HEESTII | MAAN DEEQ | OO AF MAAY LAGU QAADAYO,NIMCAAN HILAAC IYO FANAANIINTA JINAAWKEY. MMC2019

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 219

  • @samirasaam802
    @samirasaam802 5 ปีที่แล้ว +150

    Wlhi nimcan ❤hilaac wa fanan qaran aaaax allow kudaaa inta igula racsan plzz like usara vivaaa nimcan hilaac💝

    • @nastehoabdi555
      @nastehoabdi555 5 ปีที่แล้ว

      umu ansal aaamiin allaha no daayo

    • @nastehoabdi555
      @nastehoabdi555 5 ปีที่แล้ว

      umu ansal aaamiin allaha no daayo

    • @hidesidechanel
      @hidesidechanel 4 ปีที่แล้ว

      Calool shiisa ushaqayste

  • @ibrahimidow2267
    @ibrahimidow2267 5 ปีที่แล้ว +180

    Imisaa Nimcan hilac kufaraxsan jogatankisa magalada Mogadishu
    Like sar

  • @teamckfamilyguul7714
    @teamckfamilyguul7714 5 ปีที่แล้ว +166

    Masha Allah guul Somali🇸🇴 alle nabad ha idiinka dhigo wadankiina
    From Somaliland 😘😘😘😘😘😘

    • @Yahyesomal
      @Yahyesomal 5 ปีที่แล้ว +12

      Waa yaab oo adigo yaa thy adi

    • @abdirahmanyaya3969
      @abdirahmanyaya3969 5 ปีที่แล้ว +7

      Asaga wa somali lkn wadankaga ayu uduceynaya

    • @mohamedmuse7067
      @mohamedmuse7067 5 ปีที่แล้ว +7

      Barwaaqo Beerlula malaha adigu ugaandhays baathy

    • @maryancadey5005
      @maryancadey5005 5 ปีที่แล้ว +26

      Hhhhhhh barwaaqo so gbr ma aheyn tan kale wadanka idinka halagayo sii ad aqonsi u heshiin lkn aqonsi cirka into idin jiro idin jiraa inta igu racsan wixi somalia qasaayo rer land in ey yihin o somalia dhab thy like ii saar 🇸🇴✅

    • @yufamoha779
      @yufamoha779 5 ปีที่แล้ว +2

      Thnks sister one people one love from muqdishu

  • @faizamohomed3271
    @faizamohomed3271 5 ปีที่แล้ว +50

    Nimcaan hilaac Madaxweynaha hogaamin doona shanta Soomaaliya mustaqbalka, taariikhdaa ku qori.❤💖🧡💜🌻🌺🌷👍👍

  • @safiosaafiofficiall1637
    @safiosaafiofficiall1637 5 ปีที่แล้ว +58

    Mansha alllah nimcaan bulshada soomaaliyeed lahjad kasta haku hadasho waad raali galisay allaha ku sharfo

  • @mohamudabdirashiid4097
    @mohamudabdirashiid4097 5 ปีที่แล้ว +35

    Nio wiilkan nimcaan hilaac dadkoo dhan ayaa jecel noolow wll hilaac😍😍

  • @amalb6261
    @amalb6261 5 ปีที่แล้ว +125

    Nicmaan Waxaad Tahay Somali dhab ah Aad Ayaan kuu Jecelnahay Hadaan Nahay Reer Koonfurgalbeed

  • @macamarzaki4721
    @macamarzaki4721 5 ปีที่แล้ว +22

    Nimcaan waa waa nin dadkiisa iyo wadan kiisa jecel waaye Masha allah 🤗😗

  • @zakuuka207
    @zakuuka207 5 ปีที่แล้ว +128

    Fanaan nimcaan ka cod macaan car hada meel ku sheega viva Hilaac❤

  • @wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536
    @wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536 5 ปีที่แล้ว +5

    Mshaa allh nim,aan hilaa abwaan qaran like insaar intii afmaay jeel guul iyo gobanimo dhaman digil iyo mirifle😘😘💓👍

  • @ganeyxaamud3903
    @ganeyxaamud3903 5 ปีที่แล้ว +21

    viva nimcaan hilaac aad io aad aYn kuuTaageeRaaa pro hore usoco poqorka codka waqtigaaan nolow

    • @amalb6261
      @amalb6261 5 ปีที่แล้ว +2

      Viva Af MaayMaay

  • @abdilahisadiq4270
    @abdilahisadiq4270 5 ปีที่แล้ว +13

    Nimcaan Nasab somali hadu jiro wa adiga bro we love you

  • @alham113
    @alham113 5 ปีที่แล้ว +10

    masha allh nimcan coot wuu kugu dhamadee 😍😍😍💕💕💓🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤

  • @maryanaadan4675
    @maryanaadan4675 5 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah 😘 tabarakallah codmacaan Allah ku xafido inta kasugeeso Nimcaam inuu codkaan macaanta badan qur'aanka ku aqriyo like

  • @asmohirsi8748
    @asmohirsi8748 4 ปีที่แล้ว +4

    Wwwwwww nimcaan boqorka codka masha Allah wlkey Qli alle haku dhowro sharaf iyo ciso fanaan leh 1🇸🇴💙💙💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙🇸🇴

  • @unitedkingdomnazrinunitedk2178
    @unitedkingdomnazrinunitedk2178 5 ปีที่แล้ว +20

    Nimcaan pro full respect keep goin brother ❤❤❤

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 5 ปีที่แล้ว +5

    Kkkkkk Maasha alaah Soomaalidii heliidey humaantii isku hilmaantey viva Nimcaan

  • @muniirmaanka4842
    @muniirmaanka4842 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah an amazing song by the King of Voice and his colleagues

  • @hibaaqabdifitah8396
    @hibaaqabdifitah8396 5 ปีที่แล้ว +29

    Nimcaan wadani ika dheh waa wiil xishood badan

  • @maanoarlaadi554
    @maanoarlaadi554 5 ปีที่แล้ว +20

    waxaan ahey qofkii ugu horeeyey oo lasocdo yutupka madax sare nolow musharaf

  • @xasanwadani3552
    @xasanwadani3552 ปีที่แล้ว

    Respect 🙏 nimcaan hilaac and viva may language maay maay1🇦🇿💪

  • @abdinaasirjamacdalbile219
    @abdinaasirjamacdalbile219 5 ปีที่แล้ว +2

    Www fananka igu weyn koxda jinaawkey shaakir baynuurshe kep going xidigena

  • @fahadibraahin1598
    @fahadibraahin1598 5 ปีที่แล้ว +28

    #somalinimDaan Dadka kaga saraynaa. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @asadhalal202
    @asadhalal202 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah gabdhahena deeqa qalbi ruxa iyo Yasmin samra halkedi baa dhigteen

  • @aazizhassan4508
    @aazizhassan4508 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah wa Fananan Qaran ninkaan, labada luuqadood ee somali ugu waween ku heesa. Samatar meeshu ka baxay ninkaan ba shiday.

  • @Zuldan_Lp_Official
    @Zuldan_Lp_Official 5 ปีที่แล้ว +28

    Wxa ahy from #Borama Gaar ahaan nimcaan #hilaac zxpkiiz #subscrabe yaan la ila dhaafin #muqdisha ana uso socdaaa

    • @kabdi7146
      @kabdi7146 5 ปีที่แล้ว

      Ciidii lama xigto muqdisho walalo ku raxaysto dhulkagaga hooyoo

  • @warsidepost2019
    @warsidepost2019 5 ปีที่แล้ว +29

    Fanan qaranoo qabyalad iyo qurunka aan qeyb ka ahayn
    FIFA NIMCAAN

  • @umuashraf7911
    @umuashraf7911 5 ปีที่แล้ว +6

    Mashallah nimcan hillac Allah codka kubarakeyo

  • @likeyyare3344
    @likeyyare3344 5 ปีที่แล้ว +9

    6:10 Halii maandeeq haayti hadaa ning heltee ameel ii haang wiin hadaa buuyaasee ❤❤💕💋

  • @amiindaahirofficalchannel6468
    @amiindaahirofficalchannel6468 5 ปีที่แล้ว +14

    Ma heeso fanan ka cod macan xaqiq nimcaan baankisa ku dhacay

  • @rukiaismyhooyo1259
    @rukiaismyhooyo1259 5 ปีที่แล้ว +36

    humaan ii qabiil wey iska.hilmaamee sax,,,

  • @asaldhaladinaabdullahiasld4387
    @asaldhaladinaabdullahiasld4387 5 ปีที่แล้ว +18

    Pppp al fanan nimcan hilac mahadsanid musharaf MMC

  • @aaminaosman7742
    @aaminaosman7742 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh somali quruxda iyaa leh masha allh bala arka cunugas intu dheer aad buu dheeryahay say Masha allh qofkii ala arkay viva somali

  • @ramlaabdi8103
    @ramlaabdi8103 5 ปีที่แล้ว +7

    Mash alaah beri. Waa kuwii. Nahogaamin. Lahaa. Ilaahow. Wadanka
    Nabad nooga dhiga. Guulesta oo. Afkiin. Caano. Lagu. Qabay

  • @malikatulxubi8290
    @malikatulxubi8290 5 ปีที่แล้ว +14

    Halii maandeeq haayti
    Hataa nin helatee
    Ameel iyo haanwiin
    Hata buuyaase
    Woooow inantaas umba mayga saxda ah ku heestay inta maayga ku hadasha wan slmaya anigo iyo inta maxayga ku hadasha wam iska slmaya ika na

    • @calicabdiraxman9970
      @calicabdiraxman9970 5 ปีที่แล้ว +1

      malikatul xubi iila aragtey ariirtaana sidii in sheenti afkii aayow

    • @warcusub2047
      @warcusub2047 2 ปีที่แล้ว

      Mxaa ereyadan mxaa tiri ay ku noqonayaan

  • @aadangamuur4246
    @aadangamuur4246 4 ปีที่แล้ว

    Aaaah aaah maxey hees thy aaaxx aax mar walba waan dhageysta

  • @maslahmohamedaddow3497
    @maslahmohamedaddow3497 5 ปีที่แล้ว +16

    Wow Nimcaan HiLaac cod Mcn

  • @beerlulabeerlula9265
    @beerlulabeerlula9265 5 ปีที่แล้ว +1

    Nimcaan hilaac asal somali dhalad weeye willkan illahay hainoo xifdiyo asagoo kalana hainoo badiyo Amiin yaarabi guul somaliweyn insha allah

  • @maxamedbr5221
    @maxamedbr5221 5 ปีที่แล้ว +13

    Arlaathi wan idin salaamey

  • @Abu_Canab
    @Abu_Canab 5 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah waa fanaa aan taagyeero noolow weligaa cadowgaaga hajabo nmcn

  • @qoslaaay1357
    @qoslaaay1357 5 ปีที่แล้ว +5

    Musharafkeeena Tnx wll sareh

  • @solostgen3862
    @solostgen3862 5 ปีที่แล้ว

    Nimcaan hilaac fanaan tageero wadani somaliyed Gudoomiyaha waabari western ka jooga shaqo fanaanada raba cokeygu top. Shaqo ma iheesa wabari ku biiraya. Isoojawab fadlan. Thanks 🌹💖👍

  • @ahmedabdi2896
    @ahmedabdi2896 5 ปีที่แล้ว +1

    Dadka somaliyeed mid maay Ku hadliyo mid maxaa tiri Ku hadlaba waa fanaanka kaliyee
    Raaligaliyey ❤❤🇸🇴🇸nimcaan hilaaac🇸🇴🇸🇴
    The one and only ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @hibonuura1500
      @hibonuura1500 5 ปีที่แล้ว

      Hhhhhh waa ruun kolay hilaac waa fanan tagero badan

  • @sharmakeciro3850
    @sharmakeciro3850 5 ปีที่แล้ว +1

    Fanaantagey fnan soomaliweyn horey usoco nimcaan

  • @superzaara2421
    @superzaara2421 5 ปีที่แล้ว +2

    Musigan waxn ku maqlay heesta soomliland ee ninki u hanween hoganka dalkow hankagu ha dhaafo reer hebel💓💓 yaa ila arky

  • @aazizhassan4508
    @aazizhassan4508 4 หลายเดือนก่อน

    Wa inuu Album dhamesytidarn luuqada Maayga ku soo saaraa

  • @macamarzaki4721
    @macamarzaki4721 5 ปีที่แล้ว +8

    Waa hees wada ni ah oolokal harin nimcaan noolow zxb😎

  • @hodanfaqi5282
    @hodanfaqi5282 5 ปีที่แล้ว +3

    Nimcaan fananka 5ta soomaaliyeed alow ku daa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hibonuura1500
    @hibonuura1500 5 ปีที่แล้ว +1

    I wwwww mazha alllh Olay haa idiin dhawro reer somaliyaa

  • @hodanhassan3014
    @hodanhassan3014 5 ปีที่แล้ว +1

    Hory usoco ugaas walee inaa tun tahy anaa kuu qiry laandheere laandheere dhalay igadheh lkn hakudaalin ay iscunysaaye waraabi iskama celisee

  • @jaylaaniaxmed2768
    @jaylaaniaxmed2768 3 ปีที่แล้ว +2

    Fanaaninta jinawkey waa idin kufaanaa kep goning

  • @bukariofficialchannel2015
    @bukariofficialchannel2015 4 ปีที่แล้ว

    Keeep ging pro

  • @ramadanmusse4457
    @ramadanmusse4457 5 ปีที่แล้ว +4

    Heeesta lama yidhaho mandeeq
    Waa laxanki balwada
    Waaxana qadi jiray cabdi warfac :cabdi simo : iyo qadiyo balwo alle ha u naxariisto dhamantood
    Marka Laxanki balwo dii u ku canka aha ninki fanka somaliyeed bilabay cabdi silimo

  • @matantajawigajawigaxamar7081
    @matantajawigajawigaxamar7081 5 ปีที่แล้ว +1

    Allow nabat waarta dalkeyga hooyo🇸🇴❤️😍

  • @adansuleyman7495
    @adansuleyman7495 5 ปีที่แล้ว +1

    waa qadiija balowo iyo cabdi sulimoo iyo balwadii ok

  • @luuljiya3313
    @luuljiya3313 5 ปีที่แล้ว +1

    Wwwww masha Allah koxda jinawkey salan sare

  • @mahadfarah5914
    @mahadfarah5914 5 ปีที่แล้ว +2

    Guuleysta somaliya amiin🇸🇴❤️😍❤️🇸🇴❤️😍❤️🇸🇴❤️😍❤️🇸🇴🇸🇴❤️😍❤️🇸🇴😍❤️🇸🇴

  • @samiiryare9144
    @samiiryare9144 5 ปีที่แล้ว

    Nimcaan hilaac wa somali dhalad ah allaha ku daayo pro keep going wadanigena😘😘😘😘

  • @khadijajumcale8737
    @khadijajumcale8737 5 ปีที่แล้ว +2

    Hugaanka inoo haay Mudane Farmaajo & Kheere ⭐⭐⭐🌟🌟🌟 Horyaalka adoonka🌍 ayaa tahiin 🇸🇴⚒️⛏️

  • @cashoabdulahi6893
    @cashoabdulahi6893 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah soomaliweyn ilove guuuuuuuuuuuul

  • @ubaxmohamed4223
    @ubaxmohamed4223 4 ปีที่แล้ว

    Wlhi nimcaan waa
    big fanaan luuqada suu
    Uguheesay anigoo reer koofur
    Ah kudhasay ku koray magaranayo mayga

  • @boqoradajaceylkachannel3459
    @boqoradajaceylkachannel3459 5 ปีที่แล้ว

    Wwwwwwwwwwwwwwwwwwww somali hanolato niimcaan wan ku jclhy wll somaliyed wlhi

  • @badriaosman9955
    @badriaosman9955 5 ปีที่แล้ว +1

    Nimcaan Hilaac✋
    Boqorka Codka Qarnigaan💛❤💜

  • @gacamadheerem.x.d.2984
    @gacamadheerem.x.d.2984 4 ปีที่แล้ว

    Nimcaan waa fanaan kuheesa afa somaliga maay iyo maxatiri waa fanaan Qaran

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahow xafid nimcaan waddaninimo waa loo dhashaaye

  • @mohamedyuusuf6315
    @mohamedyuusuf6315 5 ปีที่แล้ว +2

    Ereyo macn igadheh iyo fananii cad macan allow nodaa

  • @ibrahimhusseinmuhamed9476
    @ibrahimhusseinmuhamed9476 5 ปีที่แล้ว +1

    Musharafow heestan maandeeq ma aha. Waxa lo yagaana raaxeeye burcaawi ama haleelo lkn raaxeeye ayey caan ku tahay

  • @samadoon313channel6
    @samadoon313channel6 5 ปีที่แล้ว +1

    Halii maan deeq haayti hataa niin helatey emeel i haan wiin hataa buuyasee woow runtii waa ereyo cajiib ah

  • @suldanalimirre
    @suldanalimirre 5 ปีที่แล้ว +19

    Somalidii heliithey xumaang ii qabiil wey isku xilmaamay yaa salaaam axyaaa hees

    • @Ahmedmohamed-wo2fv
      @Ahmedmohamed-wo2fv 5 ปีที่แล้ว

      Sxb afkaa maayga ku dawakhay walaahi midh kama fahmo ee please sideen ku baran karaa. Ama i bar.

    • @suldanalimirre
      @suldanalimirre 5 ปีที่แล้ว

      @@Ahmedmohamed-wo2fv
      Mahadsandi mudane waad baran kartaaye go'aan adag qaado sida aad ubaran kartid luqadaha qalaad8

    • @Ahmedmohamed-wo2fv
      @Ahmedmohamed-wo2fv 5 ปีที่แล้ว +1

      @@suldanalimirre thanks sxb lkn wxn ku waydiiyay inta badan heesaha maayga een dhagaysto waxan ku arkaa AMAAN DHOORAY ee maxay tahay. Even wxn waydiiyay wiil an facebooga ka saaxiibnahay oo reer baydhabo ah isna wuxu igu yidhi wax an fahmi waaya. Adna wxn rabaa inaan facebooka kaala saaxiibo ee maxaa kuugu qoran wll

    • @suldanalimirre
      @suldanalimirre 5 ปีที่แล้ว

      @@Ahmedmohamed-wo2fv
      Mahadsanid mudane ahmed
      Waxaa iigu qoran
      Ali ibrahim Ali Mire add me welcome with open hands

  • @suleekhas1112
    @suleekhas1112 5 ปีที่แล้ว +9

    somaali dhaba waa godabiirse waa dad aad udagen oo qabiil aan shuqul ku lahayn mansha alah alow noo xafid ciyalkan yar yar ka qabo cadowga

  • @asmohirsi8748
    @asmohirsi8748 4 ปีที่แล้ว +2

    Nimcaan hilaac fanaan qaran qab iyo Isla weyni allow ka dhowr

  • @fahmadagan9672
    @fahmadagan9672 5 ปีที่แล้ว +11

    wwww Somalidi heliithey inis hiilithey nimcan and deeqa qlbi ka bxsateen

  • @canablifestyle58
    @canablifestyle58 5 ปีที่แล้ว +3

    💋❤️💗💝💞💯❣️💔💖💘💕💜💔❣️kutaaagnhy brother ❤️💋💖💘💝💜💯💕💗💞NIMCAAN ABDIRAHMAAN HASSAN HILLAC 💋💋💋💋💋💋💋💋💋💘❤️💕💝💜💯💯💖❣️💔💗💞

  • @qeeysqeys4293
    @qeeysqeys4293 5 ปีที่แล้ว +1

    fanaan ka cod mac wali ma arkin viva nimcan hilaac

  • @farhiyojafar3244
    @farhiyojafar3244 5 ปีที่แล้ว +1

    Amiga
    Jamison
    Ah

  • @mariajama3019
    @mariajama3019 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah dalka Allah nabad noga dhigo kuwa haystana Allah u siyaadiyo amiin yarabi 💙💙💙❤💯👑

    • @adanfaysal1299
      @adanfaysal1299 4 ปีที่แล้ว

      Somaliweynay hura losoconyaa

  • @xamdiaadan3979
    @xamdiaadan3979 4 ปีที่แล้ว +1

    Nimcaan hilaac❤❤❤❤

  • @Basso1099
    @Basso1099 5 ปีที่แล้ว +4

    Codka Macan
    Ee Nimcaan Hilaac UnBan ArKaya E Heesta Ma Fahmaayo
    From HarGeisa LuQadii Saxda Ahayd E Somali Ku Hadasho Waa AnaGa AlxamdulilaH

    • @burhaanlaxqashe5852
      @burhaanlaxqashe5852 5 ปีที่แล้ว

      Wada jirku waa qaali umad mida allaha naga dhigo dalka cadowga allaha ka qabto shisheeye walaahi in uusan shaah kuu shuban somali nimadu ha waarto nimacaan kalintiisi wàa kasoo baxay hadusan wax kudarin

  • @arababdullahi7441
    @arababdullahi7441 4 ปีที่แล้ว +1

    waa mahadsantahay nimcaan

  • @nasroahmed7602
    @nasroahmed7602 5 ปีที่แล้ว

    Wooooow maaha allha wadani dhaba

  • @najumwadani7784
    @najumwadani7784 5 ปีที่แล้ว +1

    Fanaan qaran 😘
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪

  • @rahmaahmed4317
    @rahmaahmed4317 5 ปีที่แล้ว

    Nimcaan hilaac love u bro

  • @abdirashka3373
    @abdirashka3373 5 ปีที่แล้ว +21

    Hilaaac ala yaacizak

  • @kabdi7146
    @kabdi7146 5 ปีที่แล้ว +2

    Nimcaan hillaac somalinima inaa deeeqada

  • @kaymoha7303
    @kaymoha7303 5 ปีที่แล้ว +2

    Nimcaan intuu maay ku heesay anagane waba ku hadli karnaa markaa

  • @samsamosman4614
    @samsamosman4614 5 ปีที่แล้ว +1

    Fananan buuuxa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅✅✅✅✅✅✅👑👑👑👑

    • @asmohirsi8748
      @asmohirsi8748 4 ปีที่แล้ว

      🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @suldanalimirre
    @suldanalimirre 5 ปีที่แล้ว +1

    Musharaf masuul afmaay maba arkee waaba fahmi waayey heestan

  • @teamjordan2539
    @teamjordan2539 4 ปีที่แล้ว +1

    Sowtu raxmah

  • @drshukrimohamed7583
    @drshukrimohamed7583 5 ปีที่แล้ว +1

    Viva rer baydhaba

  • @khaalidcheesto7483
    @khaalidcheesto7483 3 ปีที่แล้ว +2

    Intii dawaneysaa 2021 liketa iyo subscribe

  • @abwaanayaanlecuriyecabdira5802
    @abwaanayaanlecuriyecabdira5802 5 ปีที่แล้ว +2

    *Aduunyo nimcaan hilaac wxa uu ahaa fanaan maripa marka ka danbaysa ayuu ahaa balze hadeer _mayniz buu qadanayaa Dadkuu la heesi jiry codkoodiii iyo quruxoodii iyo dadku maanta la heesya waa kaaf iyo kala dheeri*

  • @abdisalamgesey8654
    @abdisalamgesey8654 5 ปีที่แล้ว

    Nimcan legend waye wlhi

  • @madeeyyusof8797
    @madeeyyusof8797 5 ปีที่แล้ว

    Heesta waxay aheed in naluu bedelo 1960 melhaas thanks nimcaan hilac

  • @najma8198
    @najma8198 5 ปีที่แล้ว +6

    reer baydhabo waa daad jecel somalinimada wadni dhaab shacbka baydhoow quruxu dumar iyo raga ba wooooooooooooooooooooow nimcaan hilaac wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww

  • @fatimamo5390
    @fatimamo5390 5 ปีที่แล้ว +1

    Wow nimcaan

  • @ahmedbaarshe687
    @ahmedbaarshe687 5 ปีที่แล้ว +1

    codka nimcaan 000000000000000000000000000000000 codka yarta 11111111

  • @zakariyexasanmohammedkgsch8279
    @zakariyexasanmohammedkgsch8279 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh

  • @mohamedibrahim8585
    @mohamedibrahim8585 4 ปีที่แล้ว

    Viva Nemcan Abdirahman

  • @adanfaysal1299
    @adanfaysal1299 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @abdisalanali6357
    @abdisalanali6357 4 ปีที่แล้ว

    Af may wuuba ku fiicanyahay nimcaan hilaac