahroali1967 3 ปีที่แล้ว

    Amiin yaa rabi jazakallahu kheyr

  • @fardowsamoalim4507
    @fardowsamoalim4507 8 หลายเดือนก่อน

    ❤ mash Allah

  • @RodaDjama-z6m
    @RodaDjama-z6m 5 หลายเดือนก่อน

    Mashallah ❤❤❤❤ xafida

  • @fardowsamoalim4507
    @fardowsamoalim4507 8 หลายเดือนก่อน

    Masha alah

  • @maxamedismaaciil3627
    @maxamedismaaciil3627 3 หลายเดือนก่อน

    Alle haka abaal mariyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @aanoleosman3157
    @aanoleosman3157 21 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤

  • @asmahassan3741
    @asmahassan3741 ปีที่แล้ว

  • @garweynehandal796
    @garweynehandal796 2 ปีที่แล้ว

    Safiraada suuratul yaasuiin iyo wasaafaat

  • @abdukadirhashi3748
    @abdukadirhashi3748 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa alaah

  • @axmedcalicilmifaaraxaxmedcalic
    @axmedcalicilmifaaraxaxmedcalic 22 วันที่ผ่านมา

    axmed cali cilmi faarax as are ABC 101

  • @jimcaleyare5135
    @jimcaleyare5135 3 ปีที่แล้ว +1

    maxaa ka macaan hadalka ilahay subxanah ilahay shiikeena ha inoo dayo

  • @abdinurkosar8602
    @abdinurkosar8602 3 ปีที่แล้ว

    waxaan u horimari lanahay waxaa umada horboodaya kuwii inoogu liitay!!!!!

  • @guledyatana7552
    @guledyatana7552 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh muxamed sheekh cumar dirir jazakalaahul khayran

  • @user-qh1pi4of8w
    @user-qh1pi4of8w 3 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله