Deg Deg DFS Oo Wadnaha Jartay A/Madoobe, Burburka J/Land, Kulanka Cirro & Cagjar Ee Wajaale

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 16

  • @AminaIbarahim-r7r
    @AminaIbarahim-r7r 18 วันที่ผ่านมา +5

    Benale Benale Benale jubaland guul ❤❤🎉

  • @djmame
    @djmame 18 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤

  • @frederic172000
    @frederic172000 18 วันที่ผ่านมา +1

    Aan ku yara saxo Wariye. Waxa looga hadal hayaa arintan 3 da magaalo ee Isaaqu dago oo qudha. Dhulbahante, Gadaboursi, Iyo Warsangeli dhulkooda waxa la taageerayaa cidaanka dawlad deegaanka Somalia

  • @MohamedOmer-v1k
    @MohamedOmer-v1k 18 วันที่ผ่านมา +2

    Asc fadlan ha imaqashiin maraykan iyo awlaadiisa naca waxay hayaan baan jirin soomaaliyaay toos allaan idinku dhaarshee illaahoow madax xaqa Somali ukeen

  • @MrGalayr
    @MrGalayr 18 วันที่ผ่านมา +4

    Asc dhamaantiin Soomaaliyey meelkasta oo aad Joogtaanba, Salaan kadib, Dowlada Mareykanka waxay ugu Codeyn weysay oo ay uga aamustay macnaheedu waa in Caruurteeda ay ugu ilaalsato Ciidamada Ethiopia, Mareykanka iyo Faransiiska AFRICA waa laga Nacay waayoo waxay ku joogaan Masheuuca Argagixiso , oo ay iyagu ay Ummadaha ku argagixiyaan si ay Qayraadka u boobaan Balse Adduunka oo dhan waa laga Nacay, Siiba AFRICA, ileen China 🇨🇳 iyo Russia 🇷🇺 labaduba waa win win ama Guuleyso ana aan Guuleysto, oo ay Mashaariic badan oo kaabaha dhaqaalaha ah ay ka Fuliyaan, Wabilaahi Towfiikh.

    • @zaniabdi9557
      @zaniabdi9557 18 วันที่ผ่านมา

      WCS Walaale Wax Badan Baad Ogtahey Aan Uduceyno umadeena Somaliyeed In Nabed Rabi Dhexdhigo . Somalia waa loo tashadey Amaraadka iyo Ethiopia oo Gaalo wadato baan ka tagi weyney . Guuuuul Somalia oo dhan

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 18 วันที่ผ่านมา +1

    WAXAAN AAD U NECBAHAY 1 DENI 1 XASAN SHEEKH AXMAD MADOOBE DAWLADI KAMA JIRTO SOOMAALIYA😢😢😊

  • @FaridaaHuseen
    @FaridaaHuseen 18 วันที่ผ่านมา +1

    War ogaden wadankaa ka Qabtaa
    Somali mahamdey
    Mar Afar Mar oromo Mar Somalilan😢
    Mar jarsoo Naga Qabtaa

  • @Suheila22
    @Suheila22 18 วันที่ผ่านมา

    Dowlada hadii aaney aaney ku socon balan qaadkii aad somalida u sheegteen oo ahaa in ethopia ka noqon qeyb ciidanka.

  • @JamiilaNuur-k4z
    @JamiilaNuur-k4z 17 วันที่ผ่านมา

    Ilaaaaaahoooooow nabdeeeeey dadkeyga iyo dalkeyga iyo midan ooolaga gar dardaran yahaaay

  • @Isroayuub.143Isroayuub.14
    @Isroayuub.143Isroayuub.14 18 วันที่ผ่านมา

    Itoobiya dooni mayno in ay ka mid ahaadaan howl-galka cusub ee baritole ka dhiman 31dec24

  • @ExcitedCamera-xi2mn
    @ExcitedCamera-xi2mn 18 วันที่ผ่านมา

    guul..guuul...guul