Doorashada Maraykanka Yaa Guusha u dhaw Trump Iyo Joe Biden

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 42

  • @abdullahiahmed3724
    @abdullahiahmed3724 4 ปีที่แล้ว +2

    War kani waa khabiir mashallah sida wax u tilmaamay bay wax u socdan.

  • @Samiiro-z8n
    @Samiiro-z8n 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kamala inshallh

  • @khalidkilas.6552
    @khalidkilas.6552 4 ปีที่แล้ว +5

    Subxannallah waar waa naga nixiyey walahi kani

  • @hodanmohamud8292
    @hodanmohamud8292 4 ปีที่แล้ว +6

    Martin segsadashada Allow Trump hanugu soo celin maha Martin in aan col la ahey qarabo.

  • @xamdimahadhassen8460
    @xamdimahadhassen8460 3 หลายเดือนก่อน

    Taraam baa helaya af qashuushle allow xerada kasaar

  • @abdillahijama7871
    @abdillahijama7871 4 ปีที่แล้ว +1

    Ala illhow kan wadnahuu naxanujiyay bal maxuu usofadhiistay meesha

  • @kingsomalia5078
    @kingsomalia5078 4 ปีที่แล้ว +1

    Dhor guri sidee loga.qatay aniga hadan dhor gurii gatay.ee Floridas ayan karaba Martin taloo

  • @abdirahmanhasan4961
    @abdirahmanhasan4961 4 ปีที่แล้ว +1

    14 daqiiqo ayaan dawaday waxna kama faaidin waxaan nagadayaa
    wax cad masheegayo nagatag

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 4 ปีที่แล้ว

    Thank you 🙏

  • @nimcaanmaxamed6055
    @nimcaanmaxamed6055 4 ปีที่แล้ว

    Nagasaar video gan waxaan kafaa iidayno maleh asagaa isgadayo

  • @sadiaisse2176
    @sadiaisse2176 4 ปีที่แล้ว

    Waa yaab!!!! hada iyo kow cay cusub

  • @abdulahimohamedjama4182
    @abdulahimohamedjama4182 4 ปีที่แล้ว +4

    Martin waa nin waalan sowtuu ahaa musharax soomaaliya maxaa ka galay doorashada USA

  • @davidgossey2531
    @davidgossey2531 4 ปีที่แล้ว +1

    Martin af koonfur ama af gudhui marka anad aqaan in ad si casdi ah ana af caadi ha ku shegto oo ad af gudhuu.kiu shergto wa khalad hadanad sfka adag ee reer koonfurka aqoon ha is odhan kooda ku sheeg lkn aboowe xaashiyaha aa kala kasi wayay weye garasho ma yaqanin reer koonfur

  • @khalidkilas.6552
    @khalidkilas.6552 4 ปีที่แล้ว +5

    Hhhhhhhhh martinow waxasi armey kugu beenowdaa sadashii

    • @abdimohamed7425
      @abdimohamed7425 4 ปีที่แล้ว

      Tii somaliland ee uu sadaliyeyba beenbay noqoraye tanina waa tiiyo kaleba

  • @SNUFFED2ROLLs
    @SNUFFED2ROLLs 4 ปีที่แล้ว +1

    SOMALI AMERICAN HADAAD AHEYN NIMANKAN OO KAALE FADLAN KANALKA BEDESHO OO NAFTA UU RAXEEY

  • @FuadAhmednur-w4p
    @FuadAhmednur-w4p 3 หลายเดือนก่อน

    Qof aan tukan 20 sano miyaa gulay sandonta

  • @ismailabdi2476
    @ismailabdi2476 4 ปีที่แล้ว

    Martin waa falanqeeye Siyasadeed khabiir ah

  • @abdirashiidsaleban9421
    @abdirashiidsaleban9421 4 ปีที่แล้ว

    War nadaaa beenta baydhanba heelaya dorashada us car sharaad dhiigo

  • @runtaiyowixiisocda245
    @runtaiyowixiisocda245 4 ปีที่แล้ว

    Qisadan daawo please dubscrib isaars hooyo ilaahay khyr haydin siiye

  • @favousfa3979
    @favousfa3979 4 ปีที่แล้ว

    Somaliya hanogu iman adero kuwi hore ayaa na wareriyee iska joog wadankaa

  • @isismadeinisrael.6929
    @isismadeinisrael.6929 4 ปีที่แล้ว +4

    TRUMP HA CAAYO AMA HA DIIDO MUSLIMIINTA LKN,KUMA DUULIN,QABSAN DAL MUSLIM,AFARTIISII SANO WAXAANU. KA RAYSANAY DUQAYNTII & QABSASHADII DALALKA MUSLIMKU KU SAMAYN JIREY MARAYKANKU 34Sano EE U DANBEEYEY.OK,TUSALE FUDUD:
    ROLEN REGAN BAA DUQEEYEY LIBIYA.
    BUSHKII WEYNAA BAA CIRAAQ & SOMALIYA WEERARAY.
    CLINTON BAA SUDAN & CIRAAQ WEERARAY.
    BUSHKII YARAA BAA CIRAAQ & AFGHAN QABSADAY.
    DAANYEERKII MADOOBAA EE OBAMA BAA SURIYA,SOMALIYA,LIBIYA & YEMEN WERARAY,OK,WAXAANA AY BURBURIYEEN SOMALIYA,YEMEN,.OK.
    LKN,TRUJMP XITAA IIRAN OO LAGU SHUKAAMIYEY WAA DIDEY INUU WEERARO,OK,SIDAA DARTEED TRUMP BAANOO FIICNAA,LKN,TRUMP WUXUU U XUMAA MUSLIMKA AMERICA,OK,BIDEN HADUU SOO BAXO WAXAA SHIDMI DOONA B/DHEXE OO ZOINEST AYAA KU DIRQIYI DOONA IRAN INLA WEERARO,TURKINA DHAQAALAHA LAGA WEERARO.OK.SIYAASADA AQALKA MADOW EE MARAYKANKA WAXAA MASKAXDA KA HAYSTA LABA URUR OO YUHUUD AH.OOKALA AH:
    1=AIPAC.
    2=WORLD ZOINEST ORGANIZETION WZO)
    OK, NINKASTOO MADAXWEYNE MARAYKAN U ORDAYANA HORTA WAA INUU BOOQDAA XARUNTA AIPAC OO UU KASOO CALAACALAA HALKAAS OO KA SOO BARYAA,TUUGAA INAY TAAGEERAAN DOORTAAN,.ZOINEST U.S. WAA LIX MLYN OOKALIYA LKN WAXAY GACANTA KU HAYAAN SIYAASADII,DHAQAALIHII,WARBAAHINTII,GANACSIGII,BANGIYADII,HOLLYWOODKII,FANKII,IWM.
    MARAYKAN KALIYANA. MAAHEE ZOINEST XITAA SIYAASADA YURUB IYAGAA KA. ARIMIYA.
    . . . . . . . .
    Libaaxa Odijk.
    Senior Political Analysis.

  • @blinkingeye7644
    @blinkingeye7644 4 ปีที่แล้ว +1

    Not Trump

  • @احمدمعلم-ث7ض
    @احمدمعلم-ث7ض 4 ปีที่แล้ว

    Warkaan reer trumpka ah maxaad noogukenty

  • @atoabdurazak633
    @atoabdurazak633 4 ปีที่แล้ว

    Qofka Markaad waraysanayso hadalka u daa kolba waad ka dhax galaysa

  • @adontiialle8171
    @adontiialle8171 4 ปีที่แล้ว

    😂😂😂

  • @davidgossey2531
    @davidgossey2531 4 ปีที่แล้ว

    Bal waxanu waxu afsomali ka dhigay eega war kan wax waraysanaya afka soo baro horta guwsha maha wa guusha

  • @idirismowliid8870
    @idirismowliid8870 4 ปีที่แล้ว

    Waar kan nacaskee waraysanayaa maxuu ahaa. Waar dad oromo ahi dhagaysan maayaane. Hadalka hanoo sarifin dameeryahaw😡😡😡🤡

  • @davidgossey2531
    @davidgossey2531 4 ปีที่แล้ว

    aboowe xaashiyahi an kala kasi wayay weye garasho ma yaqanin reer koonfur aboowe xaashiyaha aa kala kasi wayay

  • @abdiwahidmursal6718
    @abdiwahidmursal6718 4 ปีที่แล้ว

    Somalida meel walbo iyagaaba dagaal isku haya 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abdimohamed7425
    @abdimohamed7425 4 ปีที่แล้ว

    Ninkani sadaal uusameeyey 3 sano sano kahore somaliland waatanee ila eega beentanoo kaluunbay ahayde hhhhh mustafe Beenaale nin waalan
    th-cam.com/video/iNghy6yQWbg/w-d-xo.html