Haa qaali badan anigaa ah oo ku hadla afka maheriga carab maxamuud saalax ahay bin niimar al mahra bin xeydar al ghahdaani mahadsanid sida taarikhaha carabta u falaqeyneysid ❤️🇸🇴👍
@@hananchannel1928إحترامي تحياتي الحارة ليك يا بنت الشام.. والله أول ما تنزلى موضوع عن الصومال أعمل نسخ وأرسل لأكثر قروباتي وأصحابي فى الواتساب.. إلى الأمام دوما
الصومال دخلت الجامعة العربية بحكم ان فيها قبائل صومالية أصولها عربية ١٩٧٤ ميلادي وهم قبيلتين فقط وهم ذرية اسحاق بن احمد و عيسى، مع التنويه ان قبيلة عيسى تعيش في جيبوتي و ارض صومال.
Sorry hadii allah yidhi arinkaa adigu ka daa LAKIIN way aad madaw u galinysaa ama wax bayna wa bayna aha aaah !!!!! the last video i watched with you!!!!!!
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته، كفيتي و وفيتي اختي الكريمة. بس حبيت أضيف الى معلوماتك لا يوجد شي يدعى "عرب مستعربة". العجمي اللي يتكلم باللغة العربية يبقى عجمي ولا يتغير العرق التى ينتمي له. اخيرا وليس آخرا هذا الفيديو لكي : th-cam.com/video/aCzRolM3d6M/w-d-xo.html
@@أبياتبورال الغريب إنك كلفت على نفسك تكتب لي و تقولي اقرا التاريخ وأنت نفسك لم تقرأ وكل ما لديك هو السمع من فلان وعلان. أرجوك أشرب كوب من الحليب و نم جيدا في سريرك. فا اني والله لا أقوى على جاهل مثلك. والسلام ختام.
Inan aad u fiican Xanaan qurux maasha allaah illaahay haku xafido
Gabarta ee soomaaliyeed oo TH-cam rada ah aan caashaqay mashallah allow kuxafid walaasheey qaali ❤️❤️💋💋
😂😂😂😂😂
@@omaromar-mc9vinegative ayaad ufekertaa😂😂
ما شاء الله عليك يا حنان الله يعطيك العافية 🇸🇴✌️
تسلم والله.. كلك ذوق 🥰🥰🌹🌹
تحيا موارخة الصومالية العظيمة الاستادة حنان
Illah ku dhaartee umada somaliyeed waxaad u heysaa meel wanagsan. Hore u soco.
maasha allah
mahadsanid wll
Abaalgud baad xaq u leedahay qaali
Haa qaali badan anigaa ah oo ku hadla afka maheriga carab maxamuud saalax ahay bin niimar al mahra bin xeydar al ghahdaani mahadsanid sida taarikhaha carabta u falaqeyneysid ❤️🇸🇴👍
ما شاء الله عليك.. والنعم فيك 🥰👑🌺
We need this information in English too! Thank you for all your efforts👍🏿
U welcome wll 🥰🥰🌹
Ururka jmcda carabta an ku jirna carab xaga kaga biirnay@@hananchannel1928
أحسنت يا أختي
Waad mahadsantahat walaashey
❤somalia ❤allahu.akbar❤
Asc Hanaan allaha ku barakeeyo xaqiiqdi shaqo fiican Ayaa nooheysaa taariikh naga qarsaneed ayaa soo gudbisey abaayo alle haku xafido
Haga niyad jabin wax badan Ayaa nagu soo kordhisey wllhi taariikh deena waa la qariyey
ماشاء الله عليك
wax badan baan kaa faaiidey runtii Jazakallah
Thanks a lot we're proud to be Somali one 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
Wll waxaan kuwaydiinayaa owbar qadle taariikhdiisa oodhameestiran mahaydaa
ماشاءالله❤
Taariikhda waan jeclahay. Wax badan ayaa kaa faa iiday. Waxaa rajaynaa inaad noo joogtayso muuqaallada taariikhda. Mahadsanid walaashay. @Hanan
Thank you sister
Mashallah allaha kuxifdiyo Abaayo qaali ❤️❤️💋👑
Ameen 🥰🥰🙏🌺
👍 💐
الله وكيلك قناتك جميلة ومحرزة.
ألف ألف شكر من مساكن برزة وتل حرنة....
هلا والله فيكم.. من دواعي سروري 🥰🙏🌺
@@hananchannel1928إحترامي تحياتي الحارة ليك يا بنت الشام..
والله أول ما تنزلى موضوع عن الصومال أعمل نسخ وأرسل لأكثر قروباتي وأصحابي فى الواتساب..
إلى الأمام دوما
@@gasgas4772😮
Keep going sister
Thanks hore usoco sister 👍
U welcome 🥰🥰🙏🌺
So interesting 🤩👌🏾
Yeah 🥰🥰
Hanan, Ma ogtahay markala j
oogo North America, Iyo Yurub Carabta waxalagu tiriya Cadaanka, oo waayo intooda badan awoowe yaashood baa kasoojeda cadaanka marka wagartood inay diidaan caranimada. Ee halayaabiin
Wax badan baanka ogaaday dadkan isu keen keenka ah ee qudhunka ah waadku mahadsan tahay wll xanaanneey
Curuubada Turkiga ayaa lagujebinayey waana arrin run ah.
Bilaal ma itoobiyanba mise waa Soomaali
Carabsaalax Meheri ma sheegtaane way yihiin,Luuqal Mehriyana kuma hadlaan maadaama ay Mehri-Soomaal yihiin ee saa la soco.
Yes they are, the came from Yemen and worked under the majeerteen sultanate as riflemen, stonemasons, builders and traders.
aqoontan iyo warbaxintan Quruxdada ba mashqul ku noqonay madhALLAH hada kadib wejiga qari
Abay min samaan maxa ka wadda fadlan no so aharax adoo mahadsan🙏🙏🙏🙏🙏
wll waxa jiri jiray nabi somaali ah
waxa lagu ogaaday saudi arabia aya mar tv sacudiga loga so daayey .
Can you send it to me if you have? 🙏😎💕
@@hananchannel1928 wll aniga wa la i sheegay in u jiray nabi afsoomaali ku hadli jiray
Cᴀʀᴀʙ ᴡᴀx ʙᴀᴅᴀɴ ʙᴀ ʜᴀᴅᴀ ᴋᴀ ғᴀʜᴍʏ ᴀʙʏᴏ ᴀʟʟʜ ʜᴀᴋᴜ xᴀғɪᴅᴏ💞🧕❤️
الإيرانين والباكستانيين و الهنود والاكراد أولى ان يكونو عربا
نحن الصوماليون افارقة ولسنا عربا! والعياذ بالله.
Waxaad u'egtahay koos Cumar, Ee maxaad isutihiin
Scwb walaal carab waa qoof waliba af Arabi hadla ayaa carab afka waa afka quraan hadi qabil carab asal layidhahdo hadu jiira igu bayaan fadlan
Anigu waxa aan ahay baan ahay ee waxa dadku igadhigaan maahi.
Asc wlaasheena qaaliga ah Xanaan abaayo baaritaanada + iyo taatiikh ha aad haysid fadlan buugag ka qor si ay dhaxal taatiikheed ugu noqoto dadka somalida adna la,guugu xasuusto mudo dheer.!
In Sha Allah wll 🙏🥰
Soomaalid xaagee kaagaalaan siida qaaliilaad kujiid biisaan Baraban siid daarood
Hajara somaliyed by ahyd qisa dhaba
Yes 🥰🥰
@@hananchannel1928ereyga ma magashay "halkeed baad ku hagratay" Hagra ama hagar weeye, hebrew waxaa ladahaa hagara
الصومال دخلت الجامعة العربية بحكم ان فيها قبائل صومالية أصولها عربية ١٩٧٤ ميلادي وهم قبيلتين فقط وهم ذرية اسحاق بن احمد و عيسى، مع التنويه ان قبيلة عيسى تعيش في جيبوتي و ارض صومال.
طيب اشراف وشخال؟؟
ALLAHA KU BARAKEEYO, UKHTII CASIIS, XANAAN. HADII AAN AWOODI LAHAA INAAN HAL MILYAN OO SUBSCRIBE AH KU GAADHSIIYO KAALAMAAN BAKHAYLEEN. ALLAHA ARSAAQ WAASAC AH OO XALAAL AH, CAAFIMAAD TAAM AH IYO CIBAADO WANAAGSAN HAKUUGU DEEQO.
Thanks wll for your wonderful work and wishes 🥰🥰🙏🌹
Lkn soomaali ahaan waxba kuma lihin saxaabada saw ma ahan😅
Soomaalidii hore ragg bay ahaayeen ba)se qolay ku foorartaa faarax mijobaasto
Ururka jmcda carabta an ku jirna carab xaga kaga biirnay isheega
Sorry hadii allah yidhi arinkaa adigu ka daa LAKIIN way aad madaw u galinysaa ama wax bayna wa bayna aha aaah !!!!! the last video i watched with you!!!!!!
Ma xuma inaad tariikhda somalida aad ka sheekeeyso oo waa wax loo baahan yahay.
Laakii naceeybka caribou ay necessary tahay Somali, intaad iska deeyso waxaad ogaataa Somalidu iyadaaba isnecb oo Isla weyni, xaasid nimo,isnceeb oo aan xad laheeyn taas oo ay kusiisanayaan xoogaa lacag ah marka dad iyaguba sidaas ah maxaad uga sheegi wax neceb?
Xitaa carabnimadii way shaqayn weyday oo iyagii baa laysku diray.
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته، كفيتي و وفيتي اختي الكريمة. بس حبيت أضيف الى معلوماتك لا يوجد شي يدعى "عرب مستعربة". العجمي اللي يتكلم باللغة العربية يبقى عجمي ولا يتغير العرق التى ينتمي له. اخيرا وليس آخرا هذا الفيديو لكي : th-cam.com/video/aCzRolM3d6M/w-d-xo.html
اقراء تاريخ قبل ماتتكلم في العرب مستعربه انا سمعت قصه قبل كدا من شيخ يتكلام عن تاريخ العرب من الف الى ياء تثقف ياأخي
@@أبياتبورال الغريب إنك كلفت على نفسك تكتب لي و تقولي اقرا التاريخ وأنت نفسك لم تقرأ وكل ما لديك هو السمع من فلان وعلان. أرجوك أشرب كوب من الحليب و نم جيدا في سريرك. فا اني والله لا أقوى على جاهل مثلك. والسلام ختام.