PART 2 NINKII ABAAL LAAWAHA AHAA OO YURUB LAKEENAY OO CIDLA KUSOO DHACAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 58

  • @umufatimadegen9965
    @umufatimadegen9965 3 ปีที่แล้ว +2

    Intan dawanayay qisoyinka waa shekadi igu qosolka badnsyd waaxay reerkan iswada khiyamaya

  • @umucaliyaumucaliya5606
    @umucaliyaumucaliya5606 3 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allah walaahi waa sheeko qosol badan waaba is ceyrsaneysaaye

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 3 ปีที่แล้ว +2

    Cimraan..Axmed Abu Bakar "AUN"
    Waa My favorited

  • @inahmohamed3747
    @inahmohamed3747 3 ปีที่แล้ว +3

    Wcz wllo qiso donaya inan idin so gudbiyo igu dhacdey meelan idinkala so xidhidho iishega plz🙏

  • @hamdiwarsame5297
    @hamdiwarsame5297 2 ปีที่แล้ว

    Subhanalah ilmaheena ayaan wecel ku sheegna ileen welfare ayaan qadanaa aabahina waan qarinaa. Galada way nala yaban yahiin aabahii ayaa la qarinayaa

  • @kdejamoh6416
    @kdejamoh6416 2 ปีที่แล้ว +2

    War hees iyo qurun baad walaaqdaa sababaha aanan like takuugu saarin ama markaansaaro aan kaala noqdo waxa u sabab ah heesaha nagadaa heesaha

    • @umuraage8617
      @umuraage8617 2 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂Yaa ku qasbay maad isaga tagtid ruuxa isagaa xur ah noloshiisa ee xadkaaga ha soo gudbin wcs.

  • @zainabmohamed1644
    @zainabmohamed1644 3 ปีที่แล้ว +4

    Cimraan sheekadaan waa ila meerayso waxaan nabsi lama dhihi kareeee 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 3 ปีที่แล้ว +4

    subhanallah she was patient

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanalaah subxaanalaah ilaahayow na astur wlee khiyaano iyo daacad meel ma wada maraan .

  • @zuheyramao1548
    @zuheyramao1548 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc maasha alaah tabaraka laah ilaahey ha ku barakeyo

  • @omaamir1444
    @omaamir1444 3 ปีที่แล้ว +1

    Daalimka marku dulmiga sameynaaye aduun la raacinaa ilaahey uguma haro dulmiga u geyste

  • @army-on8wp
    @army-on8wp 3 ปีที่แล้ว +2

    Walahi waqiso yableh

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 3 ปีที่แล้ว +3

    masha allah

  • @gobeygariumumouad3786
    @gobeygariumumouad3786 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa Allah Somali hadanahay dhaqan wanagsan ban nuu leenahay
    Hablo walal haa baa ila dhaashey
    Waa wada mama for example
    Mama GOBEY mama heblayo etc ...... Nin mar waa abti mar na waa Abti mashaa Allah tabarakAllah

  • @umuraage8617
    @umuraage8617 2 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂😂😂Waa runtood sidee bey lafa laf isku dagaali karaan waa funny ilmaha.

  • @abshiroxassan5224
    @abshiroxassan5224 3 ปีที่แล้ว +2

    Nabsigu mararka qaar nasabsanaa oo gar yaqaansanaa tollow ma ila aragteen

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 3 ปีที่แล้ว +3

    subhanallah subhanallah

  • @omaryusni3926
    @omaryusni3926 3 ปีที่แล้ว +1

    qisooyinka noosobadi aboowe

  • @kdejamoh6416
    @kdejamoh6416 2 ปีที่แล้ว +1

    Cimraan sheekada aad wax dhexgelinayso naga daa waad nagu daahisaa mawduucyo kale baad dhexgelisaa

  • @aaminamohamed7407
    @aaminamohamed7407 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wall waan su gaynay

  • @fatumoshire5607
    @fatumoshire5607 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc walaha cimran iyo Baarlin salan ka dib away barliin malmahan

  • @asia4904
    @asia4904 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa naag doqona denbi weyn bey nin baniaadam u geleysa oo nolosheeda ku baabineysa yaab badana.

    • @alishatalia8075
      @alishatalia8075 3 ปีที่แล้ว

      Ilaha kaa magan imtixanka nocan Subxaanallah. Xabo adunyo Dhibkan ee ledahay. Tii naag ehedna aqli nin Ann ehen maleh. Ilahow noo gargaar.

    • @asia4904
      @asia4904 3 ปีที่แล้ว

      @@alishatalia8075 aamiin waa Runta walahi waxey aheeyd marku wadanka meel kale iska dhiibey beey tarxiili laheeyd. Wayo qofka hada rabin Runta u sheeg adon qiyamin oo ha dhuuman. Laakiin dhuumo sidi tuug oo meel kale iska dhiib🤔 maskiintan ilhey ha u gargaro

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 3 ปีที่แล้ว +3

    masha allah thank you

  • @hindanuur347
    @hindanuur347 2 ปีที่แล้ว +1

    Il iyo haday jirtaa حبمر يروح حيمار ياجي😂😂😂💪🏻

  • @fashions3893
    @fashions3893 3 ปีที่แล้ว +1

    waa si daas

  • @abdurahmanhassan4347
    @abdurahmanhassan4347 3 ปีที่แล้ว +1

    Fadlan hesaha jooji waa xaran ah.

  • @mohamedmohamoud8071
    @mohamedmohamoud8071 3 ปีที่แล้ว +1

    Mabay ahayd ninkii banaanka uga tegey ee xauqaritaa iyadoon wax xumaan aha ugeysan markay xumaantii kuqaraxday oo iyada baxar Macau

  • @umuraage8617
    @umuraage8617 2 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂😂😂Waxaan soo xasuustay heeskii ila meereeyso.

  • @MohamedHassan-jg1fy
    @MohamedHassan-jg1fy 3 ปีที่แล้ว +1

    Mhdsaaniid yaa cimraani,

  • @nuuro8336
    @nuuro8336 2 ปีที่แล้ว

    Heesta magaceed waka helay

  • @aminawarsame4802
    @aminawarsame4802 3 ปีที่แล้ว +1

    WAA JECLAHAY MARKAN YARAA AYAN JECLA

  • @ashaahmed8605
    @ashaahmed8605 3 ปีที่แล้ว +2

    caruutu been masheegto wax walba wey fashiliyaan

  • @cumarsaadiq5520
    @cumarsaadiq5520 3 ปีที่แล้ว +1

    Daawo Magaalada ugu dadka badan Afrika iyo xogaha ku duugan
    👆

  • @zuheyramao1548
    @zuheyramao1548 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc baarliin ayaantaan halkey ka dbacday

  • @xadeosman3445
    @xadeosman3445 3 ปีที่แล้ว +2

    War heedhe naac badnidaa shekada noo wad

  • @hindanuur347
    @hindanuur347 2 ปีที่แล้ว +1

    No asiitan soosiyaal xaq umale in uu il mahaaga waraaysto iska celiya yuu waraysàn ilmah xeer umaheh

  • @umucaliyaumucaliya5606
    @umucaliyaumucaliya5606 3 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkk labo lafood sideee isku diriiraan baa kadhacdey

  • @jamilayusufu2119
    @jamilayusufu2119 2 ปีที่แล้ว

    your tolk too mach

  • @fadumoabdirisaq4697
    @fadumoabdirisaq4697 3 ปีที่แล้ว +1

    ASC

  • @farhiyaali5464
    @farhiyaali5464 3 ปีที่แล้ว +1

    asal.birimo..dheh

  • @saredomoh4691
    @saredomoh4691 3 ปีที่แล้ว +3

    Sheeko waalan ilaa dabadaa lays haystaa 😂😂😂😀

  • @deeqafarah3667
    @deeqafarah3667 3 ปีที่แล้ว +1

    abaalaawe way ku macdahay

  • @sahrabareh5033
    @sahrabareh5033 3 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkk

  • @hindanuur347
    @hindanuur347 2 ปีที่แล้ว

    Pelé paire adrka hoyada qaba af soomaali ader

  • @asia4904
    @asia4904 3 ปีที่แล้ว +1

    DNA iney ka qadan beey aheeyd oo uu ku kashifmo oo loo qabsado nacaska bila abaalka.

  • @sacdiyanur7583
    @sacdiyanur7583 14 วันที่ผ่านมา

    Waxaan Diinteena aan Raali ka’aheyn oo kagu liibaano waalawaayay ee Eebe hana asturu iimaankana hanoosugo

  • @hindanuur347
    @hindanuur347 2 ปีที่แล้ว

    Naf isiyà ayuu u dilay ilmahiisa doqon

  • @sahraabdillahi9612
    @sahraabdillahi9612 ปีที่แล้ว

    Way khaldantay iney runta sheegto bay aheyd.. waayo ilmaha sy ueksploderte ku sido ayaa liga dhiig qadayaa.

  • @fashions3893
    @fashions3893 3 ปีที่แล้ว

    kkkk

  • @aminawarsame4802
    @aminawarsame4802 3 ปีที่แล้ว

    DURDURKII MARKUU GURAY DAAQSENKI LASAHANSADAY

  • @xasanabdi55
    @xasanabdi55 3 ปีที่แล้ว

    War cimraanoow maxaa wax madaxa iskula jira ninkaasi dhib ayuu lugahiisa ku doontay

  • @al-ad-aniya4048
    @al-ad-aniya4048 3 ปีที่แล้ว +2

    Hadhawto, ayaa la odhanayaa caruurtan maxaa waalay, Dugsi Quraan lagu ordaayo iyo been guriga laga shubaayo oo is dhinac ordayaa. Maskaxdoodu maqaadan karto Soomaaliyeey!!

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 3 ปีที่แล้ว +3

    masha allah

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 3 ปีที่แล้ว +2

    subhanallah subhanallah