XAMDI BILAN 2019 FILSAMIDAA LAGU GARTAA BY AFLAANTA STUDIO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 662

  • @merhawimichael2264
    @merhawimichael2264 4 ปีที่แล้ว +80

    We love you so much from Eritrea 🔥🔥🎼🎶🎹🎷🎸🎻🎺🎤🇪🇷🇸🇴

  • @user-dn8py1iu5t
    @user-dn8py1iu5t 2 ปีที่แล้ว +21

    أجمل شعب الشعب الصومالي.
    لهم من السودان كل الحب والتقدير.
    🇸🇴🇸🇩❤❤

  • @kacaantv2291
    @kacaantv2291 5 ปีที่แล้ว +1512

    Intii heesaha neceb oo quraanka jecel like ta ha ila dhaafina

    • @kacaantv2291
      @kacaantv2291 5 ปีที่แล้ว +4

      Maya madaawan wll

    • @habiibaawale2097
      @habiibaawale2097 5 ปีที่แล้ว +14

      quraankana waa jeclahay heesahana ma necbi kawaran teeda kale qof heesaha neceb chanalkaan maba fiirsanayso

    • @kacaantv2291
      @kacaantv2291 5 ปีที่แล้ว +7

      @@habiibaawale2097 waxaad ogsoonahay in studiyaasha qaar joojiyeen heesaha sida haataf okale marka wll inaad hees daawato waxaa kaga ajir badan inaad Quran aqrisato aduun iyo aqiraba waad ku liibaaney

    • @queenamuun7683
      @queenamuun7683 5 ปีที่แล้ว +4

      Maxad la jogta mesha ka carar dee

    • @kacaantv2291
      @kacaantv2291 5 ปีที่แล้ว +1

      @@queenamuun7683 halkeen u cararaa isheeg huno

  • @bigraz6272
    @bigraz6272 5 ปีที่แล้ว +193

    From senegal: god bless somalians peoples. My best frend is somalian.

    • @Road94east
      @Road94east 5 ปีที่แล้ว

      Big Raz Cava. Content d'entendre ce frère. Oui, je comprends que beaucoup de Somaliens sont des gens très amicaux.

    • @bartaynoloshicusbeyd8103
      @bartaynoloshicusbeyd8103 5 ปีที่แล้ว +3

      Egal Ali yarka maxad shegte huno inoo fasir

    • @najmaosman5982
      @najmaosman5982 5 ปีที่แล้ว

      Big Raz 😏😏😏😏

    • @waxiisheeg6618
      @waxiisheeg6618 5 ปีที่แล้ว

      @@bartaynoloshicusbeyd8103 abyo fransis ku hadlaya

    • @babanurucismaan3345
      @babanurucismaan3345 5 ปีที่แล้ว

      Thanks big raz

  • @sword_tech
    @sword_tech 2 ปีที่แล้ว +10

    love from Kenya, you are healing our souls with your music

  • @cadnaangelle9037
    @cadnaangelle9037 4 ปีที่แล้ว +8

    Iam Somalia American oh my Allah what a amazing voice Masha Allah

  • @muhiyadin6816
    @muhiyadin6816 4 ปีที่แล้ว +2

    Xasuustii Xabiibo Maxamed tooxow.
    Waxan dhagaysanjiray 2001 anoo yar oo markaas shukaansi bartay qoftii heestan ibartay waan iswaynay.
    Jacayl waa soo arkay walina single kama bixin yaab.
    Cidladu faa,iido maleh fursadi waa hayska lumin.😭😭😭😭

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 5 ปีที่แล้ว +6

    Cod ayey haysaa gabadhaan heestaan Xabiibo xasan tooxow ayaa laheed halkeedii ayey dhigtay
    Nice

  • @WANAAGTV206
    @WANAAGTV206 5 ปีที่แล้ว +5

    Nika dj ah ayaa heestaan shidantahay runtii❤️❤️❤️❤️ million fanaanadana caadi ma ahan 😍😍😍🥀🥀

  • @suhaipboqole4018
    @suhaipboqole4018 5 ปีที่แล้ว +16

    Aaar yartu quruhbadanaa caarkeeda wasto inta ka heshay quruhdeeda only liketa iisaara from hargeisa hoygii fanka ❤❤❤

    • @Ikraaminos
      @Ikraaminos 4 ปีที่แล้ว

      @Home SweetHome yara xishoo

    • @CabdiCumar-jx3rn
      @CabdiCumar-jx3rn 19 วันที่ผ่านมา

      Dadba kataxadaray ader weliga ka hel ma arkeysid xamdi gabar hg gar ahan saroor hako lomin❤❤

  • @warbaahinta850
    @warbaahinta850 4 ปีที่แล้ว +1

    anigu heestan waxa aanba ka helay tayre ee isasii ruxaysa inataas ayaan iqancisay tayree ee sii socta aan ahayn fanaada heesayas masaha allah jidhe qurx badan ayay leedahy ilxune kuma aragto

  • @mohamedsaidmuse7534
    @mohamedsaidmuse7534 5 ปีที่แล้ว +3

    So so so so kkkk lkin hees dagan waye like it greetings from USA

  • @indhagelle5803
    @indhagelle5803 4 ปีที่แล้ว +2

    Waa erayadii iyo laxankii Barre Maxamed Fiidow “Leento” Waa erayo qaaliya iyo abwaan aad u erayo iyo laxan macaan. Xasuustii fanaanad aad u Cod macaan Xabiibo xasan tooxow. Xamada Bilan waad ka baxsatay waxaad leedahay hibo gaar ah. Edeb, cod iyo xishood Alle ku siiyay “congratulations”

  • @lugazomainga5591
    @lugazomainga5591 3 ปีที่แล้ว +4

    I love u so much from Tanzania

  • @vedholahemdou3863
    @vedholahemdou3863 2 ปีที่แล้ว +7

    Love Somalian pple I'm from Mauritania

  • @ikranishboqorada5299
    @ikranishboqorada5299 5 ปีที่แล้ว +6

    Qof igu weyn waa gabar muuq libax leh maan ragid leh macan dumar leh fanka hibo uleh laguma garo hamdiyey hor usoco

  • @kingwadani861
    @kingwadani861 4 ปีที่แล้ว +7

    Xabiiba xasaan tooxoow Masha Allah heeysaheeda waa heeso qiimo badan . Laakin daaya bililiqada yurub qofkii qof kale heeystisa xada lacag ganaax ba laga qaada

  • @cabdikariin5006
    @cabdikariin5006 3 ปีที่แล้ว +3

    Xamda bilan qof shabiyda wanag san weyan anigu hore uman dhagay san jirin lkn se anig oo jacelba ka xanqo ayay iydu dad dhagay Sato jacel lanay sabab 😍

  • @aqoonqaate8109
    @aqoonqaate8109 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah codka ciyarta labiska iyo xaragada wan ka helay Love ya

  • @WaayoArag.
    @WaayoArag. 3 ปีที่แล้ว +6

    Must appreciate Xamda Bilan, first time I have heard her name. Much love from Hargeisa walaal.

  • @abdirahmanhazazi7677
    @abdirahmanhazazi7677 5 ปีที่แล้ว +9

    Xasuuusti xabiibo xassan tooxoow Fanaanad Qarniga
    Xamdi billan ka baxsatay 👍🎤

  • @massudali4346
    @massudali4346 5 ปีที่แล้ว +7

    Cadimatihid walhi 🌻🥀🌹🏵️🏵️. Hormar wacan

  • @soyaansoy746
    @soyaansoy746 5 ปีที่แล้ว +12

    this young lady is just fantastic. Terrible voice and beautines. God bless you my proud and beautiful sister

  • @nadiiraneyruus9667
    @nadiiraneyruus9667 5 ปีที่แล้ว +18

    Walashey xamda qaali
    Allah ha ikaa dhowro

  • @happygirl5074
    @happygirl5074 5 ปีที่แล้ว +261

    Inti ila aragtay gabadhan ine u egtahay ilhan omar qofta USA like Me. Tnx

    • @boqoradareersaney3580
      @boqoradareersaney3580 5 ปีที่แล้ว +2

      Belo Belo

    • @casarshow4366
      @casarshow4366 5 ปีที่แล้ว +1

      Subscribe me

    • @abdifatahiman4205
      @abdifatahiman4205 5 ปีที่แล้ว +3

      happy girl markaan clipka furaye walaahi iyada ayaanba u maleeynaye

    • @IbraahimHaji04
      @IbraahimHaji04 5 ปีที่แล้ว +2

      😂😂😂
      Waa Runtaa walee
      Dad Badan Baa kugu Raacsan warkaas

    • @qeysarsenal2701
      @qeysarsenal2701 5 ปีที่แล้ว +1

      Waad asiibtay lpxda waxaan islahaay intaad ku aragtay gabadhan ileen ilhan omar ayaan ku qaldayay

  • @abdullahiali7389
    @abdullahiali7389 5 ปีที่แล้ว +7

    Absolutly fantastic song i do love this song its sooo wow!

  • @hassanbilleofficial1694
    @hassanbilleofficial1694 4 ปีที่แล้ว

    Wwaaww dhamaan inta ku xiran chalnalka dadkii aan ka beermow ha la garab qabto waa walashiina ##

  • @bilanqaali8027
    @bilanqaali8027 5 ปีที่แล้ว +6

    waäaaaaw xamdi dagan abyo daganantas ku soco shadiyo sharaf xita sidas aad u ciyarayso waa daganaan daganaan wax ka fican lawaaa👌👍

  • @GareenMedia
    @GareenMedia 5 ปีที่แล้ว +9

    Esh calaa hees. Xussus Tooxow!

  • @maysunamoha6117
    @maysunamoha6117 5 ปีที่แล้ว +199

    Axlaa cod wng Hamda bilan inta hamdi ila tagrta like i sara hee 🤗

    • @ezabdi5888
      @ezabdi5888 5 ปีที่แล้ว

      Noob vad kul det var en bra idé 8kr

    • @abdisamedsuldaan1736
      @abdisamedsuldaan1736 5 ปีที่แล้ว

      Snakk somalisk pro
      Somali ku hadal inadeer

  • @maxamedfaarax2954
    @maxamedfaarax2954 4 ปีที่แล้ว

    Walaaleey codkan yaan lagugu cadaabin say mansha allah

  • @asmamaxamudmaxamud6641
    @asmamaxamudmaxamud6641 5 ปีที่แล้ว +3

    Waaaw my dhigaygi ba joga ANSHAAAAX WAAAW SOMALIYI HA IS RAACDO

  • @sdqs6542
    @sdqs6542 5 ปีที่แล้ว +11

    Waa laan dheerad HBG magaca maskiin mawadato waa inan habar gidir ah 💯❤️😍

  • @ismaaciilmuuseraage5642
    @ismaaciilmuuseraage5642 3 ปีที่แล้ว

    Xamdi waa libaax maanta wixii lagu bilaabo waa libaaxa afrika keep going

  • @qeysarsenal2701
    @qeysarsenal2701 5 ปีที่แล้ว +8

    Waw gabadha iyo codkeeda waa kala wenyihin isma dhihi laheen codkaan iyo qaftaan aa is xamili karo hormar wanagsan fanaanad buuxdo ayatahay codkagaad ku mel maree

    • @shadiashukri4335
      @shadiashukri4335 5 ปีที่แล้ว

      Waaaw xasuus qaali ah

    • @mahdihusseinabdi9688
      @mahdihusseinabdi9688 5 ปีที่แล้ว +1

      Waaaw caaadi maaaha codka iyo inantu Wey kala weynyihiin great voice ever seen in my life

    • @qeysarsenal2701
      @qeysarsenal2701 5 ปีที่แล้ว

      @@mahdihusseinabdi9688 lpx ma ila aragtay waa khadro daahirta qarnigeenaan😍😍😍😍

  • @ikranabdiqadir5710
    @ikranabdiqadir5710 5 ปีที่แล้ว +6

    Www xamda bilan wlhi qurux iyo cod isku darsathy ❤️❤️🔥 hore usoco

  • @warsamerooble7467
    @warsamerooble7467 5 ปีที่แล้ว +7

    Waaw xamdi bilan inaba codka caadi maahan waa masha’allah

  • @cabdimaalikkaskeey4881
    @cabdimaalikkaskeey4881 5 ปีที่แล้ว +8

    wooow xamdi bilan naagta ugu wanag san fanaaninta Ina adeer keep going

  • @nimoabdi1872
    @nimoabdi1872 5 ปีที่แล้ว +12

    Waa heestii ugu horeysay Aam ka maqlay fanaanadan xamada qurux hore usoco Abaayo

  • @ahiban11
    @ahiban11 2 ปีที่แล้ว

    From djibouti your are the best in the best hamda

  • @user-zh9lt5ex5r
    @user-zh9lt5ex5r ปีที่แล้ว +3

    تحياتي للشعب الشجاع تحية لكم من دبي

  • @abdiy.mohamed7489
    @abdiy.mohamed7489 5 ปีที่แล้ว +2

    Heestan waykentay Caadi Ma ahan hamdi Bilan.. Xasuustii X. Tooxow.

  • @AmiinDaroogoOfficiall
    @AmiinDaroogoOfficiall 5 ปีที่แล้ว +27

    Heestan iga gadan ❤️💯

    • @adensamater8377
      @adensamater8377 4 ปีที่แล้ว

      war guleed ilayn waxad joogtaa finland war isaga kalay mesha hadad basporka heshay canada imo

    • @maxamedsalman3473
      @maxamedsalman3473 4 ปีที่แล้ว

      Asc

  • @aartubaneking4922
    @aartubaneking4922 4 ปีที่แล้ว +1

    Holla From Copenhagen City....

  • @quenquman7548
    @quenquman7548 3 ปีที่แล้ว +4

    2021 heestan yaa ila mido ku heesto like dhac igu sii

  • @xamdixarago6497
    @xamdixarago6497 5 ปีที่แล้ว +4

    Waaaw dubista cadi mha keep gng 😍😍😍😍

  • @inajacbur9064
    @inajacbur9064 ปีที่แล้ว

    Xasuustii Xabiiba Xassan Tooxow Rabbi Naxariistii Janno ha ugu deeqo.
    Beeni waa shey xaaraan ah, inantani halkeedii bay dhigtay. Deganaanta iyo sida ay laxanka ula qabsaneyso walibana usii dheertahay Masraxiyadda,
    Dad badan ood moodo Dameer ciyaya bay dhaantaa oo maanta fankii hore iyo kii jiilka cusuba qarribeen.❤.

  • @mohaalfa3766
    @mohaalfa3766 5 ปีที่แล้ว +44

    Wlh gbrtaaan walaashe hamda waa gbr af gaaaban waa jeclaha hamda kee3 going sister ❤️❤️❤️🙏💐💐💐

  • @WANAAGTV206
    @WANAAGTV206 5 ปีที่แล้ว +1

    Gawadha lacayaareso biloowga ilaa dhamaadka caadi ma ahan ciwaan keedha iisoo raadsha inta iga danbeyso 🤗 🤗😍 😍

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 5 ปีที่แล้ว +3

    Yaa salaam yarta codka macn waah waah 👏👏👏👏🇸🇴🇸🇴🇸🇴😁😁👌👌👍

  • @lamayaqaan1280
    @lamayaqaan1280 5 ปีที่แล้ว +80

    HG queen 👸🥰😘

    • @abdulkadirabdullahi760
      @abdulkadirabdullahi760 4 ปีที่แล้ว +1

      Fardowso Sabriye 😂😂😂 abti intane ma joogtaa 😳🧐 Facebook kugu ogaa 👀👀🤪

    • @abdirahmansolar7323
      @abdirahmansolar7323 4 ปีที่แล้ว +2

      Taliso qabiilka waa qashin # we are all Somali one ☝️ love ❤️

    • @lamayaqaan1280
      @lamayaqaan1280 4 ปีที่แล้ว

      Abdulkadir Abdullahi kkkkk abti waaa iqabatay

    • @lamayaqaan1280
      @lamayaqaan1280 4 ปีที่แล้ว +4

      Abdirahman Solar qabiilka ilaahaa ka dhaliyay Maxaa qashin ka dhigay waaa nasabadeeda ee qabyaalada qashin ah not qabiil

    • @hassanabdulahi2593
      @hassanabdulahi2593 3 ปีที่แล้ว +2

      Qoftaan ma wadatiin Habar Gidireey 😂😂

  • @brawaaqoindhoroon2579
    @brawaaqoindhoroon2579 5 ปีที่แล้ว +2

    I love the song I can't stop listening 👌👌💋💋💜💜💜😘😘 I love it

    • @imanimaan1418
      @imanimaan1418 5 ปีที่แล้ว

      Added a tool e5uiioopjxc

  • @mumtaazmohamed4831
    @mumtaazmohamed4831 4 ปีที่แล้ว

    Inanta hablaha muqdisho ogu cod mcn bilaneey horey usoco

  • @nasraweheliye5466
    @nasraweheliye5466 4 ปีที่แล้ว +6

    Best song very calm voice qofan jeclahay Ile dhageyso plse❤❤❤

  • @ikraanilyaas7300
    @ikraanilyaas7300 5 ปีที่แล้ว +16

    Wwwww qofta inay cod halaasiya leedahay heestana meeshedii dhigtay qofkii igu raacsan like ta ha iigu qabto

  • @gamaalfaandhe6271
    @gamaalfaandhe6271 3 ปีที่แล้ว

    Waa mirihii bare m fiidow iyo codkii xabiibo xasan tooxow waadkeentay xamda

  • @cabdicaziizgeedi401
    @cabdicaziizgeedi401 5 ปีที่แล้ว +13

    Xasuuustii xabiibo xasan tooxoow heestaan heesa heeda ugu jclhy bilan horay usoco

  • @kingmogadishu3703
    @kingmogadishu3703 3 ปีที่แล้ว +2

    Xamdi Bilan Sowtu Raxma ❤😍 cod mcn bbe

  • @bandargori1045
    @bandargori1045 5 ปีที่แล้ว +4

    Soo uma eka Ilhaan Cumar

  • @maxamedsiciid7930
    @maxamedsiciid7930 3 ปีที่แล้ว

    Cidladu Faaido maleh fursadi waa hayska lumin Yes yes xaqiqi

  • @ayanlemahamed8693
    @ayanlemahamed8693 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha alla..ah Aflanta studio thankz Xamdi Ahmed Ali hamdi bilan waadka baxsatey heestan wllo horay u soco wll mcn

  • @mohakingboy2079
    @mohakingboy2079 5 ปีที่แล้ว +9

    C,risaq anshax waa rer muqdishoo bay

  • @habiibaawale2097
    @habiibaawale2097 5 ปีที่แล้ว +7

    Arooskii barkar xasan aadan samatar Walee habeenkaan xaadir baan ahaa waqti qurux badan buu inoo ahaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @bbenacnac
    @bbenacnac 5 ปีที่แล้ว +67

    Boqorda Qurx da Mogadishu
    Xamdi bilan 👸❤💯
    Aflanta studio keep going brother 🔥

  • @smilevlogs3868
    @smilevlogs3868 5 ปีที่แล้ว +5

    Waba iska jeclahay gawadhan xamdi wow

  • @cabdifataxadan4526
    @cabdifataxadan4526 4 ปีที่แล้ว

    Ninka musiic tumay halygu caawiyo magaciisa🌺🌺🌺🌺

  • @calijeenyo8539
    @calijeenyo8539 5 ปีที่แล้ว +5

    Boqoradda codka❤❤❤💯

  • @hanadhari6062
    @hanadhari6062 5 ปีที่แล้ว +11

    Masha allah Gabdhaha Hg Quruxbadnaa😕

  • @sulekholove1646
    @sulekholove1646 5 ปีที่แล้ว +2

    Caadi mAha aroos shidn dada shidn wiilala iyo gbdhoh qurxbdan labis qurxabdan mnsh allh wlhi

  • @malakoslo
    @malakoslo 5 ปีที่แล้ว +4

    illaahay cod waasiiyay gabadhan wllhi waaba iska jclhy 😍😍😋

  • @user-wb9tt6ix2b
    @user-wb9tt6ix2b 5 ปีที่แล้ว +33

    *sidan ayuu RBI Qurux kugu baneysty wllashy iyo cod qof AF gbana waa uegty Allah haka hanuniyo umadan fan wax fcn Maha*

  • @laylaahmed1902
    @laylaahmed1902 5 ปีที่แล้ว +2

    Waaaw waxasa ka coda masha allah

  • @aminablock2990
    @aminablock2990 5 ปีที่แล้ว +7

    Anshx miyaa midks iimuqdo mugdsho mukusolabty walle waa mel an laka xiseynin 👍👍👍

    • @ifrahhussein3133
      @ifrahhussein3133 5 ปีที่แล้ว

      Amina block my wallal kuma so laaban ee waa waqtigii uu joogay tarikhda borka kuqoran eeg

    • @aminablock2990
      @aminablock2990 5 ปีที่แล้ว

      @@ifrahhussein3133 hye apyo

  • @liibaanwardheere1303
    @liibaanwardheere1303 5 ปีที่แล้ว +8

    *💋Ben lama shegi kare cod bey hesaa Masha allah*
    *Ma Ahan kuwa iska qeyliya cml, Cod dagan kalay iska arag xamdaay aroskauga 2021 ❤️ayan kugu cazumaya Ina adeeer Insha allah*

  • @abdisalandahir5414
    @abdisalandahir5414 5 ปีที่แล้ว +2

    Fursad wa lamahuran 🙌

  • @maxamdaxamd10
    @maxamdaxamd10 5 ปีที่แล้ว +3

    mash Allhaa waxan kahalaya codk

  • @casarshow4366
    @casarshow4366 5 ปีที่แล้ว +2

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️Gabadhan Waan jeclahay xagaan ka helayaaaa 💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💞💞💞💞💞💞

  • @salahahmedhussein7287
    @salahahmedhussein7287 5 ปีที่แล้ว +5

    Wwwwww
    very Good
    Hamdi bilan
    me I like this sung
    Thanks my #dear❤👈(Hamdi ) I love You

  • @loloabd1308
    @loloabd1308 5 ปีที่แล้ว +5

    Shaadiya and hamda queens af galmudug

  • @zaynabluul1888
    @zaynabluul1888 4 ปีที่แล้ว +1

    Shaadiyo sharaf Ayaa meesha ugu qurxan

  • @aaminahibaaq7187
    @aaminahibaaq7187 5 ปีที่แล้ว

    Ninka dher ciyartisa shati cadaha 👌👏👏👏

  • @massudali4346
    @massudali4346 5 ปีที่แล้ว +5

    Xamdi Bilan jicliya 🌺🌺🌺 Masha Allah Cadimatihid walhi Walashy anjecłahy ayatahy hormar wacan

  • @asmamaxamudmaxamud6641
    @asmamaxamudmaxamud6641 5 ปีที่แล้ว

    Waaaw quruux badan nolow huuno poqorada muqdisho

  • @abdiwalimohamedali9798
    @abdiwalimohamedali9798 3 ปีที่แล้ว

    Axla sowt markan iyo heesta dhexyar ee mursal muuse ku qadayo wale kala qurux badnid tolka magool kale uso baxday keep going

  • @qalbiSOMALI
    @qalbiSOMALI 4 ปีที่แล้ว

    subscribed wow illayn way u qalantaayetop one

  • @guhaadbaandofficial4826
    @guhaadbaandofficial4826 5 ปีที่แล้ว +10

    Xabiibo xasan tooxow heesaheeda waa leysku arkay

    • @MrAbshir98
      @MrAbshir98 5 ปีที่แล้ว

      DAYAX Aniguba kula arkey kkk

  • @qadrofarah4025
    @qadrofarah4025 4 ปีที่แล้ว +3

    Boqorada codka ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👌🙏❤️😘

  • @sharjam7462
    @sharjam7462 3 ปีที่แล้ว

    Heees laaguuu faaaraaa yaaaraaaystaaay

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 5 ปีที่แล้ว +6

    Erayadii iyo Laxankii Abwaan Barre Maxamed Fiidow
    Original Codkii AUN Xabiiba Xasan Tuluxow
    sidaad ulasocda

    • @goodman440
      @goodman440 5 ปีที่แล้ว

      Xabiiba Xasan TOOXOW

    • @user-ep7qj5wg8i
      @user-ep7qj5wg8i 2 หลายเดือนก่อน

      Xabiba waa nooshahay landan ay joogtaa

  • @bashirsebriye
    @bashirsebriye 5 ปีที่แล้ว +4

    Mirihi laxanki abwaan bare maxmed fiidow

  • @ikraanhassan1001
    @ikraanhassan1001 5 ปีที่แล้ว +24

    Saas aan idinka rabaa reer muqdisho hadaa labiska iga saxdeen 👏🏽👏🏽👌🏼👌🏼

    • @nimcobaashicilmi3817
      @nimcobaashicilmi3817 5 ปีที่แล้ว +1

      Tinta oo labaneeeyo io dirac qafiif ah miyaa ku taageere subxaana allah

    • @naimacadeyfilmschannel1168
      @naimacadeyfilmschannel1168 5 ปีที่แล้ว +1

      Wow hamdi bilan wan is jaclahey

    • @keyfhussein4834
      @keyfhussein4834 5 ปีที่แล้ว +3

      rer muqdisho qof kugaaro malahan labis ee adaa meel ka arkay

  • @user-nz6kv2nj5n
    @user-nz6kv2nj5n 4 ปีที่แล้ว +4

    سوداني احب الشعب الصومالي المبدع

  • @hagardiidgeneral.knowledge5114
    @hagardiidgeneral.knowledge5114 5 ปีที่แล้ว

    kkkk nin dhexde u xirantahay qosolka ayu iga dhameyey dhexda laxidhana niiclana wa lagishana

  • @guulujooga4729
    @guulujooga4729 5 ปีที่แล้ว

    WAa qofka kali ee xabiib tooxow soo dhaweysay codkeeda

  • @xasanmaxamed1664
    @xasanmaxamed1664 3 ปีที่แล้ว +1

    Waasax heestaan bilana kuleh 100 100

  • @Nqaalifamily
    @Nqaalifamily 5 ปีที่แล้ว +7

    Hestan markaan xanaaqo ayan qadi jiray wlhi

  • @aminaali6068
    @aminaali6068 5 ปีที่แล้ว +6

    She is beautiful mashallah 🌷🌷

  • @abukarsharif6330
    @abukarsharif6330 4 ปีที่แล้ว

    Yes filsamadaa. Lagu gartaa

  • @maxamedbiiwaaye758
    @maxamedbiiwaaye758 4 ปีที่แล้ว +4

    Inta ila dawaneyso 2020 like isaara

  • @DALSANFILMS
    @DALSANFILMS 5 ปีที่แล้ว +2

    Cidladu faaido maleh
    Si wacan bay u qaaday alla yaa cizak