#LAASCAANO
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 5 ก.พ. 2025
- #BritSomaliTV
FAYSAL ROOBLE OO SI LAYAABLEH OGA HADLAY "20-QOF EE LAGU DILAY' MAGAALADA LAASCAANO IYO CIDDA KA MASUULKA AH
KYIV, Jan 2 (Reuters) - Russia acknowledged on Monday that scores of its troops were killed in one of the Ukraine war's deadliest strikes, drawing demands from Russian nationalist bloggers for commanders to be punished for housing soldiers alongside an ammunition dump.
Russia's defence ministry said 63 soldiers had died in the fiery blast which destroyed a temporary barracks in a former vocational college in Makiivka, twin city of the Russian-occupied regional capital of Donetsk in eastern Ukraine.
GOD SAVE THE KING CHARLES III
KING CHARLES III
THE QUEEN
Brit Somali TV
Bitcoin
The psychological weight loss strategy
bitcoin news
Dr Mula Ali
Dr Mula Ali Kurdistani
see some weird treats
Abdihafid Mahamud Jama
weight loss tips
St George's Chapel Windsor
Canadians say goodbye to the Queen
HOW DO YOU PRONOUNCE SOME OF THE MOST DIFFICULT ENGLISH WORDS?
diet plan
diet plan to lose weight fast
diet plan to lose weight fast in tamil
diet plan to lose weight fast in tamil for girl
heeso cusub 2022
diet plan to lose weight fast for women
BRITISH ACCENT
Argentina world cup 2022
FADLAN SUBSCRIBE SHARE LIKE DHAC KU SIIYA SHARAF IYO DHIIRIGALIN AYAY NOO TAHAY GARAB ISTAAGIINA
There’s nothing to talk about with SNM administration, because the people of SSC regions will never accept the occupation of their territory by another tribe.
Runtii wareysigaan waxbadan ayaan ka faa,iidey.
Digniin .. Waxa soo noqnoqda Somaliland Kacaankii baa xasuuqay .. waxa run ah .. in Dowlad hadii jabhadi ku soo duusho dalka laga difaaco waliba jabhadaa oo ka timi cadow Xabashi .. marka hadii SNM soo dhex gashay hargeysa iyo burco .. ma ubax baa la sii naya marka ay dagaalamayaan .. xooga dalku wuxu u dhartay Difaaca dalka .. ARINKAA BAL KA HADAL BRITT SOMALI .. CIIDANKA DALKU WUXU DIFACA DALKA TAAB BUU KACAANKIKI SAMEEYEY DHIBTA WAXA DHIGAY JABHADA SOO DHEX GASHAY MAGAALOYINKA BURCO IYO HARGEYSA EE KA DHEX DAGAALANTAY SHACABKA
Jazakallah cabdixafiid iyo dr faysal waraysi qiimo leh oo aan dhinac ka rarnayn weeye masha allaah
Your guest his knowledge on the issues at hand are in depth, he is reasonable and his analysis is based on facts not emotional. More gues like him pls.
There is nothing reasonable about what he says. 30/79 member of parliament seats from Somaliland given to such minority tribes like dhulbahante and Warsangeli? What a wonderful proposal that was to Abdiweli Gaas and Axmed Madoobe, as if it was EVER gonna work 😆
Ninkan aad wareysatey waa nin ehlu xigma ah waxaan leeyahay jazaakallahu khairan ilaahey taladiisa hakadhigo mid hirgasha
AAD IYO AAD FAISAL ROBLE WAA GEESI RUNTII IN BADAN SOMALI U DOODA
Ilahay. Caqligaaa. Iyo aqoon taa H haa ku barakayo. Dr. Faysal. Rooble
Walee Faisal roble geesi somali ku faani karto
Lagama yaabo in Somaliland dib dambe lascanod sii joogto. waana larkidoonaa.
HA U LAABANINA GADAAL EE SOMALILAND KA HOOS BAXA IDINKAA KA DHUL BALAADHAN OO KA DAD BADAN
Lkn in laysku dayo in dagaal la galo sow kama wacna in wadahadal la galo oo si nabada wax loo xaliyo
@@abdirahman4809
Xalku wuxuu Ku jiraa in ay Dhulbahante iyo Isaaq ay kuwada noolaan darisnimo iyo nabad
Isaaq hadii uu la go,ayo degaankiisa asagay u taala.
th-cam.com/video/uxzW6QW01rA/w-d-xo.html
Somaliland iyo wa hal mid maxa kale wadaa.
Adeer Faysal Abdi Rooble ilaahay haku xafido adiga iyo Abdixafiid
Lascanood waxa lagu dilaay 119 Qof oo haldoora meeshina waxa jooga ciidaan ciidna looma qabto waliba waxa waxdilaya waa dad taba baraan marki shacabki kacay oo aay dhaheen maxa naadila ma in shacaabka la laya???
Ciidanka ha aado dhulkoodii mid bay leeyihiine😂maxay ka dul qaban Ayaan SSC
Brit Somali TV wax xaaqiiq ah ciwaan musaan uga dhigan video kan, interview kana dhinac buu u janjeeraa. Waana nasiib daro in uu dad soomaaliyeed xaalada haysata iyo xasuuqa loo gaystay ka dhigo wax aan waxba ka jirin.
There’s nothing to talk about with SNM administration, because the people of SSC regions will never accept the occupation of their territory by another tribe.
Absolutely
SNM rebels must leave lasanod city and all land Dhulbahante and Warsagali tribals
@@batulasmail8261 thank you, if Somalia is divisible so does the so called Somaliland. One tribe cannot impose its will on other clans that don’t share with their secessionist ambitions.
that is the truth and fect.snm,somaliland,isaaq clan are the same. They fight against ex Somali government because of injustice and now they want to do the same to other clan. That is stupid and unacceptable
Waa beentis
Ka tali goblkada u Ethiopia ka saar
Awal 10% wax ka yar ayaa manfac ku raacsanayd lkn maanta 100% shacabku waa kasoo horjeedaan Gooni isutaaga ama SL.
Thank you;
Dr. Faisal ; Walall ;
SOOmaaliand and Garowaa Or Majeeratan;
Isaaq/ Habar gus jeclo
Wareysi qiimo badan bilaa xanafa oo miisaman, rooble si aqoonyahan iyo odeytimo soomaaliyed ugahadley
Idamka alle goor kasta iyo goob kasta guul baan urajaynaya reer Laascaanood
Masha allah waa nin aqli asaaxiiba
Waa Afkii,, Faarax macalin . kenyata kikuuya ku hadlaayay, waa Koox wada shaqaysa ..kan hadlaya faysal Rooble.. Durbaan qabiil Daaroodism ayay Tumayaan .. Soomaalinimo ayay ku dhuumanyaan.
Feysal rooble waa aqoonyahanada ay dawlada Somaliya u baahantahay in dalka lagusoo celiyo oo u mushaharka maraykan ka qaato ku ka badan 3 jeer lagu siiyo muqdisho si looga faideysto aqoontiisa isaga Iyo profesor Abdi Samatar iyo rag kale oo badan haddii maca dad kasoo horjeeda jiraan just ay inoo dhisaan system waxbarasho Tayo leh oo laga guuro jamacadahan noqday malcaamadaha ee reer reer loo furtay ee bilaa tayada ah,, from Hargeysa Somaliland, noolow mujahid profesor Mr Rooble
Faisal waa nin neceb gumaysi shisheeye .. jecel Qoomiyada Somaliyed mar mar waxan is idhaa Geesigan yaa nooga dhiga madaxweynaha Somaligalbeed , waayo waa nin aaan ka gaban runta iyo gumeysi diidka , qoraalo badana ku difaacay qoomiyad somaliyeed 30 sano ee ugu danbeeyey ..
Brilliantl, simply BRILLIANT! Lol 😆 30/79 member of parliament seats from Somaliland given to such minority tribes like dhulbahante and Warsangeli? What a wonderful proposal that was to Abdiweli Gaas and Axmed Madoobe you made back in 2015, as if it was EVER gonna work 😆
Mansha allah warkani waa dhexdhexad runtii horfadhi adaa dhama wll
Waxba ha u riyaaqin kalmada ah muuse Biixi ayaa Masuul Ka ah
Isaaq way wada qabaan qadiyada
Waana lagula xisaabtami
Good analysis of the situation
Alle ka baqa Cidamada S/la,aan dil ma Sameynayaan ee Soolbaa isgumadaysa, si looga been abuuro Cidammada,dani,Xasan Sh,ismaciil Cumar geele,gudomiyaha barlabanka S/la,aan,Boqor buur madaw,Gudomiyaha Xisbiga wadani,dawlad deganka Somalida Cagjar,intuba dagal Siyasadaysan ayey luga kula jiran, S/la,aan,,,,Lakiin Allaha kawkan Xukuma ayey S/la,aan Amisan tahay inuu Xaqa &badilka kala Sarayo,Siduu N,M,& Fir
Con ugu kala Xaq qaaday, Taasana S/la,aaan ka go,an oo ku Qanacsantahay & Calankeedan Tawxiidku ku Xardhan yahay,,,Bal aynu ka Warsugno Allaha qadaray in S/la,aaand 30 Sano Nabadgelyo ku Cano maashay??
Cajib madaba Allah ka cabsi so hadal qadaya
Waraysi qiimabadan taxadar iyo masuuliyad sare.
C/xafiidow bal feysal weydii in xasuuqa lala kashado beesha caalamka iyo iyo muse biixi la’ maxkamadeeyo
Taasi madhcayso ee waxaa wax ka qabanaya maxkamada ilaahey
Waax sol iyo sanag iyo ceen adeer majiro afka ayeey idiin ka hadhaay
23 dhimasho, 70 dhaawac ah, 500 oo xabsiyada ay ku gureen waxaas intaas dheer Internet la'aan iyo biyo iyo laydh la'aan iyo magaaladii oo xero ciidan isu bedeshay, balse maalmo yar ayey sidaa ahaan doontaa, dadkana waxaa dili jiray alshabaab iyo sirdoonka SL oo is kaashanaya waana ta keentay in xabad nool lala dhaco shacab mudaharaadaya
Waa sidaa snm izaaq iyo alshabaab waa isku mid argagixiso dadka afka duubta doofaaro snm
@@wadefreeman7340 snm waa dhashii ina godane
Musuliyada ugu horaysa waxa ragi dhulbante e hos geyay shacabkoda qabil kale xata culimada iyo garadada markas bu xalku fududa
th-cam.com/users/shorts8UeFGef9RBs?feature=share hayee iiwad sheekada
@@hodanc6255 qabiil kale oo aan u quurin in madaxweyne isku soo sharaxaan sadex xisbi oo isku reer ah meeyey reeraha kale oo dhulkoodana la rabo ssc madaxweyne na loo ogoleen waa cajaaib dadkii ogolaaday oo muuse dhinac taagan hal qabiil wadan ma noqon karaa hala weeydiiyo isaaq ?
Maxaa si hoose looga wada hadlaa magaladii laascaanood caawa shacan kuma hoyan waana cidla
SAXAFI SARE CABDIXAAFID WAXAAD TAHAY SAXAFI SOMALIDA OO DHAN KU KALSOONTAY, OO MASLAXADA IYO WAALTINIMADA KA SHAAQEEYA, NIN DADKA SOMALIDA KALA ILAALIYA INAAD TAHAY WAY KAA MUUQATA.
REER HARGAYSA AYAAN AHAY MAALIN AYAAN BILAD KU SIIN'DOONA INSHA ÀLAAH
Asalaam alikum wr wb, Waxaa aad u nasiib daro ah in waa cusub oo baryo ee degmo cusub uu dagaal sokkeya ka dhacayo. Midnimo wax u dhaamo soomaliya ma jirto,
Dagaal sokeeyo maaha waa shacab la coronavirus tiraaayo
Talada waxeey ka godaa Garaadada iyo cuqaasha Dhulbahante buur madoow iyo burhaan ma naqaano.
Waa xasuuqa wey waxa kasocada lascaanod 😡😡😡
Buuhoodle waxay ku dileen izaaqu 300 qof 2012 .laaska 400 qof weli waa wadaan xasuuqa
Darood waxu xasuqay 3.5 miliion ussaq people inti uu dhaxasay 1986 ila 1991
@@markihoremaxadtidhi916 cuqdada ayaad qabtaan qabiil hal laf oo daarood ah ayad 32 sano marka ma daarood ayaa idinla dagaalay idinkoo la siman daarood marka waa in beesha caalamku idinka jarto daaroodka SSC oo shacabka meeshay rabaan lagu daro waxayna tagaan yihiin midnimada Somali ma maquinin kartaan reer SSC
@marki hore maxad tidhi isaaqba intaa ma dhameyn xiligaa,intii kacaanku diley waxaa kabadnaa intii SNM dishey waliba xasuuqii barakacayshii 77kii iyo gudabiirsey, lafaha lala wareegaana waa dadkii SNM xasuuqdey oo dhulkii ey kuduugen kasoo fageen
@@Fowzia69 kuwii Hargeysa lagu laayey markay soo banaan baxeen ma Daarood ayay ahaayeen? Askartu inay shicibka laysaa waa khalad cudur daarna ma laha laakiin arinta qabiilka ka daaya
@@taqwalaah5911 WALAAL JABHADA SNM EE LAYNAYSA SHACABKA DAROOD KALA TAGA MEESHA ANAGA IIDOR IS DILAY KAMA HADLAYSO MIDA KALE MAXAA LAASCAANOOD IDINKA GALAY MEESHU HARGAYSA IYO BERBERA MAAHA WAA DHUL DAAROOD DADKUNA WAA DAAROOD SIDAAS OOLA SOCDA
Aqoonyahankan weli ma odhan waar dadka Somaaliyeed ee 5 qaybooda nabad inay kunoolaadaan baa haboon qabyaaladan aad dabada haysaan joojiya puntland iyo jubaland waa qabyaalad reerkaygu maxay dagaal ugaliwayeen af aqoonyahan maha.
Waar Dhulbahante Waa Somaaliland, Dhulbahante Waa Soomaaliya, Dhulbahante Waa Puntland, Dhulbahante Waa SSC Waar. Hadaba Dhulbahante Iyagaa Tuugo Iyo Badheedhba Is Gumaadey Oo Islaynaya. Waar Muuse Biixi Intan Rabshadu Socotey Buu Dadka Laayey, Ee 119 Qof Ayaa Ku Dhintey Laascaanood Yaa Diley? Waar Laascaanood Waa Magaalo Yar Oo Iswada Garanaysa, Ta Labaad Xabada Ka Dhacda Laascaanood Waa Maqlayaa Ee Gacan Ku Dhiiglaha Guryahooda Ayey Ku Qarinayaan. Gacan Ku Dhiigle Tolkii Uun Baa Qarin Kara. Hadaba Gacmo Badan Oo Siyaasadaysan Baa Ku Dhex jirta Laascaanood.
ASCWRWB BRIT SOM TV MAHADSANIDIN Guulaysta daaiman jazaakumulaah khayr jazaa ustaad abdihafid iyo Faisal rooble Allah yaxfadukum NABAD WAARTA ILAAHOW NASII YAA RABI ALCAALMIIN🤲🤲🤲
Free laascaanood
Dhulbahante cin mawaayin ayaka meel loo raaco laheen. Ya isku Aminaya dadkaas
Very good hadal Mas'uul miisaan iyo aqoon ku dhisan
Sool sanaag iyo cayn sheega inta dhulbahante ama daarood dego
adeerow Farmaajo somali ka qabta waxa uu wadaa cidna uma roona waxana ka danbeeya dawlado usoo dhibaya maraakiib lacag si uu Alshabaab u ilaaliyo dadkana isku diro
Sida waxa ku hagaagayaan inSomaali iyo SL dib la isugu celiyo hadii la saxo waxii 60kii qaldamay oo ku saleysan laba dawladood
in beertan iyo cabaadkan la joojiyo qabiilkan meel la iska dhigo hadii intaa la waayo dee baaba' ka eeg iyo dalkoo cadow kale qabsado
Ninkii dhoof ku yimid bay geeridu
Dhibaysaa
Ssc haday rabto kilalka shanaad
Bay ku biiraysaa
Cidna garab kama sugayso
Hoosaasada puntland iyo jupaland
Madxdooda waan fahanay
Waxba afka haka meer meerin taasi waa xasuuq waxa meesha kasocda faysal rooble waxba haka afgobadsan waxa mushkilada ama xasuuqa reer sool lagu hayo waxadse adigu tahay nin gari ah oo waliba rer tuliguleed ah waan og nahay inadan degankaga adan dun irbad ugalin waxba ha afgobadsan xasuuqa muse shani rer lascanod kuxasuuqay waa mid cidkasta aragto maha mid adiga wax laga waydinayo maha mana in kiri kartid
Outstanding news in depth 👏
Professor Faisal Roble waa nin aad u caqli badan mana rabo in uu dhiig Somali daato oo dadka la isku dilo kuwan ku shubada ah ee odayaal iyo culumo sheganaya hadana raba dhiig Islaam I uu daato sida faysal Roble hadey Somali u fikirayso dawlad Somali oo lawada leeyahay aya la heli lahaa wana la is aamini lahaa hadiise kolba reer la soo kiciyo oo xoogag shisheeyo ay soo kiciyaan si wuxu yara ee kolba dhisma dhulka lala simo somaliya sidaas ayey ku jiraysa wadana noqonmayso
Cadowga soland allow RAH MAROODI KU JOOGSADAY KA DHIG GUUL SOMALILAND FOR INTA DUNIDU JIRTO DILAACA
8 qof dad gaadhaya ayaa sida la sheegayo ku dhintay rabshadaha ka socda laascanood halka mudaharadi mucaradka Somaliland Ilaa 10 ku dhimatay dadka buunbuunita wada waa dad u jeedo kle leh ninka odayga absolutely Siduu u falaqaynayo waa si macquula .
Beenta kala tag meesha waryaaaa
Faisal Robleh wuu ku mahadsan yahay sida miisaanka leh ee uu u hadlay. Dhinacna kuma aanu ciirin. Wuu ku mahadsan yahay. Gorgor haada ka weyn.
Maxaad u sheegi weydeen heshiis ka maraykanku lagaleen somaliland
MUDAHARAADYADA. ADUUNKA SHIL BAA KA DHACA. WARIYE . NIN AQOON LEH BAA TAHY MAXAA SI AH. XASUUQ. MACNEEGADA MAAHA INAAD MEESHA KU AOO QORTO ADOON CADAYN U HAYN
Dhulbahante waa buur ilahay xoogooda hatuso
Aqli ma laha dhulbahante. Waayo meel uma go’an
Waa sugaynaa
Sayid 🥲
Nin caqli leh runtii 👍
Caqli fooraraa kujira qof iskudayay inuu Gaas iyo Axmed Madoobe kulataliyo 30/79 kursiyada reer waqoyi halasiiyo dhulbahante iyo Warsangeli 😆😆😆 waa caqlixayawaan aan lalategikarin reer muqdisho walaa reer hargeysa iskabadaa
Cadxafid mahadsanid
Haddaysan dowladda federaalka waxba qaban karin, Soomaaliya maamul gobaleed weliba dowladda madax banaan ha noqdo sidaas aya lagu kala badbaadaya
acuudu bilaah an akuun mina jaahiliin soomaali waligeed jaahilnimo madaynayaan subxaanalaah
In the end: 1/ Isaaq will be part of Ethiopia (Ameen - a return home and away from the hate of Somalinimo)- 2/ Everyone west of Isaaq will join Djibouti. Problem solved.
Good idea. I am happy for Isaaqland. It is just futile to play government when you are just one clan.
@@CmonNowTellme A non-Somali clan.
@@CmonNowTellme We are not you, we are Oromo.
Good idea. Please go join Ethiopia..
@@blackdignitymedia3172 whatever you said you are I will 100% support you as long as you are not dragging me into it.
Faisal Roble did his best. Nevertheless, he just emphasized the Dhulbahante position. Somaliland RRU should pull out from Laascaano and we can sit and talk it out, if necessary.
That fictitious proposal would never work, unless you must think other Somalis are dumb and you are the brilliant folks 😆 30/79 member of parliament seats from Somaliland given to such minority tribes like dhulbahante and Warsangeli? What a wonderful proposal that was to Abdiweli Gaas and Axmed Madoobe, as if it was EVER gonna work 😆
Faysal Rooblle Aqon yahan maan moodi jirey
WALI LAGUMA XASUUQINE
DHULBAHANTOW WAXAD DOONAYSA IN MAR GACAN BIRLE
OO KULUL LAGUGU DHUFTO
OO DHAGTA DHIIGA LAGUDARO
DABA DHIIF MAJEERTEEN AYAATAHAY NABADII AYAA KAGA
DARTAY FAQASH FAQASH DHASHAY OO GALO KAHADHEENKII
AFWEYNA TAHAYE
DHULBAHANTE WAA RAG MAJEERTEEN LA DHASHAY OO DAAROOD AH ADIGA KUMA FADHIYAAN MEEL , MA LA FAC BAAD TIHIIN DAAROOD XATAA LA FAC MA TIHIIN GUUN BAAD TIHIIN, WAXNA KAMA QAADI KARTAAAN DHILBAHANTE WAANA ARKI DOONTAAN WAXA IDINKU DHACA GIN YAHAY WAA IN LA IDINKA JARO SSC MARKA YAAAD LAYNAYSAAN? DOWLAD GOBOLEED AYAA HADA LOOGU DHAWAAQI QOF AAAD DAGAAL WAX OOGA QAADI KARTAAN MA JIRTO DAAROOD AYAAD MIDEYNAYSAAN WAANA DAGAAAL EE LA SOCDA, DHILBAHANTE DANBE MA LAYNAYSAAN, NON DAAROOD ISMAIL AH MAAHA FAQADH MANA AHA GAALO KA HADHEEN OO IDINKAA LAHAYN DHALASHO MEEL AY KA SOO JEEDAAAN YAHUUD YAHAY YAHUUDU DHASHAY CIRBTIINA AYAAN TIRTIRI DOONAAA EE MEEL RAAADSADA
Hadaba awooda ilaah ku siiyay midan ogen beri maalin un in ay sida kale noqon karto? Mideeda hadiba ad qabyaladi ku heyso oo adku hanjabeyso walal maxay ku tari reerka wax wada qebsigooda
Qabiil ayaa ku dhawaaqay inay soomaaliya inteedii kale ka go'een . Isla markaana waxay go'aansadeen inay qabaa'illa kale oo soomaaiyeedna ku khasbaan inay ayaga raacaan. Waa mucjiso. Waar adigu iskatag laakiin aniga ima qasbi kartid.
10.. Daarood ah hidii futada xabad looga dhufto waa Xasuuuq , waa arxan daro.... Yaab aragnay.
Bal waxas baa kaler yah ey niin wax bartey jahiil weye
SSCGENOCIDE
Cadawga dulaanka kusoo qaaaday dawladnimada soomaliland walaahay iska caabin nafhurnima ah ayaad lakulmidoontan marba shaadh soogashada indhahayagu way furanyihiin guducurka qofka noogu soodhunta xitaa waanu arkaynaa qabyaaladu hadhacdo qaranimaduna hawaarto ilaahaybana nala jira dhagarta aad maleegteen sida cudbiga ayaan ukala siibi doona
War waxa ku soo doontay ma jirto ee SSC MAXAAD ka soo doontay ? Laascaanood ma adigaaa leh maxaad ka soo doontay oo shacabka Aad oogu soo diraysaan askar aan u dhalan dhulka adeer aduunku wuu idin arkay dowlad ma tihiin SNM jabhad ayaad tihiin marka waa la idinka jara yaa SSC ee dhulkiina do jooga oo ka dhigta dowlad ama dowlad goboleed wayna idin daysay SSC dib idinku soo boqon maayaaan waana la idinka jarayaa SSC waana la idinka difaaci shacabka aad dulmiseen, madaxweynaha somalia taladaasi wat hor taalaaa
Sool iyo sanaag iyo cayn dhulka layidhaah waanad aqoonine hal qabiil madagana qabyaalada waadka hadlaysaa dhulkana makala taqaanid orod dhulka soo baro
@@FarahFarah-vx7ng adigaaan aqoonin ee soo baro ilaaa yoomudiin dhulka dhulbahante ayaa leh oo lagu yaqanaaa Kuma naqaano qabiil kale ee dhul boob hadaad tahay heli maysid oo Hada dowlad goboleed ayaa loo aqoonsan wayna isku baladadhib dhulkooda, adiguna hargaysa iyo berbera isaga laabo tuug yahow bililiqo doqonka ah
Xasuuq weeyw laguma tilmaami karo maxey tahay intaas idoorka lagay wataan been ah xasuuq ku sheegaan kay geesanayaan baa ka badan
Dani ma shaquu ku leeyahat waxa somaliland ka dhaca dhabayaco wa dhulbalaari xaalkeedu haduu majeerteen fara geliyo somaliland wa balan inaan gaalkacayo ku bilawno
Abaayo maxaa ka galay sland Iyo butlan dagalka galkayo kabilaabi maad shabab noga difacdid kuwii bajatka misaniyadooda ugu daray shabab Waa hargeysa kuwa udabaal dega markii qarax xamar kadhaca Waa isaaq koley qof hawiye ah dhex gelimayo armaad aheyn hawiye
Munaafaqan Daarodism ayuu aamisanyahay academic ban ahay ayuu sheegtaye waligiin ha rumaysanina
Good 👍
that is the truth and fect ,snm,somaliland,isaaq clan are the same. They fight against ex Somali government because of injustice and now they want to do the same to other clan. That is stupid and unacceptable
Lascanoonad mayada wasatay mase waa lakenay 😡😡😡
Ninkaas waa Ninlajira Iidoor
Sida u Uhadlay mafiicna Iidoor Buulajiraah waana Ninah Daarood
Wllo Allah ka cabso Isaaq iyo Daarood dagaal kama dhexeeyo waa dad walaalo ah ee waa dawladda waxa khaladka geysatay ummadda reer Somalilandna raali kama aha
I say NO muslim in lagu xukumo somaliya faysal faruuq
Abdi xafid lascaanod waxa kasocdo
hadeen xasuq aheen maxay tahay
????????????? 🤔
War kaan ey aqoon ya Han ma haa was cada qateey jeebkisa ilashda
War kan waa mid puntland kasoo jeeda oo maraykanka kuwareeray….30/79 kursi kulahaa ee reer somaliland lasiinlahaa qabiilada yar ee dhulbahante iyo Warsangeli 😆😆😆
Abdiwali Gaas iyo Axmed Madoobe maad uqortay 2015 taas? In 79 ka kursi waqooyi lagasiiyo dhulbahante iyo Warsangeli? Wow 😆😆😆 OK
Somalilanders will be Christian
Somaliland got her independence June 26 1960 from Uk 🇬🇧 that’s true history
It’s sad that an African country or its look up to white people to tell them they are independent.
This is why africa especially Somalis will never prevail.
Mar hadii dad shacab ah oo si nabada Ku banaanbayo
xabad lala dhacay maxay kaga duwantahay Xasuuq Mise sheekada ay isticmaalayaan nimanka uu la Noolyahay ee ah lajiifayana banaan ayuu isticmaalaya
SSC#GENOCIDE
Definition of Genocide : the deliberate killing of a large number of people from a particular nation or ethnic group with the aim of destroying that nation or group.
"a campaign of genocide" hadaan af Somali ku macneeyo : in si badheedh ah loo laayo dad aad u tiro badan oo ka soo jeeda qawmiyad ama qoomiyad gaar ah iyadoo ujeedadu tahay in la dumiyo qarankaas ama kooxdaas.
"Olole xasuuq" marka anigu garan maayo sababta ay laascanood waxa ka dhacay aynan u ahayn xasuuq Faisal Rooble waxa laga yaaba inusan macnaha xasuuqa garamaray dad aad u tiro badan ayaa la laayay oo u badan waxgarafkii kadibna sii arxan dara xabad lagu qaraacay ciyaal iyo dumar
That's what happen in Lascaanod one Hate mongering TRIBE Trying to Ethicnical cleanse another
Anigu adiga haddaan ahaan lahaa ninkan ma waraysteen arrimaha soomaaliyana waxba kama weydiiyeen.
Faysal rooble,, waxa uu ka yimid Jig jiga ,waa Daroood Amxaar la kor ah, waxa uu aaminsan yahay Somaliland oo qabiil loo qaybiyo ayaa Soomali weyn lagu helayaa..Yaaab
Waa in la sheego 120 qof ee somaliland taageersanaa ee ladilay yaadilay?
Ninkaan soo I will say no ma aha.?
Waad garatay laakiin caawa si degan ayuu u hadlayaa
Waa munaafiqii oo daarodnimadu ku wayntahay
Somali is a language not citizenship or nationality
Sool iyo Sanaag reer qudhi ma tego
Ninkani waa aqoonyahan xikmad iyo deganaan,dhexdhexaadnimo ku salaynaya falanqayntiisa.
Wariye Abdixafid sidoo kale wariye sare oo xirfad wariyenimo ku saleynaya waraysigiisa oo soomaalinimo u dhow.
Ninkasi si wanaagsan ayuu u hadlay
faisal roble nin weyn oo madhan bel eega beenta cad uu sheegayo . somaliland ma dhulbahanta raacsan bay iska dili lahayd . war somali way ka daashay inta somali qoriga dabka leh la dhex joogta
War nacda nacda naga daa
30/79 kursi Somaliland leedahay halasiiyo dhulbahante iyo Warsangeli kulahaa 😆😆😆😆 koley taas talis haboon ama suurogal ah ma’eheen uu Gaas iyo Axmed Madoobe siiyey in 2015. Dadkani waa dad caqligood fooraro….yaa ka ogolaanlahaa muqdisho walaa hargaysa warkaas? 😆😆
SNM rebels must leave
Lasanod city and all lands dhubahante and Warsagali tribals.
C/xafidow adiga iyo odaygu waxad is waydisan waa maxay dal ama mamul gobeled maxa ino didaya dhulka itobiya kinya jabuti waa maxay masuliyadu mamulku umadi mucarad iyo muxafad waa cadi iskudauga iyo caqligaga dalku sln wuna ajan dona
ninkan arimaha laascoond wax war ah kama hayo iyo xog kulahaa abdullahi yusuf baa ka baxey xiligii abdullahi yusuf gacanta puntland bey ku jidhey lascanood 2007 madaxweynaha somalia ahaa puntland waxaa ugu danbeysey 2004 midedakale falanqeeyaha suasha aftida beenta ah sheegto somaliland Waa laqdaey at dhahdo gobolka sool Kuma jirin iyo cann qabt sanaag Bari 2001 bey dhahaan waan qabaney iskadaa laascoond xataa gobolka sool xaduudiisa ma joogin somaliland
Intii hore la dilay waxay ahaayeen 153 shaqsi waxaana iska kaashaday sirdoonka SL iyo alshabaab
Intii dhimatey Allah ha u naxariisto. Inta balaayada sii buunbuuninaysa dadkana si qorsoodi ah ku dilaayana Allah ha kashifo. Waxaa la hadlaayo ilaahay wax waa arkaa xaquna wuu dilaaci. Guul iyo gobanimo Somaliland
Daarood wakaa dhiig malaha waa isku cadaw waar wax iska celiya ilaahay qabyaalada barta dhulbahante dir uu ku biiri mardhaw fulayaal ayaa tihiin walaahi
Gobolada SSC kama qayb gelin codayntii constitutionka SL
th-cam.com/video/HFtE2aPCrZg/w-d-xo.html waa tan cadayntu cida ka danbaysa dilalka qorshaysan ee laascaanood, kuwa la dilaa waa kuwa taageersan Somaliland
Shanta maamul goboleed bay khaatumo 6 ku noqonaysaa
WAA WAXAAN DHACAYN XUDUUD QABIIL IN AAN SOOL UGA TAGNO AWOODANA ALLAA BIXIYA OO WAAN U SOO SAMRAY 35 SANNO UNA DHINTAY ADKAYSTA
SSC DADKII LAHAA WAA IN LAGA JARO JABHADA SNM
Wan kaa xumahy ina so qorto waxan jirin laascanod xasuqa somaliland ka dhigaty waa laa ogyahy oo wa recoded manta tarikhda ku qortay c xafido ina waxas chanel kaga kaso dhahdo. Alxamdulilaah dhulbahte wu isku filan yahay