Barnamijka Awoodda 5-aad. Sidee Dastuur ka wax looga baddalayaa?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • Barnamijka Awoodda 5-aad.
    Sidee Dastuur ka wax looga baddalayaa iyada oo ay Somaliland iyo Puntland ka maqan yihiin.?

ความคิดเห็น • 96

  • @audijooyjoy7976
    @audijooyjoy7976 6 หลายเดือนก่อน +13

    Dowlad Goboleedyada maa loo bedelo 1 Gobol iyo 1 maamul iyo Gobernatoorayaal. Tusaale wadanka waxaa uu ka koobanyahay 18 gobol iyo 18 gobernatoore iyo 1 madaxweyne oo wadanka Somalia oo dhan wada maamulo si looga baxo isbar baryaaca tirada badanleh.

    • @abdiazizndugu8176
      @abdiazizndugu8176 6 หลายเดือนก่อน +1

      Waa imaanee intaan iyo inka fcn insha Allah ❤❤

  • @abdirahmanabdikadir3270
    @abdirahmanabdikadir3270 5 หลายเดือนก่อน

    Wariyahan waa waryahs number 1 waryaasha somalideena suaalo cajiib ah ayuu waydiya dadka mashalah ,
    Wa dastuur badalid ee dhamystir yaan dadka loogu sheekeen 😊

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 6 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid bahda dalsan tv shaqo wacan ayaa noo haysaan guuleysta ❤❤❤

  • @sadaamcabdikarim1304
    @sadaamcabdikarim1304 6 หลายเดือนก่อน +4

    Xildhibaanku jawaaba toos ah lagama haayo

  • @User7654suy
    @User7654suy 6 หลายเดือนก่อน +3

    Ogow Axdi Qarameed ama Dastuur Waa Heshiis Bulsho.🇸🇴Waxay u Baahan Tahay Midnimo,Wadajir.

  • @abobasement346
    @abobasement346 6 หลายเดือนก่อน +4

    OMG xasan iyo villa family iyo nocan bah kah hadlayah masirkah umadah waa shekadih lagah kenay jabutih iyo irir samaleh waxay ku danbay in lagu kalah tagoh xamarnah waxay ku danbayn unukah leh xamar

    • @Abddi-wu8gh
      @Abddi-wu8gh 6 หลายเดือนก่อน +1

      Si fiican Ayaa u taqaan young USC iyo qiyaanada uu wado abahood Hassan dhiiqo iyo qaxootiga gobolada dhexe kasoo haajirtay 1991 kii....

    • @omarionshev798
      @omarionshev798 5 หลายเดือนก่อน

      Saas hadey noqoto xitaa ninkii gobol kayimid bey dhibeysaa 😮😂

  • @user-gr5ob1tt4z
    @user-gr5ob1tt4z 6 หลายเดือนก่อน +2

    Thanks wariye xildhibaanku lafbuu toobin kuhayaa maxaa khilaafka dani iyo xasan iyo dastuurka haduu dastuur somaliyeed yahay

    • @ahmedcirale2015
      @ahmedcirale2015 6 หลายเดือนก่อน

      wariyahan waa qolama sxp❤

    • @AliElimi
      @AliElimi 6 หลายเดือนก่อน

      There are two issues when Somali don't understand Constitution review and constitution making.what is going on is review not making.

    • @AliElimi
      @AliElimi 6 หลายเดือนก่อน

      Making and review is too diferents.the constitution has been made before what's going on is review the parliament has the mandate to review.

  • @AnasYoung
    @AnasYoung 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkaan Maxaa Meesha Keenay Wuxuu Ka Jawaabi Waayey Yaa Somali Ah?

  • @mukhtaraxmed-x8j
    @mukhtaraxmed-x8j 6 หลายเดือนก่อน +1

    Somalia
    It is imperative to be united somali people.being together as nation is our develoment
    For our children.united we succeed
    Divided we fall down.

  • @bashkahanuuniye2176
    @bashkahanuuniye2176 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waan u Xiisnay Barnaamijka Awooda 5 aad❤❤

  • @DiiriyeFaarax-ff3gd
    @DiiriyeFaarax-ff3gd 6 หลายเดือนก่อน +1

    MASHAQANDOONO CIDI TABATAY AYA KAMASUULA WAYO BARLAMAN LADOORTAY MAJOOGAN WALAKEENSADAY

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 6 หลายเดือนก่อน

    Top journalist

  • @DiiriyeFaarax-ff3gd
    @DiiriyeFaarax-ff3gd 6 หลายเดือนก่อน +1

    WA TALA SHISHEYE UGACAN GALAY NAMA METELAN BARLAMANKA IYO MADAXDUBA MASULIYADI KAMA MUQATO

  • @young1abdul
    @young1abdul 6 หลายเดือนก่อน

    Anaga ka dhalinyaro ahaan dastuurkaan waan bedeli doonaa marka waqtigayaga yimado! Dastuurkan xildhibaanadan qaabka qabiil lagu keenay ee dorasho ku imaan qabiil u dacwoonaya nama anfaci doono waana la bedeli doona insha allah

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h 6 หลายเดือนก่อน +1

    Guul soomaaliya

  • @samanteryare1429
    @samanteryare1429 6 หลายเดือนก่อน +4

    Aad baan ugu heley su'aasha ah xagee buu ka hergalayaa heshiiska dastuur aan loo dhameyn?
    Xagataa jawaabtiisa wajigiisa ayaad ka daalacan kartaa?
    Weriye wayn baan kuu qirey Mr aweys.

  • @saedothman5934
    @saedothman5934 6 หลายเดือนก่อน

    Aways mahadsanid su'aalihii aan weydiin lahaayn aayaad weydiisay

  • @young1abdul
    @young1abdul 6 หลายเดือนก่อน

    Dastuurka waaba siyaasad buu taganyahay!! Waa point clear ah. Dastuurku waa sharciga waddan dhan haga oo sharaftisa iyo wadajirkiisa iyo hab dawladnimadiisan qeexa! Sidee siyaasad u yahay?

  • @mukhtaraxmed-x8j
    @mukhtaraxmed-x8j 6 หลายเดือนก่อน

    Question.
    Why 5 years the team who are preparing the constion of somalia is replacing 4 term?

  • @AbdiQadir-i6u
    @AbdiQadir-i6u 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wasr kani waa nooca lagu shubto waakhalad inad Hortayada keento

  • @dahirdubow8636
    @dahirdubow8636 6 หลายเดือนก่อน +2

    Why must the current administration of Somalia so eager to return Somali back to imperial presidency instead of hybrid system where the powers are shared calculativly among the top executive branch of government

  • @SiciidSiciid-m3g
    @SiciidSiciid-m3g 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wax ka jira ma jiraan tani waa riyo

  • @ahmedliban4356
    @ahmedliban4356 6 หลายเดือนก่อน

    ❤ma ku jiraan dumar gu doonka dastuur badelka

  • @udugland
    @udugland 6 หลายเดือนก่อน +1

    Kooxdan iyo Gurguurte meel daran ayay ku wadaan Dalkaan awalba burbursanaa, su kalle hadaan u dhigo, Dalkan waxa uu awalba ku burburay gacan Hawiye, hadana kalla tag aan xal lahaan doonin ayay wadaan.

    • @omarionshev798
      @omarionshev798 5 หลายเดือนก่อน

      Iska ooy oo si wacan udhegeyso waxa socda ileen waxba kama bedeli kartide

  • @user-gz7of7kc4r
    @user-gz7of7kc4r 6 หลายเดือนก่อน

    Dastuurkan waxaan filayaa inuusan ahayn mid ka shaqayn doono, waayo waxaa ka muuqda inay koox yari ay wadato. Tan kale madmadow aad u badan ayaa ku jirta sida yaa muwaadin ah?

  • @ahmedliban4356
    @ahmedliban4356 6 หลายเดือนก่อน +1

    I suga xoogaa anaa idinla dhamastiri doonka.anaa waxyar ka aqaana siyaasada

  • @abukarhajifarah7469
    @abukarhajifarah7469 5 หลายเดือนก่อน

    Waraysi labaad oo dastuurka ku saabsan ayaa Dalsan ka codsanaynaa.
    Xil dhibaan ku jawaabo lagu qanci karo ma bixin

  • @mohamadomar4591
    @mohamadomar4591 6 หลายเดือนก่อน +2

    Dastuurka in la dhameestiro waan soo dhawaynaa

  • @AbdullahiAfiabokar
    @AbdullahiAfiabokar 6 หลายเดือนก่อน +1

    soomaaliya allaha unaxariisto maxa yeelay dadka u-ah maanta hogaanka

  • @jeele146
    @jeele146 6 หลายเดือนก่อน

    Wariyahu asigaa aburayo dhibaatada, masha allah ninkan si macquula ayow uga jawaaway

    • @user-uw4fq5xz5k
      @user-uw4fq5xz5k 6 หลายเดือนก่อน

      Beenaale ariagtidaada xur ayaa u tahay jawaab lagu qanco ma bixin aan ka aheen is dawa marin

  • @ahmedliban4356
    @ahmedliban4356 6 หลายเดือนก่อน +1

    Soomaaliya ha noolaato.😅

  • @abdirashidhussein3029
    @abdirashidhussein3029 6 หลายเดือนก่อน

    Shiikh Sharif iyo Farmajo wa xildhibaana honorary ah. Wixi ay qaban oo dhaliil ah hakajeediyan baarlamanka dhexdiisa.

  • @Matildaschannel-kx8rz
    @Matildaschannel-kx8rz 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wax saamilay ladhaho somalia 🇸🇴 dad gaara ah ayaa shirkadahaan iska leh aqoonta hanooga ciyaarinina.

  • @ahmguh7989
    @ahmguh7989 6 หลายเดือนก่อน

    Matalaada aqalkasare gobol walba 3. Banaadir 3 xildhibaan. Xaq buu ' uleeyahay ee hada halasiiyo. Su'aasha meesha kujirta
    Puntland waa imisa gobol iyo Galmudug waa imisa gobol .SSC waa. imisa gobol. Somaliland waa
    imisa gobol. Sifiican haloo xisaabtamo. Xalaal iftiin baalaqashaa.hooy!!!!!! isha Allah khayr

  • @faliidhtamaan731
    @faliidhtamaan731 6 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkk waxaasaa xil loodhiibanayaa

  • @Glydh
    @Glydh 6 หลายเดือนก่อน

    Somalia hawiyoow waxaan dowladnimada ma aha Jawaan cambuulo ah ehelka dowladnimada shaqo Kuma laha xasan sh taasina waa sidaa ciyaar aan wax ay ka tarjumeeyso ayaa muqdisho ka socda taas oo aad ogtahiin dowladnimada waa sharing waxase u haysataan in dowlada ma leh Awood dhaqaale mid balance power mid gaarsiisan dalka oo dhan muqdisho way silcisay umadan Somalia dowladnimada waana muuqataa sidaa awgeed laab la kacay Lugo Kuma taagni ayaad hawiyoow ka joog

  • @Glydh
    @Glydh 6 หลายเดือนก่อน

    Ma aha talada dalka sida aad hawiyoow aad la rabtaan dalkan ee waad ku ciyaareeysaan dalka wax badan uu dalka istaahilin ayaad markiseen siyaasad Wali long way bay idiin jirtaa taasina waa idinka muuqataa ee Bahamian way idin rafaadisay waayo muqdisho xor ma aha waana ku kufsateen dowladnimada 33years bal eega muqdisho 4 system ayaa ka jira 1shabaab 2ganacsi xaraan iyo xalal is ugu jira 3villa Somalia 4xalane marka lama hayo umadan wax dhab ah oo mustaqbal leh oo ka tarjumeeyo Somalia inteedii kale waa yaaban tahay marba Gabi ayaad isku qaadeeyso xasan team we will see

  • @yaasiinmaxamedshiikh8821
    @yaasiinmaxamedshiikh8821 6 หลายเดือนก่อน

    Dagaal lamarabee warkaa murti u yeel

  • @ahmguh7989
    @ahmguh7989 6 หลายเดือนก่อน

    Banaadir Xaqbay uleeday aqalka sare3 ok but not Golahashacabka. Golaha waxaa lagu fadhiyaa 4.5 so they have same right like all Somali nation. And is ok

  • @SiciidSiciid-m3g
    @SiciidSiciid-m3g 6 หลายเดือนก่อน +2

    Sheeko hawiye raqiisa weeye lkn kani waa lagu krli tegi doonaa

  • @solokilimber3818
    @solokilimber3818 4 หลายเดือนก่อน

    Afka dhay😂😂

  • @hassanabdirahmanabdi2501
    @hassanabdirahmanabdi2501 6 หลายเดือนก่อน +1

    Jawabaha Uu Bixinayo Maahan Kuwo Lagu Qanci Karo.

    • @omarionshev798
      @omarionshev798 5 หลายเดือนก่อน

      Jawaabaha uu bixiyey waa kuwo macquul ah lkn adiga shaqsiyaad ama qabiil baad jawaab uraadineysaa

  • @ahmedliban4356
    @ahmedliban4356 6 หลายเดือนก่อน

    Waxaan rabay oo kale innan idinweydiiyo.kuwiinaas dastuurka dhameystiraaya.ma waxbaa soobarateen mise qabiil ahaan baa la idiinku keenay.😢

  • @ahmedliban4356
    @ahmedliban4356 6 หลายเดือนก่อน

    Waa dawlad wanaagsan.illaahay hanoodaayo.guul❤❤❤❤

  • @ahmedliban4356
    @ahmedliban4356 6 หลายเดือนก่อน

    Annaaba ka mid ahaa nudhashay dhibaato waa dhacdaa waana laga kudbas.

  • @ahmedliban4356
    @ahmedliban4356 6 หลายเดือนก่อน

    Goormuu diyaatnoqondoonaa

  • @mohamedbashirali9152
    @mohamedbashirali9152 6 หลายเดือนก่อน +1

    Siyaasi wax gal ah oo hadal yaaqan ah waaye. Howl fcn u hayo bulshada. Well done

  • @abdisaladdhuhul6144
    @abdisaladdhuhul6144 6 หลายเดือนก่อน

    Ninkan waxay og dhagan tahay puntaland waa qabiili diidanba in dastuurka la dhameys tiro.

  • @AbdullahiAfiabokar
    @AbdullahiAfiabokar 6 หลายเดือนก่อน +2

    gudiga dib u-eegista dastuurka ee uu kamid yahay ninkan lawareysanaayo waa dad ayhaboon tahay in labadalo mana haha gudigan mid masuul ka noqon Kara umada soomaaliyeed mustaq balkeeda

  • @CadiYare-x8r
    @CadiYare-x8r 5 หลายเดือนก่อน

    Aweys ha ku daalin waa lagu kala tagayaa

  • @ahmedliban4356
    @ahmedliban4356 6 หลายเดือนก่อน

    Yaabedala wasaarader

  • @muhammedabdullahi1229
    @muhammedabdullahi1229 6 หลายเดือนก่อน

    Ninkii waxaraha dayacay ayaa geela loo diray nin tiiisa kasoo baxo tu kle loogu daraa

  • @ahmedliban4356
    @ahmedliban4356 6 หลายเดือนก่อน

    Dastuurka meeqo sano ayaa lagunadalaa

  • @user-lt4bl6fz2x
    @user-lt4bl6fz2x 6 หลายเดือนก่อน +1

    Tuugo.ha.dhageesan.shisheeye.ayay.ushaqeen.wacalo.udaa

  • @user-gr5ob1tt4z
    @user-gr5ob1tt4z 6 หลายเดือนก่อน

    Wixii gaalkacyo kakoonfureya ayuu kashaqaynayaa 😂😂😂

  • @lailahali3501
    @lailahali3501 6 หลายเดือนก่อน

    M
    Mmm

  • @ahmedliban4356
    @ahmedliban4356 6 หลายเดือนก่อน

    Anaaba jaamacda gaheyr dhaqaalaha 2sano ibar intuisan dagaaljii sukeeye dhicin.anaaba aqoontaa.igu hartay.

  • @maslax1119
    @maslax1119 6 หลายเดือนก่อน

    Somali sey ku socoto waa haliis somali lakala tagay ayaa u jeedana meel xun ayeey garreesaa

  • @MohamedAhmed-z2k
    @MohamedAhmed-z2k 6 หลายเดือนก่อน

    Qaangaarka arakti ma ahan ee waa diin

  • @abdirashidhussein3029
    @abdirashidhussein3029 6 หลายเดือนก่อน

    Nin booska loo igmaday kasoo bixi Karo weyan ninkan.

  • @ahmedliban4356
    @ahmedliban4356 6 หลายเดือนก่อน

    Waxaan rabay insam ogaado waa imisa bajedka soomaaliya

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 6 หลายเดือนก่อน

    Damuljadiid looters 😂😂😂

  • @AbdirahmanGelle-v9k
    @AbdirahmanGelle-v9k 6 หลายเดือนก่อน

    Wariye hadalkaga cadee somali somali baa leha

  • @AbdullahiJama-h9s
    @AbdullahiJama-h9s 6 หลายเดือนก่อน

    Dhibku wuxuu ka jiraa oo Xukuumad iyo Baarlamanba inaysan u kala caddayn hawluhu siday hortebinta ama muhiimadda u kala leeyihiin. Waar maxaa ka muhimsan maanta oo laga hadli lahaa iyadoo khatar weyn iyo xadgudub toos ah lagu hayo midnimadii iyo madaxbanaanidii dalka oo ciidamadii Ethiopia ay xilli iyo saacad kasta kasoo gudbi karaan xuduudaha.

  • @abdulmohamed327
    @abdulmohamed327 6 หลายเดือนก่อน

    Aweys Ninka aad wareeysaneeyso maba fahmooyo waxa aad ka hadleeysid, kaaga darane aqoon siyaasadeed iyo mid kaleba kama muuqato, waana waxa maamulka xamar uu u dhismi la’yahay, Xasan Guurguurte waxaa waalay oo Dastuurka bedel dhahay waa odayga Geelle ee Jabuuti fadhiya, laakiin Xasan wuxuu hilmaamay kuwa Isaga ka xoog badan, oo ka tiro badan oo ka hub badan, oo ka dagaalyahansan baa Xamar xoog ku fadhin waayey, marka Doorashada Teendhada ha isu diyaariyo, islaamaha uu qabo iyo isagana waxeey dhici karaan hadhacaan.

    • @waqtilumis4094
      @waqtilumis4094 6 หลายเดือนก่อน

      Farmaajo 😂😂😂😂😂 ciyaalkiisa warkooda ayaad leedahay.

  • @dahirmax6281
    @dahirmax6281 6 หลายเดือนก่อน +1

    Dastuurka cid kasta wey ogtahay in aysan wax kasoo baxayn laakin xildhibaanada ayaa lagu mashquulinayaa si aysan isla xisaabtan u keenin. Fadlan heshiisyada iyo boobka naga eega!!!!!!!!

    • @Abddi-wu8gh
      @Abddi-wu8gh 6 หลายเดือนก่อน

      Hassan dhiiqo wuxuu dhisay maamul beeleedyada qaxootiga killinka iyo kenyatiga degmada kismaayo shirkada ku ah galnus iyo mooryaantii gobolada dhexe kasoo haajirtay 1991 kii ma dastuur uu Hassan dhiiqo soo sameeyay oo uu rabo caasimadii talyaniga ee umada somaliyeed Lagu qiyaanay 1960 inuu ka dhigo caasimada karaan iyo howleadaag oo ay shirko ku yihiin Hassan dhiiqo iyo mahad kawaanle....

  • @abdirashidjibril8331
    @abdirashidjibril8331 6 หลายเดือนก่อน

    Dhibaatooyinka soomaaliya ayuu ka mid yahay ninkaan xildhibaanka ahi, been ayuu sheegaayaa ,maahan waqti dastuur lagu lumiyo maadaama dalku khatar ku jiro.

  • @abdulkadirkhalifabdulle4356
    @abdulkadirkhalifabdulle4356 6 หลายเดือนก่อน +1

    Weriye Puntland ayey kaaga dhegtay. War Wixii Garowe 1 & 2 lagu soo sameeyay soo Soomaalida kale oo dhan laguma dhaqin? Maxaa rabitaanka Puntland kaga duwan yahay rabitaanka ummadda Soomaaliyeed inteeda kale. U hadal sida qof maskaxda iyo qalbiga xor ka ah!!!

    • @cirjiidh77
      @cirjiidh77 6 หลายเดือนก่อน

      850 ergo yey matalayeen markay 2012 ansaxinayeen
      Hada oo la joogo in xildhibaanadii Deni gacantiisa kusoo qortay ay matalaan puntland. Cid kalle wax laga weydiin maayo hadii uu socon waayo waqti kalle looma hayo.

    • @ahmedjama9321
      @ahmedjama9321 6 หลายเดือนก่อน

      BAL DHAMISTIR OO AAA ARAGO MESHU KA SHAQEEYE 13 KURSI OO BANADIR MESHU KA BAXAY WAA OGEE TAN ISDOO KALE

  • @cismaanguure927
    @cismaanguure927 6 หลายเดือนก่อน

    Puntland ka maqnaanshaha wax ka bedelka dastuurka la sheegayo waxba kamajiraan maamul goboleedkasta xildhibaano ay soodoorteen ayaa barlamaanka shaqada wax ka bedelka gacanta ku hayo ,

  • @mohamadomar4591
    @mohamadomar4591 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ninyahow Wareysi kasoo qaad farmaajo Kkkk anigaa og maba kaa yeelaayo Waayo hadal mayaqaan Hadalkaas Maka jawaabaaye Ayuu dhihi doonaa

  • @mawlemagan
    @mawlemagan 6 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂 Marka hore ninkaan weydii aqoonta iyo khibradda uu u leeyahay qawaniinta Dowliga ah iyo hanaanka loo sameeyo heshiis bulsho.
    Dal iyo dad burbur ku jirey 40 sano, isu diley qabiil iyo kooxo. Waa in si hufanaan iyo caddaalad ku dhisan loo yegleelaa.

  • @AbdullahiAfiabokar
    @AbdullahiAfiabokar 6 หลายเดือนก่อน

    Kkkk haa kasocda oo yaanan cidna loojoojin kadib Aan Aragno meesha wax lageeyo

  • @momomomo2693
    @momomomo2693 6 หลายเดือนก่อน

    Aweys ganfurweyne farmajo xamar ayuu jooga maad ku martiqaadi awooda shanad, hawiye keliya miya lagu soo direy ,doqon hadu jiro wa adiga Aweys

  • @AbdirahmanGelle-v9k
    @AbdirahmanGelle-v9k 6 หลายเดือนก่อน

    Hanbalyo hanbalyo gudomiyaha dasturka waayo jooga