Ilahhey waxaan raxmadiisa iyo cizadiisa ku weydisanaya in uu umada soomaliyeed meelkasta ay joogan walaleyo waxido nagana dhaxsaro kuwa donayo in ay dumiyaan qaranimada umadeena soomaliyeed SNM USC SSDF اللهم احفظ بلادنا وبلاد المسلمين
@@hanankhadar3166 Waa Lana Aqoonsan Mar'uun Hadii Ilaahey Idhaahdo 30 Sano Ayaa Hada Ictiraaf La Raadinayaa 100 Sanoo Danbe Haday Nagu Qaadatan Wllyaal Somaliland Soo Noqonmayso
America sheekadi Ethiopia ee gabre America cadaystay Somalidu awelba shaskiga wayqaben yaa kadabeyay hadan hada laga hortigin kuwa kala kuxiga so Smerica Somalia farhah hakla baxado by Khatuumo support group!!!!
Waa dhulbahante ragan xashi uu ka mid yhy marka dhulbahante inad tidhaahdo waa somalilnder iyo inaad faqash ku sheegtan ma sax baa tani soo maha mid sii kordhinaysa nacabka somalilnd ee dhulbahante mise caqligaaga waxaa ka maqn maslaxada dad kuwada nolaado
Goomaluud waa adeerka Mr Imam Warsame in Australia, he is gay for the last 20 years, Darood have more gays and lesbian than the rest of somali. Somaliland is already gone from somalia wether you liked or not. SSC count 6 % of somaliland populations and 30% of somaliland lands, only have 3 towns, Badhan, lascanood and Buhodle. And this 3 towns, city of Borama have double the populations of this towns combine. And you wanna talk about SSC. Looser like you, can't read and write wanna talk about somaliland and its populations. Maybe you should talk about Puntland ( gay and lesbian land). Goom a luud of somali.
@@omarDADASHOW sxb waa injio CBB wadato oo farmajaysan ila manta waxy nagu dhaga barjaynayan wxn ku shaqaynayna siyasada somaliya lkn jwbtay aya ka bixiyen aqalka sanadku ka bixiyen kuma dhacan inay so tabiyan CBB way u dhamatay
Asc, Haashi waxaan kaa codaneynaa in aad safiirka Somalia u fadhiya mareykanka soo qabato oo suaalo la weydiiyo wuxuu arinkan ka qabtey oo ka hortag ah aadaama isaga uu yahay safiirkii somaliya ee mareykan.
Asallaamu calaykum waraxmatullaahi wabarakaatu, waxaan rabaa in aan u sheego wallaalka kasocdo Waqooyi Galbeed Soomaaliya ay caasimadda u taha Hargeysa, haddaadan aqoon taariikhda wallaalingiriis, talyaani iyo faransiisba waxay ahaayeen wadamo ah gumeystataal ula jeedadoodana waxay ahsyd QEYBI OO XUKUM hadaba ingiriiska xaal marin ayuu u siiyay talyaaniga gobolada koonfur, Jabuutina faransiiska ayaa xaal marin loo siiyay, labada gobol ee kale ee ksla ah Soomali Galbeed iyo NFD, iyada ay dhammaatay oo laysku raacay ayaa ciil dartii maadaama laga guulaystay ingiriiska int xanaaqay ayuu naga gooyay, hadaba wallaal akhri taariikhda o walibasi fudu ayaad google ka uga heli kartaa, taa mid, mida kale haddaad eegto Soomaalida waa dad isku ah qowmiyad kaliya oo leh af kaliya(Luqad), Diin kaliya oo intaa waxaa noo dheer waan isku wada egnahay xitaa oo kuma darsami karno dadka kale oo tan qura aan isku garano waa lahjada aan ku hadalno o ka duwan gool ilaa gobal laakiin iyadoo taa ay jirto ayaan hadana is fahamnaa, tusaale ahaan Reer waqoyi waxay oran jireen marku hadlo qof ka yimi Koonfur, war kani waa WALAWEEYN, halka Reer Waqooyiga marku yimaado Koonfur ay gartaan lahjadiisa ay iyagana oran jireen waa reer waqooyi, hadaba waxa rabo in ay go'aan waa hal reer oo aan rabin ay iska dhuuqaan ama nuugaan dhaqaalaha reer waqooyi, waxoo dhan waa mar mar siiyo waddaniyad kama ahan, maah maah Soomaali ah ayaa oranaysa MUKULAAL MEESHEY MACAAN KU BARATO AYAY MACALUUL UGU BAQTIDAA, oo waxay is leeyihiin reerkaa in Soomaaliya haday midowdo ay baqtiyayaan, war Soomaaliyeey wada jir baan sharaf iyo xoog ku leenahay oo nalagu ixtiraamayaa ee imaan yeesha, ugu danveyntii waxaan leeyahay dhalinyarada Soomaaliya odayaashaan Qabiilku jiidhay ama dardaray ka tashada zitaa caruurtooda debada ayay joogaan. SOOMAALIYA HA NOOLAATO OO HA IS RAACDO CADDOWGEEDANA HA BAABA'O, Amiin. Caqli yeesha
Saleeban xashiyow. Guumaysi kala qaybiyay dawladaha . Lagama hadlaayo balse waxa laga hadlayaa . Laba dal OO kala go'ayaa . Sida yukreyn iyo Ruushka ama taywaan iyo Shiinaha . Madawladba Somalia . Madawlada xasuuqday dad aan wax galabsan .OO dhiigooga cabay . Ninki la odhan jiray siyaad bare ayaa cadawad kala dhigay reer waqooyi iyo reer Koonfured. Lakin maanta siyaad bare waxa uu lakulmay ILAHAY maxaayeelay udhintay . Lakin hadda waxa jooga dadki xaadir ka ahaa. Lakin somaliya wali awoodeedi calimiga ahyd may soo ceshan . Maxaa yeelay waxa burbureysay Alshabaab
Anigu waxaan ogahay somaliland inay citiraaf ka helayso markay hashis lagasho somalia OO ay tahay dawlad ka go'day Somalia marka Somalia ilaa ay hashiis lagasho mooyee citiraf kama helayso
Asc waan salaamaya inj xaashi iyo martidaba mawduuca markan ka hadlo fikirkayga horta s/land waxyaabo badan oo wanaaga way samaysay waxbadanina way qaldanyiin laakiin arinta kala go,a markaliy dariiqii saxda ahaa ee lagaga hashiin lahaa kooxihii hogaanka u soo noqday may marin waxaana sabab u ah in hogaamada talada soo qabtaa ay dano gaara leeyihiin shacabkana aanay waxay run uga sheegaan aanay haynin markaa waa uun la maaweeliya shacabka
Waa ay jiraan mamulad gobaleed sameysatay mamul gar ah balse ma ahan taas micneehedo in nala ku yirahado erayada kicinta cunfiga qabileysan halaga waantobo wixi wax dhimaya bulshadu ha ku bedesho caqliga ka wanagsan shaqsiyadka no abuuray jawi wanagsan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Adeer anugu waanu goosena waayo within ka dhacaye hargayse calmaaku u arkaye xasuuqi ka dhacaye Mar horfadhi miad waa daro ayeyu ka soo jeeda reer hargayso iska jiira
Asc wll shabka waqooy ama kunfur ha jooganba waxaa feecan in ay la xisaabtamaan dadka wadaxda u ah ilaa her tulo iyo dagmo iyo heer gobalba hadii ay la xisabtami lahayeen wax badan way hagaagi la haayen konfurta shabka wax ma doortan laki waqooyi dorasho baa ka dhacdo waa in ay shacabka ay dhig isku yelaan oo qabiil wax kuma soo kordinayo waana la arkay ee na ay dhalinta ay is abaabulaan odayaashan oo dhigoda gadanayaan in ay iska qabtaan baa fecan wll taas waa firada yeye wll wcs wll mashaallah
Fikirkaaga umada ha ka dhaadhicin ee dadku ha kuu sinaadaan somalia waanu la midawnay hadana waanu ka danaysanay laakiin waligay maan arag nin daarooda oon xanuun somalilana qabin
CBB wad no shegtay inay xafiska africa ee maraykan yidhi wxan ku shaqaynayna siyasada somaliya lkn maxd uso warinwayday jawabtii uu ka bixiyay aqalka sanadku ee ahay waa siyasad duga kumana shaqaynayno maxd ta uso tabinwayday
Soomaliland anagaa leh marka aan maqali ama aan aragno qof sidaa horufadhi ookale uneceb wada jirkayaga iyo masiirkayaga waanu isa sii jeclaana xaashi inaad qayliso xalka kaliya ee Ku hadhay miyaa
Faqash ( hadhaagi Siyaad barre ) baroor ayaa ka soo hartey! Patrolka ayaa la qodaaya, Usa 🇺🇸 Base ayaa Berbera laga hirgalinaya! And anybody can do shit about that… Fadlan historyga wadankaaga raadi wax aad ka taqaanin ma laho.. no Time for calaacal
Gumeysiga ka hor sidii la ahaa ayaynu kala nahay hadana dowlad ayaa inoo dhaxeysay oo aan ku midownay lkn cidii ka hor imaaneysa ha sheegteen halkay joogeen gumeystaha ka hor sidaas ayn ku qiimeyn karnaa somaliland waxa ay rabto ma inay qabiiladaas soo maaliyeed inay ka mid noqdaan mise in qabiilkooda ay ku dhaganaadaan iyagoo somali ka carar ah
Magaca So.ali land waa magaca dhulkastoo soommali dagantahay ee sida Jabuti NFD IYO Somaligalbeed, Marka walaalahay reer waqooyi haday rabaan inay go'aan ha qaataan Magaca Somaali North land.
asalamu calaykum walaal waxa kuu sheegaya somaliya iyo somaliland waa kala gaar saleeban waxan way diinayaa isagu waa wariye muxu dhex u noQon waayay xaga somaliya ayuu u xagliyaa marka waxbaa ku jira
Waa rabaa in aan go no adeer cid lala midoobo ma jirto waa lagala tashaday xagaad jirtey
Xor baan nahay baad tiraahdan soomaha dadka idinla noolna waa xor iyagana u ogolow xornimadooda meeshay rabaannhaku biiraan anigu waxan kaso jedaa lascano mana rabo inaan ka go no somalia maxaad sameen
اغنيه وتليفونك هذا اليماني فوق فوق
Thanks horufadhi media
Nin somaliland diidan anaguna tiisa yeelimayno wanan sugaynaa maalin maalimaha ka mida idinkoo na daawanaya in nala aqoonsado insha allh
Afkaaga cano lagu qabay wll way arki donan somaliland ola aqonsaday
Mr sulemain Xaashi ilaaah hakubarakeeyo caqligaaga habarakeeyo dhamaan umada musliska ah ee somalia weey idiinku faantaaa waxaaan jeclahay horumarka aad uheysaan umada soomalied
wan yabaye mawexey modan dad ku ineysan. caqli saxafiyintu mahestan xurnimada. hadalka anigana somalilan ban ka sojedah waxan amin sanahay somaliya waa mid qurh guleyso wll masha allah sifican ayad ugu shegtay o leh waxgarad nimo barafo 🇸🇴
Ilahhey waxaan raxmadiisa iyo cizadiisa ku weydisanaya in uu umada soomaliyeed meelkasta ay joogan walaleyo waxido nagana dhaxsaro kuwa donayo in ay dumiyaan qaranimada umadeena soomaliyeed SNM USC SSDF اللهم احفظ بلادنا وبلاد المسلمين
Laangaab laguu joojin maayo!
Guul somalia iyo shacabka somalia
Anigu Ma Rabo Wadajirka Somalia.
Kkkkkk
@@ahmedsiadabdulaahi7282 Koley Wd La Yaabtoo Wn Ujeedaa Lkn Wll Ma Rabo De Dusha Miyaad Igaga toli midnumo aanan rabin
Hadayna dhacayn maxaaa xal ilayn caqli ma keenaaye Taiwan oo somaliland kaa wayn baa la aqoonsan waayay
@@hanankhadar3166 Waa Lana Aqoonsan Mar'uun Hadii Ilaahey Idhaahdo 30 Sano Ayaa Hada Ictiraaf La Raadinayaa 100 Sanoo Danbe Haday Nagu Qaadatan Wllyaal Somaliland Soo Noqonmayso
Hadii aadan rabin Ethiopia uguura walaalihiin soomaliya soomali baa leh. Hal qooys qaran ma noqdo
America sheekadi Ethiopia ee gabre America cadaystay Somalidu awelba shaskiga wayqaben yaa kadabeyay hadan hada laga hortigin kuwa kala kuxiga so Smerica Somalia farhah hakla baxado by Khatuumo support group!!!!
Ameerika ✅
ithiyoobiya ✅ itoobiya
Soomaalidu
Soomaaliya
Inta kalena noo afsoomaaliyeey.
Mahadsanid
Ilaahay hacaafiyo cidkasta oo xanuunka goosashadu kudhacay markaa sland lama aqoonsanayo ee iska aamusa dadka beenta lawareegaya.
Asc hashiyow chanelkaada faqash uunba daawata markaa waa waxa uu views 100k xataa aanu ugaadhin.fardowsay adiguna waxba macelin kartide hooyo caruurtu yaanay alshabaab kaaga biirine ,kuuma roona social media .waxaad ka tari kartaa majirto
Waxaan Ahay somaali kasoo jeeda gabalka Ethopia naga haysato waxaana Allah karajeynayaa 5ta somalia oo midowda oo casimada umada soomaaliyeed xamar layga xukumo
Iska xoree gumaysiga oo Somaliland iska ilow!
Waad ka xunta halkay geedhay somaliand
Faqashta cuqdadooda horufadhi ugu kaaley
Faqashta cuqdadooda horufadhi ugu kaaley
💚⚪♥️Viva
Jamal Abdi
War dadka oo aad caydid waxay si kordhin inaad si go'doobto
Waa dhulbahante ragan xashi uu ka mid yhy marka dhulbahante inad tidhaahdo waa somalilnder iyo inaad faqash ku sheegtan ma sax baa tani soo maha mid sii kordhinaysa nacabka somalilnd ee dhulbahante mise caqligaaga waxaa ka maqn maslaxada dad kuwada nolaado
Mahad mataan wax ooyaya ama lafo xambaarsan ama xabaalihii faganaya idoor baa lahayaa
Umadii soomaaliyeedna isku dirte
Meel aad aadi kartaan iyo waxad tihiin ama noqonaysaan majirtee
Gaalada iyo qoomuluudkaad hoos gelaysaan dalka malaha dalka dadka soomaaliyeed baa leh idinkuna ama waad kaguuraysaan ama idinkoo soomaaliyaad degenaanaysaan
Labadaa wax idiinkama dhexeeyaan
Hayska daalina oohintana joojiya
💚⚪♥️💪💪 kaliya XORIYAD ayaanu u dagaalamaynaa 💪💪💪
@@jamalabdi303 oo yaad ladagaalantaan walaalihiin soomaaliyeed xoriyada yaad kaxroobaysaan soomaaliya 1960 bay xorowdee ?maniyadaa belaayo aan la aqoon idinka gumaysataa?
Goomaluud waa adeerka Mr Imam Warsame in Australia, he is gay for the last 20 years, Darood have more gays and lesbian than the rest of somali. Somaliland is already gone from somalia wether you liked or not. SSC count 6 % of somaliland populations and 30% of somaliland lands, only have 3 towns, Badhan, lascanood and Buhodle. And this 3 towns, city of Borama have double the populations of this towns combine. And you wanna talk about SSC. Looser like you, can't read and write wanna talk about somaliland and its populations. Maybe you should talk about Puntland ( gay and lesbian land). Goom a luud of somali.
Horfadhi xaasid baa thy
somaliya waa miid oyinta nagaday 😔🤍🇸🇴💙🇸🇴🤍🇸🇴💙
Dhulbahante iyo warsangali samaroon ciise fiqishini gabooye ma doonayaan in dalka la kala gooyo
Xaashiyow somaliland waxba ka badalimaysid xanuun somaliland layidhaahdo ayaa ku hayee
WAXAA CADDAATAY IN AAD TAHAY DILLAAL FARIID AH . OO FARMAAJO KA MUSHAHAR QAATA
love somaliland🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Nobody says we don’t love our brother CoZ! We love you and also we really glad your success! 🇸🇴❤️ and I hope we will be united again SHA allah
@@omarDADASHOW inta lugta na hesatan wlhi ina midow jirin Adan hormar gareen Allah waxa hore nogu gesaten allah idin ka Aaaro
@@omarDADASHOW sxb waa injio CBB wadato oo farmajaysan ila manta waxy nagu dhaga barjaynayan wxn ku shaqaynayna siyasada somaliya lkn jwbtay aya ka bixiyen aqalka sanadku ka bixiyen kuma dhacan inay so tabiyan CBB way u dhamatay
Kaliya XORIYAD ayaanu u dagaalamaynaa 💚⚪♥️💪💪💪💪
Gabdhihii sharafta lahaa waqooyi galbeed ee somaliyawuxuu kurabaa inuu kadhigto Adoomo oo rabartiin iyo nagis uxaro sidii ugu galmoodo
.soomali soomali baa leg
.dhulka asiga malahan ee idinkaa leg eekacishta waa run wayna dhacidoontaa
.allow Somali weyn Soo cili
Asc, Haashi waxaan kaa codaneynaa in aad safiirka Somalia u fadhiya mareykanka soo qabato oo suaalo la weydiiyo wuxuu arinkan ka qabtey oo ka hortag ah aadaama isaga uu yahay safiirkii somaliya ee mareykan.
Somalia is one family
Waa run taa hargaysa waxa joga dad laca budhiyey waa bux
Waxani war maaha ee Somaliland calaacalka ka daaya😁
Walal anigaa kasoojeda hargaysa mana ogoli gooni isgutaaga manacadaysan karo sababtoo ah walaguxirayaa waxan odhanlahaa nooso duceya 2qaybod in beenta aminsan iyo in baqanaysa
Iska hadle ♥️⚪💚💪💪💪💪
ilahey ayaa imadisa caligasiyay qafkudono ayu wanajiya mahad sanid anigana waan kugu racay barafo
Mahadsanid wllo salaybaan xaashi halkaas kasii wad brother
Asallaamu calaykum waraxmatullaahi wabarakaatu, waxaan rabaa in aan u sheego wallaalka kasocdo Waqooyi Galbeed Soomaaliya ay caasimadda u taha Hargeysa, haddaadan aqoon taariikhda wallaalingiriis, talyaani iyo faransiisba waxay ahaayeen wadamo ah gumeystataal ula jeedadoodana waxay ahsyd QEYBI OO XUKUM hadaba ingiriiska xaal marin ayuu u siiyay talyaaniga gobolada koonfur, Jabuutina faransiiska ayaa xaal marin loo siiyay, labada gobol ee kale ee ksla ah Soomali Galbeed iyo NFD, iyada ay dhammaatay oo laysku raacay ayaa ciil dartii maadaama laga guulaystay ingiriiska int xanaaqay ayuu naga gooyay, hadaba wallaal akhri taariikhda o walibasi fudu ayaad google ka uga heli kartaa, taa mid, mida kale haddaad eegto Soomaalida waa dad isku ah qowmiyad kaliya oo leh af kaliya(Luqad), Diin kaliya oo intaa waxaa noo dheer waan isku wada egnahay xitaa oo kuma darsami karno dadka kale oo tan qura aan isku garano waa lahjada aan ku hadalno o ka duwan gool ilaa gobal laakiin iyadoo taa ay jirto ayaan hadana is fahamnaa, tusaale ahaan Reer waqoyi waxay oran jireen marku hadlo qof ka yimi Koonfur, war kani waa WALAWEEYN, halka Reer Waqooyiga marku yimaado Koonfur ay gartaan lahjadiisa ay iyagana oran jireen waa reer waqooyi, hadaba waxa rabo in ay go'aan waa hal reer oo aan rabin ay iska dhuuqaan ama nuugaan dhaqaalaha reer waqooyi, waxoo dhan waa mar mar siiyo waddaniyad kama ahan, maah maah Soomaali ah ayaa oranaysa MUKULAAL MEESHEY MACAAN KU BARATO AYAY MACALUUL UGU BAQTIDAA, oo waxay is leeyihiin reerkaa in Soomaaliya haday midowdo ay baqtiyayaan, war Soomaaliyeey wada jir baan sharaf iyo xoog ku leenahay oo nalagu ixtiraamayaa ee imaan yeesha, ugu danveyntii waxaan leeyahay dhalinyarada Soomaaliya odayaashaan Qabiilku jiidhay ama dardaray ka tashada zitaa caruurtooda debada ayay joogaan.
SOOMAALIYA HA NOOLAATO OO HA IS RAACDO CADDOWGEEDANA HA BAABA'O, Amiin. Caqli yeesha
Maxay ku noolaataa ma dhiiga aad cabayso horta baro siday ku noolaanlahayd
Saleeban xashiyow.
Guumaysi kala qaybiyay dawladaha .
Lagama hadlaayo balse waxa laga hadlayaa .
Laba dal OO kala go'ayaa .
Sida yukreyn iyo Ruushka ama taywaan iyo Shiinaha .
Madawladba Somalia .
Madawlada xasuuqday dad aan wax galabsan .OO dhiigooga cabay .
Ninki la odhan jiray siyaad bare ayaa cadawad kala dhigay reer waqooyi iyo reer Koonfured.
Lakin maanta siyaad bare waxa uu lakulmay ILAHAY maxaayeelay udhintay .
Lakin hadda waxa jooga dadki xaadir ka ahaa.
Lakin somaliya wali awoodeedi calimiga ahyd may soo ceshan .
Maxaa yeelay waxa burbureysay Alshabaab
Anigu waxaan ogahay somaliland inay citiraaf ka helayso markay hashis lagasho somalia OO ay tahay dawlad ka go'day Somalia marka Somalia ilaa ay hashiis lagasho mooyee citiraf kama helayso
Muuse hadalku leeyahay ee ah Saleeban Xaashi iyo bahdiisa saxaafadu maxay barnaamuj uga diyaarin waayeen harumarka somaliland ay ku talaab satay inbadan ayaan is weydiiyay lkn marqudha su aasha kuguman sooqorin community-ga maxaa yeelay waxaad tahay daba dhilif iyo cusuri daba raxleeya farmaajo iyo xulafadiisa .
War haddii aad tahay somali Islaam ah OO dhiigle waxaad ka hadli lahayd xasuuqi loogaystay somaliland iyo horumarkeeda ay ku talaabsatay 30ysano

Somaliland maaha gobal Somaliya ka mida waligeed may ahayn mana noqondoonto gobol Somaliya leeday. Somaliland iyo Somalia waxay wada lahaayeen midnimo Somaliland samaysay 1960. Midnimadaasi waxay burburtay markii Somalia ixtiraami wayday midnimadii dhex martay Somaliland iyo Somalia.
Somaliland waligeed mid danbe lama noqonayso Somalia. Fadlan dantiina iyo dalkiina dumay u taliya.
Marqanland Is the part of somalia
Somaliland is alive and Somalia is failed state.
Hagaag somalia mid nimadedu waa muqadis
Asc waan salaamaya inj xaashi iyo martidaba mawduuca markan ka hadlo fikirkayga horta s/land waxyaabo badan oo wanaaga way samaysay waxbadanina way qaldanyiin laakiin arinta kala go,a markaliy dariiqii saxda ahaa ee lagaga hashiin lahaa kooxihii hogaanka u soo noqday may marin waxaana sabab u ah in hogaamada talada soo qabtaa ay dano gaara leeyihiin shacabkana aanay waxay run uga sheegaan aanay haynin markaa waa uun la maaweeliya shacabka
Asc harta xashoow waxad leedahay somaliyi kala goy miiso adigu waxad tahay saxafad somaliyed ee waa inad dheex noqoto lakiin iska daa xagjiirka daku waykusiman yihiine sidee lagu aminaya dadka somaliye ama somalilnd waxan kula talin laha dheex noqo hadii kalana cadiiso waxaba hagabane waxana ku cadiinaya waxad warisata dad somaliland ku mucarida qabo dood ladhan yahay oo ku jiran reer somalilnad ama iska walaqo waa tiiniye saxiib
Waa ay jiraan mamulad gobaleed sameysatay mamul gar ah balse ma ahan taas micneehedo in nala ku yirahado erayada kicinta cunfiga qabileysan halaga waantobo wixi wax dhimaya bulshadu ha ku bedesho caqliga ka wanagsan shaqsiyadka no abuuray jawi wanagsan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Allow umadeen midee...ku soo dhawaad cunooyinka fudud maqaayad halii shido
Iwasaa laba ana isgeyi ayakudhalay somaliya wamaxayi
Majirto wax soomaalind ladhaho oo go itaan raba waxa go itaanka ku riyoodaa waa qabiilka yaree beesha isaaq
Taasina meela kama shaqaynayso
Libaax
Hargaisa. Halla. Faqquqo
Horufadhi mareeg kadhex dhexaad san maan arag runtii
Dadka kaliya ee midnimada somalia 50% kuxidhantahay waa SSC ama khaatumo ilaahay khayrvhasiiyee waysoo noqon iyo awdal ,hargaysa waxa kajira kamahadlikartid goonibugoosadka waxkasoo horjeeda ,iyagoo khaldan ayay tolkay leeyihiin ilaahay inaga ayuunbuu inalajiraa
Adeer anugu waanu goosena waayo within ka dhacaye hargayse calmaaku u arkaye xasuuqi ka dhacaye Mar horfadhi miad waa daro ayeyu ka soo jeeda reer hargayso iska jiira
Umada somaliyed Kalama maarmaan wax kasta Hdii La. Sheego
Waa qabyaaladiiste 4 kaadhle ah
Itopia. Hallagu. Daro. Hargesa
Asc wll shabka waqooy ama kunfur ha jooganba waxaa feecan in ay la xisaabtamaan dadka wadaxda u ah ilaa her tulo iyo dagmo iyo heer gobalba hadii ay la xisabtami lahayeen wax badan way hagaagi la haayen konfurta shabka wax ma doortan laki waqooyi dorasho baa ka dhacdo waa in ay shacabka ay dhig isku yelaan oo qabiil wax kuma soo kordinayo waana la arkay ee na ay dhalinta ay is abaabulaan odayaashan oo dhigoda gadanayaan in ay iska qabtaan baa fecan wll taas waa firada yeye wll wcs wll mashaallah
Waad dhiiqatay
Ma jirto Dib noqosho somlilnd quf aan aminsan wle ka thy wle in hargysa borma berbera burco cerigabo lascanood Ku noldan
Nimanka Secessionist ka ahi wa beenale yaal 2 dawlado ku ye, Laaba Gobol ba isku biray kadib na Hal Jamhuriyad la sameyey 1960 [Somali Republic]
waxaan..tageersanaha...hadalkii...sacdiya...kusaabsana...wasarada...arimaha..somaliya...dhaliisha...
.
.
Fikirkaaga umada ha ka dhaadhicin ee dadku ha kuu sinaadaan somalia waanu la midawnay hadana waanu ka danaysanay laakiin waligay maan arag nin daarooda oon xanuun somalilana qabin
Brother suleebaan haashi halyeey somaaliyeed
Ha naga caayin magaalada garacad vaa ku xaaetee
Somalia ma ah dawlad ee waa failur state habarbardhigin
Dadka lado casumay ayaa kaga daran hadal xumadod iyo caadifada kamuqata umad somaliyed majirto lkn waxaa jira wadamo somaliye
Xasiid
Chumce kariim zxp horta waa runtaa maficna inlaka gooyo umada soomaaliyeed
Asc horufadhi warnta lkin somali yaisu ken
Ninka danbe ilahay haka baqo dadka ssc waxaa lagu hayaa dil iyo cabudhin kuwa awdal waa sidoo kale markaa hadaadan idoorka cadiifadaysan ahayn runta
SSC = Siilki Saado Cali ;)
@@Jamhuuriyada-barakaysan_ kii hooyadaadii jareerta latuman jirtey
Ee ay adiga kaa dhashay was ina qaswayn
@@Jamhuuriyada-barakaysan_ mafutadii hooyadaa bay somaliland kashaqaysaa
@@deeqmaxamed4823 ha abaayo !
@@Jamhuuriyada-barakaysan_ futada dhigo kuma rabee hayraadsan
🇸🇴👏👏👏👏
🔕🔕🔕🔕
Suleeman xashi sifican baa u qancisay wllkeen
Somaliland way socotay
When Life gives you an enemy like Somalia. Fight like Somaliland.
Long live democracy. Down all kinds of dictatorship.
Hurufadhi waxaad aamisantahay iyo waxay soomaailand aanisabtahay way kala fog yihiin
Horufadhi waa dhexdhexaad fikirka soomalida buu ururiyaa ok caadi iska dhiga qooys land
Faqashta cuqdadooda horufadhi ugu kaaley
Isaaq wuxu aminsan yahy iyo 4ta beeleed ekala kala duwan marka Wana sababta Usan fikirkan ushaqan karin xaqiqda ah
Runta ayey didayse
CBB wad no shegtay inay xafiska africa ee maraykan yidhi wxan ku shaqaynayna siyasada somaliya lkn maxd uso warinwayday jawabtii uu ka bixiyay aqalka sanadku ee ahay waa siyasad duga kumana shaqaynayno maxd ta uso tabinwayday
C.B.B.= Ciidamadda Baraha Bulshada
Afrika ✅
Afrikaan
Laakiin ✅ lkn
laga bilaabo maanta waan
fahaney inaan cadaw ku yahy s/land
🇸🇴❤️👏👏👏
Awalba Somaliland iyo Somalia ba way kala go'naayeen waana ogtahay taase STOP THE FRAUD.
VIVA SOMALILAND
Wlle somaliaya waa madi kaleya
Waa lugaxidhayi
Lacag yaan lagulumin waxaan jirin.
Xaqiiqdu waxa weeye sanaag. sool.
Cayn iyo awdal sicad ayey udiidan yihiin.
Yaa rabi weli ma samrin miyaa war dadka ka daaya been lacagta abaaraha u weeciya Somali waa Hal wadan
waa dillaal /xaashi/ afku xoolle ah
Weligiin meel gaadhimaysaan intaad wax xaqiraysaan oo aydaan run kahadlaynin maxa u diidaya inay somalilan aqonsi hesho ⛳️⛳️⛳️ilahay baa u Hilin insha alaah oo Waa helayaan waxay doonayaan
Somalilnd buu Ku waashay kanah
Waa cuqdada faqashta waxaasu ♥️⚪💚💪💪💪
Soomaliland anagaa leh marka aan maqali ama aan aragno qof sidaa horufadhi ookale uneceb wada jirkayaga iyo masiirkayaga waanu isa sii jeclaana xaashi inaad qayliso xalka kaliya ee Ku hadhay miyaa
Cuqdada faqashta weeye
Waxa kala goyn karaa majiro soomali waayo sool iyo garoowe miyaa vise loo kala qaadanaya ayago burco iyo hargeysa ha yeelen in lakala jaro maya weeye anaguna sida baa nahy inaanu kala tegeyn soomali baan deeqda
Faqash ( hadhaagi Siyaad barre ) baroor ayaa ka soo hartey! Patrolka ayaa la qodaaya, Usa 🇺🇸 Base ayaa Berbera laga hirgalinaya! And anybody can do shit about that…
Fadlan historyga wadankaaga raadi wax aad ka taqaanin ma laho.. no Time for calaacal
They still want to kill more of the northern what else they want from us
@@markcaa2942 in their Dreams!
Kaliya XORIYAD ayaanu u dagaalamaynaa 💚💚⚪♥️
War wakaas nagadaaya
Kkkkkkkkk
Somali Democratic Republic waxe ahayeen laba dawlad oo isku biiray ama miidobey aye ahayeen marka Somaliland kame gosaan ee we laso nooqotey.
Adeer markaad barmaamij qabanayso keen labadii dhinac eed barmaamajka ka samaynaysid dhinac baad tahaye somaliland wax umah haysaane qadiyadeedana cid kalama gorgortamayso
Tariikhda ha labarto yaa la maqlin beenta jabhadaha dumiyey qarankii soomaliyeed SSDF SNM USC ilahhey ciribtooda ha goyo
Hhhh waar waxani wariye maaha waa tuug farmaajo iyo regime kiisa buunbuuniya waar wariyenimo Somaliland iyo Qabiilka isaaq Ha ugu soo gaban , Afkun xaga hala soo taagnane kaaly oo adigu midee Kuwii kaa waaweyna aya ku washey ee maciishadada TH-cam Hayska Xumeyn ee warar xiiso leh even haddii aad Somaliland iyo Somalia ka hadleysid wariye dhexdhexad ah noqo oo Samee Doodo Aad isugu keenaysid Dhalinyaro aqoonyahano ah oo kaso kalo jeeda adigoo wariye Somaliyeed ah oo labada dhanba midna aan taageersaneyn ❤️✌️ Nio kuma necbi lkn hadalada qaawan ee aad hawada Wadan dhan iyo qabiil 2million kor u dhafeya aad hawada usoo marineysid ban la yabanahy😏
Walaal hashi markii labo dal kala guranayaan waa in shacabka aygoo xor ah afti laga qaado laguna xisaabtamo sidii shacbka iscotland oo kale waan go'aynaa iyo madonayno laakin waxanka kale waa hudur kasoqad malahan
Gumeysiga ka hor sidii la ahaa ayaynu kala nahay hadana dowlad ayaa inoo dhaxeysay oo aan ku midownay lkn cidii ka hor imaaneysa ha sheegteen halkay joogeen gumeystaha ka hor sidaas ayn ku qiimeyn karnaa somaliland waxa ay rabto ma inay qabiiladaas soo maaliyeed inay ka mid noqdaan mise in qabiilkooda ay ku dhaganaadaan iyagoo somali ka carar ah
Waxaan inu la yaabanahay sida mareykanka uu u joogo danbiile muuse biixii waaa arin layaabah sidookeh runtii qabiilka snm noloshuud dowlada noqonayaah
Somaliland waay kudeysaay saxii waligeed kaqusa meshaan sharcii majiro
💚⚪♥️💪💪💪💪💪 kaliya XORIYAD ayaanu u dagaalamaynaa
waadood aad uqiima badan umada soomaaliyeedna meelna makala tagi karto
Dadka.reer.somaliland.been.haka.sheegin.marabaan.soomaliya.manakunoqondoonan.hakuriyoon.iska.quuso
Qabiilki tagaayo asagay u taala
Faqash in aad tahy waa logoyaqaan yard wax u sheegeysa
Muuse biixi waa oromo wuxuu rabaa
Inuu goosto samali waqooyi galbeed
Magaca So.ali land waa magaca dhulkastoo soommali dagantahay ee sida Jabuti NFD IYO Somaligalbeed, Marka walaalahay reer waqooyi haday rabaan inay go'aan ha qaataan Magaca Somaali North land.
horta waa in somali sharci dhameystiran in loo sameeyo taas waa daawada first magarateen
Sxb qabiil iyo qaran kalasaar xaashi soomaliland waa qaran adaan dhalan ayay ahayd qaran dib u raac triikhda.
Hoyadaa ayaa rabta inlawaso waxaan gonay 1991
SOMALILAND SOMALIA kumilmatey Beentii dhamtey BIIXI handaraab DICTATOR LACAG BAA LOOGA DHACEY ictiraaf KU raadinaya
Farmaajo media
asalamu calaykum walaal waxa kuu sheegaya somaliya iyo somaliland waa kala gaar saleeban waxan way diinayaa isagu waa wariye muxu dhex u noQon waayay xaga somaliya ayuu u xagliyaa marka waxbaa ku jira
Kkkkkkkk inaan Gumeed Xaashi Sxb Gorma ayaad isdeldeelaysa Somaliland waata la Citirafaye Kkkkkkkk Farmaajo maso Noqonayo Waay uu dhamatay Adeeerka
Somaliland waa la Aqonsadaay sxb Nolool kuma taalee Iska Barooro
FARMAAJO SONOQADKIISA ALLE SWT AYAA GACANTIISA KUJIIRTA.
Qudhun Qadhmuun baad tahay umada soomaaliyeed midnimaa deeqda