Rahmaa sister jooji dee waxad ku hadleyso wa French dadku maa kasayaan ee anaqu wan ku faxmeyna climatiseur, scalier , bâtiment wa wada French af somaligeeni reer jabuti ku wadii markaa kale bisou 💋
Nous les Djiboutien on parlait pas vraiment les vrais les vraies langues somalien on mélange français arabe c'est dommage et pourtant nous sommes des Somaliens origine❤
Rahma wxedu lahjad mahan erayga jiko ey kawado wa carabi kan ay ku shekty wofka hbenki dhafra wa cari sabax kulaha qof wax barty aya ku ficna siyu qaladkeda utuso
صلوا على الحبيب المصطفى ﷺ
آللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين احبك يا رسول الله ❤❤❤❤❤❤
Scw
S.c.w❤
صلى الله عليه وسلم❤❤
Rahma yer afka Francis language meesha ku haysaaa afsoomali maaha
Baaba shaadiyo sharaf iyo rahmo isku balami funny ayu sii noqona wlhi😅👋well done🥰baaba
Saswaa
Haa wa run
Please isobooqo
@@iLaDhaDhami0 wanku saray libaax👍
I’m from djibouti 🇩🇯 ❤❤❤i love djibouti 🇩🇯 ❤❤❤😊
Inta lahjada maayga taqaana farta😊❤
آللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين احبك احبك رسول الله ❤❤❤❤❤
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين ❤
صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم ❤
Lov
Rahmaa sister jooji dee waxad ku hadleyso wa French dadku maa kasayaan ee anaqu wan ku faxmeyna climatiseur, scalier , bâtiment wa wada French af somaligeeni reer jabuti ku wadii markaa kale bisou 💋
Je suis d’accord avec toi, somali ku weydii kalmadaha.
Isyeel yeel ba ku jira jawaabaha RAHMA
❤❤❤
اللهم صلي على سيدنا محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم في العالمين انك حميد مجيد
Scw please isobooqo Walal thanks
Gabada cad oo qamaarka qabta waxay isticmaaleeysaa carabi wiila iyo gabada kalana madareemayaan waana idin karbaasheeysaa
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
Waaku saray 😅
Waaku saareyi
papa wanku saray❤
Wan ku sarey
Wakusaray wll
Rahma waa faraansiis waxanay sheegayso
Soomaali maaha
Gabdha kale dagan tahya❤❤❤❤qurxleey badiyo wye
Rahma waa quruxley eee uquur xasidnimadu maficnee
Djibouti iyo somalia❤🇩🇯🇩🇯 🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Rahma ruuxi welcome team baaba jey 🙏🏻❤❤1M insha Allah 🤲🏻🫂
اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم
Masha Allah Amiiratul xijaab❤❤❤ Allah hakuxafid Abayo
Rahma Libaax ayaa ka badan 😍
Nous les Djiboutien on parlait pas vraiment les vrais les vraies langues somalien on mélange français arabe c'est dommage et pourtant nous sommes des Somaliens origine❤
4:56 laandheered og ah rahma hasan😍❤
Rahma Libaax 😍
Baaba jeey guuleyso abti 800k coming soon inshallah challenge ayaa ku haaye❤🎉
Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤root
Where i get sahan toosan
@@Idrisleo you can get here
#Sahantoosan
Rahma Hassan reer Djibouti Assal ❤❤❤
taasi maaha Soomaaliya raxma isaga aad ku hadasho faransiis way khiyaamaysay 😅😅😅😅😂
Gabadha xijaaban waa maskiin qurux 😍😍
Rahma Libaax ayaa ka badan 😍
allah is one ❤
Rahma wa ka dardaraysa kalmadaha faransiska iska dhaf somali saxa la kalay from Djibouti
Gabadha marna faransis marna English beey gishaneeysaa dakata waxaa ladhahaa kulahaa bord waana English suugada waxey tiri sauce waana English 😂😂😂 waa noo qarisay xabadaan
bravo Rahma vraiment tu t'es bien débrouillé 🥰
😂😂😂😂😂
Allaahuma salli caalaa Nabiyi
muxamad wacalaa aalli
muxamad kamaa sallayta
callaa ibraahiima wacalaa
aalli ibraahiima fil caalamiina
Inaka XAMIIDUL MAJIID
Asc dhaman Rahma reer Djibouti , hadalkoda French . Baa ku jiraa Djibouti yaan ka waxa lagu garta . 🍳 egg . Wad. katag taay kaso Jawab 👍👍👍👍👍🌹🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️👍🇺🇸keep going brothers and sisters
Baaba dabaal daga 800000k ❤ coming soon ❤
Please 1k waxyara igadhiman igaarsiya 🙏 ❤❤
Reer djouti waa qoom kale😊😂
lahjad mahan wooxoda wa luqad kale 😂😂😂
@@Naciimoibrahim wa asal
waa another level 😂😂
Teenu markay lahjad aheen dadka hadashan maxa tahay
Baaba lkn faanadeena ma ahan afsomali waa France rahmo rose 🌹 ♥️ ❤️ somaliga kaliya kaqaata
She is speaking language France 🇫🇷 🇩🇯🇩🇯🇩🇯
Raaxmo cadeey iyo khadro caadey Masha allhhh❤❤❤❤❤❤
Allah beerka ifuure baaba waaku salaamay waa taageyrahaaga NO1
الهم صلى وسلم وبارك سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
Baabajey waxaan ahay wlli kutaageero kuna jecel marka waxaan karabaa inaan iabaal Mariso challenge aaigu darto ok 👍
Dj dhuusaaye iyo Raxma so qabo af may may iyo jabuutiyan 😂😂😂😂😂😂
Raxma af somali ma garaneyso
@@mohammedamiin9761 hoyada baa garaneysaa marka
Dj dhuusaaye?? kk😂😂
Raxmada fananadaa iyadoo nocasa yey dhihi ogadeen ban ahay lagaa saar og😂😂😂😂
Maskinda😂 French baa lagu cabay 😂
Qadro wa gabar xishood badan ma.A
Baaba idiriska iyo rahmo isu balami af_maay kula sheekeeso ku dhex please
From Djibouti 🇩🇯 Rahma inoolow
baba waxan ahay tagerahaga ugu wen plaes waxaka codsana hada awoodo iphon igad 😂😊 waxan rajayna inad farintda aragtid
Djibouti 🇩🇯❤ 🥰 jtm rahma hassan tu es bien
Raxama ayan isku lahajad nahay 😊
Please sister .kasojawab. Wad dadashay keep going Rahma
Wlh rAhma inta ay shegtay Hal hata kamafahmin😮😊
waa lahjada réer jabuuti😂😂😂😂. fransiise ayaa kujiiro😂wll
WAA IDIN SALAAMAY SOMAALIYEY❤
Kkkkk
Sheeri megsi maxadhaha kudhaha rahma hassan wa af Francis ❤❤❤❤❤🎉
Naagtaan. Jabuutiyaanka. Ah. Waryaa. Babai. Jey. AF. Faransiis. Ayey. Ku. HadaLeysaa. Gabadha. KaLe. Ayaa. AF. SoomaaLi. Ku. HadaLeysaa. Khadaro. Davam. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸❤️❤️❤️❤️👍👍👍
Rahmo afsoomaali meesha kuma haysid ,Waa af France iyo af carabi iyo af ingiriisk.Reer jbuuti afaoomaali meesha kumahaysaan .
صل الله عليه وسلم
Wamasantiin
Vive la republique de djibouti viva Rahma
Lahjada 🇩🇯♥️
BAAJE RAXMA waxay isticmaashaa luuqada faransiiska😂😂😂😂
Masha aliha ❤️🤙
Rahma anaga umba fahmayna🇩🇯🇩🇯🇩🇯😂😂
Inanta reer Djibouti waa laga badiyay sababtoo ah France bay ku hadlaysaa
Qofka ugu horeeye video arkay waa ani❤❤❤
Hhhhh Ana kahoreeyay
Raxmo hadal keda ma ahan somali ee waa frencis
Luuqad shisheeye ayey raxma tilmaamaysaa soomaali kaliya waydii
Asc baabajey saxib waxaan haaya davada hiilbka data oo ravaayad ha
BABA JEY Guulryso ❤❤❤❤❤❤
Naa rahma adigu halkee faransis ugu hadli somali caadi ah ku tartan
Af fransiis bay ku hadlaysa RAHMA maaha lahjada JIBOUTI
Reer jabuuti Afsoomaali ma hayaan fransiis ayeey ku hadlaan
Waa reer Djabuti inantu fransis baa afkeeda ku jira
Gabadhu af faransiis my nugu way dinaysa
Rahma Hassan ma'iscebenaynah reer Djibouti loqada Somalida iyo luqada France isgu dharnayeeh 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
Baba way saxan tahay rahma baaf waa speaker
Badiya waba Masha daqan iyo hadalka Lagu barto
16:37 😂😂😂😂😂😂
Asc rahma hassan Francis bey sualaha qarkiweydineysa khadra yarisey iskajirhee haaye dooligah
Rahma way zaxantahy wlhi ree Djibouti adan nahay
🎉🎉 ohh ma belle Rahma
Part 2 😂
Faransis aa ku jiro hadalkeeda gabadha jabuutiyanka ah
Baba nagada xaysunta oo video Mel macan maraya xaysin aad so galinee nagadhaf noh
hhh aniga kaliya iskuma lenayay mailaca ragtay
Ala dj dhuusaaye iyo raxma isku ballami waba kuqoslaa 😂😂😂
Rahma rassan riyanada jogi hn af Somalia ubey ahayd ee français kumajirto huno 😂😂😂😂
Abowe maa lahjad ba 😂😂 from rahma
Reer dj buuti Luqadooda waa xoogay somaali ah xoogay carabi ah xoogay faransiis sidaaas Baan isku fahmwynin😂
Way ka dardareysa Wlhi waxedu wa français 😂😂😂
Wlhi rahma waxa ku badan France waxan oo dhan somali maha
baaba jaay saaaxib sheekada lahjad waa funny waad hawshaaas
dhowr xabo soo sameee
Rahma wxedu lahjad mahan erayga jiko ey kawado wa carabi kan ay ku shekty wofka hbenki dhafra wa cari sabax kulaha qof wax barty aya ku ficna siyu qaladkeda utuso
1:40 kkkkkkkkk
Af fransis wayee rahma sidani ee af somali djib kuu waydii
Dharka waxa lagu Mera tashti
Anu labada lahajad ba wan fahmaya from borama
Fanaanada waxeeda afsomali ma ahan malaha francis ayey ku hadleysa 😂
May wlhi wa somali dhaman re djib fahmaya Aabo
Rahma afsomaliba kuma hadlayso wa france 🇫🇷 waxeedu
Carabi iyo waxbey isugu dartay gabartii😂😂😂markaasey lahjad jabuutiyaaan kadhigaysaaa rahma😂
RAHMA HASSAN ILOVE YOU
Naagtan af faaransiis ayeey kuhadlooysaa af soomaali kuhadal dheh ninyow
War tan waxedu somali mahee nagadaya raxman jedaa. from somali galbed
Shadiyo sharaf iyo raxma xasan isku balami cunugtan afsomali ma tagane😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Tashti iyo baaf waa isku mid❤❤